Qadiijo oo oohin afka furatay suaalo aya laga weydiyay sababta ninkeeda ee u ceebeysatay

  Рет қаралды 16,426

KULAN 24

KULAN 24

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 5 ай бұрын
Maasha Allaah daahir waayahaan waxfiicanbaad sameysaa qabyaaladii waad nagadeysey
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Daahir illaahay ha ku barakeeyo cawe illaahay baa idin caawin
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 5 ай бұрын
Masha Allah inaadeero waad ka bixi doontaa waayaha adag. Dahir Alasow nin rag ah oo dhiig leh baad tahay wallaahi . Barigii hore waan kuu xanaaqi jiray laakiin waan kuu qiray in aad bulshada aad u taagan tahay waliba dadka baahan. Masha Allah Allah ha ku xafido. Walaalnimo waa lama huraan runtii.
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 5 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@billowabdi6346
@billowabdi6346 5 ай бұрын
Mahadsanid Sheikh Dahir Alasow. Wa arrin wanagsan
@aminaosman3469
@aminaosman3469 5 ай бұрын
Masha'Allah his arabic accent is perfect. He can work as interpreter in Muqdisho inshaallah.
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 5 ай бұрын
Masha allaah daahir calasow ninku hadu nin isaaq ah hadu alle ku siiyo illaasho wa gob goobi dhashay illaasho
@EbroEbro-el6ne
@EbroEbro-el6ne 5 ай бұрын
Dahir Culusow Fadlan magacayga waa Dr, Ebro hassa Canada Ottawa fadlan ninkan iyo xaaskiisa hawshiisa nagu soo wareeji.jawaab Degdeg ah ayaa kaa sugayaa
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 5 ай бұрын
OMG nin habaryoonis ah weeyaan waa nasab reer dooxa qadar buu ku dhashay.ha lacaawiyo familka.
@mouna3999
@mouna3999 5 ай бұрын
Wlhi wan oyaya ilahayaw umadada dharki
@ablaosman5962
@ablaosman5962 5 ай бұрын
Ninka waa Soomali Marti Maha❤❤❤❤❤
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 5 ай бұрын
Daahir gob gob dhalay danbigaa Allaha dhaafo
@abdinur6152
@abdinur6152 5 ай бұрын
daahirow maanta aragtay wadadii ugu fiicnayd ee janada ku gali lahayd ee sii wad gargaar ka umada. Iskana dhaaf mar mar ka qaar in qabyaalada aad ku fogaato
@AxmedcaliJaamac-z7n
@AxmedcaliJaamac-z7n 4 ай бұрын
Asc daahir waydii in xaaska turjumanka inaanu keeno putlan xukumada baa amankisa iyo shaqadisa inuu ku shaqaysto amaan Helo kasoo dhamayn from Ahmad Cali putlan asc
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 5 ай бұрын
Ninkani wa nin jireee turjumaan nimo haloo raadiyo Cid uma baahna wallllhi wilkani hadiii uu shaqo lala raadiyo Shaqo fiican ayuuu qaban karaaa walllhi kaliya gacan qabad ayuu u baahan yahay
@rahmahassan5761
@rahmahassan5761 5 ай бұрын
Subxaan Alaah Ilahay xaqa haydin tuso
@SadiyoMohamed114
@SadiyoMohamed114 5 ай бұрын
Libaax
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra 5 ай бұрын
Daahir suudaan iyo falastiin gaajo u dhimanaayo caawi kuwaasaa ajar ka helee
@IbtisamMAddow
@IbtisamMAddow 5 ай бұрын
Masha Allah rirka dhisan wa latagiraa
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 5 ай бұрын
Ma maxkamad baa mise entertainment mise waa mijilis lagu qayilayo. Ninku carab buu u eeg yahay inantuna waa reer afgooye khayr alle ha siiyee.
@AxmedcaliJaamac-z7n
@AxmedcaliJaamac-z7n 4 ай бұрын
Asc daahir maxkamadada ka daa dadka cabtoyga ah dadkan cabtoyga soomalia dadka burburka dhashay dhalo barkeed oo aan baraf layskaga darin bay cabaan khamriga itopla ka yimada dadkan in dhiiga laga nadiifiyo meel lagu xareyo bay rabaan way ku ceebeen asc
@qosolqaramitvqaraami1466
@qosolqaramitvqaraami1466 5 ай бұрын
2badan mujedaa wey isku egyihiinba shido 😂
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 5 ай бұрын
War marti maaha waa nin somaliyeed maxaa kaa qaldan
@SofiaRooble
@SofiaRooble 5 ай бұрын
Eedo nacafi
@khadrahassan4374
@khadrahassan4374 5 ай бұрын
Waa qarabo dadka kale waa kkkkkkk
@IbtisamMAddow
@IbtisamMAddow 5 ай бұрын
Maskin walhe 😢
@farhiashire814
@farhiashire814 5 ай бұрын
😢
@AdhanAbdi-hf4gw
@AdhanAbdi-hf4gw 5 ай бұрын
Sorry
@fatximaxamadfatximaxamad2617
@fatximaxamadfatximaxamad2617 5 ай бұрын
Shambalood😂😂😂😂
@falisa576
@falisa576 5 ай бұрын
Sheeko baraleeydaan ay ku hadlayso Maqal wadankiisii ma joogo ku teh Wadankisi buu joogaa caasumadi Umada somaliyeed bu jooga wax ka Maqan maleh adigu kama xigtid nayaa Meeqa u dhalatay gobalada waqooyi Ba xamar jooga meeqa u dhalatay Xamar ba waqooyiga jooga joojiya Umada somaliyeed kala saarkoda Dhaqaalaha ad ku raadsanaysid Qof walba somali ah meeshu rabu ku Noolaan karaa dalkiisa hooyo e Somaliya ga gees ka gees ma rabno Siyaasada muuse biixi iyo Sicid Dani Ay dhaqalaha ku raadsanayan kala Qoqobka umada somaliyeed
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 5 ай бұрын
Muqdisho maxey bahalo galeen noqotey 😑 Pakistan & balo kasta xita wey iska dageen😵‍💫 Balan waxan ku mara in aan dib ugu noqonayo ,oo gacanta ku dhigi doona Amnigeeda, cid kastana aqoonso ku dhexmari doonto🤐 dadka qaarna sababla'aan ku jooga in tuulooyinkoodi aan u naqi doono🧐
@NashaadHassan
@NashaadHassan 5 ай бұрын
waa iga qoslisay😁booto badnidaa qabiilke tahay muqdisho ma futaada ood u talisid waa magaalo weyn cidi lacag heysata weey dagi karta
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 5 ай бұрын
Booto maba aqaan anoo Hiraaba😒 Waani maqli doontan tarxiil dad badan🤏
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 5 ай бұрын
1:07 been kuuma sheegi karo adi kulahaa laakiin dadkaan waan usheegi karaa 😂ninka waqooyiga caadi baa loo qaatay mala sixray?? ninka naag miyey ka furatay ? 😂
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 5 ай бұрын
Ninku caadi maaha
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 5 ай бұрын
Waxbeey ka radineysey lakin wax fcn maha
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 5 ай бұрын
Dahir inkastuu wax cawinayo hadana waxyar karbaash ayaa ku jira😅
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 5 ай бұрын
Maxaa lasixraa asigaba lahayaa oon waxba heysan oo gurigoda ladegane
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 ай бұрын
@@fadumonuur7264😂😂😂😂😂😂 sixirkii ma wax baa laga bedelay qof lacag leh baa la sixiraaa u sheeeg
Abo dahir iyo marwo qadiijo sir arinta xabsiga
12:13
KULAN 24
Рет қаралды 457
Kiiska meel xun ayu gaaray maxkamda dahir calasow
18:19
KULAN 24
Рет қаралды 4,8 М.
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 38 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 127 МЛН
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 2,9 МЛН
DEG DEG DOORASHADA KADIB MAHAD NAQ 18 November 2024
15:11
Wararka TV
Рет қаралды 581
Gabar ay laba nin isku heystaan kiis aan caadi aheyn.......
14:11
Dhibicsan Media
Рет қаралды 278
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 38 МЛН