Haku Daalin Jeedaal (Qaacis - Melbourne, Australia)

  Рет қаралды 479,441

Bartamaha

Bartamaha

15 жыл бұрын

Visit www.bartamaha.com/ Your Gateway to Somali News and Entertainment.
Fanaaniinta reer Australia oo qaacis tumanaya

Пікірлер: 172
@ShabazzAllah1
@ShabazzAllah1 10 жыл бұрын
Beautiful music and culture. I wish we had a Somali community in Detroit. We do have a large Yemeni, Lebanese, Bangladeshi and Iraqi community in Detroit, Dearborn and Hamtramak Michigan USA.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
اغنيه في قمة الجمال والروعه.... اللهم ارحم محمد أحمد كلع وأطل بعمر الشاعرعبدي أذم قيس
@MalamIbnMalam
@MalamIbnMalam 8 жыл бұрын
I'm not Somali but I like this song, thank you! Love from the Western Sahel, Nigeria!
@robedesoireethankyouverymu2416
@robedesoireethankyouverymu2416 8 жыл бұрын
thank you very much Bro
@mubarakkaahim6454
@mubarakkaahim6454 7 жыл бұрын
U wlcome bro ✌
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 7 жыл бұрын
Monsieur Africain
@liibaanfaarax2763
@liibaanfaarax2763 7 жыл бұрын
Monsieur Africain igweeeee bi-afra
@maxamedfaraxcumarweedow8575
@maxamedfaraxcumarweedow8575 5 жыл бұрын
What Are you nationality
@derekdonnelly3247
@derekdonnelly3247 Жыл бұрын
The guy on the guitar unreal 🇮🇪🇮🇪
@Hismail88
@Hismail88 6 жыл бұрын
Waa cajiib qaabku uu garacayo 🔥🔥👌 Hada la dhacdey Ali kaban Like me 2k18 👀👂
@eggboy3714
@eggboy3714 5 жыл бұрын
✋✋✋
@eggboy3714
@eggboy3714 5 жыл бұрын
Caadi maaha
@maxamuudmahad5940
@maxamuudmahad5940 4 жыл бұрын
ĺ
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 Жыл бұрын
@@eggboy3714 isma dhibayaba
@saadaqsomali626
@saadaqsomali626 5 жыл бұрын
wow. waxbaa kadhacay nice song wlhi anago grp ah ayaa cwa dawaneeno noolada asxbta.
@ahmedh.7134
@ahmedh.7134 5 жыл бұрын
This song bangs! Authentic music, can't go wrong with that.
@wasugemohamed786
@wasugemohamed786 9 жыл бұрын
Wa hees ad u macaan o ay tahay waqti xadirkan miro la mid ah in la sameeyo ay adag tahay.waa ex heestii uu kuluu qayn jiray maxamed axmed kuluc allaha u naxariistee hadana ninka odayga ah o ku luuqeeynaya ma sha allah waa uu cod macaan yahay...cali kaban ad buu isagana ugu garaacay dhalinyarada mesha jogto iyo aniga o mar walbo KZbin ka ka dawado heestan waan u riyaaqnay mahadsanidiin meeshiina ka sii wada.
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 4 жыл бұрын
End of 2019 🕺🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤ Plse isoo casuuma Australia in love❤❤
@kalidmarz9721
@kalidmarz9721 6 жыл бұрын
2009 ilaa hada wn dhageystaa Heestan kama daalo 2018?
@abdulelmi1975
@abdulelmi1975 11 жыл бұрын
woow woow............... simply put i love it. I can't stop listening to it. Desperately trying to find full cd.
@krosmale
@krosmale 14 жыл бұрын
i don't know where he's originaly from but I truly felt in love with him in here the first I seen him.
@bulbulyare8872
@bulbulyare8872 4 жыл бұрын
U still in love with him kkkkkkkkkkkkkk
@abdinajibsheikhabdi1278
@abdinajibsheikhabdi1278 4 жыл бұрын
From somalia
@duceysane5000
@duceysane5000 3 жыл бұрын
I’m so sorry that it took this long someone to reply for you dear . And I hope you’re doing well at the moment. Stay blessed 🤲🏼
@balwadahadhalinyaradaiyota9407
@balwadahadhalinyaradaiyota9407 2 жыл бұрын
It's from maxamad Ahmed kuluc I truly enjoy the melody of this song not so much about lyrics even though it is amazing over-all.
@cabdifataaxmaxamuud1201
@cabdifataaxmaxamuud1201 8 жыл бұрын
si fiican ayu u qaadey heesta ,waxan ku.xusuusta boqorki fanka .maxamed axmed kuluc
@dayaxxidig2738
@dayaxxidig2738 5 жыл бұрын
alla heestan maxa ku baashaalay, thanks alot!
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Ma og tahay jannada udug Nimaan jirrib u soo marin Sahal lama dhex joojee Hadaad jamato geed adag Oonad hayn wax kuu jara Jebin mayso gacantuye Haku daalin jeedaal Indho soo ma jiidaan Qalbi kaa janjeedhe.
@Xafsah1
@Xafsah1 14 жыл бұрын
bismilaah, bal muxuu heysaa Jaad ayuuba canka kuhayaa , fanaan maba u qalantid adiga !!!!
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 Ragii Soomaaliyeed waxay u bateen adhi iska socda.
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 Жыл бұрын
Oo walal fanaanku ma inuu xalwo cuno ayad u haystay ? Fanan iyo qaad lagama kala waayo, 😂
@Googaa
@Googaa 15 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw, listen to the kaban. it ROCKS!
@hassanallaalechannel155
@hassanallaalechannel155 6 жыл бұрын
Wa hees macaan wllhi wax ayan ku xusuustaaaa
@Banaadirpoy
@Banaadirpoy 23 күн бұрын
Haku saalin indho sooma jiitaan qalbi kaa janjeeera 💔😢
@sikaawe
@sikaawe 7 жыл бұрын
Ninkani wuu keenay cod kii macaanaa e M.A. Kuluc (AN), thanks...
@mustapheqaadiroproduction791
@mustapheqaadiroproduction791 6 жыл бұрын
Lipaaxyo Macaal Meesha Biyihii Baa Dhex BoodaYa Best Mirqaan
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 6 жыл бұрын
I love this song since I was young
@daadircalidaadiryare658
@daadircalidaadiryare658 6 жыл бұрын
cali muuse cali kaban xasuustii maxamed axmed kuluc walee musica waa top musica 100/100 codka 100/100 laakin ereyada ayaa isku yara qastay waana marqaanka sababtaas kkkkkkk
@yasminsaid1207
@yasminsaid1207 4 жыл бұрын
Haku Daalin Jeedaal Very nice song.
@dayaxari322
@dayaxari322 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto xasuustii maxamed axmed kuluc aamiin
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
#LyricsSongJEEDDAAL #Page1 Waxaad Jeceshahay Lama helo naftaydaay Wax ku jecela diidayee Ma Ogtahay jannada Uddug Nimaan Jirrab usoo marin SAHAL lama dhex joojee Haddaad jamato geed adag Oonad hayn wax kuu jarra Jebbin mayso gacantuye Haku daalin jeeddaal Haku daalin jeeddaal Indho sooma jiidaan QALBI kaa janjeedha!. #Page2 Lugtaa jeeni dhaaftaa NAFTAYDAAAAAAAAY Way jabtaaye ma Ogtahay? Way jabtaaye ma Ogtahay?. WEBBI soo jirfada iyo BADDA Jawle ma Ogtahay CAGAA lama dhex joojee Haddaad jamato cadowgaa IYO Ruux ku jiidh neceb Hadhka kuuma jiiddeee Haku daalin jeeddaal Haku daalin jeeddaal Indho sooma jiiddaan QALBI kaa janjeedhee #Page3 Waxaadd cayn ku JIID Tidhi naftaydaay Awrka samadda jooggee Ma ogtahay jannada udug Nimaan jirrab usoo marin Sahal lama dhex joojee! NEBBI KHADAR jidkuu maray Addoon jaa'insi U Lahayn Ayaad jiidh is Leedehee Biyaa nolosha jirra iyo CEELKUU dul joogsaday Malaa Jabaqsan mayside! Haku daalin jeeddaal Haku daalin jeeddaal Indho sooma jiiddaan Qalbi kaa janjeedhaaa. ▪︎■▪︎■▪︎■▪︎■▪︎■▪︎■▪︎■▪︎■▪︎■▪︎■ HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD Xasuustii QIIMIGA badnayd Ee Ustaad Mohamed Ahmed KULUC Erayadii Abwaan Cabdi Aadan Xaad CABDI QAYS Laxankii iyo Luuqdii Mohamed Kuluc ALLE YARXAMUU. YAA SALAAM Reer Melbourne halkeeda ayey dhigeen USTAAD CALI KABAN Kaban Caadi maaha.
@abdulkadirakhyar916
@abdulkadirakhyar916 Жыл бұрын
2023 hadaad dhageysaneyso love
@abdinur2010
@abdinur2010 14 жыл бұрын
waah waah waa heestii fanaankii weynaa ee maxamed axmed kuluc waayo waayo la dhakhlee wejiyo xun ayaa hadeer qaadaya hadii dawlad jiri lahayd muusan qaadeen muu iska daayo maku fiicnee
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 12 жыл бұрын
waan dhegaystaaba heestaa calaashaan kabankeed whatever the voice.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
7:5 the guy with blue shirt , look his style of dance 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hassanallaalechannel155
@hassanallaalechannel155 6 жыл бұрын
nice song wllhi ha ku daalin jeedaaaaaaaaaaaaaa
@bandargori1045
@bandargori1045 9 жыл бұрын
Haku daalin jeedaal, Indha sooma jiidaan qalbi kaa janjeera.
@abwaanmaxamud9025
@abwaanmaxamud9025 4 жыл бұрын
Heesta waxa zameeyay c qays Kuluc baa qadaa Midhaha waad isdaba Marissay Qaarna waad ka boodsay Waxaad cayn ku jiitiri Nattaydaay Awrka samada joogeee N.khadar jidkuu maray Adoon jaa isu lahym Ayaad jiidh isleedahy Biyo nolasha jira iyo Ceel kuu dul joogsady Malaha Jabaqsan maysideee
@hindaadan3442
@hindaadan3442 3 жыл бұрын
😍😍😍😍
@MukhtaarAbdi
@MukhtaarAbdi 10 жыл бұрын
Weey nice song alfunaan ali kaban
@manqo1919
@manqo1919 14 жыл бұрын
cali kabban aad baan kuu salamayaa bro heestan jeeddaal oo tumman sidee kaagga helli karaa bro xaggee baanse kaallla soo xirirkarraa aad baan ugu baahanahay heestan walahay bro waa nice kabban
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
waqooyiga somalia hal abuur Cabdi Adan Qays alifay miraha heesta
@TheKamaal22
@TheKamaal22 12 жыл бұрын
nice song
@proudSomalisis
@proudSomalisis 15 жыл бұрын
i love it
@bireeyegr643
@bireeyegr643 7 жыл бұрын
AlAla Muxuu Heestii Dilay
@abwaanmaxamud9025
@abwaanmaxamud9025 4 жыл бұрын
Good voice
@aragsanomardheerevivaonlfj290
@aragsanomardheerevivaonlfj290 5 жыл бұрын
axya qarmaami waah waah igada ciyaarta
@abdisalaanfiridho2915
@abdisalaanfiridho2915 4 жыл бұрын
wayo waayo 15/6/2020 alla waayo waayo
@krosmale
@krosmale 15 жыл бұрын
does any1 know the guy at 7.08...can u guys let him know i am trying to get in touch with him. Thanks
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 Жыл бұрын
Oba ba oba. Waajibkeeda ayey mariyeen heeskii iyo gitaaarkaba
@vaysal59
@vaysal59 13 жыл бұрын
cisaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaak yaa cali
@MrATMSONGS
@MrATMSONGS 12 жыл бұрын
wooooooooooooooow caleek
@jugta100
@jugta100 14 жыл бұрын
haa anagaa wadana
@laloibrahim8869
@laloibrahim8869 8 жыл бұрын
ninku siduu u garaacayaa..inaba caadi ahyn..
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 11 жыл бұрын
good qaacis for them.
@caseer219
@caseer219 12 жыл бұрын
nice one fanax
@janua1998
@janua1998 12 жыл бұрын
wow qaad time
@abdoulrazerali839
@abdoulrazerali839 10 жыл бұрын
wow
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 4 жыл бұрын
25.9.2019
@aliisse9196
@aliisse9196 5 жыл бұрын
2019 Jun Like it
@ahmedabdirahman8199
@ahmedabdirahman8199 3 жыл бұрын
Ragu waa mirqaamaY Esh calaa miRqaan biyaha meeshu waa marayaan
@jugta100
@jugta100 14 жыл бұрын
reegeedii melboune boys kaban u daa waamustafe from perth ooidinleh hambelyo kuwa hoosta waxkuqorayna meeshawaxkeena shot the f**ck up or dhabta dhabta
@diamondriize1897
@diamondriize1897 7 жыл бұрын
waaaw
@abdiazizabdi7779
@abdiazizabdi7779 8 жыл бұрын
Caadi maahan heestan noolada
@muusehaji1139
@muusehaji1139 7 жыл бұрын
hadii la dadaalo malaha waa la helaaa allaaah qorey. objection
@gadafiii
@gadafiii 13 жыл бұрын
Marqaan time
@GamiNasir
@GamiNasir 3 жыл бұрын
September 2020
@faatinrooroow5995
@faatinrooroow5995 4 жыл бұрын
2009 wlh Cairo ku dhagesan jiray Ali kaban alayacizak
@mrsomalia1
@mrsomalia1 15 жыл бұрын
this guy eat khat but when he goes to home he said her don't eat khat so when she saw him in youtube eat khat also singer. Somalia people plz don't eat khat because don't good your healthy.thanks for give me ur time
@franklyn0098
@franklyn0098 12 жыл бұрын
kaban is the shit ,luv it ;]from ben
@sayidomer7043
@sayidomer7043 4 жыл бұрын
Ma ogtahay janada ugub Nimaan jirib u Soo Marin Sahal lama dhax joojee
@hindaadan3442
@hindaadan3442 3 жыл бұрын
So true waxaad jeceshay lama helo 🥲
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 12 жыл бұрын
waa kumahadsantiin kabankaa macaan dhalinyaro.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 7 жыл бұрын
kuluc codkisa umaqalmin in fanaan loguyeero wakhtihore oo somalidu fanka aad ugubadan ayuusoocaanbaxay lkn haduusoo garilahaa heesaha hirgalay horaantii 80maadkii lamaqaateen
@Abdirisaq
@Abdirisaq 11 жыл бұрын
axyaa qaaci
@TheKamaal22
@TheKamaal22 12 жыл бұрын
aha aha aha
@hamisare6735
@hamisare6735 8 жыл бұрын
Mandad yaaa jiilaani barteedaad dhigtay brssss
@abdinur2010
@abdinur2010 14 жыл бұрын
heesta oo sax ah waa tanaa waxaad jeceshay lamaheloo naftaydaay... wax ku jecellna diidee.. ma ogtahay janada udug nimaan jidib u soo marin sahal lama dhex joojee.. hadaad jamato geed adaag oo hayn wax kuu jara jabin mayso gacantuyee... haku daallin jeeddaal indho sooma jeedaan qalbi kaa janjeedhee..
@TheKamaal22
@TheKamaal22 12 жыл бұрын
music sare
@cabdifataaxmaxamuud1201
@cabdifataaxmaxamuud1201 8 жыл бұрын
madad jeylaani ,si fiican ayad u qadey heesta ,oo cod macaan
@abdinasirjama4459
@abdinasirjama4459 11 жыл бұрын
Hadaad Jamato Geed Adag oo Nad Hayn Wax kuu jara jabin mayso gacantuye haku daalin jeeeeeeeeedaaaaaaaaaal
@teersomalin3212
@teersomalin3212 11 жыл бұрын
Hadaan marqaansanahay sxb kkkkk
@wacaneabdi4487
@wacaneabdi4487 9 жыл бұрын
Wahwah
@MrShaakile
@MrShaakile 13 жыл бұрын
wowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
@mubaarigmaxamed
@mubaarigmaxamed Жыл бұрын
khamribaa la isu dhiibayaa😂😂
@loogge2022
@loogge2022 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk 0:16 caleeh caleeh caleeeeeh
@vaysal59
@vaysal59 13 жыл бұрын
cizaaaaaaaaaaaaak "Hadaad jamato geed adag , oodan heyn wax kuujara jabin mayso gacantuye. Haku daalin jeedaal , indha soo ma jiidaan , qalbi kaa jan-jeera Waxaa kuluqeyn jiray fanaankii masrixiyada somaliyeed Maxamed axmed kuluc
@dhagax
@dhagax 15 жыл бұрын
Ma reer Utaange miyuu ahaa? He looks familiar to me!
@hccbnkkkk1588
@hccbnkkkk1588 3 жыл бұрын
Axsan alla yacizak
@MrKhader11
@MrKhader11 13 жыл бұрын
inaba cadi aho sacabak idilay wwwwww
@leylamahmed4138
@leylamahmed4138 7 жыл бұрын
waa/marqaamayaankuwaan
@abdirisaaqsanka3592
@abdirisaaqsanka3592 4 жыл бұрын
nimankan waxay isku heleen qaad qurbo iyo shaqo malbourne
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 7 жыл бұрын
totality waa khalad hestu ax badan uu ka boday diib u dhagayso horta intaad ku khadiin
@mohamedjamacaden3587
@mohamedjamacaden3587 7 жыл бұрын
wais djibouti hadan kawaran hadan waxan ksan tadan kaadan hadaghadan gadab hadan kawaran hadan kadhada kawa kawadan kawa kadan nagada kadagafa ok hadan kolwan
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 6 жыл бұрын
Wara shodhahaygay ma fahmiinba afkan t'es un djiboutien si oui essayé de commenté en français c'est mieux
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 5 жыл бұрын
@@osmanpilote9726 waa af may may lol
@osmanpilote9726
@osmanpilote9726 5 жыл бұрын
@@abdirizaqshire2627 ķkkkķkkk ķkkkķkkk igu salam shodhahaygi afka waan ka yabay anigu
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
@@osmanpilote9726 DJI-B👀TY 🙄
@sharafoowguuleed987
@sharafoowguuleed987 7 жыл бұрын
xusuus ayaad igalisay wlh
@basodiir6632
@basodiir6632 7 жыл бұрын
waa maxay waxa xaga hoose la iskaga dhiibayaa?
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Nassir Qarshe kkkkkkkkkkkkk kuu sheegaya walaal, waa la murqaamayaa meesha kheir ma yaalo.
@yussufyuyu5084
@yussufyuyu5084 6 жыл бұрын
Marqaan waye kaan
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 10 жыл бұрын
banka waabaan kahelaa.
@TheKamaal22
@TheKamaal22 12 жыл бұрын
caadi maahan codkaan
@bireeyegr643
@bireeyegr643 7 жыл бұрын
Reer koonfur Yaadilay Hees
@yussufgarad8161
@yussufgarad8161 4 жыл бұрын
Jeedal macnehedu wa maxay asxapeey
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 Жыл бұрын
Meel fog wax ka eegid, weeeyi
@fartumguichard3775
@fartumguichard3775 8 жыл бұрын
madad yaa jaylani allaya cizak
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 7 жыл бұрын
Fartum Guichard hhhhhh dadki horra tay madad ya jaylani. ..
@mustafahasan2989
@mustafahasan2989 6 жыл бұрын
Fartum Guichard Hhhhhhhhh madad yaa jaylaani hhh waad iga qoslisay fartuun ciyaaalkii hore wllleeee qalbigaa ku salaamayay
@selfieboychannel8338
@selfieboychannel8338 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk madad yaa jaylaani kal iyo kusalaame abaayo
@jugta100
@jugta100 14 жыл бұрын
cali ninkastaaba hayska hadlee adiga iyo inanka heesayaaba waadul dhigteen aadbaan idinsoosalaamayaa mustafe perth waargekina kawarhay cali kkkk
@Qoordheere.
@Qoordheere. 11 жыл бұрын
calek calek calek ciyaalka xafadeena
@abdinur2010
@abdinur2010 14 жыл бұрын
saxiibayaal heesta waad ku cayaarteen heesta siday ahayd u qaada ama iska daaya wajiya xun haday dawlad jiri lahayd anaa maxkamad idin soo taagi lahaa waayo heesaha dadka inaad ku cayaartaan maaha heeso cusub samaysta ama iska daaya fanka hadii aan jaanis hayo anaa idiin soo qaraya heestan oo sax ah byeeeeeee
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 6 жыл бұрын
Kaacigani waa xagee
@kaarladeeq835
@kaarladeeq835 7 жыл бұрын
lkn heesta inbadan oo qalad ah ayaa kujira
QAACI-P4.avi Soo Dhaweyntii Maryan Mursal australia malbon
15:12
shiino1000
Рет қаралды 165 М.
SAGALEY  by Cali muse (Cali kaban)
6:01
Madaale Productions
Рет қаралды 991 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
Markaad Guurtaan Ana Goostey (feat. Faysal Cumar)
8:41
Balanbaalis Studio - Topic
Рет қаралды 24 М.
Boholyow New Song Ali Kaban
7:16
Madaale Productions
Рет қаралды 264 М.
maxamed kaban filfil qaaci
8:02
filfil studio production
Рет қаралды 109 М.
Sanka kama tollaankaro - Abdi Gacan - Heestan waxaa iskaleh Cumar Dhuule AN
6:53
QAACI.flv . AAD U MACAAN  GEESGUUD australia malbon
14:53
shiino1000
Рет қаралды 378 М.
JOWHARAD- Ali kaban.  New song
5:13
Madaale Productions
Рет қаралды 259 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН