Qaaci Show | Muxiyadiin Geele & Ayaan Heebaan | Astaan | 2020

  Рет қаралды 49,991

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Martida: Ayaan Heebaan
Muxiyadiin Geele
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
C/raxmaan muuse
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD 2020.

Пікірлер: 51
@KISTATV
@KISTATV 4 жыл бұрын
Caawa legend baa heesaaya waa fanaan, kabaniste, abwaan, iyo nin aad u cod macaan. Nin culus oo aan aad u jeclahay gacantiisa kabanka. Esh qiyaasak
@Ahmed.q17
@Ahmed.q17 Жыл бұрын
I am Sudanese and one of the fans of this fantastic program. We need a breif translation for these songs.
@rabbipopanzfirlefanz3973
@rabbipopanzfirlefanz3973 Жыл бұрын
We're one ppl love to Sudan
@grdaudabdi2506
@grdaudabdi2506 4 жыл бұрын
Yaaslaam afkaako caano lagu qabay qaaci shaw caawa uun baan idin haynaa allaylee marti culus dadkii fanka keenteen fadlan wax badan ka qabta fanaanka
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Wow wow😍😘👏❤🌹 bless him a real artisti. Thanks for reviving our music and our heritage.
@ibroeverythingnew1337
@ibroeverythingnew1337 2 жыл бұрын
Eesh qiyaasak Show. Walee qaaci show hirgalay. Ayaan Heebaan(rabigeena xaakima ee xilo iiga kaa dhigay baan, kunjeer ku xamdiyaa). Heeso loo baahnaa ayey noogu madadaaleeyeen.💐🎁🎉
@zakariyambillow1150
@zakariyambillow1150 4 жыл бұрын
Yaa Waduud... Yaa Habiid Legends of the Legends 🎉🎊🎊🎊🎉🎉🎉 The Best Qacii Show.
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 2 жыл бұрын
Weeynow wax lagaama jirin ee wanaag iixigsii waxyeelada ee...sixitaan
@ismailabdi3239
@ismailabdi3239 2 жыл бұрын
Wow koox jirta ishcalla music macan
@mohamedomarainte8103
@mohamedomarainte8103 4 жыл бұрын
Dadka leh heesaha dumarka, ragna maqaadeen laxanka heestaan waxaa ladhahaa “Riiftoon” waxaana lahaa asal Aun xudeydi waana qaraami fanaanin badan rag iyo dumar wada qaadeen
@amendaadaa1936
@amendaadaa1936 4 жыл бұрын
Axyaa geele macalinkayga muxiyadiin geele Alle ha Ku dhowr
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 4 жыл бұрын
Waaw! Muxuyidiin Gelle waa mid ka mid ah kuwa ugu gacanta macaan ee kabanka tuma.
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Aun xasuusti Boqoradii codka Sahra Axmed Jaamac ( waa qaali caashaqu )
@omaregal164
@omaregal164 3 жыл бұрын
Heestaa qudha ee sahro Axmed malahayn copy ayeey ku qaaday heesta ninbaa lahaa waaxan qaadi jiray Axmed naaji sanad sidaas u ogaw
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 4 жыл бұрын
Geele nin culus wan ku wataaa lagend
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 2 жыл бұрын
Sahra ahmed alaa ya rahma
@hanadnuune6088
@hanadnuune6088 4 жыл бұрын
waxaa la yiraadaa muxudiin maxamed ibraahin muxudiin geeljire waa reer jowhar waa fannaan buuxa dhalashdiisu waa reer buula barde jareer makanaa waa ehelka fanka waqooyi galbeed
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Jareertu waa fannaaniin iyo ehelka fanka, Shamuuri, Awees Khamiis Mabuto, Ahmed Noor Jaango, Daa'uud Ali Masxaf, iwm, dhammaan meel sare ayey ka gaadheen fanka Somalida , loogana ixtiraama Somaliland
@Caliya2020
@Caliya2020 3 жыл бұрын
Mashallah mahadsanid walal inay somaliland ixtiramto way u qalman
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 жыл бұрын
Hargeisa Hoyga Fanka Umada Soomaaliyeed 💯💯💯💯💯💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤Soomaaliland. Guul.iyo.Gobanimo.💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤
@Caliya2020
@Caliya2020 3 жыл бұрын
Muxiyadiin iyo Ayan ❤💞👍👍
@mohammedbashir6725
@mohammedbashir6725 4 жыл бұрын
heesta qaabiilba haabiil markuu qoonsadu dilyee anigoo sahra axmed ayaaban u aqaanay inay qaadee heesaha dumarka raguna miyey qaadaan taa halayga sheego asxaab cidiigii igu dhaanta ee sahra ku maqashay waan idin salaamay somali wayn dadkii layga beerow sharaf iyo cisi ku noolaada insha allah waan ka bixi dhibta ina haysta waynu la tartami aduunkee oday ku sugan bayer munich germany oo qaraamka iskaga tuurta weeyee 24/7/2020
@mohamedkahin9272
@mohamedkahin9272 4 жыл бұрын
Kaliged may qadin ee axmed najina wu qaday dadkale wan kumaqlay mohamed bashir
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 4 жыл бұрын
Sahra Axmed heesta malaha waa looga horeeyay sxb
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 4 жыл бұрын
Dee hees ku wa hees ereyadu ay furan yihin oo ay rag iyo dumar ba wada qaadi karaan, heeskan allaha u naxarisite cali sugule ba laha wa hees fanaan rag iyo dumari wada qaadeen sida heeski cara edeg ee axmed mooge qaaday sahrana ay ku luuqeyso
@omaregal164
@omaregal164 3 жыл бұрын
Heesta qabiilba haabiil sahro copy ayeey ku qaaday waxaa horay u qaaday Axmed naaji sacad waana hees banadiri iyada iyo qufac iyo jacayl oo khadro qaaday waxaay ka copy yeen Axmed naaji
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 3 жыл бұрын
Caadi macan
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 4 жыл бұрын
NIN CULUS BAAD KEENTEEN MAANTA😍
@ahmedmoh1741
@ahmedmoh1741 4 жыл бұрын
Cajiib
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 4 жыл бұрын
Wixii hore quba
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 4 жыл бұрын
Qaaci show ku xirnoo
@mustafelamo
@mustafelamo 4 жыл бұрын
Music jecel
@cadaala_filims
@cadaala_filims 3 жыл бұрын
Waaaaaw Halkaan waxaan ku arkaa heestii Qaddar dhacay Sahra Axmed Cajiiib. Waaa qiiro caashaquye Wey khasaarinaayaan Waa mid ka mid ah heesaha Sahra Axmed aan ugu jeclahay Lyrics kzbin.info/www/bejne/hGTJmYKXmLaBbtU
@munaruushofficial1175
@munaruushofficial1175 4 жыл бұрын
Wow codka ayaaan wa la yabey qrx ku so celiya
@hanadnuune6088
@hanadnuune6088 4 жыл бұрын
astaan kuwa xamar jooga ayaa qatar ah heesaha wey sugaayaan
@engabdirahamanomar6565
@engabdirahamanomar6565 3 жыл бұрын
@@hanadnuune6088 mxd kawada heesahy sugayaan ?
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 4 жыл бұрын
Fadlan subscribe iisaar
@ilyaasmohamed6678
@ilyaasmohamed6678 4 жыл бұрын
Hi
@shabakadawarbaahintaafrica1409
@shabakadawarbaahintaafrica1409 3 жыл бұрын
heesta qadar dhacay waxaa hore u qaaday axmad naaji sacad link-gaan ka daawo heestaas oo axmed naaji qaadayo kzbin.info/www/bejne/a4nQgJl6prB9qNk
@shabakadawarbaahintaafrica1409
@shabakadawarbaahintaafrica1409 3 жыл бұрын
heesta qadar dhacay waxaa hore u qaaday axmad naaji sacad kzbin.info/www/bejne/a4nQgJl6prB9qNk
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Miyaanu geeska fadhiyi jirin waxbuu. .tumi.jiray
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 жыл бұрын
Please improve your music skills
@adammursal4106
@adammursal4106 4 жыл бұрын
I think you don't know who the musicians are. Abdinasir Macalin is here.
@akhi2k349
@akhi2k349 4 жыл бұрын
Are you crazy? These are one of the best musicians ever. CABDINASIR MACALIN!!!
@somaliland1885
@somaliland1885 4 жыл бұрын
idinkama gadna labadani cawa reer qaci show 👎👎👎👎
@adammursal4106
@adammursal4106 4 жыл бұрын
Fanka iyo codka ayaanad waxba ka aqoon. Kuyar oo timihiisu kala dheer yahay ayaad doonaysaa iyo tu yar oo imika uun cusub. labadan qof ee waayelka ahi codkoodu waa heersare.
@adammursal4106
@adammursal4106 4 жыл бұрын
@Zbpily Geele waa nin heesaa ah oo hadana musician ah.
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@nasiradahir3194
@nasiradahir3194 4 жыл бұрын
Is Weydii Waa KuMa Muxiyadiin geele Horta
@ducalesalmaan2975
@ducalesalmaan2975 4 жыл бұрын
Muxuyadiin Geele waa fanaan cod macan oo waliba tumusta cuudkaa Raaga hada ugu haysta Ah codna ilaahay siiyaay heesta .waarabuhu isaga laxanka midhaha codka tuumiista cuudkaa intaba leeh wu yaryahay nin fanaana oo intaso talanti laysu Raaciyay marka ninkan Aqoon u lahayne.faladagan haa iska dawado iyo yarta Baladhan
Qaaci Show | Nadar Cilmi & C/qaadir Qiiq | Astaan | 2020
30:38
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 63 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 8 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 142 М.
Xaliimo Sacdiyo Heesta | Awr dhigo la' | Astaan Music 2020
6:02
Astaan Music
Рет қаралды 26 М.
Qaaci Show | C/risaaq Siciid & Najax Mawliid | Astaan | 2021
31:07
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 510 М.