Qab Iyo IIL

  Рет қаралды 212,964

RIYO FILMS

RIYO FILMS

Күн бұрын

Qab iyo iil, “Pride and Grave”, is a short film set in a sleepy Somali village about the civil war.
It focuses on the story of an elderly man, Guuleed, who refuses to be part of the raging clan warfare.
After a militia takes over his village, Guuled refuses to identify the clan he belongs to and insists he is simply a Somali.
As the civil war gathers steam, Guuleed’s son is recruited by the militia to defend the village against other clans.
This leaves Guuleed with the task of protecting his young grandson and educating him about the negative aspect of the clan system.

Пікірлер: 826
@zakariamohamed6771
@zakariamohamed6771 5 жыл бұрын
Cawki Allah u naxaristo inta jacel samaha like ta isaara
@hal-abuursidiiq2761
@hal-abuursidiiq2761 5 жыл бұрын
Rabow cawke unaxariiso axmed xasan cawke rabow unaxariiso
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 11 ай бұрын
4sano kadib ayaan fariintan kuusoo qorayaa zxb wxaan filyaa inaad fcnthy guulayso
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 4 күн бұрын
Illahay naxaristisa jano haka warabiyo
@AbdullHussein-e6t
@AbdullHussein-e6t 28 күн бұрын
Who is watching it 2025 😢
@Tazniim888
@Tazniim888 27 күн бұрын
Hadan tiktok ka so arkay
@CiseMohamed-p1b
@CiseMohamed-p1b 23 күн бұрын
Me😢
@filmcartoonmovies3262
@filmcartoonmovies3262 19 күн бұрын
Me
@AbdiraufAbdifitah
@AbdiraufAbdifitah 19 күн бұрын
😢😢
@rahamamahamoud8921
@rahamamahamoud8921 18 күн бұрын
🙌❤️🦋
@maarre8316
@maarre8316 5 жыл бұрын
Walahay indhahayga ilmaa ka timi waa Film Dareenkayga bedelay, Illahay naxariistii janno haka waraabiyo Aabbe Axmed Xasan Cawke. Axmed wuxuu Waalid u yahay qofkasta oo damiirkiisu nool yahay, kuwii janadda ku kulma rabbi haynaka yeello. 😭😭😭😭😭.
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 5 жыл бұрын
Mohamed Maarre aad iyo aad
@ikraamdeeqa6756
@ikraamdeeqa6756 5 жыл бұрын
Aamn yaa Allah
@najmanaaleeye5640
@najmanaaleeye5640 5 жыл бұрын
Mohamed Maarre amiiin amiiin yaarab 🤲🤲
@josephphores4369
@josephphores4369 5 жыл бұрын
Aaamen aaamein
@shukrisharaf9679
@shukrisharaf9679 5 жыл бұрын
Ameen ya Rabbi
@SalmoXasan-n4w
@SalmoXasan-n4w 23 күн бұрын
Anyone 2025 still its same sitaution i'm sorry wlhi😢😢
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 22 күн бұрын
😢😢😢
@mohxofficiel9457
@mohxofficiel9457 22 күн бұрын
That's is first time 😮😢
@shinecali8281
@shinecali8281 22 күн бұрын
Waka bixi doona qab-ill
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 20 күн бұрын
Insha allah we will be ok soon
@sacdiamohamud398
@sacdiamohamud398 19 күн бұрын
Dhibk laguma waarayo
@ismahanwarsame27
@ismahanwarsame27 5 жыл бұрын
I pray and hope one day we us Somalis we can go back home and love each other with pure hearts. Stay together without Tribalism and leave like anyother country in this world 🌍. 💔😭😭
@Waayo_Arag
@Waayo_Arag 5 жыл бұрын
I will pray for Somali people
@quickinspiration1636
@quickinspiration1636 5 жыл бұрын
May Allah accept your prayers dear😥
@muzamilabdinoor569
@muzamilabdinoor569 5 жыл бұрын
I.a
@ZackyJamel
@ZackyJamel Жыл бұрын
Ammin sister ❤
@PathtomeetAllah
@PathtomeetAllah 17 күн бұрын
Ameen ya rabbi
@kingleedo5280
@kingleedo5280 5 жыл бұрын
12.10.2019 Cidii iga daybaysa like isaara Somali Nimadaa Nadeeqda
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 11 ай бұрын
War sthy ma nooshahay zxb ❤❤
@MaymunMustafe-ms9lx
@MaymunMustafe-ms9lx 28 күн бұрын
Anaaba daawanaya 9/1/2025😊
@FarxaanMaxamed-g9j
@FarxaanMaxamed-g9j 28 күн бұрын
Manta ma dawatay ani hda dawa na yaye😂​@MaymunMustafe-ms9lx
@abdirahmaansagaale5937
@abdirahmaansagaale5937 5 жыл бұрын
Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo bal fiiri siduu inanka yar wax ufahansiinayo allaw soomaliya quluubtoda kasifee qabyalad
@ayanmohamed3178
@ayanmohamed3178 5 жыл бұрын
Bilowga ilaa dhamaadka waa ooyaayey ilahow Somali qabyalada kagow 😢😢😩😭😭🇸🇴 Somali waa hal☝🏼ee labo maahan only ☝🏼
@xudeyfamohamad6971
@xudeyfamohamad6971 5 жыл бұрын
Abaaa fuuur o qarax wanjeclahy qofka marku oynayo wlhi
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 5 жыл бұрын
@@xudeyfamohamad6971 *adigoo kle waa qofka sida foosha xun ugu tagi lahaa adunka somalida adigo kala ku jira dameer*
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 5 жыл бұрын
*Somalia inshaa allah gool waygari donta waa ayna wada hashiin donta*
@xudeyfamohamad6971
@xudeyfamohamad6971 5 жыл бұрын
@@maxamedmuuse5026 Soomali wa wada murtadiin iyo munafiqiiin ila alle losolabanayo o kutubka lagudhaqayo kuwa galoobay o muslim ka nalasheganayo ashahadka looqabto gulmajirto Qarax iyo dilal dhimasho wey socon donta ilaaa iyo aqiro
@maxamedmuuse5026
@maxamedmuuse5026 5 жыл бұрын
@@xudeyfamohamad6971 subxaana allah ilaahay ka cabso oooo toobadkeen soonalidhan aaa😧😢😢 adiga somaali matihid miyaa
@halimasultan03
@halimasultan03 23 күн бұрын
This is a very heavy, straight to the point film! Why isn't it more widely known. It needs to be shared more.
@triplehgacalka9601
@triplehgacalka9601 4 жыл бұрын
Ahmed Hassan cawke allah haunaxariisto wuxu aha nin qaali ah
@hamdahanadi539
@hamdahanadi539 5 жыл бұрын
Cowke waxuuu shakhsi aad u wanaaagsan oo dadnimo iyo wanaag leh in aaanu dhiman markaan arkba wn ku farxiy jiray allow iska Daa cowke isku waaa ayaaame geeridu haku iloowdo waxuuu shakhsi aaan aad u tageero aan jeclaaa mantana wuu igana hooseya alle naxariista jano haka waraabiyo kuwii janada ku kulma haynaga dhigo amen
@abdisamad4so
@abdisamad4so Жыл бұрын
Waaaaw So amazing dhan walba ✅Codka ✅Iftiinka ✅Camera angles-ka ✅Scriptiga ✅Acting characters ka Waa flim yaroo kooban fatiintiisa aad u quurx badan i liked really Team Riyoflims iyo kabtan Ahmed Farah 🙏
@sayidmaslah5951
@sayidmaslah5951 19 күн бұрын
Who is whaching 18/1/2025😢
@AnnoyedCornflowers-kb1hz
@AnnoyedCornflowers-kb1hz 19 күн бұрын
Same pro😢😢
@FahiimoCumar
@FahiimoCumar 7 күн бұрын
30 1 2025😂
@Baariyowjunior
@Baariyowjunior 4 күн бұрын
31😂​@@FahiimoCumar
@muqadim7858
@muqadim7858 5 жыл бұрын
😭😭😭😭 Alle s.w haina wadha tuso wadadha saxan. Alle s.w haunaxariisto aabe Ahmed Xasan Cawke amiin ya Allah🤲
@slim4hunnid842
@slim4hunnid842 3 жыл бұрын
Amiin
@Azozrashi
@Azozrashi 5 жыл бұрын
Inta dhimatay oo muslim ah allah unaxaristo Qabiilka fidnadiisa allah naga qabto
@ayanmohamed3178
@ayanmohamed3178 5 жыл бұрын
Amiin walal
@halabuurck35
@halabuurck35 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto weriye cawke iyo intii dhimatay inagana ha innooga daba naxariisto
@hafidproduction4279
@hafidproduction4279 5 жыл бұрын
Ninka qoriga wata: wan ku dili Cawke : Hadaad i disho intad i raacdo miyad i cadaabi.? Ninka qoriga wata: maya Cawke : hhh o hada ma dil baa kaasu? Xasuus aan duugoobi doonin cawke raximaka lah
@salimbulle3183
@salimbulle3183 5 жыл бұрын
Ilahay haunaxariste halyey Axmed xassan cawke meel wanaagsan ayad dhigay arinka qabiilka iyo dhibatadisa
@mahadahmed6836
@mahadahmed6836 5 жыл бұрын
"Hadaad i disho intaad i raacdo miyaad i cadaabi kaasi dil maaha ee maruun baan dhiman lahaa" waa hadal wax ku qaadasho leh somali wey is gumaaday oo imika (2019) ayey reer reer isku dilayaan bal maxay kala faaideen ayaa is weydiin leh Alle ha u naxariisto axmed xasan cawke iyo qofkaste oo somali ah oo xaq darro lagu dilay
@abdisamedmohamudali1311
@abdisamedmohamudali1311 5 жыл бұрын
Waa Film runtii Markii Aad dawato darenkaga Io shacurtada qofnimo Aad Uu Isku badalayo. AUN Ahmed Hassan cawke shakhsi somali-nimaddu Ku wayntahay bu ahaa, Dadkiisa Io Dadkiisana Dhaxal wara Uga tagay, Naxariistii jano Allaha Ka waraabiyo. Janatul Fardawsa banu Eebe Kaga barinay. SOMALIA🇸🇴🇸🇴
@yusufabdirahman7474
@yusufabdirahman7474 4 жыл бұрын
Cawke: miyad dashay awow? Guled: may. Cawke: hayga dalin awowe wan kugu oga orodka.😥 Ilahaw awowe Cawke unaxariso.🤲😪
@apdihakemomer2084
@apdihakemomer2084 5 жыл бұрын
May Allah grant you janatul fardaws al aclaa awoowo Ahmed Hassan Awke
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 5 жыл бұрын
filmka 4 sano ayaa la sugayay nasiib daro wuxuu soo baxay cawke oo geeryooday ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo.
@ismo_official
@ismo_official 5 жыл бұрын
Zxb filimku ma inatanuu ka kooban yahay
@somnewtech324
@somnewtech324 5 жыл бұрын
waa film qiimo badan runtii director ahmed farah iyo teankiisu shaqo ficn by qabteen jazakalah allena ha u naxariisto halyeygeenii ahmed hassan awke alle janatu firdowsa ha geeyo
@Waa_walaalka
@Waa_walaalka 23 күн бұрын
waa filim ka hadlaaya dhabta waana arin ubaahan in soomaalida kuwooda dhulalka isku dila anaa leh iyo anaa leh weliba dhulalkaasi yihiin kuwo aan biyo iyo baadba laheyn ilaahow qalbiyada dadkeyga soomaaliyeed isjecleysii maantaba❤ #Jaceyliyonabad😢
@walalahafilms1502
@walalahafilms1502 5 жыл бұрын
Wlh waa filin qiso dhab ah xambaarsan 😭😭 Allaha ku naxariisto AABE COWKE AMIN AMIN AMIN 😭 Oo hadaad idisho miyaad i cadaabaysaaa 😭😭
@odaybahal6935
@odaybahal6935 4 жыл бұрын
Axmed xasan cawke illaahay naxariisti jano haka waraabiyo qabrigana illaahay ha u waasiciyo. Waxuu hakdoorkii soomaaliyeed iyo indhar garadkeenii garab weynoo naga maqan weeye. Qalbiyadayada kama baxeysid waanan ku xasuusan doono
@zackomarr
@zackomarr 5 жыл бұрын
Ilhay cawke naxriisti jano haka waraabiyo Walahy waa film qiiro xanbaarsan iyo xaqiiqo Thanks for Riyofilms
@zackomarr
@zackomarr 5 жыл бұрын
@Salaad Shaaciye oo cawkaba garan mayasid KZbin ka karaadi ada arki doone
@Samatare-l9u
@Samatare-l9u 5 жыл бұрын
Adoo heleya 14milyan oo kula mida mxaad 4kun iskugu soo koobi 😞😞😭
@abulabasibnadam622
@abulabasibnadam622 4 жыл бұрын
Soomaalidu 14 milyan aad bay uga badan tahay. Soomaalinimadu maaha Soomaaliya inaad kasoo jeedo.
@adandoliyow9677
@adandoliyow9677 5 жыл бұрын
Runtii Wa filim Dareen Gooniya xambarsan Qabyalada Waa waxa ugu xun oo Somali Wali isku leeneyso Cawke Rabi janadi kuwii ku kulmo hanaga dhigo
@AnathHajji
@AnathHajji 28 күн бұрын
Wllahi film kaliya mhn 😢😢
@hodanabdala7161
@hodanabdala7161 5 жыл бұрын
Allow qabriga u wasici cawke yaa allah wlhi intaan daawanayay ilma iga socotay
@ahmedkheirabdi4232
@ahmedkheirabdi4232 5 жыл бұрын
Alla Aaamin Ma iisho Kalmad dhaxal gal ah ; kolkii aaan dhamysty wxaaaba isbedelay dareenkyga oo dhan ilmada ayaaaba dhabanada ii soo dhaaftay ; Allaha u raxmado Weriye Ahmed COWKE qaabka uu u jilay iyo hanaan hdlkiisa ayaaaba waxba la siisan karin Alle janadiisa haku irzaaaaqo.
@mohabshir9864
@mohabshir9864 5 жыл бұрын
Aynu u wada ducayno marxuun maxamed xasan oo ku magacaa dheraa "cawke" allah ha kuu naxariisTo,Janatu fardawsana ha ku geeyo.
@mo.rage1075
@mo.rage1075 5 жыл бұрын
,waaa kuma zxp
@ishra252
@ishra252 5 жыл бұрын
Mohamed Raage ilaahey baa boqoraa lkn nin murxuum boqora buu ahaa wll
@ishra252
@ishra252 5 жыл бұрын
Mohamed Raage allaha unaxariiste
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Sax walaalo janada alla ha geeyo
@wiilocabdul6383
@wiilocabdul6383 5 жыл бұрын
AAmiin yaa allaah
@Fuadapdillahimuse23
@Fuadapdillahimuse23 18 күн бұрын
Jilin kii ugu wacnaa Allah yaa raxma cawke ilahay naxaristii jano hakawaraabiyo
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
Cawke iyo Hereri si fiican bay u jileen ilaahay haku naxariisto cawke
@abdifatahmohamed6834
@abdifatahmohamed6834 5 жыл бұрын
Allah jantul fardowza ha ka waraabiyo Ahmed Hassan Awke amin
@beerlulazulthan1463
@beerlulazulthan1463 5 жыл бұрын
Ilhaw somali midee😭😭Alleh hakuu naxaristo cawke 😭😭😭😭😭😭
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 22 күн бұрын
amiin
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 5 жыл бұрын
Flim qiimo badan kana hadlaya arin run ah oo ka dhex taagan qabiilada soomalida ahmed Hassan cawke alle hakuu naxariisto waxaad ahayd hormood dhinac kasta ah
@basheybsb7919
@basheybsb7919 5 жыл бұрын
This is the reality. May Allah grant CAWKE Jannat-ul-Firdows. May Allah bless our country with Peace, Love and Harmony. May we ALL unite.
@daahiryareofficial2414
@daahiryareofficial2414 5 жыл бұрын
Ilaahay Naxariistiisii Janno haka waraabiyo Axmed Xasan Cawke
@abdiqanicaano7608
@abdiqanicaano7608 5 жыл бұрын
Ax waa dhibaatada qabyaalada waana barnaamij murugo leH Illaahay haw naxariisto axmed xasan cawke
@noonehashiofficial5792
@noonehashiofficial5792 4 жыл бұрын
Allah u naxariiso Aabe Axmed xasan Cowke 😰😥😥
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 5 жыл бұрын
Waa filim Ka hadlaya xaqiiq taagan dhabtiii Waad ku mahadsantihiin qaabkan wanagsan ee loo doluubay kolay axmed faarax ayaa duubay baan filayaa
@shukrisharaf9679
@shukrisharaf9679 5 жыл бұрын
OMG wlhi wan la ilmeye this is very emotional 😭
@Saad-ds6lu
@Saad-ds6lu 5 жыл бұрын
Aad io aad wlhi
@mohamedtell7925
@mohamedtell7925 5 жыл бұрын
Alle naxriisti jano haka waraabiyo cawke aamiin dha😪
@maxamadcismaancalidhowmo8675
@maxamadcismaancalidhowmo8675 5 жыл бұрын
swd
@DauusAli
@DauusAli 16 күн бұрын
Wax is badelay ma arko ana waku garaad sadey ilmahyganaway arki doonan miya😭21/1/2025
@abdihakim2158
@abdihakim2158 5 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo ahmed xasan cawke wa film qiiro iyo dareenba leh
@muscabkingboy1374
@muscabkingboy1374 4 жыл бұрын
Wllhi kani waa film manshallaha Somalida haday iskaadyan qabilka Hormar may garilahay Marka somaaliyay isakadayaa qabilka Keep going riya film
@sollywoodmovies9219
@sollywoodmovies9219 5 жыл бұрын
Filim qiimo badan oon sanado sugaayay runtii allah yarhamak cawke😔
@iftinaan1022
@iftinaan1022 5 жыл бұрын
amiiin amiiin
@mohamedyusuf1315
@mohamedyusuf1315 5 жыл бұрын
SOLLYWOOD MOVIES Ma inta kaliya buu ku dhanyahay mise qeyb kale aya sii dhiman
@sollywoodmovies9219
@sollywoodmovies9219 5 жыл бұрын
Filimka inaad tiyaatar ka hargeisa kasii daysaan buu ku wacnaa oo lacag lagu galo si masaakiinta loogu caawiyo cawkana sadaqadaasi way gaadhaysaa runtii waa Filim qiimo leh oo xaqiiqada ka hadlaya
@amarahmed2482
@amarahmed2482 5 жыл бұрын
Runti wuxu ah muqal ad u argagax iyo murugo badan alle hunaxaristo saxafi rug cada bu ah ahmed hassan cawke alle qabriga haku nuriyo jano fardawsan alle hakugu deqo
@farxanyonis7772
@farxanyonis7772 5 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto Adalkii alaw
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 5 жыл бұрын
😭😭waa film qiiradiisa wata oo xaqiiq katurjumaya illahey somali qaluubtooda ha isku soojeediyo illaheyna qaxarka iyo dhibatada hanagasaaro😢😫😭😭😭 Illaheyna cowkana qabrigiisa ha unuuriyo 😭 Allah aamin ma isho tasaa been ahey
@abdisamadsheikh
@abdisamadsheikh 7 күн бұрын
ALLAHA Unaxariisto Asaga Iyo intii Muslimiin Ahba Runtii Wariye Somaliyed Bu Ahaa
@QURXINTAGURYAHA
@QURXINTAGURYAHA 5 жыл бұрын
Allah YA RTAXMA CAWKE MY FAVOURITE SOMALI REPORTER EVER
@karimhasan8967
@karimhasan8967 5 жыл бұрын
Alle naxaristi jano ha ka warabiyo Cawke film wax badan dareensinaya umada somalida xaladeda ayu dhaxal uga tagay
@abdihakin3573
@abdihakin3573 5 жыл бұрын
Somaalay qabiilka naca😭😭😭cawke ilhey hku nxaristoooooo
@motrailblazer2234
@motrailblazer2234 5 жыл бұрын
Allah haunaxariisto Abdisalam iyo Cawke
@Royall113
@Royall113 3 жыл бұрын
Waaw nic adeer walhi aadbaan ugufaraxsanahay in aad soomali tahay wadanka walhi wuukuubaahanyahay adeer nolosha kuma ciisho aniga dadeedu waa 16sano waana kufaraxay walhi filimka coller iyo aditing ka iyo qisada iyo jiliinka intaba walhi wee iga gadantahay
@normanjinniboqor7063
@normanjinniboqor7063 5 жыл бұрын
Raxmatullaahi calayka Axmex Cowke janna fardowsa iyo raxmad badan kuwaar.
@farahsaed8329
@farahsaed8329 4 жыл бұрын
12 October 2020 waxn ka codsysanyaa cid kastoo iga danbysa iny uducayso axmed cawke rabi godka how nuursho 😭😭filmkn wlhy ilinta celin kariwayey
@muna_____somali
@muna_____somali 4 жыл бұрын
Ma ninka Filmka wxka jilaayaa
@muna_____somali
@muna_____somali 4 жыл бұрын
Allaha Unaxaristo 🤲🤲🤲
@sirabdifarh5826
@sirabdifarh5826 5 жыл бұрын
Ustaad Cawke alle ha u naxariizto
@Xirsi695
@Xirsi695 5 жыл бұрын
Wxn daawaday filmkan hordhiciisi markii la duubey Intuusan dhiman cawke Allah ha u naxariistee habn Baa lagu soo bandhigay barnaamijka hererri iyo haragysa habnkaas oo ay barnaamijkan kawada faalnyeen Ahmed hassan cawke iyo Abdisalaan Herri sikastoynahaataba waa film ka mida xusuusihii iyo Camlkii fcn ee cawke lagu xasuusan doono
@amrandagan2975
@amrandagan2975 3 жыл бұрын
Inta daawanaysa 2022
@PathtomeetAllah
@PathtomeetAllah 17 күн бұрын
Subhallah may Allah give him jannatul firdows
@Somalis
@Somalis 4 жыл бұрын
Dugsi Ma leh Qabyaaladi Waxay Dumiso Mooyaane, Dir dir la isu Laayiyo intaan Weerar Daba Joogno Ooy Dumarku Weerkii Sitaan Danabadii Waayey Uu sida Dureemada u yaal Meydku Dibaddiinna Wallee Doogsan Maysaan Haddaad Dunida Joogtaane,,, ABWAAN TIMACADE
@SurprisedCosmos-yn1vb
@SurprisedCosmos-yn1vb 13 сағат бұрын
Ilaaahay naxariistii jano haka waraabiyo cawke
@mohmedali4948
@mohmedali4948 5 жыл бұрын
Waa film qiimo badan , cidu anfacayo , cawkana alle naxariisti janno ha ugu deeqo e
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Ilmeeyay oo qiirooday.... Waa documentary aad looga shaqeeyay kana hadlaya xaalada Somalida ka dhex taagan .... Filinkan waxa soo baxay axmed oo wax yar mootan!!.... ~~ Axmed Xasan Cawke ~~... Aabe ilahay ayaa ciduu doono janeeya.... RabiH ayaan kuu baryaa Habeen iyo maalin.....~~😢
@mukhtarmasoud6692
@mukhtarmasoud6692 5 жыл бұрын
Waa Filim qiima badan runtii oo wax ku qaadasha leh haday soomali wax kuqaadanayso. Eebe swt haw naxariisto wariyihii qaaliga ahaa Axmed xasan Cawke
@adammursal4106
@adammursal4106 5 жыл бұрын
Laba arinba way iga oohiyeen markaa daawaday filimkan. Ta hore waa Cawke oo geeriyooday Ilaahay ha u naxariistee, ta labaadna waa filimka oo ku saabsan sida soomaalidu isku disho iyada oon waxba la isku hayn. Qabyaaladu ha dhacdo!
@user-vf3ux6xk1x
@user-vf3ux6xk1x 3 жыл бұрын
Why videogan 1 million loo gaarsiin waayay😭 Allah u naxariisto
@iqrajapriljr5909
@iqrajapriljr5909 5 жыл бұрын
Dugsi ma leh qabyaaladi Waxey dumiso mooyane😥😥😥ax allow ku naxariiso our legend cawke😥🙏
@amincabdixirsi4382
@amincabdixirsi4382 5 жыл бұрын
Ax ax ax wlaahi waan waan jidh dhicooday caadi baa u ilmaeyay qiso dhaba ayay ahay allle janatu fardowsa haku geeyo apwaan cawke 😢😢😢😢😢
@99yareX
@99yareX 5 жыл бұрын
Great film mashallah. Allah ya arxam to awkey
@cabdisalaanmaxamuud8090
@cabdisalaanmaxamuud8090 5 жыл бұрын
Walalayal dhamaanten baa wuu inaa waad tabty filken laakin qofkasta oo meshan ku jira amaa dawaaday filmken waxaa laga raba markaa ugu horeysa inu naftiisa ka ilaliyo ku dhaqaanka qabyaalada oo umarkasta naco marku arko kuwaa qabiilka ku dhaqmaaya abaa noqdenay kuwaa dad ugu dhow
@arahmanmohamet2803
@arahmanmohamet2803 5 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisto Momahed hassan cawke 😓😓😓😓😓😓😓😓💔qlbiydda somaliyeed mr wlpaa wn ku jirtaa 🌻🌻🌻😍😍😍🌼❤❤❤❤
@apdiqaniibrahim6262
@apdiqaniibrahim6262 5 жыл бұрын
Allahayow mr. Cawke u naxariiso wuxuu Suntanaa wanaag iyo Dun wanaagsan
@D-j46
@D-j46 5 жыл бұрын
Waa film xambaarsan micno dheer si qoto dheerna u hadlaaya İllah janadiisa haku irsaaqo cawke iyo intii muminiin ah
@cabdirisaaqdillaal2490
@cabdirisaaqdillaal2490 5 жыл бұрын
Alle yaa arxama raaximiin alle hawnaxariisto axmed xasan suufi cilmi iyo intii dhimateyba
@UgaazChannel
@UgaazChannel 5 жыл бұрын
Allah unaxariisto Axmed Xasan Cawke... amiin.. Taariikhda xusi doonta. Wuxuu mudanyahay in Taariikhdiisa lagu dhigo/barto Iskoolka.
@salmah3062
@salmah3062 5 жыл бұрын
Allah ha unaxariistee cawke halyey somali ka baxay ayuu ahaaa markii geeridiisa ly sheegy wxn mody in lygu yiri aabahaa ayaa dhinty
@hadiilchocola
@hadiilchocola 5 жыл бұрын
Waa maaalin jimce ah aynu u wada ducayno marxuuum cawke geesi naga dhintuuu ahaaa godka Lagu jane ilaaahow danbigiiisa dhaaaaf Qabriga u nuuuri janooyinkaaaga kuwa ugu saraysa gee yaa rapii Kitaaabkiisa midigta ka siiii maaalina yowmal qiyaaaame ilaaaahow janooyinkaaaaga gee yaa rabiiii isaga iyo intiiii muslimiim ah ba 🤲🤲😪😥😓😓😓🤲🤲🤲
@HanadIbrahim-f9o
@HanadIbrahim-f9o 26 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waan ka ilbixi weynay qabiil ilaa imika ayaan isu dilaynaa allaha u naxariisto awoowe Axmed xasan cowke
@MohamoudAhmed-i2c
@MohamoudAhmed-i2c 6 күн бұрын
Who is still watching 2025😂
@CABDIRASHIID-ro9uc
@CABDIRASHIID-ro9uc 6 күн бұрын
Hadaan daawanaa❤
@dariusstone6992
@dariusstone6992 5 жыл бұрын
I liked this Chanel for the acting and translation
@hodanhassan3014
@hodanhassan3014 5 жыл бұрын
Allaah ha kuunaxariisto runtii waa film dareenkiisa wata allow qabyaalada inaga madoobee
@maxamedmandeela8207
@maxamedmandeela8207 5 жыл бұрын
Inaalilahi wa inaa ilayhi rajacuun axmed qof ku wayaaan bulshada dhexdeeda wlhi waan ilmelmeyay alle qabyaldu xumaaa
@youngzidci4062
@youngzidci4062 5 жыл бұрын
Alle naxariiztii janno haka waraabiyo marxuum axmed xassan cawke
@abdishakurh84
@abdishakurh84 5 жыл бұрын
Cawke ilaahay haw naxariisto, wax badan baan dhowraayay filmkaan inaan daawado lkn runtii waa dhaxal uu uga tagay dadka Soomaaliyeed #KuFaanSoomaalinimo ilaahow qabriga u nuuri oo jannatul firdowsa ku soor aamiin thanks Riyo Films iyo Ahmed Farah
@danheinkel3790
@danheinkel3790 Жыл бұрын
This film is beautiful and heartbreaking. Who can tell me what Somali song plays in this movie? I think it says "dalkayga aniga kii ugu dawaayow"
@daauudsalaadofficial119
@daauudsalaadofficial119 4 жыл бұрын
Absolutely 100% caadi ma ahan filmkan qulubtennu badaaly
@bashirahmedgarane4892
@bashirahmedgarane4892 5 жыл бұрын
Illahay naxariistii janno haka waraabiyo axmed xassan cawke iyo musliminta inta dhimatayba
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
intan dawanayey ilin baa iga timid muuqalka😭wax jira ayuu ka hadley Cawke ilahay ha unaxariistee
@maxamuudducaale9934
@maxamuudducaale9934 5 жыл бұрын
Salaan bahda riyo films majira filinkan oo dhamaystirn hadu jiro xage laga helikara Mahadsanidiin
@abdisameduk2278
@abdisameduk2278 5 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxaristo axmed .ciddii waxfahmaysa uunbaa fahmysee.
@somalidamaanta6199
@somalidamaanta6199 5 жыл бұрын
Alle Ha U Naxariisto Axmed Cowke Janatul Fardowsa Alle haka Waraabiyo wlh wuxuu ahaa Nin Aragti Fog Dadkuna Ey aad u Jcel yhiin Waa Nin Adunka Sharaf iyo Cisi kaga Tegay Kitabkisa Gacanta Midig alle haka Siiyo Amiin Aamiin😭😭😭😭
@hanadali9173
@hanadali9173 5 жыл бұрын
😭😭aah somalaay waadka bixi dhibatada wlhi ishieyda ilinbaa buxda dhafisey ❣🇸🇴🇸🇴❣ ilahow somalia dhibta kasaar 🌏
@amingoad9216
@amingoad9216 5 жыл бұрын
Alle Qabriga ha u waasiciyo cawke iyo intii dhimatayba... Filim aad u qiimo badan. Soomaali alle haysu soo dhaweeyo .
@QueyJzoqozb
@QueyJzoqozb 18 күн бұрын
Axmad xasan cowke weriyi radio Muqdisho Weriya gaara madaxweyne Maxamed Siyaad Barre Nin qiima badan Ilaahey ha u naxariisto Soomaaliya oo mid ah lan lanku dhamaadAn
Balwo - Somali short film
22:34
Aleel Films
Рет қаралды 64 М.
SOORAAN IYO JAWAAN FULEY BEEN BADANAA RIWAAYAD CUSUB 2017 FULL HD
24:09
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 4,9 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Axmed xasan cawke
22:31
Xassan Xaabsade
Рет қаралды 68 М.
Ila qosolka Hargeysa iyo Hareeri - Waagacusub Tv.mpg
10:24
Somali Tv
Рет қаралды 426 М.
Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
26:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 136 М.
SH IBRAHIM NIN SOMALI KRISTAAN DHULKA KU JIDAY.
24:31
Toos Radio
Рет қаралды 277 М.
STAND TOGETHER
3:51
RIYO FILMS
Рет қаралды 86 М.
Taariikh:-  Soomaali yey tahey  taarikhda dhabta ah ee soomaalida
51:00
Mohamed Guled
Рет қаралды 722 М.
SOORAAN BALAAYO KULAHAA MA KUWII BAA KUGU HAYSTA ILA DAAWO WAXA MEESHA KA DHACAY
15:15
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН