QALADAADKA SHORT FILM-KII (DUQ TOXOBO) SHAADIYO SHARAF IYO ABDIFITAH YARE QOSOLKA ADUUNKA

  Рет қаралды 140,342

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

3 жыл бұрын

QALADAADKA SHORT FILM-KII (DUQ TOXOBO) SHAADIYO SHARAF IYO ABDIFITAH YARE QOSOLKA ADUUNKA

Пікірлер: 233
@umuakram4741
@umuakram4741 3 жыл бұрын
Hhhhhh inta soo carartay sideeyda oo shaadiyo qaraaxadeeda kahesho like ismuujiya ar shaadiyaa waan fuuray wlh 😁😁
@niitaappe7888
@niitaappe7888 3 жыл бұрын
Walal subscribe ii saar hadan walasha ahaay plz ilaahey dartiisa iyo nabi maxamed scw dartiisa igu saar wll mcn
@bureeqaxasan5723
@bureeqaxasan5723 3 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇷🇸🇷🇸🇴🇸🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇷🇸🇷🇸🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇷🇸🇴🇸🇷🇸🇴🇸🇷🇸🇭🇸🇭🇸🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇷🇸🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇬🇸🇬🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁
@hamdidakal4787
@hamdidakal4787 3 жыл бұрын
If
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Orginalka intuu kujiraa inaa daawada rabaa
@munorabaah8842
@munorabaah8842 3 жыл бұрын
@@niitaappe7888 iiq
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
Inta ay hoyooyinkod noshahay ismujiya ha😢 idhafin wlalos iso boqo 💋💕🙏
@canabcabdi7314
@canabcabdi7314 2 жыл бұрын
Waan karelia. Rubayahaad
@anfacxashisheeno5101
@anfacxashisheeno5101 3 жыл бұрын
Ruwayada kaliya ee iga qoslisay waye tani waa ley sixray kulaha ruwayada inta ila so dawatay like dhac kusiyahe hee team shadiyo sharaf ismujiya 👏♥️😜
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Team shadiya sharaf one love👏🤣
@haajiracream5492
@haajiracream5492 3 жыл бұрын
Nabiga ku daliya scw scw scw scw scw❤scw scw scw❤scw scw scw ❤scw scw scw scw scw scw scw❤
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
inta qososhe ismuujiya 😂😂
@fatxicabdi5343
@fatxicabdi5343 Жыл бұрын
😂😂😂
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 3 жыл бұрын
SHADIYO WLHY QOF AAN JILITAANKEEDA HADALKEEDA KAHELO AYAA TAHY 💯👑🙏
@rihaamfanka7142
@rihaamfanka7142 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 qosol aba wax la firsan wayay wlhi wafury shadiyo and fitax yre umadeyda matihin❤Ilove you😘😍
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf in ee yurub geenyo isku Egyihiin inta ila Araktay like dhac iku siiya nacala shaydan ku taale🤣
@kingckyarebandoow8310
@kingckyarebandoow8310 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@amiishamiira6029
@amiishamiira6029 3 жыл бұрын
Ruwayada qaladadkan ka jecelahay walhi 😋 qaladadka noso badiya sharafey 😋
@queenoflove6860
@queenoflove6860 3 жыл бұрын
Hadaad ila.sugysay qaldaadka like ta saaar heee
@ilhaancumar719
@ilhaancumar719 3 жыл бұрын
Bello waye qusulka aduunka😂😂
@daakirocabdi3189
@daakirocabdi3189 3 жыл бұрын
mshllh my family an ku faano lovely king abdifatax yare and queen shadiyo cadey Ruwayadihii wn u xisay noo soo badiya l Love you all 💋💋💋❤❤❤
@ayaancabdirisaq1665
@ayaancabdirisaq1665 3 жыл бұрын
Kkkkk wllhi wan jeclahay qaladadaka 🤣😂
@king...3695
@king...3695 3 жыл бұрын
wll kusali nabiga scw fadlan
@ayandiriye167
@ayandiriye167 3 жыл бұрын
Scw scw scw ❤🕋
@haboonismail8326
@haboonismail8326 3 жыл бұрын
Scw scw
@deeqamohmoud1124
@deeqamohmoud1124 3 жыл бұрын
scw scw
@Shariff252
@Shariff252 3 жыл бұрын
Riwadaba waxa ka qosol badan khaladadkeda😂😂
@safiashukrisafia5749
@safiashukrisafia5749 3 жыл бұрын
Ar shaadiya saan u raby lee qaldadka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayaanlehassan6727
@ayaanlehassan6727 3 жыл бұрын
Frist shaadiyo sharaf from somalilanf nolow wllshy 😊
@shamsofashionshamsoxuseenc9059
@shamsofashionshamsoxuseenc9059 3 жыл бұрын
M..a shadiyo wad ka baxsatey qoslka adunka 🥰
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
HADDII. ALLEE. IIDIIN KAA BAAD BAA DIIYEEY. CIIYAAL KII . WEER ADII.MOGADISHU🎉.WA REE RIISAY
@iqrayacquub726
@iqrayacquub726 3 жыл бұрын
Shadiyo OO duuq ah qosolka adunka 😁😁😁
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 3 жыл бұрын
Masha allah
@abdinasiibwadani5932
@abdinasiibwadani5932 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk tan dhib badanaa qosoley igu dishay kkkkkkkkk
@caynicudoon9767
@caynicudoon9767 3 жыл бұрын
Kkk wllhi wan wosly
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@QURAN-KAREM01
@QURAN-KAREM01 3 жыл бұрын
Wan kuso boaday wllo adi nh iso boqo
@afqadzaki7368
@afqadzaki7368 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh so funny long time my sister and my brother how are you everybody from Somalia I love my people I love my country Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭
@haniibrahimsheikhheile3755
@haniibrahimsheikhheile3755 3 жыл бұрын
Funny family masha allah 💘💫💯💯💫💫
@foosxuseen4947
@foosxuseen4947 3 жыл бұрын
Wahi shaadiyo markee aboitada iska dhegeeso isteylka see ukeeneesaa layaabay horay usoco mcney ❤❤❤💋💋
@saladomohamed4081
@saladomohamed4081 3 жыл бұрын
funny shaadiyo Mashallaah 👍
@shucaybshaaftooffical9441
@shucaybshaaftooffical9441 3 жыл бұрын
shaadiyo wllahi bilahi waa ku taaageraa ani shucayb ahaa apyo
@faadumosiciid2408
@faadumosiciid2408 2 жыл бұрын
Kkkkkk waad iga qoslisay shaadiyo
@raxmaruuxi2166
@raxmaruuxi2166 3 жыл бұрын
Dhocil ma iskadhigoya dhahday feraha laqeyaliya laraba kulaha shadiya😂😂😂😂😃
@bushraabdirisack5857
@bushraabdirisack5857 3 жыл бұрын
Abdifatah shadiyo nagaa ii kugu darto wlhi markeysid hhhhhhh qosol aya igu dishaaay
@ayanarksan8886
@ayanarksan8886 3 жыл бұрын
Shadiyo wanku jclhy xbbti manoli🤣🤣
@sacdiyoxasan6212
@sacdiyoxasan6212 3 жыл бұрын
6:05 Jah kaasaa kaa jecel ah allh idin dhowro idin jeclhy King 🤴 and Queen 👸 ♥
@carabeeto2494
@carabeeto2494 3 жыл бұрын
Plzzz part 2 geeda soogaliya😢
@ifrahcali2190
@ifrahcali2190 3 жыл бұрын
Walhi kala ark waaye shaadiyo funny
@aminaaahmedamina9908
@aminaaahmedamina9908 3 жыл бұрын
My favorite team I enjoy this movie 🎥🎥🍿🍿
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going wallahey
@Nasiyasuudi
@Nasiyasuudi 3 жыл бұрын
My dear sida lo dhahaayo igu daran wa fuuray🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭
@Abass894
@Abass894 2 жыл бұрын
Mashaalh lamanaha isjecl iskuwara lkn Abdifatah qusul kasohari ee mahawa
@amiirabanaat3712
@amiirabanaat3712 3 жыл бұрын
Shaadiyo qosolkeedaa iga gadan
@faisobashiir1272
@faisobashiir1272 3 жыл бұрын
Yeees wa sugayy wlhi tnx u wllo
@salwa8962
@salwa8962 3 жыл бұрын
Astafurulaha walhi manooli qosol 😂😂😂
@aminwehlieofficial782
@aminwehlieofficial782 3 жыл бұрын
Ruwayad Waali Ah Ahayd Tan 🤣🤣
@ayanarksan8886
@ayanarksan8886 3 жыл бұрын
Ruwayadan part two noso daa shadiyo xbbti
@usaamefarxaan6301
@usaamefarxaan6301 3 жыл бұрын
Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman igaarsiiya
@fadumoshiiqibraahim3525
@fadumoshiiqibraahim3525 3 жыл бұрын
Shadiyooy wlhi Ad bad iga qoslisay wlhi ilahey ha idin xafido adi iyo timkaga walashey
@fadumoshiiqibraahim3525
@fadumoshiiqibraahim3525 3 жыл бұрын
Qabta kale ayaan kasuqoowax wlshey
@hoodoqanihaaruun448
@hoodoqanihaaruun448 3 жыл бұрын
Team abdifatax Yare is mujiya🥰
@haajiracream5492
@haajiracream5492 3 жыл бұрын
Kkkkkk shadiyo hadana arako wana isaka qosola kkkkk
@ramlamuuse2412
@ramlamuuse2412 3 жыл бұрын
hahaha ShaDiYo CdY WaKu WaTaH😍😍😍
@faaduma5762
@faaduma5762 3 жыл бұрын
Shadiya wan ku tageraa guul
@fatxiyachanel8946
@fatxiyachanel8946 3 жыл бұрын
Bisha barakeysan ee rabadan darteed #subscribe# ha ligu casuumo waa codsi abowe iyo abayo alle muradkiin ha idiin sahlo amiin yaa rabi 🙌🌹🙌🌹
@amalabdulrahman1009
@amalabdulrahman1009 3 жыл бұрын
Wlhi shadiyo waa iga qoslisey gacaloy🤣😘🥰🤣🤣
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
Gacaloy like ha ila dhaafin lafba lafta xigta lagu kabaye😊😋🤗😅😅😍
@mohamedharawe2875
@mohamedharawe2875 3 жыл бұрын
Mama toxobo
@aminaaahmedamina9908
@aminaaahmedamina9908 3 жыл бұрын
Am waiting for the part two
@munobashir8099
@munobashir8099 2 жыл бұрын
Ruwayadan wlhi caadi mahn qosol waye waxbadana ku ceshtay
@iqramaxamed8668
@iqramaxamed8668 3 жыл бұрын
Ramadaanka ruwwayad la an hana dhigina🤣
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Abdifataax waaye kan markasta qoslo hhhhahahaha
@caashobashiir648
@caashobashiir648 3 жыл бұрын
Riwaayada wiilo baan ugu jeclahay siday gabadha daqiiqada ula soo ordayso
@asmamaxamed712
@asmamaxamed712 3 жыл бұрын
Wlhi qofkaasi beerkay icasaysaa istaqfurulah my heart kulaha😂😂😂😂😂♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@maryamaabdillahihusein6304
@maryamaabdillahihusein6304 3 жыл бұрын
Waakuu xiisay shadoyooy
@cdmoha1069
@cdmoha1069 3 жыл бұрын
Hhhh shacdiyo wll waa iga qosolsiisay nolow wllshey guuleyso
@boosteyahassan1755
@boosteyahassan1755 3 жыл бұрын
Qosol ugu harin kkk walhi
@elhanaahmed3574
@elhanaahmed3574 3 жыл бұрын
Shadiyo dhib badanaa 😂
@abdirizakdahir739
@abdirizakdahir739 3 жыл бұрын
Abdifitah ash ma ahan isi soo baar dheh fiiq fiiq ayuu ku haa 😂😂
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 2 жыл бұрын
Hhhhhhhh shadiyo qosol igu dishey masha allah
@anisamohamedali898
@anisamohamedali898 3 жыл бұрын
Wllh bilahi tan riwayad wedhafte runtii
@barwaqoabdikadir116
@barwaqoabdikadir116 3 жыл бұрын
Shaadiyo waa kale
@nafisoqurux6626
@nafisoqurux6626 3 жыл бұрын
Wan idin jeclahay walalahay dhamantiin haidhafin isoboqdha
@aaminaosman7189
@aaminaosman7189 3 жыл бұрын
m.a wlahi qosolkaa igadhamaday wan idinsalamay dhamantiin teamka guul wcn 👏🙏
@ufakirsiqurxooon6937
@ufakirsiqurxooon6937 3 жыл бұрын
Plz c/fitah gacmaha haku hindhisin suxulka ku hindis
@deqafashion187
@deqafashion187 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@faysalhussein8208
@faysalhussein8208 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💋💋
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
jumca Mubarak
@bileyare9943
@bileyare9943 3 жыл бұрын
Shaadio io Abdifitah yare 😆😅🤣 kal io laab u qosley
@mardiyaxasan4648
@mardiyaxasan4648 3 жыл бұрын
Mn shalalaah runtii qoslka iga dhamaaday
@mardiyaxasan4648
@mardiyaxasan4648 3 жыл бұрын
Sx
@adnasiciid6553
@adnasiciid6553 3 жыл бұрын
usha afka dhay uga siin karo kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ubahshaadiya725
@ubahshaadiya725 3 жыл бұрын
Ikagadan qaladadka
@monam7931
@monam7931 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh shadiyo no so badi shenadan duqda Wan ku haysana 🤣🤣🤣🤣
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nawalbiixi7555
@nawalbiixi7555 3 жыл бұрын
Ana u horeyah 😂
@mscawo1431
@mscawo1431 3 жыл бұрын
Hhhh shadiyo wada qosol
@maryammohamedmohamud8079
@maryammohamedmohamud8079 3 жыл бұрын
lambarkada see ku helaa sha haadiyo abaayo
@faduma.mahamuudnaciimo3607
@faduma.mahamuudnaciimo3607 3 жыл бұрын
Shaadiyo wlh waxaa u ektahay indhoole
@SahalXussein-wz2vb
@SahalXussein-wz2vb Жыл бұрын
WAR HORTA. .WAN INII. SALAAMEY YAA CIIYAALAA XAMAR
@fartuunaweys2188
@fartuunaweys2188 3 жыл бұрын
M.a
@farhaanosmaan7023
@farhaanosmaan7023 3 жыл бұрын
Wax kale wlhi shadiyo sharaf abdifitax cidoo aan ka adkahay aan bur bursanaayo kulahaa iyaah wiilo qosol miiran waayo
@fayqal7004
@fayqal7004 3 жыл бұрын
Xbbtiii💋💯💕🥰❣🥰😍🛀shaaadiya
@samiiraqurx195
@samiiraqurx195 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣wlh wan furay cwa🤣🤣
@shukriaomer186
@shukriaomer186 3 жыл бұрын
5:59 😓
@ramlayunis5482
@ramlayunis5482 3 жыл бұрын
Wll maxaa dhacay😳👀
@shukriaomer186
@shukriaomer186 3 жыл бұрын
@@ramlayunis5482 so daawo xbbti hadal u dhacay calosha i huriyay
@mohamedsead8173
@mohamedsead8173 3 жыл бұрын
Shadiyo habar duqoday 😁😁😁😁
@maryanmahamuod3421
@maryanmahamuod3421 2 жыл бұрын
😄😄 so funny
@xaliimoabshirm.ahorayusocd9144
@xaliimoabshirm.ahorayusocd9144 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh qosolkaa igadhamaaday
@abwaanxareedabwaanxareed1128
@abwaanxareedabwaanxareed1128 3 жыл бұрын
Shaadiyo filimkaan qosal lee kudhameyseen mantay waaaa malintaa dhalatay umaleynaa
@asalibashir5886
@asalibashir5886 3 жыл бұрын
Kkkk shadiya qosol waye
@somalimedia2725
@somalimedia2725 3 жыл бұрын
abayo abowe haad aragto qoraalkega isoo boqo waxba kamadhibeyso adiga aniga wax weyn bey iiqabani
@saladomohamudshirar7143
@saladomohamudshirar7143 3 жыл бұрын
Shadiyo kuawy hoyo mcn
@shamuumiye8485
@shamuumiye8485 3 жыл бұрын
Fadlan chanalkeyga ku soo biir wax uun waad ka faaiideysaa mhdsnd
@najaxqurux7272
@najaxqurux7272 3 жыл бұрын
Shadiyo hhh
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 83 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 61 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 17 МЛН
SHAADIYO SHARAF IYO SEYGEED  ABDIFITAH YARE OO KU GOOBTAY..........
15:19
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 85 М.
Kaftanka Siyaasada 504 oo aad u xiisa badan
38:28
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 3,2 М.
Routine qurux badan dawasho wacan asxaabta qaail ❤️🇸🇴
7:36
Nuuro happy family
Рет қаралды 6 М.
HamzeAbdibare iyo Hassan Sheikh oo kala dhintay maanta,
35:21
DAGAL MEDIA
Рет қаралды 572
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН