Thank you Hereri for producing this wonderful story. We are the children who's parents used to worship Sheekh Madar, Sheekh Sayidka, Sheekh Bucur Bacayr ... etc. We now know better and are followers of the Sunnah ... Alxamdulillaaah!
@mohamedhusein89852 жыл бұрын
Then you are wahaabi. Our parent did not worship any sheekh. Mohomed Hanif was self made king from Hebrews, and sheekh yusuf was from wallo region.
@ryfarrah12 жыл бұрын
@@mohamedhusein8985 If Mohammed Hanif was Jewish as you suggested, then the right mind should ask why the does name Mohammed sound like Muslim name? As far back in history until recently, visitors to Aw Barkhadle village (Sh Yusuf grave) used to paint their foreheads with the cross (Christian †) sign. This is historical fact, and no one can deny it. When people are cawaan (ignorant), don't expect anything great from them, but the sad thing is that this happened recently(1990's). By the way if you believe Somalis are Muslims, you are lost and in denial. Muslim people don't kill each other for stupid reasons, and certainly they don't discriminate against other Muslims.
@maxameddaabadsomalilanderd36402 жыл бұрын
Waar kani ma yibir baa sheekh yuusuf kowneyn waakii somalida diinta baray
@caweyskadalmar2 жыл бұрын
Markaan yaraa 8-13 jir baan tagi jirnay Aw Barkhadkeh. waxan hada ka yaaba arrinta markaa la shiida Sheekha lo odhan jiray bucur bacyr, sababta nuurada ama dhagax jilicsan ma xasuusta magaciise isku talaabta ama Christian cross fooda lagu xariiqi jirey. Waxaan ka hadlayaa Waa 1967-1973. Run ahaantii wakhtigaas diintu daacif bay ahayd qolada xeertuna iyaga ayaa laga danbeyn jirey ilaa dhamaadkii 1970s at salafiyadu xoog ku yeelatay wadanka. Labada nin, waxaan awalba ka shakisnaa bay cadeyen oo ah buurta lagu fadhiisayey sheekhooda. Waxayna wakhtigaas sheegi jiriin inuu ahaa bucur bacyr nin yuhuudi ah.
@SomaliAgriculture2 жыл бұрын
Waryaa qoraalka somaliga maxaa kaaga dhacay
@caweyskadalmar2 жыл бұрын
@@SomaliAgriculture adeer waa auto correct waxaan isticmaalayey mobile phone ama iPhone, waxayna ahayd wakhtiga aan sii seexanayey, waxaan umalayn inay xooga af Soomaligeenu kala duwan yahay, waxaan ahay oon nasiib u yeeshay fasaladii 2-8 af Soomali nalagu dhigay markii la qoray Af Soomaliga. hadaan edit ku sameeyey,
@ryfarrah12 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Haddii uu Bucur Bacary Yahuudi ahaa, muxuu magaciisa dhabta ahi u ahaa sh. Maxamed Bin Hanifa. Akhriso buugaagta Af ingiriisiga ee uu I.M lewis qoray 1950'dii iyo waxii ka dambeeyey. Marna ma isticmaaleyn Bucur Bacayr, waxuu had iyo jeer ku qori jirey buugaagtisa (Maxamed Bin Hanifa), magacaasn ma aha magac ay yuhuuddu la baxaan. Caqligaaga si fiican u fur, oo sheekooyin odayaal Jaahil ahaa oo aan waxna qori jirin sheekadooda meeshan ha keenin.
@mahadfarah9031 Жыл бұрын
Christian cross iyo yahuud maxa isku keenly?
@abdillahiisse2 жыл бұрын
Cabdisalan Hereri waad ku mahadsantahay. Labadan nin ee akhyasrta ah dood-dooda aad ayaan uga helay, waxayna ku dhisantahay garaadka fiyow iyo diinta Islamka.
