Kiiskan wan kuwareersanaa ilaa Part 2aad aan dawanayey😁lakin xooga hada wan soo fahmey Sheekada Thank you Cod dahabey Ruweydo❤️
@mascuudali2785 Жыл бұрын
War anaa Kula mid ah Nio Meeshee u socoto la yaabay wlhi Sheekada 🤷🏻♂️😄
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
@@mascuudali2785 kkkkk haa 10 Qof iyo kabadan ayaa sheekada lagu xusay oo midba midkale Xiriir kala dhaxeeyo kkkk kolay hada waxan sugaynaa Cida fuaad dishey inan aragno😊
@mascuudali2785 Жыл бұрын
@@dr-abdala8041 OH 😲😲😲😱
@macaneyali9868 Жыл бұрын
@@dr-abdala8041 ani ila hda wn fahmi la.ahay ani 😂😂😭
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
@@macaneyali9868 kkkkk dadka tirada badan miyad ku wareertay note kuqoro magacyadoda kkkk wad la keenin marka danbe wan ogahay Kiiskan waa wareer😂😂
@abdiwelibadane3404 Жыл бұрын
Anigo islahaa Mustaqbalka Dembi bare balaayo ah ayaad noqoneysa hadane dilaga waanso sari wayay 😅😅😅
@xaawocabduqadir9054 Жыл бұрын
😂😂
@Miimi20504 ай бұрын
Kula mid baaN ahy lkn wan noqonayna niyada khyr usheg😢😂
@bileahmedmohamed7805 Жыл бұрын
waa sheeko cajib ah inkastoo ay igu daba gadontay oo an is lahaa xaskiisa ayaa ka danbaysa dilka hadan uma qadan yarkaan uu cawin jiray lkn qiyanay saw dib ka sheegya in uu dilkiisa ka danbeeyo yeelkeede sheekadan waa la dhacay waxaana iiga kordhay hab bariseed kala duwan ee dadka lugu fahi karo kii dan bilaa thanks mss Cod dahab Ruweyda style
@najuumcabdifaarax988 Жыл бұрын
Mahadsanid ruweyda waqtiga quruxda badan eed ku bixisay si aad noogu soo gudbiso sheeko qurxan oo na qancisa , dhabtiina aad baan uga riyaaqay . Lkn marnaba kama shakin ninka aadam ah 😮
@saleebaanahmed3795 Жыл бұрын
Masha Allah, inan caqli badan oo dadaalaysa, habluhu waa in ay ku daydaan, alle hakuu siyaadiyo caqliga iyo cafimaadka ba ❤
@maryanfarxaan8517 Жыл бұрын
Keep going xppti coming soon 100k 🥰🥰🥰
@bukhariiid2639 Жыл бұрын
Sheekadaan waan ku wareeeay dadka aad magacoeday waa badadnyihiin midliiba 5 ayaa ka sii danba6sa keep going xbbi ❤❤❤❤
@elminasibb Жыл бұрын
Waa sheeko yaab leh oo aan la qiyaasan kareynin Mahadsanid walaal Ruweyda
@elakorfali5102 Жыл бұрын
Keep going hppti adigu taadi waad ka soobaxda waa tookadeeni 🎉❤❤mss Golden voice ❤
@ahmedadam2803 Жыл бұрын
Tacab badan baad galisaye khayr alle ha ku siiyo, sheekada jilayaashaa ku badan oo waa lagu wareerayaa magacyada oo qudha iyo magac kasta doorkiisa inaad isku aadiso ayaaba adag , udu dambayn waa la gaadhay guntii kiiska , aad baan u xiiseeyaa qoraalada iyo aflaamka baadhista ah , mahadsanid dahabeey ❤
@asmaaabdirahman3051 Жыл бұрын
Soo dhacyey codkii dahbka iyo videogii quruxda bdnaa Waxii diley ba iyagee u taal e ruweydaay aduuun baan kaa sugi waayo sheekada wey dheer tahay weyna dad bdn thy Anigu waxaan jeclhy sheekooyinka cabsida iyo jinka ee inoogu xiji qalbi ❤❤🎉🎉
@Umu.naziim Жыл бұрын
Saa Chanel kaaga usoo fiirinayy wa daaly ruweydaay😢❤
@Maryansoodaani Жыл бұрын
Sheekada muuqalka ka muuqda waa magaaalda bosaaaso hello team bsso❤❤❤❤❤
Ayy manta Ana first thanks xbbti ruweyda saa u sugayy wanagala so ragty lkin waka heynaa
@boqortooyadashacraawi5528 Жыл бұрын
Waan dhamaystay sheekada. Bilawgii koowaad sida uu Aadam wax u faahfaahiyay waan yara dhaaday, se fikraddaydii waxaa leexiyay shaki aan ka qaaday marwadiisa iyo taliyan jeclaaday ee Maxamuud habrawadaagii. Labadaas anigoo u tuhunsan bay hal mar sheekadu Aadan isugu biyo shubatay. Amakaag. Boqortooyo
@mohmedabdi2650 Жыл бұрын
I love How Aaad usoo gudbisay sheekada Thanks Hore usoco Sis
@aminohasssan3244 Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo Lkn sheekada waalagu wareeray magacyada dadka oo fara batay iyo sheekada oo goos goos ah hadana so kala daahday sheekada wexe xanaasad leedahay marke isku dhadhawdahay ee hada kadib iska maqnaw hada rabti oo inte doonto hakuugu qaadatee marka dhameysid sheekada oo aad wada duubto noso fasax markas showr part ka dhig
@ItsSaadah Жыл бұрын
Mahdsanid ruwayda, runti sheeko waqti badan aad galisay ayay ehed, anigo dhagaysanaya o kaliya ayay tarkiis ad ufara badan galiyey oo case adag ayu aha si fudud loma xalin karin mahdsanid xbbt❤
@KowsarHassan-kn9nm Жыл бұрын
Hubsiimo halbaa la siistaa oo hda ma Aadankii miskiinka ahaa ayaa dilay allow u naxariiso fu'ad
@mohamedsaidabdi1709 Жыл бұрын
Aad bad marka hore ugu mahadsantahay wakhtiga aad gelisay sheekadaan quruxda badan. Waxaan filanayey in danbi baarayaasha mid kamid ah uu yahay dilaaga. Shekooyinka noocan ah aad ban ugu helaa. Wax yar hadaan kugu darsado oo fikir ah magacyada madama ay farabadan yihiin xogaa sharaxaad yara kooban mid kasta in aad inaga siiso bey ahayd.
@hamdasalah9845 Жыл бұрын
100k keep going xptti 💓💓💓
@somtiktok4871 Жыл бұрын
Guys boqorada 100k aan gaarsiino plss wey u qalantaa iyo kabadan
@Qaaquu12 Жыл бұрын
Ani waxa Ka shakisnaa akmal iyo xaaska fuaad Lkn maskiinka aadam ba diley isma oran😊
Akmal ban modayey anu ruweyda wll alle haka abal mariyo wax yaro aftahand ah bad tahe❤
@abdullahiyare9714 Жыл бұрын
Thanks you ruweyda❤
@abdirizakabdullahi4247 Жыл бұрын
Mahadsanid ruweyda sheekoyinkan noo soo badi
@CaishaCuud-is8vz Жыл бұрын
Bsaso deeqa mgalldydii ruwayday mhdsnd bayo🥰
@amiiraqurux-c1m Жыл бұрын
Abayo mcnto wan jecehlhy muuqaldada ❤tnx
@InaMohammed Жыл бұрын
Sheekoyinka cabsida no sobadi ruweyda xppti❤
@kowsarcumar1763 Жыл бұрын
Cabsi aa😮😢😂
@sahy_aakhiro Жыл бұрын
Vd. Kaaga marka arky Saan ugu farxay alle. Ayaa og. , alle ha kaa farxiyo Waxan kaa soo salamaya dhulka uduga ❤😊
@xafsoxuseen4188 Жыл бұрын
Coming soon 100k queen 👸
@Khadro.baxsne Жыл бұрын
Waaa nala soo daahday xppti
@mumtaasmahamed2759 Жыл бұрын
Walaley Danbury badhe shakadisu wabay igu socota so badi🙏🌹
@marwokhalid1402 Жыл бұрын
Mashallah walashay barakallahu fik
@jokerjama8582 Жыл бұрын
GOLDEN VOICE Anu wanku warerry ila an part 1 iyo part 2 lama jeer ku ceshty kdibna aan kiiska uga shkyy MEY IYO AKMAL
