QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 9 HD

  Рет қаралды 529,277

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 236
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 жыл бұрын
Salaan Sharaf Asxaabteyda Qosol idinkuma Hari Doono kkkkkkkkkkkkkkkk
@zuhuurgacal1263
@zuhuurgacal1263 6 жыл бұрын
Aaad iyo aaad Walal aad u mahadsantahin
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi 😂😂😂😂 😆
@raamuraam9050
@raamuraam9050 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi 😂😂😂 wlh labadaan waa kuheestaa murtiile vs miina💋
@queencizhqi8242
@queencizhqi8242 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi ugaaaaaaz madax zare❤
@anabqorgab7554
@anabqorgab7554 6 жыл бұрын
Waa. kutugayaa soofadh ilaa tii 2015 kiiiii soo dal dal
@khadrahmohamed9535
@khadrahmohamed9535 6 жыл бұрын
Walhi ruwaydan waxaan u daawad 😁 Fadumiin iyo farah&nasteexo indho😂😂😁 walhi ruwayda dadka oogu qosol badan waaye especially indhoo 😍💯
@harunhashi5365
@harunhashi5365 4 жыл бұрын
Faarah Murtile :Walaashay Laaan badanay soo dirayaa. Faadumiina: Mayeee Gus badaney soo diraysaaa🤣🤣🤣🤣🤣
@mohanor9657
@mohanor9657 6 жыл бұрын
Fadumina esh calaaa caadi ma ah inta ila taageerta farta taaga
@aasiakhadar5444
@aasiakhadar5444 5 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️😅😅😅
@lorenzojabari6465
@lorenzojabari6465 3 жыл бұрын
Dunno if anyone cares but if you're stoned like me atm you can watch pretty much all the latest movies on InstaFlixxer. I've been watching with my gf recently xD
@jakobjoshua5847
@jakobjoshua5847 3 жыл бұрын
@Lorenzo Jabari Definitely, I've been watching on InstaFlixxer for since november myself :D
@geraldmathew3501
@geraldmathew3501 3 жыл бұрын
@Lorenzo Jabari yup, have been watching on instaflixxer for since december myself =)
@ezrarhett285
@ezrarhett285 3 жыл бұрын
@Lorenzo Jabari yup, been watching on InstaFlixxer for years myself =)
@Sharoobo
@Sharoobo 6 жыл бұрын
ruwaayada faaduma miini iyo nasteexo indha wlhi cusba u yeela yaa igu raacsan😁
@maryanyarey2522
@maryanyarey2522 6 жыл бұрын
Nasra Love ani
@sabringulwade1141
@sabringulwade1141 6 жыл бұрын
Nasra Love ani wlhy
@sukayna.uk.1434
@sukayna.uk.1434 6 жыл бұрын
Nasra Love anaaa kugu racasan
@sabringulwade1141
@sabringulwade1141 6 жыл бұрын
Nasra Love aniga wlhy
@nasirocabdulahi7060
@nasirocabdulahi7060 6 жыл бұрын
Aniga nasra love hadee kamaqan yahin nurmaleh
@ainsaxeyle8458
@ainsaxeyle8458 6 жыл бұрын
Waa marki ugu horaysay aan comnent kaso bixiyo walahi faadumiina iyo murtiile aa qosolka iga dhameeyey 😂😂😂
@kimjognun7268
@kimjognun7268 6 жыл бұрын
Kkkkk fadumini wlhi wax kle full respect wlhi 😂😂😂😂
@rumaannaftauroon2902
@rumaannaftauroon2902 6 жыл бұрын
kkkkkk jecliya fadumina iyo farax murtile
@sharmaabdi1344
@sharmaabdi1344 6 жыл бұрын
mayee gus badanee soo direysaa kulahaaa 😂😂😂😂😂 wlh maanta qosola la dhintay
@bidhaanbeautychannel2861
@bidhaanbeautychannel2861 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 dacada u qoslay wlhi hhhhhh
@ibrahimzszo7684
@ibrahimzszo7684 6 жыл бұрын
5:01
@fahimahinda1924
@fahimahinda1924 6 жыл бұрын
Faadumo iyo faarax murtile walahay markan arko waan iska sii qosla
@amaanyare8358
@amaanyare8358 6 жыл бұрын
Qosol
@Mk7_Fan
@Mk7_Fan 6 жыл бұрын
Fadumiina wlhi waa fani aan la ogeen
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
maankey yare wall iku qabo SUBSCRIBE
@ramiizaruun4207
@ramiizaruun4207 6 жыл бұрын
Mahadsanid abukar mahdi 😂😂😂 Fadumiina iyo farax idin jclhy ❤❤
@iqlaasabdi5991
@iqlaasabdi5991 3 жыл бұрын
Ar faadumiinaa mayee gus badan aysoo direesaa
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 5 жыл бұрын
Faadumiina codkeeda jclhy wlhi🤗💓💓💓💓💓💓💓
@princesszaraprincesszara562
@princesszaraprincesszara562 5 жыл бұрын
Fadumina i love you sister
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
Laba imtixaan Oo is Helay fadumina iyo Farax murtiile
@saammuxudin9719
@saammuxudin9719 5 жыл бұрын
Fadumina kulaha maye gus badane Soo firee😂😂
@salanjasta4909
@salanjasta4909 6 жыл бұрын
Waa jarteen intay leedahy allamyeey Gus badanay Soo diraysaaa 😂😂😂. Fadumino imtihan
@yasminmahdi7863
@yasminmahdi7863 6 жыл бұрын
Faarax Murtiile iyo Fatimina wallhy they are so funny
@Mk7_Fan
@Mk7_Fan 6 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyay ayaan ahay like isaara aqyaarta intii wax garad ah
@simranqurux5605
@simranqurux5605 6 жыл бұрын
Fatma la aanteeed ruwaayada qisha waaa😂👍👍 qofta kali kala wado waa💖💞💞
@richyoungman5910
@richyoungman5910 6 жыл бұрын
Zahra Axmed ùuuù
@zuwaaraahmed6059
@zuwaaraahmed6059 6 жыл бұрын
hhh farax murtiile iyo faadumino aya ugu qosol badan
@waxqabadchannel6668
@waxqabadchannel6668 6 жыл бұрын
so dhacayey fadumina waye abukar qoto family salan sare
@xamdacali9078
@xamdacali9078 6 жыл бұрын
Fadumo miino waa dhidhilo
@waxqabadchannel6668
@waxqabadchannel6668 6 жыл бұрын
XamDa CaLi ninki Mel xanuna usa so qeli dona lay lay
@yuulkamatarariyo4802
@yuulkamatarariyo4802 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh fadumini cadi matihiid wlhi wan jeclahay qoftan Abukar mahdi nosobado qololka qaladadka qoto qoto
@khadarmohamed5473
@khadarmohamed5473 6 жыл бұрын
mahadsanid abokor mahdi sidaad noolosocodsiissio qaladaadka riwaayada qarniga waxan kaa codsanynaa riwaayadkasta qaladaadkeeda inaa noogu soo tuurtid
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
Faadumiina iyo Faarax Murtiile 😀😀
@macamarzaki4721
@macamarzaki4721 4 жыл бұрын
Team fadumiinah waan idinsalamay
@ayaanmohamed6883
@ayaanmohamed6883 6 жыл бұрын
Farax murtiinle iyo fadumiiina anaaan ku hasanaaaah
@wiilkamudug9197
@wiilkamudug9197 5 жыл бұрын
Naagtaan qurux badanaa ayadoo da,daasan caashaqay
@yamaniclle599
@yamaniclle599 6 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 😂 😂 Faadumina 😂 Mayee .... Ee soo diree😂😂😂😂😂😂
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Faarah murtiile Waa super
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 6 жыл бұрын
faarax murtiile iyo faadumiina waa isku soo baxaan
@fatxieapdihakim4099
@fatxieapdihakim4099 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh aboo ninaa kulahaa Farax murtiile fadumino hadalkeeda ayuu kobi yeyay
@mahaabdo8409
@mahaabdo8409 5 жыл бұрын
best actor fadumina ayo faarax murtile
@cayduruusmadey2819
@cayduruusmadey2819 6 жыл бұрын
Hhhh❣️✌️fadumina Love kugu ahay
@DreamBoY-rp6kn
@DreamBoY-rp6kn 6 жыл бұрын
Farxiyo fiska yaab hadiyada shalay aaba isiisay kulahaaa maskiin wye tlhi hhhhhhh hhhhhhhhhhhh
@mohamedcoonka6685
@mohamedcoonka6685 6 жыл бұрын
Dream BöY computerka Maakucusub
@BrithishBoy
@BrithishBoy 6 жыл бұрын
mayee gus badanee soo direee kulahaaa fadumiina kkkkk
@axmednuur9721
@axmednuur9721 6 жыл бұрын
qofki ugu horeeyey ee daawada like ta azhpta
@iqraisra5326
@iqraisra5326 6 жыл бұрын
Gacanta alle kama gayo abukar mahdi
@magacahadankenay801
@magacahadankenay801 6 жыл бұрын
Zxp Wuuu Igu Haray Qosol Ani Dhankayga
@hafsocaddey2762
@hafsocaddey2762 3 жыл бұрын
Sanaaa kuu dhawaa wlhi kulahaa faadumiina 😂😂😂😂
@mohajaabir7179
@mohajaabir7179 6 жыл бұрын
Hhhhhh fadumiina umadeena ma ahan kulahaa myee gus badee soo dureysaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@wadanistar21
@wadanistar21 4 жыл бұрын
Wlhi kal iyo laab ayaan u qoslay faaduminiina waa bare ego 1 & 1 farax murtiile😁😁👍
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
Farxiya fiska wlhy waa reero jacayl
@sheikhjeesto887
@sheikhjeesto887 6 жыл бұрын
qooto qooto waa qaybta hargysa inta klena farah murtiile iyo nasteexo indho
@queenlady6704
@queenlady6704 5 жыл бұрын
Faadumiina faarax murtiile wey kareyde
@huseinomar8637
@huseinomar8637 4 жыл бұрын
Aryaa ila qoslo waan fuuray qosol dartiis
@apdulrahmanzurrach6822
@apdulrahmanzurrach6822 6 жыл бұрын
fadumina iyo faarax murtiile xaraaapo waaaaye
@alsoali7474
@alsoali7474 6 жыл бұрын
Walaahi faadumo wankahele
@umumumtazchannel1853
@umumumtazchannel1853 3 жыл бұрын
Adi kaligaa hadad idooroto kaligaa aan kudilikaraa😂😂😂😂
@hodonkarshe4204
@hodonkarshe4204 6 жыл бұрын
Kkkkkkk f/f adbaan u jeeceelahay
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Mudaakirayn ban ku daaloo wlhi qosol iyo farxad baan ka qaaday daawasha video-gan hahahahahah shukran Abokor mise Abuukar buu ahaa
@ciiseqoryooley1943
@ciiseqoryooley1943 6 жыл бұрын
hhhhhhh war faadumiina iyo faarax murtiile yaa iga qabto
@queenmunodiirsheomar1611
@queenmunodiirsheomar1611 6 жыл бұрын
Fadumiina cadima aha maya g..... kumadarikaree😂😂😂😂😂
@mohamedzayga3709
@mohamedzayga3709 6 жыл бұрын
Faadumiina ugu jclhy ruwaayada mrkey ishelan murtiile iyo fadumina 😂😂😂😂
@falastiingabdoon5311
@falastiingabdoon5311 6 жыл бұрын
Faadumo.miino caadi maahan qoftaasi
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 6 жыл бұрын
Ramadaantan musasal cusub midhaa lama bilaabayo tlow
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 6 жыл бұрын
Hhhhhh ar fatumiin caadi ma ahan wlhi laand badana So dira ladhahay kulaha maya sug bdn So diraysa qosol feraha eber wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂
@hanicadey6947
@hanicadey6947 6 жыл бұрын
Fadumina 😂😂😂😂😂
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
zamu zamu wall iku qabo SUBSCRIBE
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh galaan qosla iga baxay 😂😂
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 6 жыл бұрын
Hada madax weyne man ahay adine caqli daradaaa kkkkkkkkk
@lilazlovebarcelona8051
@lilazlovebarcelona8051 6 жыл бұрын
Kulaha amino ani ma ika adagtahy abaha dil kulaha 😂😂😂😂
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Fadumiina 👍
@fatimafariido612
@fatimafariido612 6 жыл бұрын
maye hee ar faaduminaaa
@islawaregto7997
@islawaregto7997 6 жыл бұрын
Farax iyo fadumo way ika qosal siyan
@salmaqurux1600
@salmaqurux1600 5 жыл бұрын
hhhhh farxiyo fiska ila daya inta ila aragtay like ha ii saarto
@marialovebabyasdfg2939
@marialovebabyasdfg2939 5 жыл бұрын
Lacagtina maxa ladhaha laan kulaha wan furay walahi
@ayaanmohamed6883
@ayaanmohamed6883 6 жыл бұрын
Soonka ruwaaayadaan macl noosooodaaaya plz
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 жыл бұрын
Fadumiina😁 😍😙
@aaminaxasan.maxamuud3834
@aaminaxasan.maxamuud3834 6 жыл бұрын
Very very very funny fadumiina and farax murtile
@Axmedyare739
@Axmedyare739 6 жыл бұрын
War qaladadka waku xisaabtanaa nosobadiya
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 жыл бұрын
Waar meesha murtiile keena wey badhaasuqdee
@ramlaosman6350
@ramlaosman6350 6 жыл бұрын
I like her😍
@mukhtaarabdirahman3956
@mukhtaarabdirahman3956 6 жыл бұрын
Ala hayaaay sawkaaa faaraxna niiiikiyey
@abdiqayumsaad
@abdiqayumsaad 6 жыл бұрын
dhagoolkay soo diree kuye ar muunyaa
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Laan wax kale loo yaqaana konfur
@queenbidaro2610
@queenbidaro2610 6 жыл бұрын
Lan badaney soo diresa kulahaa hhhhh
@hishaami2821
@hishaami2821 6 жыл бұрын
Fadumiina Kulahaa mayee Gus badaney soo direysaa 😂😂😂😂
@ugbaadaadamyeebaash6106
@ugbaadaadamyeebaash6106 6 жыл бұрын
mayee gus bane so diree aa😂😂😂
@sihamhassan7131
@sihamhassan7131 6 жыл бұрын
kkkkkk faaduminaa iga qoslise markee dhehee mayee ..u. badanee soo diree
@mohamedbashe5515
@mohamedbashe5515 6 жыл бұрын
Waar niaw eraygaa faadumiina tidhi halay sharaxo😂😂😂
@maryamabdinor1084
@maryamabdinor1084 6 жыл бұрын
Hhhhh kal iyo laab wllhi
@cajebdocumentaryhistory3233
@cajebdocumentaryhistory3233 6 жыл бұрын
laanka walaashay baa haysa
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 5 жыл бұрын
Intaa jecel qooto qooto subscribers igu sharfa
@muhsinyahye5743
@muhsinyahye5743 6 жыл бұрын
Hhhhh abuukar Mahdi waaad naga shaqey satey wlhy enter view aaan Gali lahaaye yaaa qosol iceliya
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Muxsin Yahye wall iku qabo SUBSCRIBE
@shukriabdiqaadir6615
@shukriabdiqaadir6615 6 жыл бұрын
Abu nin aa nin manaxyo deh hhhhh fadumiina
@cabdifataxhanfi2410
@cabdifataxhanfi2410 6 жыл бұрын
hhh farax murtile waa itxn
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Abdifatah hanfi wall iku qabo SUBSCRIBE
@cabdifataxhanfi2410
@cabdifataxhanfi2410 6 жыл бұрын
Super Tube horaan kuugu qabtay
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Abdifatah hanfi sxb
@sakariyemaxamadcabdullesak6893
@sakariyemaxamadcabdullesak6893 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhh fadimeena wlh qosolka iga dhameesey gus badan ayee sudorisaa hhh😂😂😂🤣yaa naga qabtaa
@mohamedabdisalamibrahim8420
@mohamedabdisalamibrahim8420 5 жыл бұрын
Kaligaa hadaad i dooratid adi lee ku dilikaraa 😂😂😂
@ardoyusufgamadid5027
@ardoyusufgamadid5027 6 жыл бұрын
farx murtile nastexo indho fatimina kamadalo dawashadoda runti inolada walalhey
@idilalsalaan3690
@idilalsalaan3690 6 жыл бұрын
Qaladaadkaba kamacan riwayada
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 6 жыл бұрын
mayee gusbadan bay soo diraysaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@bidhaanbeautychannel2861
@bidhaanbeautychannel2861 6 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhh alla beerka fadumiina ma xishooto hhhhhhhh
@faizelmohamed2614
@faizelmohamed2614 6 жыл бұрын
Maye gus badanee soo diree kulahaa
@fatimabashir8047
@fatimabashir8047 6 жыл бұрын
inaba caadi mahn
@umacabdaloxasan2649
@umacabdaloxasan2649 6 жыл бұрын
hhhhh ana iga adag tahay
@kawsariinakunkaroon5665
@kawsariinakunkaroon5665 6 жыл бұрын
Farax murtiile & faadumo miina Qosolka iga dhameeyaan😂😂😂😂
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 6 жыл бұрын
Hhhh faadumina iyo faarax murtiile iyaga unbaa qalddka miyaa hhh maahmaahba ahaan jidhy dabaan kulayl kiisa là arag danabs kiisa lagama keexdo hada qosolaan qosol ka horyn qosol maaha hhhh farah murtule iyo aamina
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 6 жыл бұрын
Ar lakiyaa tabeena walahy😨
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 6 жыл бұрын
😂😂😂😂kaligaaa hadaa I dooratid Adi Lee ku dili karaa kulahaaa
@mustafemohamed5733
@mustafemohamed5733 5 жыл бұрын
Nasteho Hassan waa runteed qof waliba intii doorata ayuunbuu xukumi karaa
QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 1 HD
11:05
Abukar Mahdi
Рет қаралды 243 М.
SHEEKO GAABAN 20 JIR DHEYLO AH FADUMINA IYO SADAQ QOSOL
10:17
Abukar Mahdi
Рет қаралды 663 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,8 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 4 HD
16:30
Abukar Mahdi
Рет қаралды 180 М.
QALADAADKA XUJO PART 3
12:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 152 М.
Muqaal Aroos kasmaal Media pro
3:53
Kasmaal media pro
Рет қаралды 797
Gaariye Iyo Saddex Maanso.
18:10
Tixraac
Рет қаралды 485 М.
QOOTO QOOTO 67
33:05
Universal Somali TV
Рет қаралды 40 М.
RIWAAYADII 15kii SHUMEEY QAYBTII 6AAD FIKRADII AXMADEY CABDI GAASHAAN
16:55
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 9 М.
QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 8 HD
4:51
Abukar Mahdi
Рет қаралды 980 М.
QALADAADKA XUJO PART 1
12:29
Abukar Mahdi
Рет қаралды 229 М.
SHEEKOOYIN CUSUB GOOS GOOS AH QOOTO QOOTO HOLLYWOOD QOSOL
17:33
Abukar Mahdi
Рет қаралды 972 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН