Kumuu Ahaa Sh.BoqolSoon Wuxuu Dadka Ugu Duwnaa Diinta Islaamka Wuxuu U Heystay Wax Uu Isagu Leeyahay

  Рет қаралды 34,958

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Пікірлер: 111
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 2 жыл бұрын
Maasha Allaah.Allaah ha u naxriisto Sheekh Maxamed Axmed Rooble ( Boqol soon ) Sh.Boqol soon waa Sheekh la jecel yahay ayuu ahaa, Sh.Boqolsoon intii Allaah uu ku siiyey dunidaan dadaalka uu ku bixiyey lama qiyaasi karo.Allaah haka waraabiyo janatul Firdowsa aclaa.
@safiyasheikhc_raxmaan8057
@safiyasheikhc_raxmaan8057 2 жыл бұрын
Aaamiin yaaa rabbi
@maryanyarow3327
@maryanyarow3327 2 жыл бұрын
Amiin yaa rabi Amiin
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@haniabdiqadir7061
@haniabdiqadir7061 2 жыл бұрын
Aaamin
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@marwobuni9872
@marwobuni9872 2 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto, Sheekheenii aanuu jeclayn, habeen anoo dhagaystay muxaadaradiisa anoo murugooday ayaan seexday, waxaan ku riyooday anoo booqasho ugu tagay qabrigiisa, waxaan arkay isagoo dhar cadcad xidhan oo darbi ku tiirsan daahyada iyo gogosha ku goglanaydna ilaa hada indhahayga kama go'in, qabrigiisii oo aad u waasac ah wada goglan, Su'aal ayaan waydiiyay isagoon ii jawaabin ayaan soo kacay, ya Rabbi ku irsaaq Janatul Farduusal Aclaa
@fatumaiftin6787
@fatumaiftin6787 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@AbdukadirMohamed-n5j
@AbdukadirMohamed-n5j 5 ай бұрын
aamiin
@anababdi6364
@anababdi6364 2 жыл бұрын
M Sheikh Boqoolsoon Sh. Aad u fican oo dinta siifican u bartay Ilaahey janada haka waraabiyo Aamin
@mahathashi6120
@mahathashi6120 2 жыл бұрын
My role model sheik boqolsoon. May Allah have mercy on him
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto oo Jannadii ugu Bishaareeyo Fardowsal Al Aclaa Marti la jecelyahay Allaha ka dhigo Sheikh Mohammed Ahmed Rooble ( Boqolsoon)
@maryanhassan3347
@maryanhassan3347 2 жыл бұрын
Ilaahayow boqol soon u naxariisto quluubteena ma hilmaami doonto ❤️❤️❤️
@sadiyoabdi1461
@sadiyoabdi1461 2 жыл бұрын
Allahu akbar ilaahey haw naxariisto anaganeh ha nooga daba naxariisto janada hanagu kulmiyo Aamiin Aamiin
@calimaxamed2913
@calimaxamed2913 Жыл бұрын
شيخنا الفاضل رحمه الله تعالى
@taxanetv4324
@taxanetv4324 Ай бұрын
Allaha u naxariisto sheekh boqol soon
@calimaxamed2913
@calimaxamed2913 Жыл бұрын
شيخ الإسلامي احمد بن محمد روبلي رحمة الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناتك و انزل السكينة والصبر
@naimam.9551
@naimam.9551 2 жыл бұрын
Waa run sheekh boqol soon waan arkey waxaana la kulmey maalin maalmaha ka mida school ka anigoo aadey xidhay goono baa keyga soo baaciyay soo xidho surwaal deetana waxaan ahaa 9th grade markaa gabadh school dhigin jirtey 12th graden baa igu tidhi muxaadaro jeedinaya ina keen aynu aadnee digsiga macalin xasan baan umaleynayaa in la dhaho bakaaraha agtiisa deeto waanu aadney dumar kaliya baa joogey waxuuna ka hadlaayay xijaabka markey muxaadaradii dhamaatey uu bixi rabo baa xagga danbe albaabka ka soo istaagey niman askara deetana wuu na soo shexmarey waxaan filayay odey buuran oo gadh cas sawirka ii muuqdey baa ahaa oo buuran muusan aheyn nin madow oo dhuuban cod weyn leh dadiisa hadaan hada qiyaaso 27 iyo ugu badnaan 30 deetana si dhuumasho ah buu uga baxay dhinicii dumarka ilahay how naxariisto jano fardawsana rabi haka waraabiyo
@libaxsoftware4807
@libaxsoftware4807 2 жыл бұрын
I love sh. Boqolshoon رحمةالله
@maryacadeiofficial.36218
@maryacadeiofficial.36218 2 жыл бұрын
Rabi naxaristi jana haugubishreyo sh.Boqolson Raximahullahu tacala.
@halimoiman4890
@halimoiman4890 2 жыл бұрын
Islaanimada dhabta ah Waa taas allah ha u naxriisto sheekh boqol soon
@ugaasmohamedisck8982
@ugaasmohamedisck8982 Жыл бұрын
رحمك لله يا حبيبنا يا شيخ الاسلام
@axmedmaxamedaadaan1198
@axmedmaxamedaadaan1198 2 жыл бұрын
Allah haa unaxariisto naxariis waasac aadban ujecelahay xaqa afka kalama cabsanahay ee xaqa ayuu runta ka sheegayay geesi
@khayreali7629
@khayreali7629 2 жыл бұрын
ILAAHAY WAXAAN UGA BARYAYAA IN UU JANO FARDAWSA KA WARAABIYO ISAGA IYO WAALIDKEENBA AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@aminomohamed3855
@aminomohamed3855 2 жыл бұрын
Mansha allaah ilahay ha u naxaristo qabriganah nah allaah hai nuuriyo
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 2 жыл бұрын
Allaah Barakeeyo Sheekha & Idinka oo Nasoo Xasuusiyayba
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 2 жыл бұрын
Ilahay firdowsa ha ku arsaaqo Boqolsoon
@iimaanabdulle467
@iimaanabdulle467 Жыл бұрын
ILAAHOOW JIDKAAGA XAQQA AH NAGU DIL SIDA SHAIKH BOQOL SOON 🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴 ALLAH YA RAXMA SHIIKH AXMED ROOBLE BOQOL SOON RAXIMULLAAH 🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴
@aragtidaislaamkamedia8189
@aragtidaislaamkamedia8189 Жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto sheekha
@MrFuley
@MrFuley 2 жыл бұрын
Illahay ha u naxariiso sheekha cajiib ka ahaa
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN 2 жыл бұрын
رحمة الله على البطل الموفق الشهيد كما نحسبه والله حسيبه وتقبله في العليين
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto 😢 sheikh poqolsoon
@qandho
@qandho 2 жыл бұрын
M.a wll waxan kugu jclhy ayaa ah raadinta radkii culumadii diintan uso halgantay alle haku xafido wll qali
@caliyareafgoyaani460
@caliyareafgoyaani460 2 жыл бұрын
ilaaheey hau naxriisto janatul fardowsa ilaheey haka waraabiyo shiiqeena caalimka ahaaa raximahu al laahu
@Piplover
@Piplover 2 жыл бұрын
Sheekha Allah haw naxriisto, Ustaadi Sadiirka taariikhda shaykha noonsii wada
@mahadabdulkadir5768
@mahadabdulkadir5768 2 жыл бұрын
Axsanallaahu ileykum. Wajazaakumullaahu kheyraa.
@xafsomohammed8516
@xafsomohammed8516 2 жыл бұрын
Alle naxariis jano hasiiyo Aaamiin aaaamiiin ayaa rabii
@haniabdiqadir7061
@haniabdiqadir7061 2 жыл бұрын
Qofki ilahy jaceylyahy lama ilawo ee an jclano dintena macanta badan sheq boqol son qabriga Allaha kuwasiciyo iyo musliminta muminiinta aamin
@aminaelmi9638
@aminaelmi9638 2 жыл бұрын
Allaha haunaxariisto sherkh Boqol soon allaha haunaxariisto
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
Allah Allah haw naxriisto ameen
@nimcoyusuf9903
@nimcoyusuf9903 2 жыл бұрын
mansha allaah allaah hawnaxaristo shekha
@farhia1566
@farhia1566 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له ورحمه وعافيه يارب العالمين اللهم امين
@fardowsaabdullahi8946
@fardowsaabdullahi8946 2 жыл бұрын
Illahey haunaxariisto sheqeno boqol soon kudayasho wanagsan buleyahey yarabi nasuk dhamanten musliminta melkasta jogan
@Hiis3299
@Hiis3299 2 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا الجزاء
@Moha-k6t
@Moha-k6t 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sheikh boqolsoon raxmatulaah
@abdinasiryerow4077
@abdinasiryerow4077 2 жыл бұрын
Mashaallah Allahuma rahmuhu
@abdiazizmohammed4253
@abdiazizmohammed4253 2 жыл бұрын
Sheikh Boqol soon Alle janadisisa hageyo diinta wuka run shegay
@nuneyusuf6483
@nuneyusuf6483 Жыл бұрын
Allow u naxariis xiyaadi culumadeena
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Barakumu Allah jamiican
@anisaahmed4517
@anisaahmed4517 2 жыл бұрын
Asc maashala...shugran..walaalken
@amalcarale9259
@amalcarale9259 2 жыл бұрын
Allaahu yar xamuhu allaahu yarxamuhu allaahu yarxamuhu
@abdifatahibrahim8067
@abdifatahibrahim8067 Жыл бұрын
ماشاءالله الله يباركم
@mustafamuse2904
@mustafamuse2904 2 жыл бұрын
Masha ALLAH
@hodenabdisalan6602
@hodenabdisalan6602 2 жыл бұрын
Illhy haa unaxariisto m a
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 жыл бұрын
Alaha unaxaristo sheekha
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto.
@khalud1272
@khalud1272 2 ай бұрын
Baqtikusoon takfiir ilaah halaagay
@fowsiyacawaale2571
@fowsiyacawaale2571 2 жыл бұрын
Waxa na dhihi Jiray iskoolka in surwaal ay gabar ku dhigato waa xaraan allaah yarxamaka sheekh boqol soon
@abdikadirnoor7398
@abdikadirnoor7398 2 жыл бұрын
Runtis waye AUN
@abaadirmuxumad2458
@abaadirmuxumad2458 2 жыл бұрын
Boqolson alaha u naxaristo sawirkiisa saxda waxa kaheleydaa muxadaro kajediyay suuqa xoolaha baar jowhar agtiisa umaleyhayaa waxa dilay cadowga islaamka.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Walaalkiis amuu yahay kan muuqaalkiisa la hayo.
@abaadirmuxumad2458
@abaadirmuxumad2458 2 жыл бұрын
@@sayidka6911 maya sh.cabdirahman.maaha.waa sh.ahmad.gudaha yutubka gal waad heli labadooda
@xaraartoofficial7748
@xaraartoofficial7748 8 ай бұрын
Allah unaxariisto qabriga ilaah hawausiciyo
@abdihersi2726
@abdihersi2726 2 жыл бұрын
Masha alah walahi wnjecla boqolson
@abyandahir9218
@abyandahir9218 2 жыл бұрын
Alaha. U. Naxriisto.
@missaissa7697
@missaissa7697 2 жыл бұрын
Allaha u naxaaristo walalkeyga
@mariambare4384
@mariambare4384 2 жыл бұрын
Sheikhaas ilaahay dartiis Ayaan ujeclahay ilaahay abaalkiisa Jana fardowsa haka dhigo
@aadanxasan241
@aadanxasan241 2 жыл бұрын
War hoooy sheekhu waa dhintay maanra ee allah ka baqa Ninkaas nin diintiisa ku dgagan oo dadnimo leh bu ahaye Ee hooy aakhiro qoor maku qaadi kartaa aakhiro
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 2 жыл бұрын
Wanaag baa la sheegayaaye adogu xageed wax ka aragtey
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Wax fiican unbey ka sheegeen, ee adigu xagee wax ka aragtay? Fiyoobi ma jirtaa?
@khatramohamed9916
@khatramohamed9916 2 жыл бұрын
رحمت الله علية رحمت واسع
@caishawali8198
@caishawali8198 2 жыл бұрын
Culimada waxan jeclaan lahayn inay wax nooga qoraan dawladii siyaad baro xaqiiqadeedi iyagaan ku kalsoon nahay . Culimadii u soo jogay dawladaa wax badan Bay ka ogyihiin iyagaana runta ka sheegi
@abshiroabdi8393
@abshiroabdi8393 2 жыл бұрын
ALLE ha u naxariisto
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 2 жыл бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته
@OmarMohamed-zu4ql
@OmarMohamed-zu4ql 2 жыл бұрын
Allahumarhamhu
@aminaelmi9638
@aminaelmi9638 2 жыл бұрын
Allaha haunaxariisto
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 2 жыл бұрын
Boqolsoon waxaad mooddaa inuu ka haray salafkii saalixa ahaa. Isaga oo kale waa dhif iyo naadir taariikhdan cusub. Allaah ha u naxaristo.
