No video

QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 1 HD

  Рет қаралды 243,602

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 583
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 6 жыл бұрын
Inta Ras.ulka jecl scw❤️ like👍 Saar 😂😂😂
@maryamabdinor1084
@maryamabdinor1084 6 жыл бұрын
Tashaa Alpi scw
@ubaxcookingbeauty34
@ubaxcookingbeauty34 6 жыл бұрын
Scw
@qaaliahmed331
@qaaliahmed331 6 жыл бұрын
Scw
@mohaisse8887
@mohaisse8887 6 жыл бұрын
Scw
@fuaadcabdilaahi6243
@fuaadcabdilaahi6243 6 жыл бұрын
Meesha diinta lagu canayaa
@MohamudAar
@MohamudAar 6 жыл бұрын
Aar Nabiga kusaliya❤️ صلى الله عليه وسلم
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 6 жыл бұрын
Scw
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 жыл бұрын
Salaan Sharaf Asxaabteyda Macaamiishena Sharafta Leh Waxaan Mar Kasto Jecelnahay Qosolkiina & Farxadiina. Maanta Fariin Baan idinkaga Sidaa Fanaaniinta Fariintaas Oo Ah Salaan Qaali Ah Maadaama Aad Mar Kasta La Socotaan Barta Youtubkena . Farxad Ku NOOLAADA Dhamaantiin
@RamaasReal_Official
@RamaasReal_Official 6 жыл бұрын
adin kane sidoo kle lkn fariin ane dhan keyga codsi nasteexo igu salaan waa fariin culus khaabil dhan kaaga
@abdulz3327
@abdulz3327 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi Xuseen shire.laki xaaji waceys shax shaxley meesha waalaga tabay
@haldhaadumar1229
@haldhaadumar1229 6 жыл бұрын
Abukar riwaayado kle ban ka codsanayna Riwaayadi qoota qootana noo so celi awalbad naga balan qaadaye
@khalidaliabdi9009
@khalidaliabdi9009 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi please yaanalaga soo daahin dee Ruwaayadaha hala soo badiyo
@sergioneysuxjr6300
@sergioneysuxjr6300 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi. Waan kagudoonay masha Allah fananintayna jiroo jooga meshina kasii wada Allah idin xafido
@marwosharmake1561
@marwosharmake1561 6 жыл бұрын
Faarax iyo Nasteexo indho intii Ku qoslay like igu deqa 😀😀😂
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 6 жыл бұрын
Hhhhhh inta comment aqris hadaa utimi like ha iga xasdin plz 😁😁😁😁
@khadarhuss3in
@khadarhuss3in 6 жыл бұрын
Iqraana Ali subscribe igu qabo ma abaayo
@salminakifofficial8305
@salminakifofficial8305 6 жыл бұрын
Iqraana Ali hh ana ka mid ah
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 6 жыл бұрын
Layla Cayuuni hhhhh
@sidra6108
@sidra6108 6 жыл бұрын
Iqraana Ali hhh
@Camaax
@Camaax 6 жыл бұрын
Iqraana Ali
@mariaahmed9181
@mariaahmed9181 6 жыл бұрын
Fadumiina iyo Faarax f ita taageerto like pleas waa markii igu horeeysay aan like
@queenarawelo8026
@queenarawelo8026 6 жыл бұрын
Wllyaal 1000 like ma idinka heli karaa inta kuxeran chanlkan allh idin dhowrte🙏🙏✌
@qamarnadafad4687
@qamarnadafad4687 6 жыл бұрын
Queen Arawelo seeyela bal iisheg
@fuadsajinka2030
@fuadsajinka2030 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@queenarawelo8026
@queenarawelo8026 6 жыл бұрын
Taabo subscribe wll wnku dhahy subscribe 🙏
@ahmedalimmashaa1769
@ahmedalimmashaa1769 5 жыл бұрын
Queen Arawelo
@MohamudAar
@MohamudAar 6 жыл бұрын
❤️🤣 Ar Alx hadaanan #Somali ahaaden xarabadani wayidhaafilahyd🤣
@nawelfaysal4495
@nawelfaysal4495 5 жыл бұрын
Mohamud Maakhiraawi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@naimaali1108
@naimaali1108 6 жыл бұрын
ilhaan harako ani cml waye wey xanaq dhawdahay inta ku qososhay commtiga waxay ku qoslen like marabi😂😂
@maymunadaimond9906
@maymunadaimond9906 6 жыл бұрын
Tnx abukar Mahdi In Badan Fadumiina iyo Farax Inta taagerta liketa
@hassanseif6147
@hassanseif6147 6 жыл бұрын
Waaar run run ayaaa la isku dharbaaxaya ee waraa faarax murtiile kajaro dharbaaxada naagahan sidan kuu garaacaya from Djibouti
@nasraabda1709
@nasraabda1709 5 жыл бұрын
Wlhi farax murtile waa qof fiican sabra madan. Masha alah
@shuushuu601
@shuushuu601 6 жыл бұрын
Plzz qaladadka soo badi inta jecel in labadiyo like saara
@abdikaniali7350
@abdikaniali7350 6 жыл бұрын
Inta musalsalkan jecel 💓💘liketa
@abdikaniali7350
@abdikaniali7350 6 жыл бұрын
Taabo subscribe kuzaray zhp
@haliimosacdiyo642
@haliimosacdiyo642 6 жыл бұрын
Ar nasteexo indho dharbaxsho kululaaa nagtu😂😂😂😂😂🤣
@daahirbulshawi3316
@daahirbulshawi3316 5 жыл бұрын
Subxanallah!! Qof weyn oo diinta iyo ilaahay caayaya wa sidii geed aan nooleyn oo kale
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 6 жыл бұрын
Kala-haab riwaayad iyo bar ayay aheyd. Jilaayaal Qatar ehna way isku Helen. Waxan idinka sugnaaba waa kuwo kuwan ka qosol badan.aad ban idin salamaya dhamaantiin .😍
@nasradahir4354
@nasradahir4354 6 жыл бұрын
Caawa wan sodheereye like isaara walalayal
@asmahassan7389
@asmahassan7389 6 жыл бұрын
Waan idiin jeclahey daman Reer kala haab I love u guys
@haaruunmowliid563
@haaruunmowliid563 6 жыл бұрын
Asma Hassan good
@hajibadhaf3790
@hajibadhaf3790 6 жыл бұрын
Masha allah fananin qaaliya dhamantiin salan sare waxan kku qoslay kamaldiin sharabuha igaga istagten kkkkkkkkk akhyaray aadban idin salamaya raxmanku rali ha idinka noqdo
@koodbuurchannel5111
@koodbuurchannel5111 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi bro Nasteexo indho iga gaadhsi inaan u dhimanayo qoftaa waan caashaqsanahay ax luv yuh Nasteexo indho
@durdurmuhudinali4837
@durdurmuhudinali4837 6 жыл бұрын
Fadumiini xasi Sanaa Run run eey udishay wiilka 😂😂😂😂👌
@salmamohamed-bj9qy
@salmamohamed-bj9qy 6 жыл бұрын
Inta madx somlianimo jclhy like isaar❤
@abdulz3327
@abdulz3327 6 жыл бұрын
Faadumina iyo faarax murtiile❤❤❤
@ilwaadquruxilwad3326
@ilwaadquruxilwad3326 6 жыл бұрын
farax inta flimka inta dharbaaxo ku cadadan duulqaad badanaa😁😁😁😘😘
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 6 жыл бұрын
Kamaludiin waa kootali illaahay ayuu caayayaa 😳😳😳 bisinka lkn ruwayaada waa super hit 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@amushofficial5413
@amushofficial5413 6 жыл бұрын
Dhirbaaxada waa la maqlaaye sow maahan ku teh alla xaasid sanaa Nasteexo Indho
@somalipubghack6737
@somalipubghack6737 6 жыл бұрын
Waa dadalesaan masha allah waxaan idin salamayaa dhamaan inta somalida ah Halagu tadaalo taqwalaah adunyada waxaa heer lagu gaara alle ka cabsi asc
@ikraanmataan1398
@ikraanmataan1398 6 жыл бұрын
Woow aniga ugu horeeyo
@xamdicumar7877
@xamdicumar7877 6 жыл бұрын
allaa farax murtiile dulqaad badanaa wakaa naag walbo intii xoogeeda garaacdey
@Nuur3939
@Nuur3939 5 жыл бұрын
Intii dhiiga Somali nimo Ku jirto subscribe ii Saar channel kan please and please thanks a lot guys
@hawahawa1074
@hawahawa1074 5 жыл бұрын
Wn ku saray
@fidiyahchannel7668
@fidiyahchannel7668 6 жыл бұрын
Like hadii lawayo walalnimada ka fcn walalnimada ka fcn 😂😂
@jeylaanibeelaa453
@jeylaanibeelaa453 6 жыл бұрын
kamaal diin iga qosliya sharbo dheer basad baa laqaaciyey lkkkkkkkk
@shakaal174
@shakaal174 5 жыл бұрын
Faarax murtile iyo nasteexo qosolka aduunka
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 6 жыл бұрын
*Abubakar Mahdi* Go fowrd wll
@zhakiraupdynazir1260
@zhakiraupdynazir1260 6 жыл бұрын
0:57. I love too kulhaa
@princesshilwindeqaluul3037
@princesshilwindeqaluul3037 6 жыл бұрын
Hhhhh farax kulahaa filmkan dharbaxa ayaa adhahakulaha walhi dacaad ayaa uqosly.. anyway like ayaa nigaa bahanahay my Fast day comment bixiya walhi like
@kaahiye2125
@kaahiye2125 6 жыл бұрын
Walahay tan ayaa ugu qosolbadan
@mariaahmed9181
@mariaahmed9181 6 жыл бұрын
Cawada yaa iga horeeta somali wayn
@muniitaabdi6205
@muniitaabdi6205 6 жыл бұрын
Abuukar mahadi wan ku salamay wllo kala haab meeday waan waynaye mise wala joogiyay
@haliishqaali2594
@haliishqaali2594 6 жыл бұрын
😂😂😂 Say tinta usoo qabnayso fadumiina ku qoslay wlhi
@fartunmaxamed5150
@fartunmaxamed5150 6 жыл бұрын
Haliish Kali uhbvñ
@fartunmaxamed5150
@fartunmaxamed5150 6 жыл бұрын
Taabo subscribe kmk
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 6 жыл бұрын
Wlhi iditarku iyo jilaayaashuba dhib buu qabaa anagana raaxan Ku daawanaa zry lkn aada umahadsantihiin xushmad baan idiin heynaa farxad noogu noolaada
@adenosman5768
@adenosman5768 6 жыл бұрын
Mohamed Shariif walahi singasinga caadi ah aa mooday
@Norwey000
@Norwey000 6 жыл бұрын
ana oo horeya
@abdullahmohamed2345
@abdullahmohamed2345 6 жыл бұрын
Qoladan reer London khaladaadkooda badan Way qasbayaan jilidda. Qolqoljoogtana jiliddoodu waa qiso dhab ah oo bilaa khalad ah. But they are Funny.😂!!! No hate guys 🤗
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 6 жыл бұрын
Anaa Ugu Horeeya Talahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aishahodan1588
@aishahodan1588 6 жыл бұрын
Somali American L
@hanisomali8971
@hanisomali8971 6 жыл бұрын
Ana u horeeyaa caawa like isiiya😂😫
@haaruunmowliid563
@haaruunmowliid563 6 жыл бұрын
hani somali inyow
@alihaykal835
@alihaykal835 6 жыл бұрын
hani somali 😂😂❣️
@hanisomali8971
@hanisomali8971 6 жыл бұрын
Haaruun Mowliid kkkkkkkk baryo maha waa codsi waa diidi kadhaa
@hanisomali8971
@hanisomali8971 6 жыл бұрын
Ali Haykal 😂😂
@FaraskaCad
@FaraskaCad 6 жыл бұрын
(Meel walbaaba waa cawro) Ku dhufaan is idhi show waa alaabti, haddana ku dhufaan is idhi waa wixii kale, haddana waa xaluskii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@maansimaazim286
@maansimaazim286 6 жыл бұрын
feel free belo
@maansimaazim286
@maansimaazim286 6 жыл бұрын
Taabo subscribe Hgswjl
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 жыл бұрын
Ilhaaaan Tooos Bay Uxanaaq Day Ila Fiiriya
@maryamaruun5232
@maryamaruun5232 6 жыл бұрын
Thanks 🙏 wlhi si cadi aheyn ban u qoslay
@hamdiabdishire8784
@hamdiabdishire8784 6 жыл бұрын
Da first
@ifrahahmed5120
@ifrahahmed5120 6 жыл бұрын
OO ODAYGAN ILAHAY CAYAY MAY KAQABTAAN DIINTA IN UU KABAXAYO MA OGO MIYAA HADUU ALLAH CAYO SUBXAANA LAAH
@safiyoholocow3509
@safiyoholocow3509 6 жыл бұрын
Thanks Abuukar mahdi
@saafiqurux5784
@saafiqurux5784 6 жыл бұрын
Wlhi haben dhaxdas farax murtili oo waashay o jidka jiifo ku riyooday 😂😂😂😂😂 subxanalah
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 6 жыл бұрын
Viva fadumina iyo Farax murtile
@qaalidumar3872
@qaalidumar3872 6 жыл бұрын
Ala beeerka abuukar mahdiyoow hadaan dhinto adigaa laguu heystaa bis baas ayaan ku sixday wlh naftaa ixanuuntay
@Kkurbo377
@Kkurbo377 6 жыл бұрын
Maxaa dhacay wan dalnay sidaan u sugeynay hadaa igu raacsan tahay 1k like saara
@arowhamud2528
@arowhamud2528 6 жыл бұрын
Faarax murtiile waan ka xishonayaa kulahaaaa😆😆😆😆😆😆😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hindasaar1383
@hindasaar1383 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk cadi maha noo soo badiya qalalaadka
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Dhankena eegaba wa wali cas farax kulaha dhanka kudhufo isdhaho waxba kaso kusan laxawla qosol iguma harin cawa 😂😂😂😂😂😂farax fadumini &indho dofaro kala daran iska nolada wayo badan
@nasteexoindho1304
@nasteexoindho1304 6 жыл бұрын
asal dhalad faraxsan wlley adg yutubka ka ma seexadid miyaa meel walba wad fadhidaa ماعندي عمل هههه
@radwanramzi1140
@radwanramzi1140 6 жыл бұрын
9:02 diinta illahay ayu cayaya qofka la dakhrayo u fiirso Subxanallah inaydan noso gudbin bay ahayd
@sahroaxmedsahroxayaati6189
@sahroaxmedsahroxayaati6189 6 жыл бұрын
Wcs waa kaqaday salanta abukar mahdi masha allah waa kahelay
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
Wlhi cadi maha marka kale iyo qaladadka qaladadka ayaba xaraabo badan cadi maha nolada fananintena Abukar Mahdi nolow
@sunaliitamuqtaar1526
@sunaliitamuqtaar1526 6 жыл бұрын
Qaladadka anaa Kamaqan yaa idhex geeyo qosolaan udhiman lahaa
@umarayaanmylove5276
@umarayaanmylove5276 4 жыл бұрын
ilhaan xarago waa gabar qalbi fcn
@nasrocumar7299
@nasrocumar7299 6 жыл бұрын
Fadumo miin qosol ee igu dishay walhi beerka ala beerka Ilove you mcnto
@tttmmmtttmmm3596
@tttmmmtttmmm3596 6 жыл бұрын
Kkk kamaaludiin wlhi wuu iga qosliye noolow yaaqe aad baan ku taageraa wlhi
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 5 жыл бұрын
So funny sharhaha iga jogsaneysin miyaa kkk😁😁🤣🤣
@nim7534
@nim7534 6 жыл бұрын
Asc asxaabey I caawiya telka sh cisman usuuli aan rabaa qofkii yaqaano fadlan
@muraayadcilmi3347
@muraayadcilmi3347 6 жыл бұрын
Alla farax murtiile wuu dhintay fadumiina timahey kariftay nasteexo wajigey dharbaxsho ugalisay miskiin
@mohamedmohamud8459
@mohamedmohamud8459 6 жыл бұрын
Wlh ruwaayadi igu qosolka badneyd waaye aan dawado
@faatushhennaarts5868
@faatushhennaarts5868 5 жыл бұрын
Abuukar mahdi wallo waxan daawada qaladaadka riwaayadaha maad riwaayad kale soo diyaarisid wllo adiga kooxdeena aadban idin taageeraa .
@yahyemohamedyahyeelhupeish1199
@yahyemohamedyahyeelhupeish1199 6 жыл бұрын
Dadka dhan anaa u horeyay like ii saara kujiraan😂 Inta ila aragtay Like iisaaara
@ShaaficiHilowle
@ShaaficiHilowle 5 жыл бұрын
06:07 fadlan qoftaas dabeecad suuqa halooga soo gado
@hawojamac9058
@hawojamac9058 6 жыл бұрын
Wlhi qosalkaa iga dhamaaday
@naawnaaw6372
@naawnaaw6372 6 жыл бұрын
Caadi ma ahn runtii kilyahaba i xanunen saan u qoslayey mahdsnid wll kuwa Kalen waan kaa sugeyna waan ka helay runtii qosol aan ihaynin baan qoslay runtii
@yasmaayunis1463
@yasmaayunis1463 6 жыл бұрын
Abuukar Mahdi filmkii ma intaasoow ku ekaay maxaan loosoo deyn ayaantaan
@salmoxusen6291
@salmoxusen6291 6 жыл бұрын
Jug jug meesha joog qaybtii kale meeday abuukar
@kawsariinakunkaroon5665
@kawsariinakunkaroon5665 6 жыл бұрын
Kuwaan hadaa dawanaaYo qosolka qaar inaa jeepka gishto waye marka hore 😂😂 manooli
@amiiraamiira8658
@amiiraamiira8658 6 жыл бұрын
Kamaal ayaa ugu shidan
@umusahraalkhayr8551
@umusahraalkhayr8551 6 жыл бұрын
murtiile dhirbaaxay filmkan ku dileen ma noola miskiinku 😂😂😂😂
@fuaadcabdilaahi6243
@fuaadcabdilaahi6243 6 жыл бұрын
Ilaahy ka baqa dad waa wayn tihiin meshaan ilaahay lagu caanayo
@jabacjabac9467
@jabacjabac9467 6 жыл бұрын
*Soomali Yaab badanaa xildhibaan like raadinaaYana KZbin ugh kaallaY*
@idilaxmad2731
@idilaxmad2731 5 жыл бұрын
caadi ma aha faaduma miina
@shakiibcabdi5786
@shakiibcabdi5786 5 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantiin runtii muqal 1 second ah aya idunku qata 2 saac sad kolba usaxesan markle mhdsanidiin
@raageceele7532
@raageceele7532 6 жыл бұрын
Kamaaludiin fani waaye shaarbahaa iiga joogjoogsaty kulahaa
@dajiyaomer7819
@dajiyaomer7819 6 жыл бұрын
wlhi way iga qosliyeen farax iyo fadumina😂😂😂😂
@safiyoholocow3509
@safiyoholocow3509 6 жыл бұрын
Wlh qosol iguma harin
@qureyshaabdullahi2165
@qureyshaabdullahi2165 6 жыл бұрын
Waiting to see more
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 6 жыл бұрын
Caawo gabdhihi like tu majoogane iisaara aniga hadaad abukar mahdi videogiisa kuxidhantihiin like me
@moushtakaden3710
@moushtakaden3710 6 жыл бұрын
Omg manta sidacad ah bn uu qosol oyay
@hh-cm7lf
@hh-cm7lf 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh wlhi daacadaa uqoslay shaarbahaygay marayaan kulahaa kabaa urinooyaa😂😂😂😂
@hh-cm7lf
@hh-cm7lf 6 жыл бұрын
Taabo subscribe halkeen iraa
@geeddiwarfaa4557
@geeddiwarfaa4557 6 жыл бұрын
kulahaa ma shaarubahaygaaad maraysaan, kab uun baan urinayaaaa.
@yasminali74
@yasminali74 6 жыл бұрын
qosol iguma harin😂😂😂😂😂
@hanaahassan2275
@hanaahassan2275 6 жыл бұрын
anaa la hadlayo Ku lahaa qurda
@aminajamal2151
@aminajamal2151 6 жыл бұрын
Wlhi saan u qoslayey calooshii ayaa i xanuuntay😂😂👍👌
@mahmutabdisamad3471
@mahmutabdisamad3471 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anaa lahdlaya quurada ..... dhegta waxyarbaad iga gelisay
@ramalaabdulkadir3923
@ramalaabdulkadir3923 6 жыл бұрын
Anaa ugu horeeyo cawa like ta ha ila dhaafin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👌🤘
@yasminali74
@yasminali74 6 жыл бұрын
nasteexo indho dharbaxada ma maqleysay kulaha 😂 dharbaxo run aye ku dhufatay😂😂😂
@abdiwahabhassan7992
@abdiwahabhassan7992 6 жыл бұрын
Bisinka waa maxay oday gan ilahay aflagadaynaya kamaludin Alllah ayuu aflagadaynayaa
QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 2 HD
11:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 436 М.
FILO PART 120
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 124 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 7 HD
6:00
Abukar Mahdi
Рет қаралды 278 М.
QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 3 HD
11:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 377 М.
QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 4 HD
10:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 301 М.
QOSOLKA & QALADAADKA QOOTO QOOTO PART 2
6:14
Abukar Mahdi
Рет қаралды 501 М.
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTA FIDNO 2018 HD
4:40
Abukar Mahdi
Рет қаралды 8 МЛН
QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 6 HD
6:26
Abukar Mahdi
Рет қаралды 294 М.
QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 5 HD
11:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 495 М.
KHADAR KEEYOW OO GABAR XAMBAARTAY IYO WACDARO AAN HORE LOO ARAG
5:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 332 М.
QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 9 HD
5:28
Abukar Mahdi
Рет қаралды 529 М.
WARBIXIN FILO
2:28
Abukar Mahdi
Рет қаралды 198 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН