No video

QALINLE IYO MAGOOL-

  Рет қаралды 357,961

Kafi Mohamed

Kafi Mohamed

Күн бұрын

The best song

Пікірлер: 97
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey 2 ай бұрын
Erayadii alaha unaxariisto abwan maxamad ibraahin warsame hadraawe Laxankii cabdu kariin faarax qaarey jiir Luuqdii alaha unaxariisto Labada fanan muuse ismaaciil qalinLi iyo xaliima khaliif cumar maGool xasuus Rewayadii Cara edeg 1973
@BuulCaws
@BuulCaws 3 жыл бұрын
Allah ha naxiirsto labadan fanaan. Laakiin mid ayaan ku daraya, Somali hadii ay 1000 sano oo dambe jirto Magool qof ka cod wanaagsan lama heli doono Abadan. Qalinle anigu waxa uu iigu jiraa Top 5 xagga ragga.
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Aun dhamaantooda lkn aun magooo is the best before and after
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 6 жыл бұрын
Waa mid kamida heesaha aan ugujecelahay, in aan dhegaysto, Alle ha unaxariisto X, KH Cumar magool iyo MUUSE ismaciil Qaline. Fanaaniin. Culus ayey ahaayeen
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 3 жыл бұрын
Ilaahay hoow naxariisto labada fanaanba 😭❤️😭❤️😭❤️🇸🇴
@cabdixakiimcareefe1835
@cabdixakiimcareefe1835 3 жыл бұрын
markii an ku dheehdaa cishqi igu dhamada adna wad idhaafta Erayadii hadraawi laxankii c/karin Jiir luuqdii aun qaline ruwayadi carro edeg 1973
@cabdicabdillahiyonis3241
@cabdicabdillahiyonis3241 7 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto muuse ismaciiil qalinle iyo magaalo waxay ahaayeen haldoorkii fanka somaliyeed
@guleidmohamed4662
@guleidmohamed4662 7 жыл бұрын
Mansha allah waan soomanee waxay ahayen heesi wanagsan.
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Dadkaaas baa noohoreeyay markaasay balbalaar ka iyo faladagen noodanbaysiiyeen illaahaw nasiibkanaga haxumaynin
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 7 жыл бұрын
Wooooooow!!!!!!!! hees, aad , u , qiimo badan, oo macno weeyn xambaarsan, Kafi Mohamed , aad baan kaaga mahadcelinayaa, sxb, hees macaaaaan iga dheh!
@MrSomaliguul
@MrSomaliguul 6 жыл бұрын
aloow kuu naxariiso Qalinle my favourite. Waxaa iigu danbaysay 1976 asagoo baabuur ciidamada Asluubta lagu wado.
@xamseibrahim7007
@xamseibrahim7007 4 жыл бұрын
Ooo walaal horta ma askari buu aha wxsam maqleee
@barkhadcumar47
@barkhadcumar47 3 жыл бұрын
zzzx fff
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 2 жыл бұрын
A you alive adero.long time 1976.adeero how old ayou.old is gold mansha allah
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 5 жыл бұрын
Allaha u naxariiso labadoodaba waxaan kula kulmay oo iigu danbeeysay 1993 Ayaga oo kale ma heli doonaa Alloow?
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
Hadii aad la kulantay, Sawirkani ma yahay QALINLE masuul????
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 3 жыл бұрын
BAGAL Xaranbaa May beey ila tahay.
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
illaahay ha unaxariisto muuse ismaaciil qalinle iyo xaliimo khaliif magool
@mohamedmubarak9415
@mohamedmubarak9415 6 жыл бұрын
Qalinle waa fanaanka codkiisa icajabiyay .Alle naxariistii jano hasiyo .
@dahirdoubledee9304
@dahirdoubledee9304 2 жыл бұрын
wah wah waxaasaa COD ah Magool
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
dad waa dadkii hore Magool oo kale fanka Somalida malaga heli doonaa
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 7 жыл бұрын
Muse Muse Umalayn maayo, Coz Magool AUN had a very unique voice.
@Abdul-ou3wf
@Abdul-ou3wf 3 жыл бұрын
MOGOOL WAA FANAANKA KALIYA EE SOOMAALIYEED OO MARKA UU QOF AANAN KU HADLIDIN AFKA SOOMAALIGA OO UU DHAGEESTO MOGOOL KUGU DHAHAY MA FAHAMAYO LAAKIIN WAA FANAAN AAD U COD WANAAGSAN
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Ilaaahay labadaba janadii haka waraaabiyo...
@anissahassan804
@anissahassan804 7 жыл бұрын
Allah unaxaristo muuse is mail qalinle iyo magool
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Heeees wanaagaasan
@abdullahihersi3692
@abdullahihersi3692 7 жыл бұрын
Heestaan waxa ay ku jirtay riwaayad la oran jiray "Caro Edeg" oo uu alifay Shareeco haddii aanan qaldanayen. Intii dhimatay Allaha u naxariisto, inta noolna Ilaahay qaatumadda wanaagsan Allaha ku offsado. Amiin
@honeybadger4812
@honeybadger4812 7 жыл бұрын
Abdullahi Hersi aad iyo aad abdulahi maxamed nuur shareeco Aya laha
@roblemaer4834
@roblemaer4834 6 жыл бұрын
Abdullahi Hersi, Mahadsanid walaal Cabdullaahi. Hees wacan.
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
War Soomaali wll xilimay ahayd markii la dhigay
@asadjeesto540
@asadjeesto540 7 жыл бұрын
Ya slaam heestn waan wayay 😍😍😍hadan helay😗😗
@abdullahielmi6257
@abdullahielmi6257 6 жыл бұрын
Waa runtaa Cabdullahi Xirsiyow.(A.U.N) Magool iyo Qalinle Aamin.
@abdirahman2
@abdirahman2 6 жыл бұрын
Allow idin naxariiso 😢😢😢 cod mcnaaaa...
@sadiiqibraahim7093
@sadiiqibraahim7093 6 жыл бұрын
waan aad u taageeraa heesaha qaraamiga ah waan ma Kala dhacaan
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
dadkiii hore aad ayeey u qurxoonaa yeen
@caashafaarax7627
@caashafaarax7627 7 жыл бұрын
.
@aliyadigriyow4455
@aliyadigriyow4455 6 жыл бұрын
Muse Muse ragaa somaliyeed waxeey gursanjireen gabdho quruxbada yarad badaana way kabixinjireen dooqbeylahayeen
@hindihassan1094
@hindihassan1094 6 жыл бұрын
Allaha unaxariisto labadodaba
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Ereyada maxamed nuur shareeco AHUN cara edeg
@isxaaqckariin5235
@isxaaqckariin5235 2 жыл бұрын
Hadrawi baa leh
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 7 жыл бұрын
alaah yacizakum fananintii hote
@burcoburco7667
@burcoburco7667 8 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto labadoodaba
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Erayada hadraawi laxanka c kariin farax qaareey jiir 🇸🇴
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
General maxamed nuur shareeco AHUN ereyada
@isxaaqckariin5235
@isxaaqckariin5235 2 жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 hadrawi baa leh shareeco ruwaayada ayuu leyahay iyo heesaha kalee sxb
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
@@isxaaqckariin5235 iska hubi sxb
@isxaaqckariin5235
@isxaaqckariin5235 2 жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 sxb cabdikariim jiir (AUN) oo laxanka hestan sara kaa waramaya wareysi dulyar kaa qaday
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
@@isxaaqckariin5235 cabdikariim jiir wuxuu sheegay in shareeco riwaayada sameeyey magaceedu ahaa cara edeg intaas ma jirtaa mise wax baan qalday sxb??
@hd6692UTD
@hd6692UTD 8 жыл бұрын
rabi ha unaxariisto dhamaantood
@fowziahassan7195
@fowziahassan7195 8 жыл бұрын
Rabbi ah u naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin
@rahmayassin7218
@rahmayassin7218 7 жыл бұрын
Fowzia Hassa
@saynabahmed8087
@saynabahmed8087 7 жыл бұрын
waxaan rabaa mmooge iyo magool
@ahmedmahamud2186
@ahmedmahamud2186 6 жыл бұрын
Tiyatarki hargiesa ku raxeysanay ruwadan hadana wata waxan dhageysano garanmeno
@Abdirahman03
@Abdirahman03 2 жыл бұрын
Sawirkaas waa la isku haystaa inuu isagii yahaye adigaa la kulmee ka waran isagii ma yahay?
@fowziahassan7195
@fowziahassan7195 8 жыл бұрын
one of the best somalia songs
@muhyadinabdillahi425
@muhyadinabdillahi425 7 жыл бұрын
Fowzia Hassan Somalia songs or somali songs?
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 7 жыл бұрын
Don't hung up with small details dear brother.
@muhyadinabdillahi425
@muhyadinabdillahi425 7 жыл бұрын
Some peaple hate the runta... not qof walboo heesa is from somalia. ......
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 7 жыл бұрын
muhyodin abdilahi xageey kaloo ka iman lahaayeen, hadaanay Somalia ka iman? Mars?
@abdimajid5237
@abdimajid5237 7 жыл бұрын
Abdi fatah Hussein somalia kameey iman mesha murtida laguyaqaanwaa somalind ayu ka sojeeda yey isaga ka khaldamin dad futadada ka heesa iyo dad illahy murti iyo xikmad u dhameystiray sida ula soci
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji 5 жыл бұрын
Axsan hees lkiin yay kusocotaa Kolay jacayl maahine
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 4 жыл бұрын
Eng naaji Eng. Naaji ma aadan fahmin miyaa heesta? Waa hees jacayl ku saabsan, wiilku gabadhuu jecel yahay, iyaduna ma aaminsana inuu jacaylkuu sheeganayo dhab ka yahay. Ku cesho bal heesta inaad hada fahanto.🇸🇴♥️Soomaaliya ha midoowdo🇸🇴♥️.
@xasancawaale3826
@xasancawaale3826 6 жыл бұрын
heestan waxaa alifay maxamed Ibrahim warsame hadraawi.laxanka waxaa saaray cabdikariim jiir.waxaan kasoo xigtay waraysi youtubka ku jira oo cabdikariim jiir kaga sheekaynayo cida ereyada leh iyo siduu laxanka u saaray.
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
xasan cawaale maxaan ku qoraa wllo waraysigaas
@sorryali3045
@sorryali3045 6 жыл бұрын
+Hibaaq Saakin xasuus reeb waxaa warinayo duulyare
@Aminomohamud-ez4lq
@Aminomohamud-ez4lq 6 жыл бұрын
ok
@Aminomohamud-ez4lq
@Aminomohamud-ez4lq 6 жыл бұрын
ok
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Laxanka cabdikarin jiir uma eka laxamada kale wuxuu ahaa mulaxam aan caadi aheyn
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 жыл бұрын
Wllyl isoo bookhda ana
@hassanibrahim9420
@hassanibrahim9420 6 жыл бұрын
Haa waxaa sameeyey heesta hadraawi laxanka c'kariim jiir sidaan maqlay
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso qalinle nd Magool
@yaasiinsaedeiseyaasiinsaed5121
@yaasiinsaedeiseyaasiinsaed5121 5 жыл бұрын
Magool jacayldhiigmalooshubay
@nuuraabdilahi3370
@nuuraabdilahi3370 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariso awoowo asaxaabeey awoowgay faataxda iigu mara plz
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 5 жыл бұрын
Aaamiin aaamiin Illaahay ha unaxariisto adeerkay adna awwogaa
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto adeerkay
@abdidahir4321
@abdidahir4321 7 жыл бұрын
muse ismail qalinle ilahay ha kuunaxariisto
@aadanhasan2648
@aadanhasan2648 6 жыл бұрын
Abdi Dahir wwwwww
@cabdirixmaanyuusuf4879
@cabdirixmaanyuusuf4879 2 жыл бұрын
Vvv
@wadanimohammed8209
@wadanimohammed8209 2 жыл бұрын
wow
@wadanimohammed8209
@wadanimohammed8209 2 жыл бұрын
👏
@user-jx1qe1om7y
@user-jx1qe1om7y 6 жыл бұрын
Manshallh
@robowgedi4906
@robowgedi4906 5 жыл бұрын
Abdet
@Noorahmad-yw1hs
@Noorahmad-yw1hs 8 жыл бұрын
Dad waa kuwii hore
@abdifatahhussein8276
@abdifatahhussein8276 7 жыл бұрын
Noor ahmad Hadalna waa kuu yiri.
@rahmayassin7218
@rahmayassin7218 7 жыл бұрын
Noor ahma
@jamaalabdi4349
@jamaalabdi4349 7 жыл бұрын
Noor ahmad dadku Waa halkiisi hadalna Waa ruuxi hela
@Team37390
@Team37390 6 жыл бұрын
war halka sida laysagu oyayayo oo runta laysagu seegayo bal arag
@yuusufcismaan7336
@yuusufcismaan7336 2 жыл бұрын
0
Qalinle iyo Sahra Heestii Saldhigo waalagu sitaayee
13:45
Daruuraha News
Рет қаралды 46 М.
Muse Ismaciil Qalinle Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "ARAMIIDA"
9:32
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 485 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 391 М.
Goroya Caawsha - Xaliima Khaliif Magool iyo Axmed Cali Cigaal
7:42
Muuse Qalinle Heestii Ubaxoo Dilaacay Lyrics
10:57
Ridwaan Xeebow Channel
Рет қаралды 72 М.
Qalinle Iyo Saado Cali Hagar La,aan Ila Heshi lyrics..
8:04
xoosh shire
Рет қаралды 117 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 156 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "INDHA DARAANDAR"
10:48
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН