Q 2aad Dooddii 2001 Mas Alada (ILAHAY CARSHIGUU KASARAMARAY)

  Рет қаралды 29,633

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 65
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 күн бұрын
العلامة الشيخ محمد عبده أمل حفظه الله ورعاه ❤❤❤❤❤❤
@Abdikarim3277
@Abdikarim3277 3 жыл бұрын
Sh umal & culimada la socota wey dhisan yihiin xaga cilmiga msha allah
@XamseDeeq-nm9gl
@XamseDeeq-nm9gl Жыл бұрын
اللهم اجعلنا من أهل العلم و الإسلام
@cabdixakiimnuur2949
@cabdixakiimnuur2949 4 жыл бұрын
Sheikh Mohammed abdi Umal iyo sheikh xasaan Baan ka garanayaa culimada Ahlu sunaha. اللهم اهدنا واهدهم إلى صراط مستقيم.
@IxsaanSiyaad
@IxsaanSiyaad 8 ай бұрын
Wallee iyo wallee sh saalax ciduu doonaba ha noqdee in uu nin Rajul ah yahay ilaahay hacaafiyo❤❤❤❤❤❤
@IxsaanSiyaad
@IxsaanSiyaad 8 ай бұрын
Dhagax buu dhexdhigay salafiyiintii sh saalax
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 4 жыл бұрын
*Sheekh Umal si cajiib ah buu uga hadlayaa, ilaahay haka abaalmariyo siduu diintiisa u difaacay.*
@DaahirAadan-u6s
@DaahirAadan-u6s Ай бұрын
Sh salax miyu ubabac dhigikara waxba qabil hakutagerin
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa Ай бұрын
@@DaahirAadan-u6s maannagaaba isku qabiil ba ah. Umal waa Daarood.
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Жыл бұрын
Shiikh umal iyo kooxdiisa ayaa saxsan
@professorgoogle9900
@professorgoogle9900 4 жыл бұрын
Sh xasaan wllhi xujadiisu daliilo badan u keenay Sh xasaan xusien aadam Ilaahay haku sharfo
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 4 жыл бұрын
Sheekh xassaan waa ehlul karam.
@abdallaabdikariimyusuf9901
@abdallaabdikariimyusuf9901 2 жыл бұрын
Sheekh maxamed Cabdi Umal Allow ku xifdi wuu dagaalamay diintan runti
@DaahirAadan-u6s
@DaahirAadan-u6s Ай бұрын
Hort madhabķe hesatan iigajawab
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Жыл бұрын
Shiikh umal iyo shiikh xasaan aftahan iyo xujo
@cm4221
@cm4221 4 жыл бұрын
.....اللّهمّ اهدنى لمااختُلف فيه من الحقّ بإذنك إنّك تهدى من تشاء إلى صراط مستقيم Walaalayaal waxaan nafdayda iyo idinkaba kuleeyahay shariicada islaamka aan sifiican ubarano una fahanno idii ay ugahmeen salafu saalix (nabi muxamed salla allaahu calayhi wasallam iyo asxaabtiisii aanu raacno dariiqoodii waanu liibaanaynaaye) waxaan kaloo leeyahay wahho raac yay naan noqon , waayo hawadoo laraaco iyo diinta islaamko lagu dhaqmo is keeni mayso. Wasalla allaahu wasallama calaa nabiyyinaa muxammadin
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 күн бұрын
Sheikh maxamad cabdi umal Allah haku xafido runti waxa thy caalim diinta uso dagalamay haday dadku wax kaa qaadan dhamant3n waa libani lahayn mida kale suufiyo oo dhan ayan cilmi iyo aqoon kugu gaaarayn
@الحمدالله-د5ص6م
@الحمدالله-د5ص6م 4 ай бұрын
Dhamaantoot sh saalax ayaa ka cilmi badan AR wahaabiyaa
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
Bro salaf media inteen kaheli karaa qeybta mowliidka
@hodanfarah9403
@hodanfarah9403 4 жыл бұрын
..قل جاءالحق ومايبدئ وما يعيد..
