"Qalad ayey ahayd inaan la dagalanno maxakimti"Wareysigan waxa Cabdi Nuure Siyad layeshay Ali Akhyar

  Рет қаралды 10,552

Shabelle TV

Shabelle TV

Жыл бұрын

"Qalad ayey ahayd inaan la dagaalanno maxaakiimtii Rag naga tirsan ayaa reer galbeed Qarash kasoo qaadi jiray"
Wareysigaan waxaa Cabdi Nuure Siyaad layeeshay Ali Akhyaar oo Shabelle Tv katirsan.
ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037

Пікірлер: 27
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b Жыл бұрын
Ilaahoow nagu hanuuni jidka toosan dhamaanteen ilaahoow wadankeena nooka xifdi shar oodhan aamiin nimanka iyo naagaha ilaahay waxuukukaladuway waxbadan maxay utirtiraan haybadiisa ninimo nimanka maxay uxiiraan karka ma ogo miyaa inuu marqaati kalay haduu xiiro garka subxaanalaah foolxumo markuu garka iskaxiiraan ilaahaoow xaqa nafahansii dhamaanteen aamiin mar haduu alaah kufahansiiyo xaqa maba kudhaqaaqaysid wax qalad ah ilaahaa kuhagaajinaayo oo gaal inaa isku akaysiisid waa iska ilaalee alxamdukilaah
@Mom-tg8yb
@Mom-tg8yb Жыл бұрын
Cadowga xalane fadhiya hala laga saaro dalka
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Жыл бұрын
Masha allah, ninkan amba waa nin caqli badan ama waa nin Geesi ah sababto ah waxa uu ka hadlay waa wax sax ah dadkii oo dhan waxaa ku dhacay wareer iyo baqdin xataa hadii ay wax ogyihiin wax ma sheegi karan oo waxa ay ka baqayaan Mareeykan iyo ingeriis oo ah Gaalda wadankeena faragalinta ku heeso in ay dilaan ama cuno Qabateen saaran. Waxaana koow ka ah MW Xasan shiiq maxamuud oo horay 4 sano MW wadanka ka soo noqday.
@MohamedAli-jp2ux
@MohamedAli-jp2ux Жыл бұрын
masha'allah, waa wareysi xasuus iyo xigmad reebaya. shabelle tv aad ayaad u mahadsantihiin
@abdirahmanxirsi8023
@abdirahmanxirsi8023 Жыл бұрын
Ninkii Aabahey dilay mar un waan ka Aarsan doona waataqaNa qofka kahadlayo Aabo (Hirsi cabdi cilmi) xirsi lugeey Waan nool yihiin ragudhely dibad iyo dalba 🩸
@clsamedfaysal2660
@clsamedfaysal2660 Жыл бұрын
​@@abdirahmanxirsi8023 raadso dee maxaa KZbin uga calaalaysaa😶
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b Жыл бұрын
Nimanka soomaaliyeedeey karka daaya waa waxakoowaad oo ilaahay kaaka duway naagta naagaha soomaaliyeedeey balaayadaan aad ismaraysaan daaya oo timaha nimanka inkasoosaartay oo xishooda aduun sidii hore maaha dhimasho meel majirto waad aragtaan qabriyaan galaaynaa camalkeenaa nalagalaa walaahi cidnagu wehlineeso malahan ilaahoow nagu hanuuni jieka toosan ilaahoow gafkeena iyo geerideena hakulminin maalinkay teena timaadanah ilaahoow adigoo raali naga ah nadil aamiin
@farxanzakir1030
@farxanzakir1030 Жыл бұрын
👑
@AbdirizakOmer-nf6se
@AbdirizakOmer-nf6se 23 күн бұрын
Walahi waa nin wax badan og nin kaan soomali aqoon yahan malahan waasida uu sheegay
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 Жыл бұрын
Ninkaan waa xikmad iyo geesinimo isku darsadey
@honestyfirst2165
@honestyfirst2165 2 ай бұрын
Fahmo
@45live94
@45live94 10 ай бұрын
side bu muqaalkani u leyahay 7k views kaliya? Masha'allah ❤🫡
@abdulnoor3548
@abdulnoor3548 Ай бұрын
Acww, min fadlak qofka aad wareysaneysid marka si fiican dadka u wareysoo qofka uu yahay,Abdi Waal budada ayuu India ka keeni jirey oo uu saudiga u dhoofin jirey,markii dambena guryo dadeed ayuu xoog ku heedtey,waa dilaa una shaqeyn jirey Maxamed Qanyare,ugu dambeyna Xamar ka baxsadey
@saladali5133
@saladali5133 Жыл бұрын
FRmajo awah
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 6 ай бұрын
Waxa madaxwene no ah nin xageey sab kajirta ma ahane an aqli kala lehen yaaac
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Жыл бұрын
hadana waxaa SOMALIA Madaxweyne looga dhigay nin iska Qoslaayo sidii wax waalan oo kale.
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd Жыл бұрын
federalku waa burburka soomaaliya. maamul goboleedyadana mustaqbalkoodu waa sida somaliland. dhamaatood gooni isku taag ayay raadin doonaan.
@abdiwahabcaaqil4438
@abdiwahabcaaqil4438 Жыл бұрын
Ninkaan dagaalyahanimada way ka muuqata
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Жыл бұрын
Maxeey tahay sababta Ciidamada Amisom loo hol galin la´yahay bilkasto lacag beey ku Qaatan in ay holgal ka sameeyan wadankeena? Yaa amar siin kara Ciidamda Amisom ee wadankeena jooga ma Dowlada SOMALIA mise U.N-ka? SOMALI hadii ay wax gartaan 2 daas su´aalod ha is weey diiyaano markaas baa SOMALIA xaal loo heli doona.
@saladali5133
@saladali5133 Жыл бұрын
Farmjo wx qabatkiiI awe
@caanosadax9561
@caanosadax9561 Жыл бұрын
Adunka majirtaa casimad askar ajanabi xukumaan? muqdisho oo qudha ayay askar ajanabi xukumaan. Dad bilaa aqli baa amisan odey "madaxweyne" loo dortay ayaa wax xukuma.
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 Жыл бұрын
Hogaamiyaha somaliyeed uma bisla iney iyagu dadka wax isugu daraan balse waxay ku qanacsan yihiin in ajnabigu wax ukala qarshaan hhhhhhh
@bashiribrahim4005
@bashiribrahim4005 2 ай бұрын
Ninka ilaa 20 jirkiisi dagaal u galay is bedel oo ku naaloodo ee kursi xildhibaan la dhahay bixi 1.2 million walee dhibaa haysta away wixi u dagalamayay ee xuriyada ahayd
@caanosadax9561
@caanosadax9561 Жыл бұрын
wadan ciidan baa xornimo siiya. intay askari ajanabi xukuman muqdisho, somalia wadan xor waligeeed ma noqoneyso. dadka been baa loo sheega si niyada loo dajiyo. 100 sano kabacdi sidan baa lagu jirayaa.
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 Жыл бұрын
Waa mooryaankii uguwaynaa muxuu somaali usheegaya wuxuu bililiqaysto mahayno mooryaan iswaraysanaysa
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
WAAR DAG DAG AH
28:54
JUBBA MEDIA
Рет қаралды 2,3 М.
Taariikh la yaab leh!
17:39
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 35 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН