QAACI-P4.avi Soo Dhaweyntii Maryan Mursal australia malbon

  Рет қаралды 166,451

shiino1000

shiino1000

Күн бұрын

QAACI-P4.avi
Soo Dhaweyntii Maryan Mursal australia malbon

Пікірлер: 92
@abraar242
@abraar242 10 жыл бұрын
Waaw Meesha Ragbaa Isku Helay Inbadan Oo Meesha Fadhida Waxay Asal Ka Soo Jeedaan Asalkii Soomaal!!!! Dadku Waa Wada Soomaali Ninna Seero Ka Bixi Maayo!! Viva Reer Austaralia Viva Reer Awdal Hindisihii Biloowga Fanka Soomaaliyeed Ahna Hoyga Tacliinta Sare ee Ummada Soomaaliyeed!!! Abraar Abase
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Great song i remembered when i was in the school📻❤️
@44myself
@44myself 12 жыл бұрын
Wow he got a nice voice and he is cute as hell too!!.....
@twirlbladeeeeee9608
@twirlbladeeeeee9608 3 жыл бұрын
Das my abo
@fatihfatooh1021
@fatihfatooh1021 8 жыл бұрын
Soo dhaween wacan iyo Rag culus. dadkaas ayaa ugu wacan dad waqti lala qaato. Noloshu waa farxad iyo qadarin. Mama Maryam salaan sarre hooyo.
@saqajaanwaalen700
@saqajaanwaalen700 11 жыл бұрын
In my opinion the best part about this video is the dude playing the Kaban or is it cuud, heck it doesn't matter.
@manaabdalla5020
@manaabdalla5020 5 жыл бұрын
Very true
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Waa ninka hawsha ugu culus haya haddana maca magacisa imisa laguma xusin inta badan musicians ka iyo mu alifka heesta sameyay iyo ka laxan ka saaray cidna ma xusto waxa ninka cod ku ladhay uunba isku qaata waana ninka ugu hawsha yar cuz everyone can sing but not everyone can play oud or build beautiful words to become song.
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 Күн бұрын
@@amore5583waa la xusay saciid waaye kabanistaha waa reer Jabuuti
@aminamahamed7340
@aminamahamed7340 11 жыл бұрын
Wowowowowowo al fanaan abdihakiin haashi nolow boqorka codka ini ader halaka kawad
@abraar242
@abraar242 12 жыл бұрын
Viva Muuse Dhariyo' Madhibaan' Tumaal & Yaxaro Waa Asal Soomali Waliba Dhalad ah,,,,,,,,,,,
@abyaninanuur8253
@abyaninanuur8253 6 жыл бұрын
waaa adeb darantahay aqlaaaq yeeelo
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
@@abyaninanuur8253. Oo maxad ku caayday inanta/inanka? Haduu yidhi waa asal Soomaali ceeb iyo xumaan toona ma aha ee fikradaada dhiibo adigoon cadhoon.
@mariamufs2023
@mariamufs2023 5 жыл бұрын
abyan ina nuur adaa aqlaaq laheyne aamus
@saynabducaalefaarax3816
@saynabducaalefaarax3816 5 жыл бұрын
Aqlaaqdaada sax
@malaak1
@malaak1 13 жыл бұрын
from USA well don to all Artist who welcome our maryan mursal
@mustafeMS
@mustafeMS 4 жыл бұрын
Wow 😮 war muxuu tumayaa kaban miyaa waxaas? Siciid Jabuti
@jookarcali1930
@jookarcali1930 2 жыл бұрын
Soodhib waratah oo Keen
@caanobooro1446
@caanobooro1446 6 жыл бұрын
wow awoowe nolooow wll wlhi heestaan waaa ayaaku haysanjiray markasaaa ku naqnaqsanjiray wxaaa iskalahaa m s tubeec ala yaaraxma
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
Walalo magaca heesta awoowe qaadayo igu caawi iyo halkan ka heli karo. Mahadsanid wallo.
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Maxamed suleeymaan tubec
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 12 жыл бұрын
i love somali music..
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
yaa salam hees wangsan bay qadeen asxbta kulntay
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 7 жыл бұрын
Waa heeso macaan oo dad wax garadh ah qaadhayaan Masha Allah waxaa saa heesa laggaa dhahaa viva heesaha qaaramiga ah ♡♡♡♡♡♡♡♡♡
@maancabaas
@maancabaas 9 жыл бұрын
AWoowe hees culus oo MMTubeec ah uu qaaday kabiir waaye
@mahdiubaxside3133
@mahdiubaxside3133 7 жыл бұрын
waaaaaaaw awoooowe heestaan wlhi 2006 aya Ku heesan jiray radio simba ka dhigaysan jiray lkn heestaan waka baxsatay
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 2 жыл бұрын
Reer xmr radio simba.
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Жыл бұрын
MARYAN CISE BOQORADA CODKA SOMAALI IDILKEED .S.SARE .I.FROM COPENHAGEN .MOHAMED JANAN VIVA
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du 4 ай бұрын
Shee y dani wacalo mur tadiin
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 2 жыл бұрын
2022🎶🎵🎧 heeska labaad Caadi maaha Xasuustii M.S Tubeec 🎻🎸
@abdikadiradan503
@abdikadiradan503 2 жыл бұрын
Yaa qadhi hesta labad
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 2 жыл бұрын
@@abdikadiradan503 M S Tubeec ku qor sida geel horweyno
@saqajaanwaalen700
@saqajaanwaalen700 11 жыл бұрын
For gods sake let her make it dude. She still has a very nice voice.
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 6 ай бұрын
Surpirse surpirse! labo qof aan halkan ku arkey mid aanba in uu heeso ku ogeyen iyo mid isagoo ilmo ah igu danbeysey, oo hadana is ag fadhiya😄
@yelllow5
@yelllow5 12 жыл бұрын
Viva bashiir cabdi soofe "Awoowe" iyo abdihakiin.
@jookarcali1930
@jookarcali1930 2 жыл бұрын
I Remember olD zoMaLi music♡♡
@abdikarimibrahim3377
@abdikarimibrahim3377 5 жыл бұрын
Almost 2 decades still fire 🔥 I wanna the name of the song that awoowe sang i know it’s tubeec song but help me with the name please thanks inta fanka iiga aqoon badan
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
Me too need to know the name.
@AhmedAli-yy9nw
@AhmedAli-yy9nw 5 жыл бұрын
Abdikarim Ibrahim cod what’s up ah ayaanku hayaa lakin waanka xishooday inan KZbin soo gelliyo... geel hor weyn.. ayaa loo yaqaan heesta
@abdikarimmohamed3881
@abdikarimmohamed3881 4 жыл бұрын
Ahmed Ali thanks 🙏
@khalifaboyzfc395
@khalifaboyzfc395 4 жыл бұрын
Heesta waxaa layiraahda 'hinganaya'
@twirlbladeeeeee9608
@twirlbladeeeeee9608 3 жыл бұрын
Bashir soofe
@fartunjibriilali4283
@fartunjibriilali4283 3 жыл бұрын
Ammo maryan💛💚💙❤👄👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💟💟💟💟💞💞💞💞👏👏👏👏👏👏
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 4 жыл бұрын
MARYAN I LOVE YOU
@khalaffaarax2909
@khalaffaarax2909 11 жыл бұрын
Abdihakim iyo Bashiir abdi soofe AWOOWE heestoodu marnaba caadi maaha. bashka sxb qeybtaada aad ayaad ugu fara yareysatey, abdixakim waa faanan hore balse adigu eedadeen soo dhaweynteeda aad ayaad ugu guulaysatey qeybtaada bro. waa khalaf dk, waad garan kartaa ,bro
@mohamuudabdulahi113
@mohamuudabdulahi113 5 жыл бұрын
❤️🙏2019 October 6
@twirlbladeeeeee9608
@twirlbladeeeeee9608 3 жыл бұрын
Well done abo
@kir1kac2kod3
@kir1kac2kod3 13 жыл бұрын
Ahsan cod Music Fanan Miro Wacan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Good mom
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 5 жыл бұрын
Heesta wu qaadayo Awoowe. Magaceeda ii sheega walalayaalow.😭
@Oldisgold48
@Oldisgold48 5 жыл бұрын
Soodhiib waraaqaha ama waris kuqor
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 5 жыл бұрын
@@Oldisgold48 May mahan taas wllo heesta fanaanka labaad u qaadayo sheegaya. Ee Awooowe la leeyahay.
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 5 жыл бұрын
@Guduudow Goobbe Haye wllo waa raadin. Thanks.
@abdibidhaan1664
@abdibidhaan1664 4 жыл бұрын
Tubeec aya qaadi jiray allaha unaxariste hinqanaya
@barefootprofessor3455
@barefootprofessor3455 3 жыл бұрын
Hinqasho, Maxamed Saleebaan tubeec
@lascanodsaaxdheer
@lascanodsaaxdheer 11 жыл бұрын
woow wa sanadkee tolow
@hargeisawi77
@hargeisawi77 2 жыл бұрын
Heesta yaa qaada sidaa baxaraasfkii dhirta ugu saraysaa
@MsMublack
@MsMublack 13 жыл бұрын
axla cod iyo hees cadimahan a
@mahdiubaxside3133
@mahdiubaxside3133 7 жыл бұрын
inkasto tubec LA keeni Karin waad keentay wlhi
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 Жыл бұрын
Heesta awoowe qaadayo magaceeda iisheega
@cqanikhamiis2771
@cqanikhamiis2771 9 ай бұрын
Side geel horweynoo
@qorane10
@qorane10 12 жыл бұрын
AXYAAA MURQAAAN 571 AYAA LAYSLA DHACAYAAA
@EngAbdirahimHOsman
@EngAbdirahimHOsman 2 жыл бұрын
Who is watching 2022
@atooraha--x1982
@atooraha--x1982 5 жыл бұрын
Waxaan dhageesanayaa anigoo marqaan eh axaxaxaxa
@xasancisman7021
@xasancisman7021 5 жыл бұрын
Cabdi kariim rfggttt
@xasancisman7021
@xasancisman7021 5 жыл бұрын
Cabdi kariim riwaayad
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@malaak1
@malaak1 13 жыл бұрын
tuneeeeeeeeeeeeeeeeeee.sweet tune
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 2 жыл бұрын
Sida geel horwaynoo Berya hawdka jirayoo Oo Kob caleenliyo kayn hiigle waayoo Hanfi iyo kulayliyo intuu habaqla soo maray Lasoo taagay haradoo Hees uun maqlaayoo Loo qaaday hoobeey Ayaan hadba hinqanaya. I tried lol.
@mohaamin1099
@mohaamin1099 8 жыл бұрын
vivo awoowe halis waaye tubeec xasuus
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 4 жыл бұрын
MARYAN MURSAL ISSA INTERESTED TO SLEEP WITH YOU WHEN YOU ARE READY OR WHEN YOU ARE HAPPY
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 4 жыл бұрын
ILOVE YOU INTERESTED ALWAYS YOU HAVE SEXY VOICE LEGEND SINGER MOM MARYAN MURSAL ISSA
@cibaado100
@cibaado100 13 жыл бұрын
ala islaantu maba naxayso ilaa sigaarbay dadaaa ku cabaysaa bisinka hana soo marin alah haku soo hadeeyo.
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 5 жыл бұрын
07:00
@khalaffaarax2909
@khalaffaarax2909 11 жыл бұрын
ABDIHAKIM XAASHI WAA WALALKII IIGA WEYNA, AWOOWE SXB ADNA SXB QAALI AH AYAAD TAHAYE, AAD AYAAD EEDO MARYAN USOO DHAWEYSEEN, GOBANIMO,
@fatihfatooh1021
@fatihfatooh1021 8 жыл бұрын
Igu caawi wl, heesta uu Abdihakim (Raaxeeye) qaadaayo, magaceeda. mahadsanid.
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 7 жыл бұрын
Fatih Fatooh heesta a/abdihakim qaadayo magacedhu waa macan Badhan hhhhhhhh
@mjjariiban
@mjjariiban 6 жыл бұрын
Heesta magaceedu waa “soo dhiib waraaqaha”
@jacquelinecastillo940
@jacquelinecastillo940 5 жыл бұрын
Sayruuq la saanyaday baa la dhahaa bowe
@bashexood7551
@bashexood7551 5 жыл бұрын
Heesta waxa la yidhaah soo dhiib waraqaha
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 4 жыл бұрын
LEGEND SINGER ALSO SHE HAVE SEXY VOICE
@gureeybaadi8320
@gureeybaadi8320 8 жыл бұрын
fadhi culus igadheh
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Wwww
@mohamedelmialikkk2387
@mohamedelmialikkk2387 8 жыл бұрын
hoooy hadmu ku heli doonaa
@maramehukatti
@maramehukatti 12 жыл бұрын
mitä vittua?
@abdulaziizabiib4690
@abdulaziizabiib4690 2 жыл бұрын
TTC
@SoldierGirlSsc
@SoldierGirlSsc 13 жыл бұрын
lol
@raxmuuniahmed1237
@raxmuuniahmed1237 11 жыл бұрын
acudubilah way is cebeysay duqda maryan mursal niman dhaxdooda sigar ku dhax cabaysa kadib laso dubaaa acuuudki
@Qoordheere.
@Qoordheere. 12 жыл бұрын
ciyaaalka xaafda iyo maamadeena ahaa ka baashaala aqyaarta
QAACI -P3.avi GEESGUUD MUSIC
15:12
shiino1000
Рет қаралды 49 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Cabdi Tahliil Warsame Ahun | Heesta Kibirow Ha Jabin
8:12
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 9 М.
QAACI.flv . AAD U MACAAN  GEESGUUD australia malbon
14:53
shiino1000
Рет қаралды 381 М.
New Somali Song Kaban "Faraanti" Xanfar Yare
7:20
Rageediifilms
Рет қаралды 622 М.
Qoomaal iyo Maryan Mursal
8:53
mudaneiid
Рет қаралды 3,4 МЛН
Beri Hore
10:15
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 1,8 М.
JOWHARA LUULA  by Xeedho
5:06
Madaale Productions
Рет қаралды 318 М.
HEESO QARAAMI XUL AH AAD U MACAAN BEST GEESGUUD
43:41
shiino1000
Рет қаралды 251 М.
SAHRA HALGAN & NAASIR BASHIIR Jawhar & lulu
4:58
Burcodad
Рет қаралды 124 М.