Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "INDHA DARAANDAR"

  Рет қаралды 354,315

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

⭐Heestan Waxa Cutinteeda Lahaa
A/ Cali Sugule Cigaal AHN 1967
⭐Laxanka
U/ Cumar Maxamuud Cali AHN

Пікірлер: 62
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 жыл бұрын
Ereyadaan cajiibka heestaan waxay ka soo maaxatay abwaankii weeynaa Allah u naxariistee Cali Sugulle "Duncarbeed" laxanka ma hubo waxaanse tuhmayaa inuu sameeyey Bashiir Xaddi. Codadka dahabiga waa Allah u naxariistee Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo khaliif Magool 💯🙏💯💞💗💟💟 Waxaan halkaan mahad balaaran ugu soo gudbinayaa halyeeyda warbaahinta Waaya waayihii wacnaa
@Madadaal
@Madadaal Жыл бұрын
Ashqaraar waa hees aad macaan, this song will never get old. Ilaahay qabriga haw nuuro Abwaan Cali Sugule, Kuluc iyo Magool.
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Boqoradii codka umada soomaliyeed iyo abihii xaragada fanka soomaliyed Allaha wada janeeyo🥰❤️❤️❤️❤️❤️
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
اغنيه في قمة الجمال والروعه، ،،،،، اللهم ارحم حليمه خليف مجول ومحمد أحمد كلع والشاعر المبدع علي سغلي جميعا
@iswanaajetube3506
@iswanaajetube3506 2 жыл бұрын
Axyaa Fan Xaliimo Cumar Khaliif Magoool, Mohamed Ahmed Kuluc AHN💔🥺
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 2 жыл бұрын
Cumar Dhuule in uu laxameeyay waa ii caawa! Ashqaraar! 👏
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Malaha xuseen aw farax dubbad wllo
@casiisacabdi5024
@casiisacabdi5024 Жыл бұрын
Heesku cajiibsanaa 🤔❤️.ILAAHAY haydiin naxariisto.xaliimo khaliif magool & maxamed axmed kuluc🤲🏻😰.
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Waa Magool markii codkeedu ahaa dahabiga ee ay qaadatay magaca Boqaraddii codka.
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 Жыл бұрын
Alaha unaxristo kuluc iyo magool waligod ayagoo kale arki Myne khasatn kuluc asagaa ugu jeclyhy faniinintii hora codkiisa wadnahu ijaraa ilaahaw unaxriso maxamed axmed kuluc from galkacyo Somalia guul
@nuurhubane
@nuurhubane 10 ай бұрын
Mohamed saleeban tubeec ma ilowday aabihii fanka😢
@suldaancaydaruus9352
@suldaancaydaruus9352 8 ай бұрын
2 allah hawnaxaristo. Maxamed axmed kuluc ayaa ah abaha fanka somaliyeed markuu fanka soo galay qarshe ayaa qol ku tumi jiray dhawr qof oo hal bayd kabadanba laguma heesi jirin. Kuluc baa u horeeyay hees 2 bayd iyo sadexba 3 fanaan baad helaysaa oo leh kuluc baanu ku dayan jirnay. Kadaa marxuuminta tartanka
@mhassan0163
@mhassan0163 11 ай бұрын
Waxaan hubaa inaad caawa aakhiro joogtaan, Allah qabriga haydin Nuuriyo, Allah berigaa dad yar bay ahaayeen, wallee adduun yaan lagu habsaamin, waxaan hubaa aniga iyo in badan oo kale inaan berri mari doono meeshan mareen, Allow wadada saxan
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 10 ай бұрын
Aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@AM-jw3dr
@AM-jw3dr Жыл бұрын
Erayada heestan la amakaagay aawadeed anfariiray. 🤩😁 Heestan caawa waxay ii bishay habeenkayga. Ma ihi qof mahadcelin waaya waana kugu bogaadinaya howsha isku xilsaartay.
@looyaan323
@looyaan323 2 жыл бұрын
Waa ruwaayadii kala haab iyo kala haad Cali sugule cigaal (dun-carbeed)
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 2 жыл бұрын
Asc akhyaarta ku xiran beyjkaan waxaan ku xasuustaa heestaan Maalintii lay geeyey Dugsigii hoose dhexe ee Macallin Jaamac ee kasoo horjeeday Tiyaatarka Qaranka ee mag, Muqdisho Sannadkii 1967kii iyo weliba Geeridii Hooyadey ahn iyadoo ahayd xilli doorasho dalka ka jirtay ee uu sii dhamaanaayey xilkii Aada Cadde Maxweynihii soomaaliya markaan maqlo heestaan waxaa halmar igu soo dheceysa intaasoo xasuusa.
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Жыл бұрын
Waa runtaa waqtigaas ayeey ku beegneyd isguul macalin jaamac wuxuu ku yiil meesha hadda uu ku yaal guriga hooyooyinka meesha loo yaqaan wuxuu ahaa meel aad u dhir badan oo gurryo gaagaaban oo uu saqafkoda sare yahay lamayeeriga jilayga la yiraahdo ka sameysan
@caliduudkey9064
@caliduudkey9064 Жыл бұрын
Abdi Sheikh waa xasuus wanaagsan mudane ✌
@jureyjjaafar1385
@jureyjjaafar1385 Жыл бұрын
Xasuus
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 Жыл бұрын
@@caliduudkey9064 Asc waa xasuus murugo u badan anigoo carruur ah ayaan waayey Hooyadey Macaan dhibse waa ka dambeeyey ilaahow adaa mahad leh nasoo dhaafiyey Aniga walaalladey waxaase dhib ah iyadoon gabari kula dhalan in hooyadaa dhimato dhib waa soo marray inkastoon ka noolnahay dhib kasta
@mushtaaqmaxamed7117
@mushtaaqmaxamed7117 Жыл бұрын
@@abdisheikh8042 waa xasuus adag wllo allah unaxariisto hooyo mcn
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Israacii 1960 Ereyada cali sugulle Laxanka Bashiir xadi
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto dhammaantood
@shilista4907
@shilista4907 Жыл бұрын
Dad waa dakii hore Indha daraandar cod laxan erayo wuxuba waa ✅
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 8 ай бұрын
Alla ha u naxariisto labadaba cod way la tageen ❤saan baa hees laga dhahaa
@AyaanAbdikarem
@AyaanAbdikarem 3 ай бұрын
😊😮😢
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Heesta indha daraan dar waxaa la qaaday 1967 israacii labada ee soomaaliya waqooyi iyo koonfur doorashadii cabdi rashiid cali sharmaake iyo sagootintii aadan cabdule cusmaan Adan cade AHUN dhamaantood fanaaniinta iyo madaxweynayaasheenii hore
@abdirahmanahmedaadam3805
@abdirahmanahmedaadam3805 2 жыл бұрын
Waan kaa hayaa xabadan iyo kuwo kaloo badanba!. Thanks alot!!
@gureyxasanxusen4922
@gureyxasanxusen4922 Жыл бұрын
Maa shaa alaah waaya waayo
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Sawiro taariikhya masha allah kayd kaaga www
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
Mar sidii ilayskii ololkaa Iftiinkaagu way jiidhay Mar sidii ubaxii ufadaa Udgoonkaagii i saaqay Ila xidhkii wadnahaad Iimaysayood abbaartay Eebadii kalgacalkaad Unuunka igu goysay 😫🥺💔😭😒Cajiib dheh
@xasanijaara9867
@xasanijaara9867 Жыл бұрын
Maa shaa alla
@ikranabib7919
@ikranabib7919 10 ай бұрын
Wow laba legend Allah ha u naxariisto aamiin 😢😢😢😢😢
@badrisheikh
@badrisheikh 2 жыл бұрын
W/hi dhagaheyga markey ku dhacdey waan muusoodey aduunyo nin joogow maalimba wax xusuuso!!!
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 ай бұрын
As, yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo tii lagaa hEeteh heeteh dooqoo sooo dhawaystoo dooqoo jeclaadayoo dagan yareeydataanaa waleeneeey waa laguu yaqaane, qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba iyoiyo princsesesesesees Rasmi riyaaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan hablaha facyaashay
@husseingabile
@husseingabile Жыл бұрын
INDHA DARAANDAR.
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 2 жыл бұрын
AUN labada hobol aamiin aamiin
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 2 ай бұрын
Erayadii abwaan cali sugule duncarbeed
@liibanpro3106
@liibanpro3106 Жыл бұрын
Iba me IMe ime
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Markaan ku arkaan indho daraan dar 👍
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Жыл бұрын
ilaahoow labada u naxariiso.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Waaayo aad ayaa umahd santahy Sidaa nogu lawadagtay mahad sanid Magol iyo kuluc Allh yarxam
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Magol marka aan maqlo codkeeda Wan iska qiirodaa
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 Жыл бұрын
Wa kacadonkii ugu horeye wiswikii SOMALILAND iyo waxa A u taqanaan somaliya Am shadaadiinta konfura am shadaadiinta insiga
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 11 ай бұрын
Waxaan arkaa Mm adigaa Ma Jin allay Abuuray baa Mayee waxaad araktaa waa runtii Iyo guushaad sugaysay Illayn calaf duug mayeeshee.go ahead
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 11 ай бұрын
Sidaad wax ka yeesho yaa lagaa yeelayaa Kamaa tudiinu tudaanu Ninba waa markiisee mus Makula . . . ..... koray
@user-py6he2dy7d
@user-py6he2dy7d Жыл бұрын
heestan waa hees aad uqiiima badan
@hiraabe0663
@hiraabe0663 Жыл бұрын
Dad waa dadkii hore
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
🎻
@cabdiraxmaangaas2493
@cabdiraxmaangaas2493 2 жыл бұрын
Haaa
@awadabdisamad6873
@awadabdisamad6873 2 жыл бұрын
Aabiga ii fasira asxaabtii idinkoo mahadsan
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Aabi waa kibir
@kalimow7263
@kalimow7263 Ай бұрын
Maisraacii dhaxdeenaa Adkeeynayoo Ilaalinaa ilaah Hau Naxariisto Waa Fanki oo Dhintay 😂😂😂😂😂😂
@CabdishakuurYuusuf
@CabdishakuurYuusuf 9 ай бұрын
Axyaaqarami
@user-um6ln2xf1c
@user-um6ln2xf1c 9 ай бұрын
sawirku magool maaha waa caasha abdow malyka
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Жыл бұрын
Made in somaliland duncarbeed waan ku khasaaray koonfur
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 Жыл бұрын
Israaci lagu anbaday e xaaraata aha e SOMALILAND iyo shadadiint
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Yaa idiin soo qasbay hal jufo dawlad ma noqoto
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Mida kale qoowmiyad dhan baad shadaadiin ku sheege qalbiga ka buktiin is cilaajiya
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 3 ай бұрын
Adigaa ah sheydaan qalbiyo wada buka thiin waa nala xasuuqay uun baad tiraahdaan somaliyo idil baa is dishayummada kale waa laab xaaran yihiin except idinka cilaaj taga
Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "AAN HESHIINO"
10:14
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 68 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
Throwing Swords From My Blue Cybertruck
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 5 МЛН
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
KULUC IYO MAGOOL - HEESTII QOYS
9:03
Farhan Jimale
Рет қаралды 233 М.
Maxamad Adam Dacar iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DEGMOY II SOO DUCEE"
8:50
Ma ifkibaa ma aakhiro joognaa Kuluc iyo Magool
11:45
Badbaado Bulsho
Рет қаралды 15 М.
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DADNIMADA AQOONSO"
6:36
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
MAGOOL IYO TUBEEC - HEESTII MINANKIINA ANIGAA IMIDOO KOOW DHEH
11:06
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 68 МЛН