@hodanfarah9403
@hodanfarah9403 4 жыл бұрын
الباطل
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
ومايبدئ الباطل ومايعيد
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 жыл бұрын
YAA RABI ISFAHANSII CULIMADEENA ! MALAKALA MAARMO
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 күн бұрын
Maya saa ha oran Mar walba cidii xaujada keenta ee waxeeda caddaysa ayaa zaxan marka suufiyo iyo salafiyinta xataa tawxiidki ayan Kukala tagnay marka ma waxaan raacnaa jidka mushrikiinta
@nasserelmi2858
@nasserelmi2858 3 жыл бұрын
Subxanalah fahanka la qalocday o way lumeen lumid cad ee Allaha so hadeyo nimanka sufiyada.
@khaliddaahir2781
@khaliddaahir2781 Жыл бұрын
Wllhi been baad sheegtay adinkaa been isku kulansaday
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Sheekh xasaan ilaahay ha barakeeyo diin iyo hadal yaqaani buu ilaahay isugu daray
@saleemaanmuslim4503
@saleemaanmuslim4503 4 жыл бұрын
suufiyad lotaaghelimaayo ilaahow diintaada dahansii
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 2 жыл бұрын
Wallee Ashaaciro Ayaan Ahlu Sunno ahayn. Ahlul bidaca waa Kuwa ugu xun, Ahlu Bidaca kale ma qarsadaan waxay aaminsan yihiin, Laakiin Ashaacirada waxyaabo waxaa jira aysan oggolayn oo caqiidadooda ka mid ah in caamada loo sheego.
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 жыл бұрын
Cajiib In Shaa Allah waxa ino balan inaynu barano diinta xaqiiqda... Waxaan xasuustay Sh. Ibrahim Kenya. What is a promise? Markii u isku dayaayey inu wax fahsiinyo... Allow xaqa nawaafiji.
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Suufiiyo meesha waxb kum hayanee alllah so hanuniiy wadad lunsan
@abdiabdullaahi7347
@abdiabdullaahi7347 4 жыл бұрын
Suufiyo wllhi xaqiiqada maheysaan ee tub illallaah baaan idin leeyahay ?
@geediyare1123
@geediyare1123 4 жыл бұрын
Ahlu bidco towbad keena adinku
@WacaalProduction
@WacaalProduction 4 жыл бұрын
dood adag
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 жыл бұрын
Suufiyada allow soo hadee Way lunsanyihiine
@c.raxmancali6250
@c.raxmancali6250 4 жыл бұрын
Suufiyada si fiican ayaa looga padayey markaaaan
@aliyareh1244
@aliyareh1244 Жыл бұрын
Ilaahy baniaadamka uma eka iyo aayadaha daahirkooda lagu fasirayaa isqabadsiiya culumo?
@xuseenxasan3426
@xuseenxasan3426 Жыл бұрын
Fiiri xayaawanada gacan ee leeyihiin amagana gacanaaa leenahay waxaa wadaagnaaa magaca gacan ma isku eknahay sheek
@xuseenxasan3426
@xuseenxasan3426 Жыл бұрын
Magaca bes aa wadaagnaaa lkn teeena camal ma ahan mid asi u qalanta u cu nanta
@khaliddaahir2781
@khaliddaahir2781 Жыл бұрын
Waxa wahaabiyo shiikh ahaan uheesato hadaad is aruursataan ma gaaree daan sh.saalax mcln ilaaheey havarakeeye beenaalayaal ayaa tihiin
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Nin suufiya hadu wahaabi hor istaagu ahlu sunnah ayuu ku dhuunta😂ma hor istaagi karaan nin wahaabiya
@mohazat5009
@mohazat5009 Жыл бұрын
Sufiyahow qaburaha ku dul warega afkaaga hayso
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
Subxanallah saalax kulahaa aayadaha wey iskahor imaanaayaan war wuxu jaahilnimadiisa umajeedaan miyaa kuwa raacay
@ahmedhass4627
@ahmedhass4627 3 жыл бұрын
Allaha cafiyo hada
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
@@ahmedhass4627 muhiimadu waa Alle inuu soohanuuniyo adiga meel wasaq ah hadaad kujirto ood dhahdo inaan isdaahiriyo ayn rabaa maisdaahirin kartaa ilaa aad meesha wasaqda ah kasoobaxdo mooyee? Waa maya. Sidaas cml qofka dambi asagoo kujiro Allow iidhaaf hadana uu iskasiiwado waxbo umakordhineyso
@ahmedhass4627
@ahmedhass4627 3 жыл бұрын
@@samirzain7212 hada wuxanuunsanyahay Ayan iri ani
@samirzain7212
@samirzain7212 3 жыл бұрын
@@ahmedhass4627 haaa Amin
@duulqarneeyn1855
@duulqarneeyn1855 2 жыл бұрын
Waaryaadha cawaan kow illaahay carshigiisu ka sara maray
@abdulahilaameer2193
@abdulahilaameer2193 2 жыл бұрын
Mujassimada ama mushabihada meesha waxba kama hayaan
@ahmeddiif-qn6xy
@ahmeddiif-qn6xy Жыл бұрын
Wahabiyo wa mujasimo wa mushabiho
@thehitter1619
@thehitter1619 2 жыл бұрын
Faarax macalin miya ninka dhex dhexaadinaya
@noorkhalil1306
@noorkhalil1306 11 ай бұрын
Haa farax waye
@ahmeddiif-qn6xy
@ahmeddiif-qn6xy Жыл бұрын
Ahlu naarin umada jahawareriyen weye wahabiyo
@samadorco1925
@samadorco1925 2 жыл бұрын
Nahaabiyo waa jaahiliin Ahlu naar ah
@CabdulahiXariir
@CabdulahiXariir 3 күн бұрын
Iska amus Allah ayaa xaqiii kaa Indha tiray mida kale naarta. Allah ayaa haya
@hashimosmaanabikar8778
@hashimosmaanabikar8778 6 ай бұрын
Maxaad uugu masaxaysaa salafiyada magaca uu asaga labaxay maad uugu yeertid ictisaam maad tiraahdid umal ayaa salafi yaad u sheegaysaan oo idnka caqli gaaban
@mahiigaanchannel9367
@mahiigaanchannel9367 4 жыл бұрын
Aarkuwaan waa shiico maxalagala dodayaaaa
@yahyeabdi9311
@yahyeabdi9311 3 жыл бұрын
chat.whatsapp.com/LqYVXwL0lx9D1CXQw4kRHp Ku soo dhawaada
@khalud1272
@khalud1272 3 жыл бұрын
Mujasimada caqli bartiis kuma jiro, waa gorof
@mohamedabdirahman4349
@mohamedabdirahman4349 2 жыл бұрын
ان الصوفية كفار
@aliyareh1244
@aliyareh1244 Жыл бұрын
Waadba gaalaysiidaye kaalay naqarxi oo nadil waa sidaa marka laguu aqriyo kitubka wax lagu takfiiriyo ee ina cabdiwahaab
@saleemaanmuslim4503
@saleemaanmuslim4503 4 жыл бұрын
suufiyad lotaaghelimaayo ilaahow diintaada dahansii
@WacaalProduction
@WacaalProduction 4 жыл бұрын
dood adag
7 ARIN OO AAN DIINTA UGU BAAHAN NAHAY | SH ABDIRAHMAN BASHIR
36:39
Q 4aad Dooddii 2001 (USALLII MALAGU XIRAN KARAA SALAADDA )
1:24:04
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 582 М.
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
Q 1aad 2001 Mas alada ( Towxiidka)
2:32:54
Salafmedia
Рет қаралды 111 М.
خطبة الجمعة (عامٌ على الطوفان) الشيخ د. عصام البشير 2024/10/4
29:11
مسجد بارك مافيرا 3 PARK MAVERA-3 MESCID
Рет қаралды 23 М.
DOODII 2001 QAYBTII 4AAD الإستغاثة
1:55:14
Minbarka
Рет қаралды 149 М.
Mashaakilka haysta Dhainta iyo Xalkooda || Sh Maxamed Rashaad
1:46:28
Doodi Sufiyada Iyo Salafiyinta Qaybta Munaaqibta Party 1
56:35
Abubakar Sidiiq by Sheikh Saalax
1:13:15
Qiyamaha
Рет қаралды 186 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47