No video

Qaabkii Loo Dilay Sheikh Boqolsoon Iyo Dabeecadihiisa Dr Sh.Yusuf Axmed Alloow Kuu Naxariiso

  Рет қаралды 41,265

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
• Waa Kuma Sh.Abdicasiis...
• Waxaan Ka Mid Noqday 1...
• Waxaan Ka Mid Noqday 1...

Пікірлер: 87
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Жыл бұрын
Allaah ha u naxriisto Sh.Maxamed Axmed Rooble ( Sh.Boqolsoon ).Wuxuu ahaa Sheekha nin geesi ah oo la ganbanin xaqa siduu yahay u sheega,wuxuu ahaa nin toos u abaara madaxda diin naceebkooda una sheega xaqa siduu yahay.Masoo koobi karee sifaalihiisa wanaagsan ee sidiisa oo kale Soomaaliya masoo marin inta aan ogahay,Allaah waxaan inoogu baryayaa inuu inoo soo bixiyo Sheekh sidiisa oo kale ah ama kasii daran,Allaah waxaan ugu baryayaa mashaa'ikhdeena kuwa hada nool iyo kuwii dhintey inuu u naxriisto iyo inaga iyo labadeena waalid.Allaah ha inaga qabto asxaabul bidci iyo kuwa diinlaawayaasha ah.
@ashanur7166
@ashanur7166 Жыл бұрын
Allaaaha unaxariisto sh boqolsoon iyo intii muslim ah udhimatay dhamaan
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Жыл бұрын
Alaha unaxariisto sheikh mahamed Ahmed Boqolsoon waan joogay duxadaradisii dardaaranka aheyd,runtii wuxuu ahaa sheikh kudayasha mudan.jannatul dirdosa Alaha kayeelo hoygiisa.
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын
Alahu akbar walahi wa wareysi cajib ah Masha Allah waxan cudsanaya muxadaroyinkisa iney nalo so sidayoo
@MohamudAbdilahi
@MohamudAbdilahi Ай бұрын
Sheekh boqol soon ilaahay janadiisa haku casumo aamiin
@Aawq692
@Aawq692 Жыл бұрын
Asalamucaleykum walalkas alaha unaxaristo wuxuna dhashay 1960 wuxuna dhintay 1992
@abubokor0628
@abubokor0628 Жыл бұрын
Walal aad iyo aad baad umahadsantahay da daa adnoosheegtay
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 Жыл бұрын
Oo wuuyaraar markuu dhimanayee 32 leejiryay
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 ай бұрын
Subxanallah dadka wanaagu waa uga daraa ilahay markuu dowlad wanagasan siiyey somalidii xiligaas noolayd iyo madaxdoodiiba wey kibreen ilahayna dhulka ayuu la simay Alxm anigu ayagoo dumarku xijaaban yihiin baan dhashay kuna caqlistey ilahay xijaabka nagama saaro waa aayad quran ah markan xiranahay inaan aayad quran ah aan huwanahay baa sharaf ii ah alxm🥰
@nacmohajji
@nacmohajji Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاكم الله خير الجزاء حفظكم الله ورعاكم جميعآ يارب اللهم ارحمه واغفر له شيخ أحمد محمد اللهم نور قبره روضة واجعله روضة من رياض الجنة
@user-ns4hz1lv2v
@user-ns4hz1lv2v 9 ай бұрын
😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 Жыл бұрын
Boqol soon ❤ allah u Naxariisto
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto oo Jannadii ugu Bishaareeyo Fardowsal Al Aclaa Marti la jecelyahay Allaha ka dhigo Sheikh Mohammed Ahmed Rooble Boqolsoon, Ilaahay ha nagu wada kulmiyo Jannadiisa.
@cumarcabdiadan3946
@cumarcabdiadan3946 Жыл бұрын
alle haa unaxariisto caalimkii somaliyeed ee sh boqol soon
@haania2495
@haania2495 Жыл бұрын
Allow ku naxariiso 🤲🤲🤲🤲 rabiyow meel fiican geeey
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto Janatul Firdowso Allaha ku irsaaqo Sheikh Maxamed Axmad Rooble
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Жыл бұрын
Mnsha allah sheekha alahau naxariisto, culumadana allah ha barakeeyo
@hassanabdihassanabdi393
@hassanabdihassanabdi393 Жыл бұрын
Allah haunaxaristo Sh Boqolsoon
@osmanmahamud2724
@osmanmahamud2724 Жыл бұрын
Shekh boqolson alaha unaxaristo.shekh geesi ah buu ahaa .nin lamidah lamahelayo.wuxu kadigayay maanta ayey calama islamiya by haysataa.
@farhioabdi4402
@farhioabdi4402 Жыл бұрын
Jasaakilaahu khyrn walaale alehanooxiftiyo.culamadeena ibtanool intadhimatayna haunaxaristo
@kafiyanursulayman1183
@kafiyanursulayman1183 Жыл бұрын
Alxm manta waka xijabka quwada yeshay wlh waqtigas ilahay ima so marin waqti waxan jognaa xijabka Ku faneyno arinta xijabka marku ka hadlaya wan qiroday 😪😪😪😪😪
@sheeqmursal8370
@sheeqmursal8370 Жыл бұрын
Safiirka akhiii intee lagahelaa kutubka uu qoray Dr adoo mahatsan
@safiirkaislaamka
@safiirkaislaamka Жыл бұрын
Waxaan ku Ogaa in aay yaalan Swedan In Uu Hadda Hayana ma Aqaano
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Meqo sano kaso waregatay sheha geridis rabi ha unaxaristo
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator Жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto Hana Geeyo janatul Firdowsa Aclaa
@abdisalaan6705
@abdisalaan6705 Жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Жыл бұрын
Boqolsoon Jannatul Fardowsa Ilaahay haka waraabiyo. Wadaad aad u qiima badan ayuu ahaa, xasuus aad u wayn ayuu nagu leeyahay. Waligay lama kulmin laakiin waxaan ka mid ahaa ardaydii cajaladaha ka dhagaysan jirtay. Walee dadka Islaam ayay sheeganayeen mana fahamsanayn.
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
Alhamdulillaah anaga waqti fiican ku soo aadnay hooyadeey abaheed wadaad oo ahaay waligeed ma qaadan dharka waqtigaas la xiran jiray mana loo ogoleen Quranka asaa baray, dowlada burburkeeda waxa laga faaidey in diinta sii faafto
@ajama4749
@ajama4749 Жыл бұрын
MashAllah wa waraysi fiican. Allaha u naxariisto Sheekha
@canabcalbash2263
@canabcalbash2263 Жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto shiikha muxaadarooyinkiisii baan rabnaa
@mohamudabdirahman622
@mohamudabdirahman622 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto sheekh boqolsoon culimadana allaha barakeeyo
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Жыл бұрын
Rabi ha unaxaristo
@abdirashidisaaq8925
@abdirashidisaaq8925 Жыл бұрын
Janatul Firdowsa EEBE haka waraabiyo, sheekh Boqol soon iyo dhamaan shiyuukhdii Islaamka.
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Жыл бұрын
Allah haunaxaristo ad baan ujeclaa walal kay boqol soon
@AmiinreerMagaal-k3v
@AmiinreerMagaal-k3v Ай бұрын
Allaha uu naxariisto
@anisaahmed4517
@anisaahmed4517 Жыл бұрын
Asc..mashalah..waan..soo..Garay. Sheekh..Boylston. Raximalahu
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto sheekh boqol soon
@user-pm9sc4ti7u
@user-pm9sc4ti7u Жыл бұрын
Alow janata firdowso ku abaalmari amiiin amiiin amiiin yaarabi
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c Ай бұрын
Raboyow kuu naxriso😭😭😭😭😭
@marwoali6189
@marwoali6189 Жыл бұрын
ALLAAH JANNADDA FARDOOWSA HA GEEYO SH.M.AHMED
@user-hf7tu9kz7r
@user-hf7tu9kz7r 2 ай бұрын
Amiin aamiin
@shaaficiabdicali
@shaaficiabdicali Жыл бұрын
Allow unaxariiso
@sahrajibril8081
@sahrajibril8081 Жыл бұрын
Masha allaah ilahay janada firdusa aclla hageyo shekh boqool soon iyo intill islam ee inga dhimatayba Amiin yaarabi 😭😭😭
@abuhamza4774
@abuhamza4774 Жыл бұрын
ilaahow kuu naxariiso sh boqolsoon
@CabdulahiMaxamad-e7h
@CabdulahiMaxamad-e7h 2 күн бұрын
Sheikh boqolson rabiyow kuu naxariiso
@calimaxamed2913
@calimaxamed2913 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@hassanhire5245
@hassanhire5245 Жыл бұрын
waa run ana mktabdisa galay owliyo illahay bu aha
@aliosman1919
@aliosman1919 5 ай бұрын
Sh Boqolsoon, allaha u naxariisto,dadaal badan ayuu u galay diinta, runtii waxay ahayd waqti ku haboon, waayo waxa jirtay xukuumad aamin sanayd Shuuciyad, umadda ay talada u haysayna muslimiin ah, sidaas daraadeed Shiikhu dadaal kiisu uu waxtar ugu lahaa dadkaas diintooda looga cayaari jiray, waana ilaahay mahadiis, dad badan oo u badnaa dhalinyaro rag iyo dumarba, iney fahmeen xaqqa.
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b Жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in laraadsho - hadduu noolyahay - darawalkii waday gaarigii lagu dilay sheikh muxamed axmed (boqol soon / abuu ramlah) . si looga waraysto qaabkii loodilay sheikha boqol soon , iyo dadkii lasocday .
@ramlodhalhow6088
@ramlodhalhow6088 Жыл бұрын
Jizakallaahu
@calimaxamed2913
@calimaxamed2913 10 ай бұрын
شيخنا الفاضل رحمه الله تعال
@abaadirmuxumad2458
@abaadirmuxumad2458 Жыл бұрын
JiZakalah。qeyr.waxan codsanlaha in.aad soo deysan muxadiroyinkii.kamid ah duulanka gaalada. goordanbe.ogandonta.somalda Galloway.iwm.oo.badan
@basiirjzndbd7245
@basiirjzndbd7245 5 ай бұрын
Mashalaha shekh
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 Жыл бұрын
Illahow u naxariiso
@abdulkadirsanka1447
@abdulkadirsanka1447 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@UstadOmar-rl3ze
@UstadOmar-rl3ze 8 ай бұрын
Mashaallah
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Жыл бұрын
الله يرحمه شيخ
@qandho
@qandho Жыл бұрын
Alla maxaa dintaan rag iyo dumarba uso rafaadeen anagana anagoo melkasta kutubtii kaheleenaan baran lanahay allow noogar gaar 🥺🤲
@najibabdi9676
@najibabdi9676 Жыл бұрын
Allahu Akbar ❤
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 5 күн бұрын
Asc dhamaan iisooduceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis
@fadumo321
@fadumo321 5 ай бұрын
😢😢😢
@haala552
@haala552 Жыл бұрын
Bisinka xijaabka laga jeexjeexa aaa dowlad gaalo cml waye waxaas cml alla nadhaafshay taas diin la aanta ah dalka burburay lkn diinta sidii hore dhaanto inkasto lagu dhaqmin lkn xor ayaa nahay waxa xiraneysid
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Dumar iskoolka dhigta looma ogoleyn iney tintooda daboolaan.
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺.. ASC. Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo ii igarab ah. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa ma haysan, balse qof walaal somali ah ayaa igu caawisay inaan helo, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo kale oo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Жыл бұрын
Subxanalaah ilaahay ayaa gacanwa wayn oon baryadisa lagu dhergaa
@WehliyeMaxamed-n4q
@WehliyeMaxamed-n4q 5 күн бұрын
Subac jalaad qabiis.iyo.arbac
@user-px2ur3gt3u
@user-px2ur3gt3u 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator Жыл бұрын
Asc Aniga waxan ka mid ahaa dadkii ama Gabdhihii ayagoo da’yar uu bẩray diinta . Kuna baray gurigii sa dhexdiisa waraa ul xijaab habeen looj ấy leedahay zaynab oo ku yaala islee oo uu Nagu bari jiray free yafsiieka ưu,aanka
@sayid6649
@sayid6649 6 ай бұрын
Asc wr wb wall
@cimraangarasow3434
@cimraangarasow3434 Жыл бұрын
Wuhaabi shartooda allah hanaga qabto wey sharbadanyihiin allamu najinaa min sharikum
@omarhusseinmoosa1404
@omarhusseinmoosa1404 8 ай бұрын
Boqol soon anigoo yar ayaa dhageysan jiray Nin aad loo jecelyahay ayuu ahaa qaasatan dhalinyarada
@basiirjzndbd7245
@basiirjzndbd7245 5 ай бұрын
Bsh
@caishawali8198
@caishawali8198 Жыл бұрын
Buugaa shiikha uu qoray meeshee laga heli karaa?
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash Жыл бұрын
Sheikh boqol soon miyaa la dilay aniga sheikhaas magaciisa ayaan maqlay maahanee ma aqaan
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 Жыл бұрын
Waxaan maqlay markii gabarta loomehriyay ayaa aabihiis kuyiri intaadan aroon galin ii imow iyo waayahay mana soonoqon waxaa kale oo jira in qoysas badan isku dayeen ineey uguuriyaan gabdhahooda Allese umaqorin
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Жыл бұрын
Runtii aad baan ujeclaa sheikha dhaxalkii uu inooga tagay in aan ladayicin ee meshii laga siiwado,ee fadlan cajaladihiisa hala soodayactiro.
@hassanhire5245
@hassanhire5245 Жыл бұрын
bqolson anga so garnay nin xlkisa illah ogyhy bu aha
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 Жыл бұрын
Bal wuxuu ku hadlayo fiiri Wahaabi caqli malaha haweynaado ama hayaraado Waa sheeko xariir oo kale
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Waxaan oo xayaysiin ah naga dhaafa
@abuumuxamad7924
@abuumuxamad7924 Жыл бұрын
Edab yeelo xishood la,aantaa kaa badataye
@sayid6649
@sayid6649 6 ай бұрын
Wanaaga sheekha laga sheegay miyaa ku dhibay. Subaxannalah Xasadka Alle hakaa caafiyo.
@hassanhire5245
@hassanhire5245 Жыл бұрын
hadu mqyad so galo xbd bur iyo kob bages ah ayu cabi jiri
@maxamuddahir6770
@maxamuddahir6770 Жыл бұрын
Sawtaad lahaydeen qaybka lama oogaan karo waxaad noo sheegaysaa geeridiisuu ogaa wuu dardaarmay
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 Жыл бұрын
Qofna geeridiisa ma oga! Waa khuraafaadka soomaalida! Ilaahow khaatumada noo hagaaji
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 28 күн бұрын
Sow ma ahayn ey carbeed
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 7 ай бұрын
Malaka moowd Wahaabiyada miyaa arka? Waa Maya, kan caloosha buuran waa kuwii Khawaarij ta ahaa oo la socon jiray dhiigya cab xasan daahir uweys waana Takfiir habaawsan war hooy Allaah usoo laabta oo imaada Toowxiidka hala idiin qabtee
DUULAANKA GAALADA SH. MAXAMED AXMED ROBLE BOQOLSOON
59:36
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 16 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 48 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Waa Kuma Sheikh Muxamed Idiris Waxaa Iigu Naxdin Badnaayd Markaan...
28:52
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 10aad
1:09:53
Sheikh Maxamed Cabdi Umal
Рет қаралды 35 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 193 М.
Boqolsoon Daakhuut 2
1:11:09
Future Way
Рет қаралды 39 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН