QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 4 HD

  Рет қаралды 179,718

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

6 жыл бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 133
@daauudahmedcade2891
@daauudahmedcade2891 6 жыл бұрын
Inta oday abdule taagerto like ku qabo
@somaliqueen1553
@somaliqueen1553 6 жыл бұрын
Qaladaadka inta ka hesha like ha ii saarta😂😂😂😂😂
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Aragsan Ali anigaa ku haysto
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 жыл бұрын
kkkkkkkk QALADDADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART4 Dowlada Somaliya Oo Ceyr Bixin Doonto 2021 Sida Dowladaha Hormaray .Waa Riyadeyda Oo Aan Ka Sameeyay Sheeko Macnaha isku Filnaashaha Aan Gaari Doono.illaaheey Agtiisa Waxbo Kama Ahan Asxaabeey
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 6 жыл бұрын
insh allah sxp waan gaari doonaa
@kadijalove4769
@kadijalove4769 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi thnks in badan walaal waa ku heestaa qalalaaadka Qooto qooto 😍🙏🏼
@burhanfaqasheryade7450
@burhanfaqasheryade7450 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi Jamhuuriyada barakaysan iyadu miyaanay bixineyn ustaad abukar mahdi slmulah jarmalkaan kaasoo salaamaynaa ustaad kaftan.com hawl culus baad ummada soomaaliyeed uhaysaa siyaasada ka mashquuli way ku dawakheene nabadeey
@africanboy8845
@africanboy8845 6 жыл бұрын
Plz badbaado noo diyaari
@mydreamhaniabdullahichanne4469
@mydreamhaniabdullahichanne4469 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi sax waye ilahay agtisa wax maka ahan insha allah wan iska gaari donaaa
@dhoofkhaliif5722
@dhoofkhaliif5722 6 жыл бұрын
Caawa yaa iga fiican anaa ugu horeeyay xaquuqda liketa anaa iskaleh
@muntazmohamed7491
@muntazmohamed7491 6 жыл бұрын
DhooF IYo JacaYl m
@nabilacali9352
@nabilacali9352 6 жыл бұрын
ilahooow ajakis hanaga qaaadi walahi meel asku jiro anan ku qoslenin malahn love you yaqeey
@sharfandowla9252
@sharfandowla9252 5 жыл бұрын
Cabdule wax maba qaldaayo maasha allah
@nabiilcade5906
@nabiilcade5906 2 жыл бұрын
Allow ajakis u naxariiso wuxu ahaa abwaan buuxa bulshada ka baxay
@maymunadaimond9906
@maymunadaimond9906 6 жыл бұрын
Kan caloosha Ku jira oday cabdulle kulahaa kkkk abwaan maki😘 ajakis kulahaa buugan markii lakeenaaye waa dhubnaa hadda waa balaartay
@leilamohamed9513
@leilamohamed9513 6 жыл бұрын
Kan calosha ku jiro odey Cabdulle wlhi qosolki uu iga dhameeye
@mohammedxayo5155
@mohammedxayo5155 5 жыл бұрын
Waa Ajakis illeyn qooto qooto uu ku jirey isnah
@ibrahimtoreye6636
@ibrahimtoreye6636 6 жыл бұрын
2labo Actar Oo qibrad u leh meheradooda.
@abdiqaniabdilahi9777
@abdiqaniabdilahi9777 6 жыл бұрын
Halkaa ka wad oo ha daalina, Qooto qooto wixii dhaqan xumo ahna ka saara insha allah. Hore u socda.
@hangoolgudinmasar4087
@hangoolgudinmasar4087 6 жыл бұрын
intaa Qoto Qoto ku dawata iyo macmisheeda suulka taabta anaa waan idiin cawiindona xaga suulka
@karaamatv
@karaamatv 6 жыл бұрын
Ila fiiri 0:35 Hhhhhh YAAA ILA ARKAY QALAD LASOO BANDHIGAY MISNE QALAD KALE KU JIRO QUFKII ILA ARKY LIKE IISAAR
@shuushuu6668
@shuushuu6668 6 жыл бұрын
Kan caliisha ku jira oday cabdulle kuyeh maki kkkkkk
@hibaashkir6091
@hibaashkir6091 6 жыл бұрын
tnx abukar mahdi wan qosolny hhhhhh
@anisasharmarkeabdulle8061
@anisasharmarkeabdulle8061 6 жыл бұрын
ajakis meqa eber ayu wataa waxkale waye 😂😂😂😂😂
@samoaotjma2702
@samoaotjma2702 6 жыл бұрын
Badara ku jirah meh laga so Qadihayaya😁
@abdirahmaanhassan2672
@abdirahmaanhassan2672 6 жыл бұрын
#abukar sxb qaybtii hargeisa 43 goorma ayad so galinysa manta ayan dawday xayaysiski
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
qooto saa udaawaneynay baa qooto-qotoobi rabnaa😂😂
@hamdakhadar6400
@hamdakhadar6400 6 жыл бұрын
😂😂😂walalaw nagadaaya qooto qooto hadaanu qooto qooto noqonaye
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Hamda Khadar 😂😂waxaa qooto qootee karto qooto qooteeY apaa
@hamdakhadar6400
@hamdakhadar6400 6 жыл бұрын
Empire girl 😂😂😂amarkaaga apaa wixii iga soo hor baxaba inaan qooto qooteyo
@ayaanahmed5658
@ayaanahmed5658 6 жыл бұрын
qaybta hargaysa soodaa wllo
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Ayaan Ahmed hye wll waa soo deyneyna insha allh😂😂
@mohamedzayga3709
@mohamedzayga3709 6 жыл бұрын
Kan caloosha kujiro odey cabdule 😂😂😂😂
@iqraahmed8314
@iqraahmed8314 6 жыл бұрын
kuwa Landon kuwaaan ayaa kashidan
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Horta dugaag maa ugu imaan laheed
@sharaf5040
@sharaf5040 6 жыл бұрын
like i saara ana pl
@maryandeganxusen9881
@maryandeganxusen9881 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan qosolka iga dhamaday
@New-generation4
@New-generation4 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh wlhi oday abdulle he makes me ugly laugh😂😂😂😂😂 I’m weak asf
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Ajakis caadi ma aha kush nahii ku lahaa 😂😂😂😂😂
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Qulubqalaad 😂😂😂 maki xaaji banaadur energy badanaa iswaal badanaa
@ebyanabdi4981
@ebyanabdi4981 6 жыл бұрын
Hhhh inta maki tagerto like
@cnurxusen2810
@cnurxusen2810 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh thnks abukar mahdi
@ahmedsomali7259
@ahmedsomali7259 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhh jjjjjjjjjjjjjj oday Cabdille caadi ma ahan wlhi qooto qootaa noga dharagtay kulahaa
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 6 жыл бұрын
inta iga danbaysa like isaara
@starsomali7276
@starsomali7276 6 жыл бұрын
Maki xaaji banaadir iyo odey cabdule waa qaranka dalka
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Abukar mahdi aniga qalad daadka aan ba ku haystaa
@sahraali2997
@sahraali2997 6 жыл бұрын
Qoto qoto nooga dharagtay lee iga dheh hhhhhh
@ISLAAMICmedia2402
@ISLAAMICmedia2402 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh oday cabdule qosolka igadhameeyay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@rudwanxarago3970
@rudwanxarago3970 6 жыл бұрын
Hhhhh OdaY Abduleh muxu iidhi markaY marzoh 10:8 QoTo QoTaad IgaaGa dharGtaaY adna hhhh 🙋🙋🙋🙋 inti ku qozozhaaY like ta
@ilhaanfooltaag3237
@ilhaanfooltaag3237 6 жыл бұрын
♥️❤️💋
@shukriabd6552
@shukriabd6552 6 жыл бұрын
kan calosha ku jiro oday abdulle🤣🤣
@AfnaanSalah
@AfnaanSalah 6 жыл бұрын
Qotoqoto funy waye
@mceeri7238
@mceeri7238 6 жыл бұрын
Caloosha Badar aa Kaaga Buuxa kkkj
@fatxieapdihakim4099
@fatxieapdihakim4099 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh calooshada badara kujiro ee ilmo iguma jiran kulahaa hhhhhhhh caadi maha kal iyo labaa uqoslay
@laylayusuf2282
@laylayusuf2282 6 жыл бұрын
Hhhh kan calosha kujuro oday cabdulle😂😂
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Qooto qootaa nooga dheragtay adigune 😂😂😂😂
@moanaorey8790
@moanaorey8790 6 жыл бұрын
20121 mey ceyr bixine😂😂😂
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Qooto qooto maa idalacee oo ii shilee
@user-tp1mq5zh7p
@user-tp1mq5zh7p 6 жыл бұрын
Dadka yutubeka like Lee mxey ogujiraan israqada alh idinku caririyo mxaa like oku jirtaan uf
@khadramohamud823
@khadramohamud823 6 жыл бұрын
Hahahahahh ajakis karoow kastuumo loo galiyey aaaa
@muna229
@muna229 6 жыл бұрын
Kkkkkkk caadi mahan maki xaaji banadir
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
Maaha kulahaa maki xaaji banaadir kkkkkkkkkkkk
@husseinmoallimsuleiman5175
@husseinmoallimsuleiman5175 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh midka calosha kujira oday cabdulle kulahaa maki xaaji caadi ma ahan
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 6 жыл бұрын
😂😂😂😀😀😀😀😒👌👌👌👌
@xaajixuubsireedxaajixubsireed
@xaajixuubsireedxaajixubsireed 5 жыл бұрын
kkkkkkk landhere oday c/dule qolkan waa dhimaha kuleyl aa jiro
@caafimaadkoriyeofficial9140
@caafimaadkoriyeofficial9140 6 жыл бұрын
Ka caloosha ku jira oday cabdalle
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 hadii laraba banaanka la dhigi karaa
@mariaa.a4215
@mariaa.a4215 6 жыл бұрын
Hhhh qooto qooto
@Fatma-vj1fq
@Fatma-vj1fq 6 жыл бұрын
🤘👆👆💯🤣
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Hahhaha oday cabdule isha galka ka bixi
@mohamedbaarte4312
@mohamedbaarte4312 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh wan jeclahay riwaayadaha soomalida wayna ficanyihiin
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 6 жыл бұрын
Ilmaha qoto qoto lago dhalay kulhaa 😂😂😂😂 magalo dhaan wa qoto qoto
@nuurcabdixayle1192
@nuurcabdixayle1192 6 жыл бұрын
Kkkkkk maxaaa kagalay
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Waalidaan qooto lee waaye igama gadeysid
@marwoayaan4769
@marwoayaan4769 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 maki xaaji banadir. ma xiiqo hhh
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Caadi ma aha naag waalanoo guriga ii xaaqdo aa oday cabdule gacan aan u tagay walahi
@mulkicartan113
@mulkicartan113 6 жыл бұрын
wlhi dadka xamar joogo shactiro ayagee ku hertay wlhi ee maxaalooga reebay Eng abukar mahdi
@nimcojeylani9104
@nimcojeylani9104 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh alla qosol bdna
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Odayga maki ah iswaal badanaa
@xupixanan1729
@xupixanan1729 6 жыл бұрын
Hhhhhh funny wlhi
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Badar mxaa layidhaa
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 4 жыл бұрын
Cunto
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Hahhaha oday cabdule dhiniciisa uu iska waalay maxaa leyska qadaa
@fatumashiregelle278
@fatumashiregelle278 6 жыл бұрын
Qaybtii xamar oo oday cabdulle kujiray iyo maki ayaa macanayd hada marax waye
@yasminali74
@yasminali74 6 жыл бұрын
😂😂😂😂
@CabdiyoIbrahiim
@CabdiyoIbrahiim 6 жыл бұрын
kkkkk
@ayaan-177
@ayaan-177 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hafidproduction4279
@hafidproduction4279 6 жыл бұрын
Abukar mahdi qolade thy adi 😂
@mohamedamiin8884
@mohamedamiin8884 6 жыл бұрын
Arten Boss Somali waye bro
@aaminacartan7747
@aaminacartan7747 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh waxba ka dhacaay
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 6 жыл бұрын
maanta 3aad aan noqdee subscribe ila soo dabo yaaca
@liibaancabdulaahi8700
@liibaancabdulaahi8700 6 жыл бұрын
kkkkkkk caadi maaha
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Buugaag sidii loo tumaayey waa balaartay 😂😂😂😂
@shuushuu6668
@shuushuu6668 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@fahmaollow6877
@fahmaollow6877 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@nacimaladaan889
@nacimaladaan889 6 жыл бұрын
Hhhh wada qoto qoto
@fartuunxasan4879
@fartuunxasan4879 6 жыл бұрын
qooto qooto noga dhargtay kulah oday cabdule
@fatimaaxmed5003
@fatimaaxmed5003 6 жыл бұрын
Qota qota noga dharagtay adigana kulaha 😂😂😂😂😂😂
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Halkan kadaawo qooto qooto qaybta Ugu qosolka badan ee puntland part 1👌👌😀kzbin.info/www/bejne/pHfGY3WIib6Uldk
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 жыл бұрын
Hhhhh 😂😂😂
@ilhaanfooltaag3237
@ilhaanfooltaag3237 6 жыл бұрын
Kkkkkkk😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Dhilqe camal u hurguf
@fowziaabdi3519
@fowziaabdi3519 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@zuheylaabdirizaak7062
@zuheylaabdirizaak7062 6 жыл бұрын
fanny
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Daawo hambalyada Iyo Adooska Fanaanada idil barkhaf N Sakariye kobciye👌kzbin.info/www/bejne/fKTOlah8Zat1gqc
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Tusmo Tv hambalyo
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Sadia Sheikh tnx Sister u welcome Plz hit the subs button And share our videos if u like it
@salahjebril
@salahjebril 6 жыл бұрын
odey cabdule rajactu kulahaaa
@mhddaacad6730
@mhddaacad6730 4 жыл бұрын
Waxwaalan
@zaamqueen9253
@zaamqueen9253 6 жыл бұрын
Kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣
@anuushhaji3756
@anuushhaji3756 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 5 HD
15:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 325 М.
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 45 М.
RIWAYAD QOOTO QOOTO PART 11  OK HD
49:45
Abukar Mahdi
Рет қаралды 260 М.
filimkii qayd sidato dhaawac karsade oo dil toogasho ah lagu xukumay😂
8:01
SHEEKADII MAGAALO JOOG XUMO QEYB CUSUB 29 09 2020
9:11
Somali National Television
Рет қаралды 296 М.
RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 9 HD
1:00:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 363 М.
QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 1 HD
11:05
Abukar Mahdi
Рет қаралды 243 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 34 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 472 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН