Qalinle iyo Kinsi - Hal Sideey U Malaan

  Рет қаралды 21,562

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Пікірлер: 15
@nabadraadshe2931
@nabadraadshe2931 9 жыл бұрын
Ma hubo, waxaanse u maleyn in erayda uu sameeyey abwaan Xasan Qawdhan, laxankan noocan ah waxaa looga bartay codeeyaha gacanta macaan Jiim Sheekh Muumin. Ha ley saxo haddii aan dhinac maray...!
@gobaadhilac2630
@gobaadhilac2630 6 жыл бұрын
nabadraadshe walaalo ereyada heeska hadaad hayso soo qor please nagu caawi 🙏
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 5 жыл бұрын
waad saxsan tahay zxp xasan qawdhan ayaa sameyay erayada
@abdiyoonis4407
@abdiyoonis4407 4 жыл бұрын
Yaa kaga daba dhufanaya Taad sixi waydo ma noola cidii sixi lahayd mujaahid
@duliyeshabeel4237
@duliyeshabeel4237 8 жыл бұрын
heestan waan jeclahay lkiin midhaheeda waan fahmi wayayay
@malmo4235
@malmo4235 11 жыл бұрын
Alla yaa raxmaa labadu ba waa dhinteen hortiina khyr amiiin
@Cartan7
@Cartan7 8 жыл бұрын
waqooyiga somalia u dhasheen Kinsi Adan Husain & Muse Ismail Qalinle. kooxdii ciidamada asluubta ee Onkod xubin ka ahaayeen in 1970s-1980s. abwaan Ahmed Saleban Bidde & hal-abuur Mahamed M QaaQaa garwadeen u ahaa.
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
cartan 21 adna koonfurta somalia ee amisom la wareegtay SOMALILAND baa dhuunta kuu istaagtay ha kugu TAAGNAATO waligaa xaasid googo'ay
@omarmunye6290
@omarmunye6290 10 жыл бұрын
wax baa ka dhacay allaya cizak dadkii hore iga dheh fanaaniin waqal studio aad baad u mahadsantihiin.
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 4 жыл бұрын
Eryada heestan waxa laha abwaan jaamac cabdi seed jaamac daad AHN
@ayahussein7529
@ayahussein7529 11 жыл бұрын
Ala hadiin naxariisto labbadiinaba qabriga haydiiin nuuro aamin alaa duunyo
@aliabdi2886
@aliabdi2886 8 жыл бұрын
allaha. unaxriisto 2duba. way dhinteen. fanaaniin. aan heesahooda. ujeclahay. weeyo
@Aamina6544
@Aamina6544 7 жыл бұрын
allow labada u naxariiso way inaga hooseyane
@xasansaalax3780
@xasansaalax3780 3 жыл бұрын
Erayada qoraa
@shiqalshiqal7982
@shiqalshiqal7982 4 жыл бұрын
Afka isaaqa badiyaa mafahmo balse heestan si aad Ahaan u jeclahay ILaahey amarkiis
KINSI IYO QALINLE HEESTII INANYAHOW MAXAA DHACAY BY Somali Music Store
10:48
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 9 МЛН
Lazy days…
00:24
Anwar Jibawi
Рет қаралды 8 МЛН
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 43 МЛН
Sahra Axmed iyo C/Nasir Macalin - Hawalnaado Jaceylkuye aynu weerarka
16:57
Kinsi X  Adan Ahun & Cabdilahi Cumar Xarago | Heestii Gacan Gacan*
13:30
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 171 М.
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2,1 МЛН
Qalinle iyo Kinsi - Reenka Talaada
8:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 61 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН
Qalinle iyo Mandeeq - Dhaliinyaro
10:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 169 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 9 МЛН