@farxaanfuaad40552 жыл бұрын
Somalida Ayan Layaaba Hubasimo Halaba Lasiisata Saxan ay udodayaan Wamaxay Wa nin yuhuudiya Oo losodiray inu dhaqankz Kaxumeeyo Umadihii aanay Diintu Sogadhin Ninka waxa la odhan jiray Buluu bilayer Zma buckram bacir Iyagoo yuhuudu Kadulayan Si day Didn't isalamaku Xaware ugusocoto Shekh yuusuf Al akawaani Ama shekh yusuf Kawanayan Hijarada oo 200 boqola Ayuu afarika Yimid Kinabalka Quranku Siday Wuxu uyimid Yuhuudigano Umada maqaluubaka Urogay Wanu Lahadalay Dhawar Goor Ila isaga ayuu ushegay Inuu Dinta Isalamka Qaato Wanu diidzy Wanu kahoryimid Kadib shekha Aya katakhalusay Sidaasu Diintii umada kubarau Hadaba labadan Dameer ee oyaya Waxay udodayan Ninkii xuma ee bucur bacayr Oo qabiil ahan ugu doddayan Oo ay kutilmamayan Inu bucur bacar aha Sheekh Yuhuuuudi Wa yuhuudi Marka.waxa iska hubasada
@idirisalba44322 жыл бұрын
Adoonka marku Illaaahay raali ka noqdo wax iyo allaaale u doonaba Illaaahay wuuu siiinayaa,sheekh yuusuf kowneyn raxima Alllaahu aamiin 2daaa nin waa camaaalaq sheekha iyo bucul bacayr kala saara ku dheh
Ilahay subxaana watacalaa isagaa karaamada bixiyi haduuku siiyana buur bad ku dhaqaajinkartaa
@amiin42992 жыл бұрын
Hereri wuu mahadsan yahay. Diintii waan baranay, khuraafaadkiina way dabar go’een. Tooba yaa Rabi maxay reer sheekhisaxaaq siyaaro dhigeen.
@saidojama11702 жыл бұрын
Kkkkkkk
@cabdirahman36552 жыл бұрын
Dunni aakhir sammaan tanina miyey inoo danbeysay!!ma maantay yibrihii ku dhiiradeen iney bucur baceyr weli ka dhigaan,sheekh yuusuf kowneyna masiixi ka dhigaan,yuhuudyahay shaqaa la idinka qaban
@maxdar112 жыл бұрын
Dee sheeekhu lama jarine ilaahaybaa la jaray sheekhuna wuu habaaray maxay ahaayeen kawan qabyaaladaysan 😅😅😅 ayeyday ayaa dhihi jirtay ilaahii bucur bacayr buuraha ku dumiyoow balaayada naga xijaab
@ryfarrah12 жыл бұрын
Weligaaba reer Jaahil baad ahayd, ee taariikhda si fiican u soo baro. Ayeydaa iyo dadkii ay isku da'da ahaayeen waxay ahaaeyyn jaahiliin aan waxba akhriyii jirin, waxna qori jirin oo wax walba iska rumeysan jiray. Toos nacas yahaow.
@mohamedhamudyasin14652 жыл бұрын
Masha.Allah Yibrihu wa Dad Sharaf leh.
@hawraarsame16032 жыл бұрын
Ummad Taariikh qoran leh baynu nahay illaaha Wayne ee weligii Jirraha ee Joogaha ah baan ku dhaartaye, Sheekadan bucur-bacayr iyo aw-barkhadle waa dad deegaan ku ahaa goobta se wax shisheeye ah may ahayn hubaal magaaladu se caasimadii aduunka ugu horaysay Nabi Nuux Cs dabadii ayey ahayd Taariikh qoran ayey leedahay Waxaan jirin jaahilbaa dad u sheegee!.
@خالدأحمد-ي6ع1د2 жыл бұрын
حفظكم الله ورعاكم يا أهل التوحيد
@zakariaabdiwalimohamed5325 Жыл бұрын
سلام سلام سلام سلام علي يوسف الكون البحر العطاء
@vanpersie50982 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم ( أَلَآ إِنَّ أَوْلِيَآءَ ٱللَّهِ لَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ ) بسم الله الرحمن الرحيم (مَنْ يَهْدِ اللَّهُ فَهُوَ الْمُهْتَدِ ۖ وَمَنْ يُضْلِلْ فَلَنْ تَجِدَ لَهُ وَلِيًّا مُرْشِدًا) عن أبي هريرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم - : إن الله قال ( من عادى لي وليا فقد آذنته بالحرب ، وما تقرب إلي عبدي بشيء أحب إلي مما افترضت عليه ، وما يزال عبدي يتقرب إلي بالنوافل حتى أحبه ، فإذا أحببته كنت سمعه الذي يسمع به ، وبصره الذي يبصر به ، ويده التي يبطش بها ، ورجله التي يمشي بها ، وإن سألني لأعطينه ، ولئن استعاذني لأعيذنه ) رواه البخاري . القطب الغوث السيد يوسف الكونين رضي الله عنه ولي من اولياء الله الصالحين و معروف عند القاصي و الداني و لا يعتقد من يذكره بسؤ انه سوف ينال منه بشئ على العكس فليأذنو بحرب من الله و الله قال من عادى لي وليا فقد آذنته بالحرب
@burcokibir8942 жыл бұрын
ما تقول الا حقا مغلفا بالباطل
@cumaryusufabdilahi70502 жыл бұрын
Taariikhda ansaarta qadiimiga halaga waraysto Dr sa.ada mire PhD bucur bacayr wey casrigareeyeen
@nabadoon33452 жыл бұрын
Waad salaaman tahay Herari, dood fiican oo loo baahnaa ayaad biloowday. Taariikh badan ayey sheegeen nimankaa odayaasha ahi...
@abdifataxabdi90862 жыл бұрын
Masha allah waa war lugu qanci karo qofkii wax fahmaayo garan karo.
@shaaydaanwase16952 жыл бұрын
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@mahadismail84772 жыл бұрын
Masha si fiican bay u waadixiyeen
@abunucaymz14382 жыл бұрын
Dad ahlu caqiida ah weeyi Ragan masha Allah
@azadlanguagesandresearchtr93302 жыл бұрын
Taariikdan haddii aad haysaan si aqooneed iyo cadaymo keena.
@khadarcadayse9492 жыл бұрын
Cabdisalaan hareeri warbaahintaada arimahan laysku qilaafsan yahay uma wanaagsana waa iga talo uun waana fikirkayga Cabdisalaan herariyaw,
@muawiyeawil84302 жыл бұрын
Tani maaha mid khilaaf ka taagan yahay waa arin caado oo ubaahan in malafyaadas lafuro.
@abdullahimohammedali9292 жыл бұрын
Greeck mytologi ayaan maqli jirey . Iigu dar somali mytologi
@Ahmad170562 жыл бұрын
Yabro waa yahuud
@Yonis52 жыл бұрын
Cabdisalaan Ibrahim Hereri guulayso
@quraanonlineschool62132 жыл бұрын
*WAA ADIGAA BAD GALEE KA DABAALO DEE CABDISALAANOOW, IMISAAN KULAHAA HAWLAHAN INAGADAA,*
@hiigsimedia18922 жыл бұрын
Akhyaar weeye ragani waa sidaa lkn doodan waad la raagteen
@abdirisakhusseingallaydh39652 жыл бұрын
Mahadsanid 💯
@zakariaabdiwalimohamed53252 жыл бұрын
ninkan taariikh badan buu khaldayaa Joseph Konen ayuu sheekha ku sheegay sheekh yuusuf tariikhdiisu way qoran dhigaalo badan oo ayna soomaaliba lahayn ayay lagaso aqriyi karaa xiligii u harar jogga sheekhu
@xaldoon12 жыл бұрын
Somali qabiilkeda way difaacdaa hadii lagu xadgudbo laakin wixii qadaf diimeed ahaa oo halkaa kamuuqday yaa kahadlaya.
Nacaltulaaa caleyk iyo waxa la inii takooray baad qabtaan YIBRO asalkiina raadsada somalida ka daaya fadeexada iyo shuyuukhdooda
@ryfarrah12 жыл бұрын
Waryaa Bucur Bacary baa ku dhalay ee xishood nacas yahow. Awowgaa Bucur Bacayr ka xishood.
@nimanduale38742 жыл бұрын
Banu Hanifa (Arabic: بنو حنيفة) is an ancient Arab tribe inhabiting the area of al-Yamama in the central region of modern-day Saudi Arabia. The tribe belongs to the great Rabi'ah branch of North Arabian tribes, which also included Abdul Qays, Taghlib, al-Nammir ibn Qasit, and Anazzah. Though counted by the classical Arab genealogists as a Christian branch of Bani Bakr, they led an independent existence prior to Islam.[1] The ruling House of Saud of Saudi Arabia belongs to it
@guryosamotv2 жыл бұрын
👍
@sakariaadan31762 жыл бұрын
Waa dood fiican lkn waxay kasii ficnaan lahyd adigoo labada dhinac ee doodu khusayso isa soo hor fadhiisiso si labadooda kooga run sheegaya bulshadu u ogaato.
@am.b56882 жыл бұрын
Maxaa laga doodayaa? Ma nin awooda Allah leh ayaa jira?
@FatimaAli-hc2zy2 жыл бұрын
Abdisalam Herei waad salamantahay
@yuusufaxmed79392 жыл бұрын
Gudoomiye cabdi yuusuf iyo cismaan xasan waxay noo sheegeen taariikhda saxa way mahad San yihiiin
@ahaiban12 жыл бұрын
Aw Barkhadle waa nin Ciidagale ah taariikhdiisana waxaa laga helayaa Abu Dabi UAE. Maktabada Al Hsni ee uu leeyahay Sheekh Zayid Binu Nahyaan شيخ زايد بن النهيان
@africaismyhome7232 жыл бұрын
Dood sax ah weeyan
@Shin-wu4mi2 жыл бұрын
Subxaanallaah allow wixii xaqa adaa og ❓ subxaanallaah ❓
@ismailmohamoud57642 жыл бұрын
marka hore waan kusalaamay cabdisalanoow waxaan rabaa inaankuweydiiyo sheekh yusuf alkownayn ma somaali buu ahaa mise carab
@abdiazizibrahim94022 жыл бұрын
Wll waa somali
@ryfarrah12 жыл бұрын
@@abdiazizibrahim9402 Warya beenta jooji, sh. Yuusuf Al kaynuunn ma ahayn Soomali ee waxuu ahaa nin carab ah. Taariikhda soo baro jaahil yahow.
@ryfarrah12 жыл бұрын
@@abdiazizibrahim9402 Sh Yuusuf Soomali ma hayn, ee waxuu carab . Soo baro taariikhda jaahil yahow.
@roses11382 жыл бұрын
زيارة القبور والتبرك فيها والطواف عليها وذبح الأضاحي من اجلها كله شرك بالله وأعوذ بالله من الشرك
@sacaadaawcali88452 жыл бұрын
Nabiga waala dheelmiyay, caqliga ma galayso, macquul maaha, laakiin waan aaminsanahay in uu degay because of aayaatka quraanka ah.
@omhajar692 жыл бұрын
"in uu degay" mafahmin waxaad kawado laakiin qofkii aaminay in Nabiga xag Alle looga waxyooday wax diidaya malahan inuu rumeysto dheelmintiisa
Asc barnamijka waan lawada socday dhamaan c salan Markaa waxaa iga soo baxay in qoladan danbe saxda udhawyihiin
@dalmarabdi8772 жыл бұрын
sowkun isku marqaat fureen ay leeyihii 7 cisho wuu haysan jiray marka xayd leedahay ayuu dadka ja ilaali jiray
@Aw88-c1r2 жыл бұрын
@@dalmarabdi877 KKKKK sheekadiiba intaasay ku kharibeen! Ma sheekh caalima ayaa dumarka ku dul wareegi oo waydiin: Naa tumaa caade leh? Soo bax aan ku soo caado saaree!
@araabimedia422 жыл бұрын
C/salaan Hereri aday kuu fiican tahay inaad FAHAMSAN TAHAY markaad qabriga dul jopgtey inaad fahmaysay waxa ninkaasi akhrinaayay oo aan filayo in isaga laftiisu garanayn waxa macnaheedu yahay. Ma nala wadaagi kartaa macnaha erayada ninkaasi akhrinaayay ee adna kadaba lahayd.
@omarabukarmursal83902 жыл бұрын
Soomalida waa dad war badan oo khuraafaad ka jecel ninkaan hadlaya warkiisa waa run lkn waxa suufiyada sheegayaan waa khuraafaat waa sidii shantii culimo ee qoomkii nabi nuux ka haray qarniyo ka dibna la caabuday
@jabrilmalow6002 жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@mahamedabdisalan62382 жыл бұрын
Bucur bacayr dadkan dhan waa ogyihiiin waxa aha sh yusuf alkawneeen wala ogyahay
@cawilxuseen19122 жыл бұрын
Taariikhdani waa inay cadaato teeda kale Waxay ilatahay maaha iyo mala awaal aan jirin waa document cad umadda hor keenaan umadda
@abdi71002 жыл бұрын
Su’aal: haduu bucur bacayr caruusadaha reer awbarkhadle la seexanjirey soo macnaheedu maaha inay caruurtiisii yihiin 🤣🤣 Bucur bacayr yibir buu ahaa markii dhulku la go,ay waa meeshii magtiisa ay wiilkii dhashaba wax ka qaadanjireen sabaanyo hadaan wiilka dhasha yibirku sabaanyo ka qaadan waata layidhaahdo yibir baa qaatay waa sheeko dheer
@abwanmahiigan76662 жыл бұрын
Ninkasi waxuu ahaa nin yuhuudi ah dhaqan xuma tawxiidna ciid mu bariin yaan laydiin layeen ee dhunta 800 sano ka hor waxii u samyey awoowga yaan lagu karbashiin
Hereri baa bad galay C/salaan waa iga talee dood balaadhan qaban qaabi dad aqoon leh na ii soo fadhiisi
@idirisalba44322 жыл бұрын
Waad salaaman thy hereri arinku sidaasi maaha ee waxaa weeyi karaamada awliyada ayey khilaafsan yihiin 2 nin
@garadmediaofficial9992 жыл бұрын
awliyadu halkay ku nooshahay mida kale dadka miya laga calaamadiyay awliyada mida kle karaamo noocee ah bay leedahay awliyadu yaan gaf iyo dambi lagu dhicin jaahilnimo awgeed
@ryfarrah12 жыл бұрын
Colonel Joseph ( Yusuf Al kawneen) saaxiib ma ahayn nin Muslim ah oo karaamaysan, ee orod oo is mari calaamadda christiaanka sidii hore ay reerahaagu u marsan jareen, oo ay caabudi jireen Colonel Joseph. Taariikhda soo baro jaahi yahaow.
@CHAMPION-0032 жыл бұрын
Beeshan waa qolama abdizalam hereri cammu
@ryfarrah12 жыл бұрын
waa reer Bucur Bacayr laakin magcooda dhabta ahi waa reer sh. Maxamed xanifa oo ay Soomaalidu u bixisay Yibraha.
@sahraaxmed56492 жыл бұрын
اتقي الله كل وليا صالحا.له معجزات.....شيخ إسحاق بن أحمد رضي الله عنه وال سيدنا محمد
@adamisxaaq51602 жыл бұрын
Shiico is qarineeso ayaa tihiin
@mowlidibrahim81832 жыл бұрын
Nimankaasi waxaa ay sheegayaan ayaa runta u dhaw
@محمدآمينبنإسماعيل2 жыл бұрын
Midba wa markii ha is eryato 😁😆
@sangemohammed20572 жыл бұрын
Wax badan bay nagu kordhiyeen nimankani
@alleyaqaanofficialchannel89832 жыл бұрын
Nimankaan taariikhdoodu mafadhido. 200 sano buu yiri. Sh yuusuf awbarkhadle. Aradadiisii waxaa ka mid ahaan. Makaahiil.iyo abayoonis. Awqudub .awloobogay. abaskuul. Ugu yaraan waxaa ka soo wareegtay 700sano. Ragaas waa qabiilo waawayn.
@raaggesurad33762 жыл бұрын
Marka la eego bidcada aw barkhadle ka dhici jirtay, nimankan ayaa run sheegaya.
@CarroEdeg2 жыл бұрын
SOO RAAC DEE , ILMA BUCUR BACAYR TAFIIRTII 7 HABEEN UU KUDHALAY WAAD U SANSAAN EEGTAY
waar talow labadan nin maxaa ka qaldan aniga oo reer hargeysa ah oo xaafadii laba nuux la odhanjiray degan imikana degan oo reerka nuux ismaaciil kasoo jeeda ayaa caruurnimadii garanaya in reerka yibraha layidhaa inankasto xaafada ku dhasha lacag kaqaadan jireen xaafadaha kale ee hargeysa war uma hayo ee marka magaalaanu ahayn cashuur bixinaya anagoo jid ilaa iid muslim ahaa, mise yibraha uunba muslim ah inta kale ee reer hargeysa waa gaalo ay lacag kaqaataan cashuur ah siday wax ujiraan ma iyagaa taariikh been abuura wata dadka ay ku barahabaabinayaan si runta loo qariyo marka bal suxufisare Hereriyow siday wax u jiraan barnaamijkan aad kadiyaarisay sheikh yusuf alkawnayn jahwareer ayuu nagu ridaye marka bal arimahan dad taariikhda awbarkhadle iyo bucurbacayl aqoon buuxda uleh bal wareysi aan dhinacna u xaglineyn raadi oo dhexdhexaad ah hadii ay suurtoobi kareyso insha Allah ilaahayna hakuu fududeeyo arinku masahlana runtii.
@ryfarrah12 жыл бұрын
Cunsuri kibray oo nolosha ka dhacay baad tahay jaahilyahow, ee iska aamus.
@mohamedindho12 жыл бұрын
Bucur bacayr taariikhdiisu wax la qarin karo maahan Yuhuudi buu ahaa waxaana caddayn kuugu filin in soomaalidu tolkii yasayso.
@abdirahmanabdikarin18732 жыл бұрын
Inay yuhuud asalkoodh kasoo jeedaan wa xaqiiq dna testigooda laga helay waxan ay ka sheekaynayaan been weeye gadhkiisan ka gartay inaanu khayr soo wadin.
@am.b56882 жыл бұрын
Ma gadhka Muslimiintu la baxday baad neceb tahay? Isaaqu si fudud bay diinta uga baxaan!
@@CarroEdeg Ma maqal in Nabigu Salalaahu calayhi wa salam yidhi, " Gadhka la baxa, Shaadhubahana jara oo khilaafa yuhuuda"
@saiddjamahassan36222 жыл бұрын
Waar waxani waa sub ee somaali maaha ..waxan u takoornay a waa dhaqan xunadooda ilaa abidna way ku xukuman yihiin inay saas ahaadaan
@ryfarrah12 жыл бұрын
Adigaa beenaale ah, ee DNA iska soo qaad, kolleyba Bucur Bacary baa awowgaa ahe.
@qaliilhaaji92622 жыл бұрын
Barnaamijka hore waan daabaday waxaan iiga muuqday waxyaaba badan oo qaladaad kujiray lkn waa nasiib daro in culimada joogta gayiga waqooyiga in ay arintaa umada ucadeyaan wixii qaldan iyo sida lagu saxi karo waxa meesha kajira oo diinta lidka Ku ah awod Allah leyahay in Bini aadam loo tiiriyo
@odayjama18292 жыл бұрын
Cabdisalaan hereri waa ninwayn oyaqaab marka wax qaldamaan sida loo saxoh
@sayidmaxamedcsbdilaahi1242 жыл бұрын
انا لله وانا اليه راجعون War been badanaa kuni oo jaahilsanaa
@ryfarrah12 жыл бұрын
Inaad adigu jaahil tahay, sidaas wax u qoreyso ayaa laga garaynayaa jaahil yahow .
@CarroEdeg2 жыл бұрын
AAAAL OO NIYOW KAA GADHKA WAYNI MA YIBIR BUU AHAA? WAA WAXAANU U AFGARAN WAYNAY, NIN WALOWBA ALLAHAA SUG, MAANTAABAY BUCURBACAYR SHEIKH KU SHEEGEEN
@moderninformation79312 жыл бұрын
Isku nebi aadam baa kasoo jeedaan ee maxaad dheer tahay
@CarroEdeg2 жыл бұрын
@@moderninformation7931 Yaa u diiday aadame inuu yahay, BUCURBACAYR baan ku nacay
@moderninformation79312 жыл бұрын
@@CarroEdeg sxb bucur bacayr cadayn looma hayo waa uun sheeko la inooga sheekeeyay waliba waxa ka sheekeeyay dad beenta ku caan baxay oo ah quraafaad layaal awliyo waxay ku sheegeen oo been ah dadka ku akhriya. Bal kuwa maanta nool waxa sheegan daawo midbrain wuxu yidhi sheekh hebelbaa maluku mawd nafo uu salad ku sitay ka xoogay. Mid kale ayaa wuxuu yidhi nin madax laga jaray ayuu sheekhu dib ugu rakibay madixii. Ta kale waad yastay ninka waxaad tidhi waxaanu u fagran waynay ileen waa yibir
@abwanmahiigan76662 жыл бұрын
Xayd ayuu ka ilaalinya kulaha waar yaan laydiin layn ee xishooda ninkasi mujriim ayuu aha
@CHAMPION-0032 жыл бұрын
Beeshan waa qolama abdizalam hereri
@shucaybali31782 жыл бұрын
C/ salanw maxa ku qaaty miyy ku duufsaden kuwani waa Alqaacide
@abdifatah83922 жыл бұрын
Waqti dheer bay idinku qaadan in aad soomaali ka dhaadhicisaan in: sheekh Yusuf al kownayn uu ahaa baadari, bucur bacayrna ahaa sheekh diinta faafiya
@ubaxiidalkeygow23812 жыл бұрын
Taraariikh dheer baa la tagi jirey ee kolkii la shiidaayey miyeyna nooleyn dadkani?? Odayadan wey iska sheekaynayaan ileyn dad yaryar mahaa tariikhdaan maqley iyo sheekadoodu waa arin kale. Tariikhda ninba nin buu u soo dhiibaayey
@saybeeriyaboorama3902 жыл бұрын
Ninkii hore ayaa xaqiiqda sheegay, Nimankani been ayay lasoo shirtageen wax cad oo xaqiiqa ah noomay sheegin.
@hoosinmedia6712 жыл бұрын
Cabdisalaan hereri, taariikhadaan waxa ay cilmi baaris cadaali ah, waayo buugta taariikhda qaar waxa ay weriyaan in islamka ka hor ay geeska africa ay ka jireen diima kala duwan, sida cimraaniga iyo masiixiga. Sida raadad laga helay tusaale xidigta daa'uud ee calanka Israel 🇮🇱 in laga helay geesxawaaladeedka laga taago xabaalaha. Yibir waxa uu ka yimi Hebrew # Hereri media
@araabimedia422 жыл бұрын
Inay bugtahay sheekadaa ninkaa hore ee aad waraysatay oo runtii u muuqday nin aan aqoon lahayn sida ragani u fasireen. Waxa warkooda xaqiijinaya gaalkii ictiraaf beenta ee William Gavinson ee halkan booqday. Maxaa gaalkaas baray goobtan haddayna wax ka jirin.
@abuhanaan90092 жыл бұрын
Somalidu taariikh malaha waxoodu Waa ku tidhi kuteen dadkan la haybsoocayana waxaa laga sheegayo sax maaha sooyaalkii somalidaa lagu qarinayaa
@abdurahmanyusuf77042 жыл бұрын
Nin qabri dulfadhiya oo leh sidii kacbada 7 jeer kusoo wareega oo soo siyaarta waa nin bidco u bareeray ee umada ilaahood hawsoo noqdaan
@aadancambe70792 жыл бұрын
Arintani waa arin diineed markaa yaan lagu degdegin dadka aqoonta u leh halaga la hadlo oo hala waydiiyo
@hodancawke39862 жыл бұрын
dadka waxesa fahan sanen awoda ilahey ine wax walba ku dhicikaran qof bini adam aah anh wax awod guniye uleyahay malahan balseh qofka ilahey aktisa wax wen uyaalan waxu ilahey uu kabaryo wuu helaya oo afkesa ka sow baxo oo xaq aah aan wax xun ahen taas wye karamada laku shekayo wax walba waa ilahey awodisa asaka nh sinayo cidii donow ii iska dhafa shiiq dhintey falaqen tisa daad ilahey karameye oo ilahey jeclade side dad cadiya kuku noqo nayan marku ilahey ku jeclado sow maa ogid ina wax danbi aad lahen ilahey jacelkisa nah waa man sil lagaro wax fudud nah ma ahan
Waxaan somali maaha ee waa midge ama yibro ama sab
@bihiahmed21042 жыл бұрын
@@saiddjamahassan3622 As walaalnimo hal talo iga qaadan qofna hayb haku caayin cuz uma haysid one prove aad ugu diidayso somali inay yihiin 👍
@saiddjamahassan36222 жыл бұрын
Way dhaqan xun yihiin anigu walahi waxan ka mid ahaadadka yidhah inaan la takoorin waadad muslimiina lakin wax badan baan ogaaday wlahi dad maaha somalina maaha doondoon Taariikhdooda ..waa dad noogu yimid geeska Africa oo dhaqan xun xambaarsanaa saasaa loo takooray khalaas