@abdihersi2726
@abdihersi2726 2 жыл бұрын
Ala ha unaxaristo
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Жыл бұрын
Asc ilaahay haw naxariisto shiikh maxamed axmed rooble hal maalin baan arkay cashar ajhrinayo ilaahay dartiis baan unaxariisto
@hodanmohamud6536
@hodanmohamud6536 2 жыл бұрын
Allah janofardowda haku casumo isogookalen somali hakasooro
@abuharith7082
@abuharith7082 2 жыл бұрын
Alxaunaxaresto Lkn xalqade labad caaw niyahw waan rabna
@omarabdoali2028
@omarabdoali2028 Жыл бұрын
رحمة الله عليه. الشيخ الإمام المجدد المصلح المجاهد النادر عصره الولي أبو رملة محمد أحمد روبلة. و الله إن القلب ليحزن و كيف عاملوه و قد كان يريد لهم الشيخ الفلاح و الفوز. و أن يجتنبوا الأوثان و الأضرحة التى كانو يعبدونها من دون الله.
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 2 жыл бұрын
Mahadsanid safiirka islaamka❤
@ashanur7166
@ashanur7166 2 жыл бұрын
Allaaaha unaxariisto yaa raxmaan
@shadianur740
@shadianur740 2 жыл бұрын
Masha Allah Barakallahufii
@fowsiyacawaale2571
@fowsiyacawaale2571 2 жыл бұрын
Waa lala soo daahay buugiisa
@khadradahir2263
@khadradahir2263 2 жыл бұрын
RaximahuAllah
@januarySl2024
@januarySl2024 8 ай бұрын
Ereyga Cayr, reerkan ma saboolnimo soojireen ah ayaa loogu bixiyey? Ma sababtaa ayaa keentay in nidaamkii "hantiwadaaga" ee kelitaliye Afweyne ay u taageeraan oo markii dambena ay ururka xagjirka ah ee takfiiriga ah ee Shabaab taageeraan ?
@somalirumeeyamaharumaysan7291
@somalirumeeyamaharumaysan7291 3 ай бұрын
Qof cilmi iyo caqli leh ma jeclayn boqolsoon imisa qof ayaa loo dilay dad uu gaalaysiiyay oo diinta been ka sheegay .imisa qof ayaa waalidkood ku yiri xaaraan ayaad isku qabtaan ilaahay ayaa ummadda ka waday
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 2 жыл бұрын
wadaadkan waraysiga bixinaya ama ka sheegaynaya tariikhda sheekha sheekha ha ixtiraamo waxaa lamooda in uu sinuun u durayo alaah swt ayaa quluubta dalacanaya qofkii culimada rabaniyiinta tariikhdooda la waydiinayo waa in uu yahy qof alaah swt uga cabsanaya cirdiga culimada wax nacayb ahna aan u ahyn lkn wadaadkan waraysiga bixinaya far ayaa ku godan halaga fiirsado safiirka islaamkabakhiro waa lagu waydiin sheekh boqol soon in uu ahaa geesii xaqa cadeyey gayiga soomalidu dagto aad looga yaqaan maha wax shaki kujiro dadka tariikhdooda lawaydiinayo halaga fiirsado
@Liiloowe
@Liiloowe 2 жыл бұрын
Wadaadka ka sheekeynaya iyo shiikha dhintay waa dad qaraabo ah. Cid uga aqoon badanina ma jirto wax ceeb uu hadda sheegayna ma aragno laakiin walaal adigu xusno dhanni samee. Waa loo baahan yahay in laga sheekeeyo dadkii diintaan usoo dadaaley ee udhintay
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Soomali fahamkaa ku yar mid waliba meel xun oo aan waxba jirin unbuu kula aadayaa. Waan wada dhageystay Illaa hadda wax yar oo dhaliil ah xitaa kuma arkin, adigu xagee wax ka aragtay ?
@hawayassin7172
@hawayassin7172 2 жыл бұрын
@@sayidka6911 subxanallah , sheikh boqol soon , wa adoon allah ,cilmi aqoon sharaf iyo wanaag siiyey ,wllka ka hadli wa wll aqoon uleh sharaf badan aqoon uleh wanaag iyo xasuusin iyo in u ahaa safiirkii islaamka ee AFRIKA ino cadeeyey , allah ha unaxariisto insha allah janatul fardowsa aclaa , sheikha wll ah oo sharaf badan weeye sheikhana aqoona u leh maasha allah ,jazakale kheyran wbt.
@Haleeleelin
@Haleeleelin 5 ай бұрын
koley waxuu mudnaa wuuhelay oo alaa naga og lkn wahaabiyo khayr noomaysan keenin alaha ciqaabee
@emem3711
@emem3711 2 жыл бұрын
2daqiqo borsamidno hadana managa horesa ina dhagesano toos maxa noogu fasaxi weysey
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 2 жыл бұрын
SHEEKH boqol(( alaah sw habunaxariisto))soon geesi ah xaqaa umada u cadeeyey caalim rabaaniya ayuu ah WAANA wax macruuf ah in culimada rababiyiinta ah ee si dhab ah uraacay dariiiqii rasushu cs inay dhib badan umarayan dacwada faafinta xaqa maxaa yeelay ariintaas darteed anbiyo alaahbswt ayaa loo layay wanana calamadaha lagu garto culimada saadiqinta manta maxaa isbadlaya sidii wakhtigas ayaa loola dagalamaya ahlu xaqa ninkii inxirifay ee xaqii ka tanasulay ayay galadu daynaysa amaa ninkii xaqa ku dhagan diida in mabda'ah xaqa ah uu kaleexdo calaamkoo dhan ayaa la dagalamo ufiirso suucidiga waxaa ka socda culimadii xabsiyada ayay ku buuxan
@Qoyro
@Qoyro 2 жыл бұрын
Wale Nahabiiyada waxa xaqiiqo ah inay ciilmiga ay kufanna waxay kasobarteen ahlu sunna lkn waa xaqiriin oo casiyaay culumiid san waxa uso baray nin macalinkiisi waxa baray dhahayo anaa kaatosan wahabiya lugu yimaada
@NaajiCalicusmaan
@NaajiCalicusmaan 9 ай бұрын
Sheiq xasan ibrahin ciise soo qabo
@caaliya-su6hf
@caaliya-su6hf 2 жыл бұрын
Plz isooboqo umahaat channel
@143-k1d
@143-k1d 2 жыл бұрын
dinta islam ka waxee dhigeysaa meel umad kale kaaga soo horeyse inaadan qabsin , oo adigaa ka fudud oo meel kale aala tagtid fikir kaaga wahaabiga ah
@143-k1d
@143-k1d 2 жыл бұрын
Umul Muqdisho Aalaga Soo Raacdeeye Wahaabi Ceeb Ma Karto, Meel Kastana Saas Aa Loo Dhibsadaa Wahaabi Oo Looga Soo Raacdeeyaa,
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Kuwii qabuuraha caabudi jiray, ma maqli karaan magaca culimada xaqa ku adinta.
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
@@sayidka6911 Wahaabidu argagaxiso naclaa 9 waalidkaa ku yaal argagaxiso gaalo ah Viva Ahlu Sunnah walkamiicah 💪
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@ganacsade_hannad qabuur nin caabuda miyaa u daahaya inuu lacnado 9 awoowe oo muslim ah.
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 2 жыл бұрын
Alaa lacnatullahi calaa suufi qabuuro caabdud ba tihiin sheekha ka hara
@143-k1d
@143-k1d 2 жыл бұрын
wooku qaldanaa inuu masjid dad kale joogaan uu xumaan u yimaado uu isku dayo inuu fikri kiisa qaldan la yimaado taas waa aqli yarida wahaabiga
@AbdukadirMohamed-n5j
@AbdukadirMohamed-n5j 5 ай бұрын
xaqa iyo islaanimada marna maqaldamaan marka haleeska daayo fikirka cilmaaniga ah iyo midka qabuuriga ah
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
Daarta aakhiro Sh: Boqolsoon.
57:56
Abu Yussuf
Рет қаралды 10 М.
Al-kufru bidaaquut 1 by sheikh Boqolsoon
1:02:23
Sh: Boqolsoon official Channel
Рет қаралды 9 М.
Waa Kuma Dr Sh.Maxamed Sh.Ismail Waxan Dugsiga Ku Iibin Jiray Bur Saliid
28:34
SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:19:22
Daacad Tv
Рет қаралды 21 М.
Kuma Ayuu Ahaa Sh.BOQOL SOON ''Maxaa Dhexmaray Dowladii Dhexe
39:35
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 206 М.
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН