QADO AAD U MACAAN CAAFIMAADKANA U FIICAN, DIFAACANA KOR U QAADA!

  Рет қаралды 4,847

Aaramoow

Aaramoow

Күн бұрын

#aaramoow

Пікірлер: 45
@munaismail2019
@munaismail2019 23 сағат бұрын
Maasha allaah tabaaraka Raxmaan Raxmaanku haydiin siyaadiyo
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 18 сағат бұрын
Maasha allah Allah ha idiin barakeeyo aqligiina iyo noloshiina reer aaramoow aamiin
@amanachannel1567
@amanachannel1567 18 сағат бұрын
Masha allah tabarakallah barakallah allaha idin amansado reer aaramow
@user-uz1fq1hq3xz
@user-uz1fq1hq3xz 7 сағат бұрын
Maasha allah reer maxamed salamulah
@Farhia_ali
@Farhia_ali 16 сағат бұрын
BILCSAFIYAH CAAFIMAAD KUCUNA❤. REER AARIMOOW
@luulabdi6273
@luulabdi6273 14 сағат бұрын
Mashaa allaah tabarakallaah Reer aramoow ku cuna cafimaad ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 9 сағат бұрын
Manshaallah tabarakallah wsc rear Aaramow
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 11 сағат бұрын
Maashaa Allaah tabaarakalaah
@ifrahege8954
@ifrahege8954 7 сағат бұрын
أللهم بارك
@naeemaabdulkhadir2946
@naeemaabdulkhadir2946 8 сағат бұрын
Masha allah bilcafiya keep going
@ayanahmed-n5v
@ayanahmed-n5v 7 сағат бұрын
❤😊ماشاءالله تبارك الرحمن
@khadhragabow2822
@khadhragabow2822 12 сағат бұрын
بارك الله في أولادكم وزرقكم❤
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 12 сағат бұрын
Mashallaah tabarakallaah
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 14 сағат бұрын
Illaahay ha idiin barakeeyo xooggiina iyo xoolihiinaba.
@qaasimmahdi1079
@qaasimmahdi1079 12 сағат бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@RaxmaDaahir-n9n
@RaxmaDaahir-n9n 12 сағат бұрын
Wcs masha Allah allahuma baarik
@sadiyofarah3148
@sadiyofarah3148 11 сағат бұрын
Maasha allaah allaha idin siyadsho❤
@farxiyamalin
@farxiyamalin 12 сағат бұрын
Allaahumma baarik ❤
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض 18 сағат бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يبارك ❤❤❤😊😊😊
@Farhia_ali
@Farhia_ali 16 сағат бұрын
Maasha alaah
@hibodiiriye7692
@hibodiiriye7692 8 сағат бұрын
Mansha ALLAAH abayo barakow dhaman AMIIN yaa ALLAAH
@nimconimco7203
@nimconimco7203 17 сағат бұрын
Mashaa allh
@duniyakordahab
@duniyakordahab 12 сағат бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw
@Masturo-y5c
@Masturo-y5c 8 сағат бұрын
Mashaallah❤❤❤❤
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 9 сағат бұрын
Allah ha idiin ziyaadsho abaayo jazakalaahu khayran
@Umo580
@Umo580 15 сағат бұрын
MAANSHALLAA ♥️
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 8 сағат бұрын
Alxamdulilaah mar walbo iyo meel kastoo joogno
@somali_shorts-m
@somali_shorts-m 8 сағат бұрын
Mansha allah abaayo mcn ❤
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 18 сағат бұрын
Reer aaramoow ii soo duceeya imatixaan yar ayaa i heysato
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 11 сағат бұрын
Ilaahay ha kuu sahlo oo si kheyr qabta ha kuugu badalo imtixaanka,
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 10 сағат бұрын
@@najaxnajax4656 aamiin aamiin aamiin aamiin
@aaramoow
@aaramoow 5 сағат бұрын
Walaal wax walboo qeerka kuugu jiro Allaha kuu fududeeyo culeeskana Allaha kaa qaado!
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 3 сағат бұрын
@@aaramoow aamiin aamiin aamiin walaal
@siradm
@siradm 10 сағат бұрын
Dukaamada xalaalka in laga helo ayaa laga yaabaa Xabadsowdada, halaga fiiriyo.
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 14 сағат бұрын
Masha alaah abaayo Naciimo waa Cunto aan ka faaiidnay abaayo waan samaynaa vidio waan xareeystay Reer laga faaiido aad tihiin wax idin dhiba ilaaheey idin Ma tuso
@nadiifoilmi9190
@nadiifoilmi9190 8 сағат бұрын
Waxaan ujeeda kaaba yaasha
@hawohosh9198
@hawohosh9198 8 сағат бұрын
Abaayo naciimo sababta ilmihiina ugu jiradaan cuntada miqaayada somalida waa cuntada ilmihiina ay barteen waa cunta organic oo caafimaad leh ,miqaayada saliid badan iyo karis qaldan ,idinkana jadwalkiini oo weyseen ayaa la qabsan karin ,ilmahaygaan ku arkey hadey maanta miqaayad wax ka cunaan ama cid la soo qadeeyan wey jiradaan waayo anaga jedlan ayaan leenahay saliis cadeyna ma isticmaalno
@aaramoow
@aaramoow 5 сағат бұрын
Haa marmar calool xanuunka ay kasoo qaadaan isbitaal ayay u baahdaan!
@nastheamohamed9528
@nastheamohamed9528 14 сағат бұрын
Caanaha loda iyo khudaaeta hadaan idiin dhawahay waan idin ka soo gadan lahaa
@aaramoow
@aaramoow 5 сағат бұрын
Adigoon naga gadanin ayaa kanoolaan leheed!
@aslubwarsame3919
@aslubwarsame3919 3 сағат бұрын
I have a question for you,. Did you check your vitamins. How do you know what to take for each person please answer for me I want know thanks
@nadiifoilmi9190
@nadiifoilmi9190 8 сағат бұрын
Asc marwo naciimi iyo famiigeeda quruxda badan illah ha idin xafido waxaan rabaa in aad iga soo hawaabo .sadexda wati miyaalacunaa aniga waxaan aqaanee maalimtii 1 hal mar lacuna marka adiga waxaan kaa maqlay sadex mar sax miyaa? Illah adin xafido caafimaad kucuna
@aaramoow
@aaramoow 5 сағат бұрын
Haa kaabayaasha kuwa aan is raaceeynin ayaa jira!
@YasminM-s9g
@YasminM-s9g 3 сағат бұрын
Abaayo qudaarta aa beertaan makaagadanaa Minneapolis mowsoo diri kartaa hadaan kaa dalbano
@selmafarah8600
@selmafarah8600 17 сағат бұрын
Mansha allah
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 54 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 50 МЛН
CAAWA SUJAACO OO ANIGA IYO REER AMERICA NAGU KACSAN
11:20
Nimca Haybe & Moha Official
Рет қаралды 686
QADADAAN WAA DALAB, SIDII NALOOGA DALBADAY AYAAN U SAMEEYNAY!
20:01
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48
DHAQAAQ IYO DHIDID AYAA DHALIYA DHAXAL DHADHAN LEH!
20:01
Aaramoow
Рет қаралды 2,3 М.
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН