Masha aallah tabarakulm sheiikh caliman sheikh islaam mohamed umal allah noo kaa xiifadyoo ciimar dheer iyo camal suuban cadwgagan Allah kaa xiijabo allah dardeea ayan ku jecelhyii
@abdisalamgolden-boy34854 жыл бұрын
Masha AllaH Sh maxamed Cabdi umal❤❤❤Caalim Caalim Caalim Caalim Caalim Caalimka Ummadda Somaliyed
@abshirabdullahi4572 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto intii dhimatay, Kuwa noolna cimriga Alle ha ubarakeeyo 2023
@nuradinjy978811 ай бұрын
Ameen kulli kuwa dhinteen
@sadamcali37183 жыл бұрын
Qofka diiddan qeybinta towxiidka hddii afsomali lugu sheego ma diidi karo 1- rubuubiyah; alle aya kaligiis umadax bannaan af caashiisa 2- asma wa sifat alle wxa uu leeyahay magacyo iyo astaamo uga duwan yhy dhammaan maqluuqisa 3- uluuhiyah; alle ayaa mudan dhammaan cibaadada xaqqa ah.
😍😘😗😚😙😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷. SHEEKH UMAL IYO SAAXIIBADIISA ALLAHA IDIN XIFDIYO العلماء ورثة الأنبياء. العلماء ماورثو البدع انما ورثو العلم،والحق . اللهم ثبتنا بالقول الثابت في الحياه الدنيا وفي الآخرة امين
@cabdifataxcumar Жыл бұрын
Culimadeena suufiyada Masha allah
@cabdifataxcumar Жыл бұрын
Sh saalax mashaa allah
@somalicomments84305 жыл бұрын
Shiiq Umal Caadi ma aha masha allah lkn alwalaa walbaraa
@الحمدللهعلىنعمةالاسلاموالعقل6 жыл бұрын
sheikh umal iyo culumada kale alle ha xafido😍😍😍😍 guuleysta waligiin
Liibaax yada sh. Umal sh. Xasaan sh.maxamed osmaan Allah xifdiya
@deeqamaxamed15226 жыл бұрын
ma ahanwaxfiican
@الشيخعبدالسلامالبانيالسلفيالشا6 жыл бұрын
Sh umal caalim
@sacdiyosiman22886 жыл бұрын
نحن مع اهل الحديث ولسنا مع الجهمية
@adamahmed6606 жыл бұрын
Sacdiaمن هم أهل الحديث
@jamhadabshir64306 жыл бұрын
Jasaaka Allah walasheeda qaliga ah
@الشيخعبدالسلامعثمانالالباني5 жыл бұрын
نعم ونحن معك يا اختنا المباركة
@Cabaas60044 жыл бұрын
من هم أهل الحديث
@إمامأهلالسنةأحمدبنحنبل3 жыл бұрын
@@Cabaas6004 - و أهل الحديث أعلم الناس بالحديث فـ "من المعلوم أن كل من كان بكلام المتبوع وأحواله وبواطن أموره وظواهرها أعلم وهو بذلك أقوم كان أحق بالاختصاص به، ولا ريب أن أهل الحديث أعلم الأمة وأخصها بعلم الرسول وعلم خاصته مثل الخلفاء الراشدين وسائر العشرة" (مجموع الفتاوى4/91).
@ahmedsadiiq29176 жыл бұрын
Mhadsanid sh cabdirashiid ahmed soo sare salafmedia
@@nurdinaxmed4790 haa 2006 bu dhintey Allah haunaxaristo
@jamhadabshir64306 жыл бұрын
الله اكبر guuleysta cululumeena sh umal iyo asxaabtiisa
@maryanhassan30426 жыл бұрын
ilaahayow na sii towxiid barax tiran shirgina naga badbaadi
@ifrahdalmah81676 жыл бұрын
Aamiin
@AliHassan-nw3hx6 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@drayoupabdalla27366 жыл бұрын
Amin
@maramaraa86116 жыл бұрын
Al wahaabiyo waa ururkikhawarijta
@abshirlaaly16785 жыл бұрын
Aamiin
@isfahamkaumada96396 жыл бұрын
Ilaah culumada ha noo xifdiyo uu sheekh umal u horeeyo
@ismahanbiintufarah20675 жыл бұрын
Amiin amiin
@MohamedIshakOsman3 ай бұрын
Aamiin Dhamaantood
@feysalmadoobe79056 жыл бұрын
Alaah iyo rasuulkiisa Muhammad cid aan ahayn laguma darikaro sheekh iyo owliyo towxiiidka ale laguma digrikaro
@umalkhayrmuusedaahir35916 жыл бұрын
Maaasha Allaah sh umul Alle ha ku xiftiyo cilbigad baeatay Alle ha kugu Anfaco
@qarandoonmedia8296 жыл бұрын
baalaha laga rife walaala ashaaciro
@axmedsaxane73405 жыл бұрын
دجال
@Xareeed2 ай бұрын
Alx, waxaa mahadi u sugnaatay Allihii i waafajiyey inaan iskaga tago firqadaydii hore ee Suufiya ka dib markii ay ii caddaatay inay baadi ku sugan tahay. (Dooddan ayaa sabab u ahayd inaan Suufiyo iskaga baxo).
@nasiib-sq1hkАй бұрын
Nio aniga hada ayaan baaris badan baa wadaa si toos ah nimankA ugama mid ahi ijazane kama qaadan waa ka warwaeegsadaa ijaasadooda waxa ay wadaan ayaa ii dhadhami waayay markan kitabka iyo Sunanda uban dhigay
@OsmaanAbdi-b1y18 күн бұрын
Anigaa kamid ahan jirey waxa li dhihi jirey sh umal ha dhegeysan waa beenale kadib marka barey sh umal oo ogadey xaqiqdi iyo woxo yhy ayan ka baxey suufiyo hada manta sh umal la iga maso mari karo 😢
@Xareeed18 күн бұрын
@@nasiib-sq1hk Walaalkayoow waxaan kuugu naseexaynayaa inaad nimankaas diintaada kala baxsatid inta ay goori goor tahay, wallaahi baan ku dhaartaye baadi cad ayey ku sugan yihiin. Waxaa si fiican u fahmi kara qof ka soo mid noqday oo lafahooda iyo dhuuxooda yaqaan.
Warniyahow Reer Daarul xadiith Waqti dheer beey la doodaayeen Walina isma badalin
@hozniomar34086 жыл бұрын
Masha allah Alla Yacizak
@abramjeylani24626 жыл бұрын
Umal 🤨❤️❤️💪🏿
@danitaangelia50175 жыл бұрын
Xaqiiq dad kaan shiikh hebel ku haayo horta wey qal dan yihiin maxaaa yeelay lagama yaabo inuu qiyaamaha kuu shafeeca qaado ee diinta hala barto sxbayaal waxaaan ciyaar banooni maahan cilmi waa yee hana ku dan baabin ilaahey kheer ha ku sii yeee
@abdallamahrez38335 жыл бұрын
Waa walaaleheen oo baadiyoo bay marja wax ha loo sheego suufiyah
Shiikh hebal iyo qof jaclaysi ama shiikhaan raacay aakhiro Ku badbaadimaysid ee qofka muslimka ah si aanu dembi ugu dhicin waxa wacan inuu diintiisa barto maantana bidcooyin badan iyo firqooyin diinta ka fog baa dadka bilaa cilmigaa wax u laqima sababtoo ah somalidu cilmiga diinigaa ma barato maanta ee farhugiga iyo wixii aduunka ay masaariif Ku helayaan bay bartaan qoladan ahlu sunada sheeganaysaana way lunsanyiin diintuna magac lala baxo maaha ee waa Ku dhaqan iyo toosnaan wa billaahi towfiiq
@mahamedm5186 жыл бұрын
😘😚😗😍 sh umal
@اتقىاللهحيثماكنتالحمدللهعلىنعم6 жыл бұрын
*Muhiimada Waa caddaynta Xaqqa Maaha In cid la ceebeeyo Cidna Yaan la Af lagaadayn oo la caayin wllayaal*
@qisasmedia326 жыл бұрын
Wahaabiyo Allaha soo hanuuniyo Wey baadiyoowen
@barkhadalimire55 жыл бұрын
o maxay ku badiyobeen jaahilow .??? illeyn haddaysan (mxay) jiri jiri lahayn dameerku faqiih buu ahaan lahaaye
Waa page hal dhinac kaliya ay comments qoraayaan, war dadkaan waa dad diinta bartaye adinkana barta. Sheekh hebel waa bidco, sheekh hebel waa caalim waxba kuu soo kordhin maysee adiguba diinta baro. TALO WALAALNIMO.
Ahlu xadiith wa kuwa aan laheen nisba iyo astaan ka duwan tii salafunaa saalix Balse suufiya ama ashaacira waxa unisba iyo astaan u ah raacida hawadooda iyo nin jecleesi
@risktaker91195 жыл бұрын
Waxee dhaheen markii hore, ma ahan in laga tago mas’ alo ayadoo lagu wada qancin labada dhan, oo waxee is lahaayeen, Salafiyiinta wax ma isku haayan lkn markii Sheekh umal u lafaha u laabay waxaa ka yeeray aan maqlay, mas’ alada ku xigta. M Waxee ka daba dhaheen ninkii qeybinaaye dooda hhhhh hhhh
Waaba necbahay umal sow maahan ninkii aflagaadeeyay nabiga
@barkhadalimire55 жыл бұрын
jahli baa ku saameeyay
@kepahazard75875 жыл бұрын
sheikha Nabiga musan caynin wuna kajababay arintas ee qadka ka radso
@qeysarsenal27016 жыл бұрын
Sh umal waxaa ka jawabtaa rabi iyo ilaah meshey ku kala baxaan misana iskugu imadaan
@barkhadalimire55 жыл бұрын
arsenal adigu ashacirada awalba ayago ceebaysna bad si fadexayn mxa yelay adigo kale Sharaf darrad tahay maadaama anan garanayn waxad galada ku jeclatay o magacagi ugu tiirisay. marka mar damme yanan melahan o kale lagugu arkin
@zaaanc70085 жыл бұрын
waxba kama jawabi karo waxuu meesha ku hayaa muran 3 towxiid oo nabiga scw ka sugnaan
@hyassin42765 жыл бұрын
subxanallah Allah yahdiika ( Allah wa Rabi Caza wajala )
@abshirlaaly16785 жыл бұрын
Ilaahow diinta nafahamsii Dad baa diinta waxay uqabaan in fikirlagu biirin karo sida aqoonta maadiga ah
@fadhiyamohamedheebaan54815 жыл бұрын
AyAZ
@kaltunsheikhali82186 жыл бұрын
War nin yahow wadadka sh.c/lahi layirahdo ee sufiyada dhinacoda kaso jedo muran badanaa xataa asxabtisa waa la murmaa muranbaa laga soo daayay
@cabdikarim79825 жыл бұрын
Suufiyadu waa dad xun oo diinta burnurisey sidaa darteed ka digtoonaada anuuu waan garanayaa oo ashcari ayaan ahaan jirey الحمد لله الذي أنجاني من هذه فتنة
@geediyare11235 жыл бұрын
Adaa fisna ah bidco yahow bidciga ah oo aan diinta aqoon marka allah kusooohanuuniyo
@xamsexamse19215 жыл бұрын
Geedi Soomane wll diintu waa kitaabka alle iyo axaadiista rasuulka csw wixii intaa dheer waa baadil ee kafogaw skeekha aad taageerayso iyo culumada aad taageerayso iska hubi waxaad kutaageerayso in ay diin tahay iyo inkale ha noqonin dameeri dhaan raacday sxb diintaada baro hadii kale kuwa khasaaray ayaad kamid noqon haysaa
@xamsexamse19215 жыл бұрын
Cabdi Karim sxb aniguba barigii aan yaraa waxaan taageersanaa nimankaa culumada ah ee suufiyada laakiin muran badan iyo shirki aad difaacdo waxaan diin ahayn ood kuxiiqdo kabacdi waxaan bilaabay in aan dhagaysto tafsiirka qur aanka iyo barashada axaadiista rasuulka csw waxaa ii cadaatay in aan lunsanaa oo wixii aan kudhax jirayba uu ahaa baadil waxaa diin ahayna aan diin moodaayay alle ha soo hadeeyo kuwa sideenii ookale ah wali
@alleqabe10455 жыл бұрын
Suufiya allaw so hanuuni
@beautifulvoicemashallahmoh79486 жыл бұрын
Culimadena sharafta leh ilahay janadi hskukulmiyo kuwa dhunsana alaha hanuuniyo
@barkhadalimire55 жыл бұрын
aamiin ashacirada dhunsan allah.ha hanuuniyo
@calijunior96296 жыл бұрын
Mashallaha sheekh slax iyo al ashaacira guul waad kabaxsateen
@barkhadalimire55 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh runti naftodi bay la baxsadeen illayn cilmi mesha kuma hayaane
@inaclaahi35264 жыл бұрын
@@barkhadalimire5 Adigu xaqa dayday. Dheel dheelkana iskadaa. Wadaadadan midna qabriga kula gali maayo. Adiga oo aan cidna wax ka sheegayn waxaad xaq u aragto raac
@ubaxcabduqaadir61615 жыл бұрын
Wax mahafmaan miyaaa ma cilmibaa sheegashadu oo caqiido xumaaa"
Waxaa xaqiiq ah WAHAABIYADA INAY yihiin khawaarij wareersan aan cilmiga hubsan dadkana. Hawada kala hadla wixii ayaga Dan UGA jirin dadka ka reeba taqsiimka iyo tasliiska Uma kala baxsan run AHAANTII WAXAY sheegayaan aab isku dheh daadsan
@barkhadalimire55 жыл бұрын
اللهم ارحم هذه المسكينة فإنها لا تعلم كثيرا لكنها متحمسة اللهم اغفر لها
Tuugnimaduna waa barasho, khawaarijtan towxiidka kala qaybisay mesha cilmi kuma hayaan ee jaamacada muranka ayay ka qalin jabiyeen. Kuwani waa kuwii Cali binu abi daalib laayey. Sidaso kale ayay ku fcnyihiin. Af kamuslim weeyi, uur ka daalin ah.
@mahad48666 жыл бұрын
Indhaha ha is tirin. Haqa mesha ku maqasho ka qaado.
@barkhadalimire55 жыл бұрын
Ahmed yasin allah u noqo haddi ad cilmi lahan lahayd sas madan oran lahayn lkn.............
@husseinhajiyabarow31345 жыл бұрын
Ahmed yasin علي رصي الله عنه كان من احد الصحابه وهو من اجلهم احب علي . Ma khawaarij ayaan ahay
@mohamudkahin94565 жыл бұрын
Wahaabiya umal iyo kooxdiisa diinta Allaha kaqabto khawaarijta
ummul waa ninhada kahor dintaislamka kuxadgudbay sida awaded ma orankarno wa shq cilmiga waxkayaqa
@cabdulahicabdikarim80106 жыл бұрын
Rasuulkaa sheegay inaan dood lagu gaarin imaankooduna xalquunka uusan dhaafsanayn
@barkhadalimire55 жыл бұрын
الحمد لله الذي قال.(يثبت.الله الذين ءامنوا بالقول الثابت.في الحيوة الدنيا.وفي الآخرة ) .wlle allaha xaqqa ha ku fahansiiyo side u sooraybaysa in.dad xaq wata.malin.walba madaxa laga garaco. wll diinta islamka baro cidnana ha taqliidin
@xassanbashir90035 жыл бұрын
Maaanshaaaaaa allaaaaah umal iyo waalaaalihiii
@abshirlaaly16785 жыл бұрын
Suaal حكم البدعة -واجب -سنة -مباح لأنها بدعة حسنة -👈حرام
@nimcoali94365 жыл бұрын
الحرام فقظ
@aadamtanbiih4 жыл бұрын
لا يوجد في دين الله بدعة حسنة نقول كما قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : كل بدعة ضلالة، وكل ضلالة في النار
@aadanali42226 жыл бұрын
Wahaabiyada waa fidmo umada islamka lagu soo tuuray
@barkhadalimire55 жыл бұрын
side ku yihiin allah ha ku dambi dhafee allah ka cabso wllo o sunnada nabiga baro
@xamsexamse19215 жыл бұрын
Wll diintaada baro hadiikale kuwa halaagsama ayaad kamid noqon haysaa
@maryan1hassan9195 жыл бұрын
D wezö
@sadiyasadiyo7865 жыл бұрын
Dodan gorma laqabtay sanadkey ahed bal ishega walalyal
@faysalajuu2345 жыл бұрын
2001
@mohamudkahin94565 жыл бұрын
Ahluna wal jamaaca wahaabiyadaan naxwaha kasaxa
@ahmedhass46273 жыл бұрын
Carabiga halaga saxo suufida
@deeqamaxamed15226 жыл бұрын
qawarijinta wa aftahano
@barkhadalimire55 жыл бұрын
mayee wll ashaciradan wx xaq ah mesha ku hayn sababtoo ah xaqqu maqarsoomo meshana xoog ma ollin lkn wa laga guulaystay mxad kalod rabtaan wallalayal .ashaacirada xaqqa ha unoqdaan
@zaaanc70085 жыл бұрын
sheeydaan camal waaye wahaabiyo lol
@husseinhajiyabarow31345 жыл бұрын
@@zaaanc7008 Keen firqo la dhaho wahaabiyo oo iyaga sheegta Sideedaba xaqa waa shey aan ubaahneen caqli iyo fakir hal adilo ayaa ku filan
@zaaanc70085 жыл бұрын
@@husseinhajiyabarow3134 Umal oo ku faani Naxnu wahaabiya arag google ku qor xasaan oo dhahayo wahaabiyo ilaa ina abdi wahaab ayaa laga soo gaaray dad gaaleysiin ta arag darsiga youtube ku jira . suleyman abdi wahaab kitabku qoray firri oo ku oran ina maxamed abdi wahaab arkaan islaamka waa khamsa lima jacal tahay sita why 6 uga dhigtay walaal somali indho xiran oo waxna aqrin waxna qorin kama warqabaan wahaabiyo . sacuudigii keenay oo jasiiratul carab ku aas aaasay ayaa hada la dagaalayo
@husseinhajiyabarow31345 жыл бұрын
@@zaaanc7008 Ogow wahaabi magacaas waxaa keenay suufida kuwooda qubuuriyiinta oo dacaayad ka dhigeen Ogow aniga wahaabi ma ahi lkn ogow waxaan ogohay الله ليس كمثله شيء وهو السميع اثبات صفات الله
@@husseinhajiyabarow3134 Towxiid ma qeybin ashaaciro ina alaaha waaxidun fii daatihi wa fii sifaatihi wafii afcaalihi ayeey dhehen laakin ma oran towxiid weeye 3 waa sifo waa ayada oo lagu yiri Husseiin caatadiisa iyo cadaantiisa iyo dhererkiisa xuseen ayuu ku yahay adigi ayaa sido laga bixiyay maha wax aqsaam lo qeybin ilaahna kali ayuu ku yahay daatadisa iyo sifaadkiisa iyo afcaashi ayeey dhehen laakin sida wahaabiyo ma oran towxidka 3 u qeybsama uluhiya oo ilaah ka wadaan rubuubiya oo rabi ka wadaan asma wasimaad . waxaas waa fikir ki nasaaro ciise iyo maryaba iyoiyo cuseyr thaalithu thalatah kuwi yiri camal waaye fikirka wahaabigaa
@husseinhajiyabarow31345 жыл бұрын
@zahw abya Intee lagugu yiri ilaah iyo rabi ayaaa laba towxiid ah ilaah iyo rabi waa laba wey kulmaan weyna kalataGaan Mida kale جوهرة التوحيد Soo ma dhihin البيجوني و التوحيد الشرعي الفن ...... وقد انقسم هذ الفن الى ثلاثه Mise waad isdiidsiineysaa Ama kutubka ayaadan aqoon ulaheen
@zaaanc70085 жыл бұрын
@@husseinhajiyabarow3134 wax kala tago maleh yaa jaahil walaahu rabukum waa one meaning maxaa 99 ki magac ee ilaahey 3 uga doorateen oo only 3 uga dhigteen towxiid allow hana waalin dumar ka camada wax beena u sheega
@husseinhajiyabarow31345 жыл бұрын
الاستقراء دليل على تقسيم التوحيد فاعلم ان التوحيد الثلاثه قد تكلم الله عز وجل في القرءان الكريم Adiga oo aanan aflagaado la imaan waxi xujo aaheyso si tartiib aakala dhageysano
@eye2eyeerigavo7776 жыл бұрын
They damn! stuck and confused with Arabic language instead of understanding slamic faith well... Get civilised with normal life and try to learn beauty of slam but traditional readers can even read read and read in great detail but their understanding is so weak.. Why? Just look and observe questions they raising here!! That only tells me how empty they are at first place... Arabic language is not their language nor they developed well their own language and therefore stuck in limbo... folks need Get schooled first before reading QURAN and then beauty of slam makes sense...
@mohamudkahin94565 жыл бұрын
Shek salax sharifka Allow idin barakee bidcada nagaqabta, this evil wahabi group who are exchanging the religion for salary
@cabdiosman2985 жыл бұрын
الله يحفظهم علماءنا
@AliHassan-bo6jy6 жыл бұрын
Mansha Allah ehelu suna
@cabdikarimcabdalla11316 жыл бұрын
14 kaas culimo labada darafba , tolow cid dhimatay ma jiraan , yaa war u hayaa cid maanta dhimatay
@sayidhassan30096 жыл бұрын
Sheekh mucaawiye Allah haunaxaristo 2006 ayu dintee.