@BEELDAAJISO Жыл бұрын
Gold voice wanso gary❤❤
@xamdamaxamed5968 Жыл бұрын
Haa walhi waan ka shakiyey ninka aadam la dhao sababtoo ah markuu maxamuud wareysanayey wuxuu siinayay warbix8n kasta oo fu,aad ku saabsan waa qof kaliyaata ee eeda ka dulqaaday ninka yacquub la dhaho oo ay indhuba hayeen sidoo kale waxaan ugu shakiyey markuu siinayey warbixinta ashraqad siblooga shakiyo ileen watii aaad u necbeyd marka horaba sidoo kale markii buuga iyo qiimahiisa uu ka hadlaayey waayo dhamaan dadkii la wreysanayey qofna ma eegin dhaqaalaha ka soo galaya buuga marka laga reebok aadam ninkaa waxyaabahan ugu shakiyey wey badnaayeen lkn intaasaan ku soo kobayaa
@Beyraad Жыл бұрын
Sheekadan wan ku wareeray😮 waxana sababy shaqsiyaadka badan e ku jira
@thelkbashir1977 Жыл бұрын
Ruweyda waa ku duceeya habayn ki ban shaqeya shekoyinkada Mid Mid inta uso bibalo ban dhagaysta inta shaqada kabaxayo aad u jeclahay shekoyin kada
@cumarcalisaleebaan5534 Жыл бұрын
Mahadsanid ruweyda
@Suhuur1 Жыл бұрын
Sheekadan boqol magac ayaa ku jiro waan ku wareeray😌😏
@khadiijomustaf11333 ай бұрын
Shekadan waa ban ku waashay oo intee magac baad sheegtay
Nagataa buugaara ee noosoobadi sheekooyika dhata ah🤥 pls ruwaydaay
@miskimom4073 Жыл бұрын
Waxan ka jecelahay mala han inaan xaliyo wax dambi biris khuseya lkn dad kan waan ku kala wereray maskax dii bashaqayn la abayo wan ku tagira love you 😍
@zarinaxly Жыл бұрын
Golden voice👌
@RowdoBadal Жыл бұрын
Walhi waan ka shegay omg war danbi baare iga dhegta hayada nesa ka shaqesa roweday wall sheka aa adi ka shekeneysid dherirkeda yaaba daremayo❤️👸💎
@mustafealanle8073 Жыл бұрын
Ruwaada ruwaaada soo badi sheekoyinka
@BisharoCabdi-fi8sc Жыл бұрын
Wanku xanaqsanahy lasoo dhaqso muqalada please
@habibalmacsuqi4618 Жыл бұрын
Inta aadan sheegin kahor ayaan ogaaday ninkaa inuu dilay balse Golden voice ruwayda in laga war sugo aad ay u wanaagsantahy 😁
@MariaKalgacal Жыл бұрын
Number one❤
@Beeloqueen Жыл бұрын
Ruweyda waxbadam video walagugu qabasaday lknse Hada maya❤😅
Waa sheekadii ugu horaysay een soo saari kari waayay dilaaga zaxda ah😂 any way keep going hppti dadalka aad noo wado waad ku mahdasanthy
@ugaaz_ahmed_john Жыл бұрын
Ruweyda steal hore u soco
@ikraammohamed3358 Жыл бұрын
Ruweydo anoo qaxootiyo ah xataa la,aantaa ma joogo ❤❤❤
@bilancali2011 Жыл бұрын
Waa shekadi kaliya an kaa fahmi wayy marki hore ba team cabsi cabsi ban ahaa kuwa noo so gali imika sister
@saraMohamed-so2kd Жыл бұрын
mahadsanid wllo ani marka hore Xaaskisa iyo askarika lkn gadaal yaab ila noqoty
@baashehasan5569 Жыл бұрын
Aad ayad u mahadsantay caawa ayan ah markii iigu horaysay ee aan ku dhagaysto.. naag cajiiba oo aftaham ah. Waxan dhagaystay marka hore falaqayntii hitlar aad kasoo gudbisay. Ka dibna labadan qaybood ayaan dhagaystay... Waxan rajaynayaa in chanel kaagan aan joogto u dhagaysto insha,allaah