Makiinad La Aan Kusameyso Buskud Fudud Halmar Qas 6 Nooc Kadhigo 👌 Eid Mubarak 🌙

  Рет қаралды 128,382

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

4 жыл бұрын

Welcome

Пікірлер: 439
@umuaxlaaam7090
@umuaxlaaam7090 4 жыл бұрын
Masha allh abyo qamar wlh markaan arky waxaan is dhahy nashqada ay ku samysy xagee ka helee markaan daawaday waan yaaby 👌👌👌❤️
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
😘😘😘
@loveyourselffirst7560
@loveyourselffirst7560 4 жыл бұрын
Qamar Bint Amiir asc qamar luqan kala soo hadlay waad isoo jawabi wayday plz waxaa igu caawisa 100 xaabo sanbuus ah meqa kilo bur waaye
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 4 жыл бұрын
Kkkk isku fegrad ayaan eheen sidaas ayaan kufekeray waxaanoo nashqad waxa lagu sameyo miyaad soo radin kartaa ayaan islahaa
@shamsoabsuge7992
@shamsoabsuge7992 4 жыл бұрын
Mashallah abaayo
@safiyacabdiraage391
@safiyacabdiraage391 2 жыл бұрын
@@Qamar_Bint_Amiir Lamar sxb wax sonata nacnac malashaan
@Faizasworldbeauty
@Faizasworldbeauty 4 жыл бұрын
MashaAllah yummy yummy 🥰😍❤️
@dosa8896
@dosa8896 4 жыл бұрын
كل واحد احلى من ثاني كلهم عجبوني تسلمي يدك ماشاء الله 🌸
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 жыл бұрын
Maasha allah Xbt Cajiib waye aad ayuu U qurux badan yahay👌🥰
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Mahadsanid macaantadeyda 😘😘😘
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 4 жыл бұрын
@@Qamar_Bint_Amiir Abaayo Burka meeqa koob waaye kiilada iyo subagana meeqa koob waaye
@hannaahmed2543
@hannaahmed2543 4 жыл бұрын
@@shamsiinaali8908 abyo burka 4koob waye subagana 1/5waye 1koob iyo bar waye
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
@@shamsiinaali8908 subaga 2 koob bike 6 koob
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 4 жыл бұрын
@@Qamar_Bint_Amiir Abaayo buskud ukun la,aan ma noo soo galin kartaa
@MsSunshine212
@MsSunshine212 4 жыл бұрын
Mansha Allah walal waad mahadsan tahay, Allaha ku siiyo waxa jeceshay, waa markii igu horeysay aan sameeyo buskud somali waana ku gulaystay alhamdulilah
@umnalka7740
@umnalka7740 4 жыл бұрын
Thanks abaayo Qamar bint Ameer buskudkaada maanta ayaan sameeyey exactly kaada ayuu iigu soo baxay Jazaakallaah 👍❤️✌️💝
@m.k.afamilychannel6946
@m.k.afamilychannel6946 4 жыл бұрын
MashaAllah TabarakaAllah JazakaAllah qeer walashey ❤️❤️❤️
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 4 жыл бұрын
Mansha’Allah very beautiful very nice 👍
@janjano6576
@janjano6576 4 жыл бұрын
MashaAllah abayo qamar qeyr Allah kusiyo buskut cajib ah nabartey Thank you and Eid Mubarak qali 😘
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 4 жыл бұрын
Abuu caleen❤ iyo Abuu ubax afar gees masha allah qurux allaha inoo kaa xafido qaali 👑
@sahramaye4833
@sahramaye4833 4 жыл бұрын
Wcs Qamareey maashaa Allaah eesh calaa buskud jazakallah kheyr sida quruxda badan ee aa tustay
@munakayse.saleeban1520
@munakayse.saleeban1520 4 жыл бұрын
masha alllh masha alllh wlaaashy qamar bint amiiir dar ilaahy ayaan kuujeclhy gacanta ilaahy hakuu barakeeyo
@somaliahaisracdo7264
@somaliahaisracdo7264 4 жыл бұрын
Masha allaah walashey macaanto kheyr ilaahay ha ku siiyo wan ka faidney 😋🙏👍👌💋👄❤💝 kuli way kala daranyihin Masha allaah Shugran xabibti
@situushaabdikadir6427
@situushaabdikadir6427 4 жыл бұрын
Woooow masha allaah kanwaxaa kaheli kan caleenta🍂😍😋ilaaahe kakudhaafo abaayo mcn qamar bintu amiiin🤲💋♥️😊
@samiirasancaanibeauty
@samiirasancaanibeauty 4 жыл бұрын
Mash’Allah Eid Mubarak xabiibtii 😍😍😍👌👌👌
@amranmohamud7465
@amranmohamud7465 4 жыл бұрын
Mash Allah gacantada Allaha ku barakeyo cafimad ku cuna
@naimamustaf1177
@naimamustaf1177 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaashaay qaali marwalba wuu'iga adkaanjiray sababtoo ah buur ayaan kusiidarijiray sirtaa ayaad nafahaysiisay jzk Allah.
@ruumichannel
@ruumichannel 4 жыл бұрын
MAN SHA ALLAH ALHA KU BARAKEYO ABAYO QAMAR.ASXAABTA QAMAR ISO BOQADA INIKU MAHADSAN 😘👌👌👌
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 4 жыл бұрын
Masha allah tabaarakallah inaba caadi ma aha mahadsanid qaali 👑
@luulacabdulqadiir7277
@luulacabdulqadiir7277 4 жыл бұрын
mashaAllah waxana kahelay kan fiyoraha allahku xafdiyo xabiibti
@aishajama5525
@aishajama5525 4 жыл бұрын
Maasha Allah xbbti ciid Mubarak ❤❤
@faatmataha6291
@faatmataha6291 4 жыл бұрын
Masha allah tabaarak llah 👍
@whiterose7001
@whiterose7001 4 жыл бұрын
Waaw masha’allah qurux aa usameese 😍❤️❤️❤️❤️❤️
@sofiaabokar8949
@sofiaabokar8949 4 жыл бұрын
mansha allah habaryar qamar bintu aamiir alle gacanta haku barakeyo
@zahrahaji5241
@zahrahaji5241 4 жыл бұрын
Mashallah Allah Tabarakalah Allah ha ku xafido horay u soco hormar wacan Qamar qalbi nadiif Cadawgaa cakta hoostiis adiga iyo Family gaada Allah ha idiin xafido Caafimaad ku noolaada in Sha Allah Aamiin Aamiin
@queenofqueens4645
@queenofqueens4645 4 жыл бұрын
masha allah habo mcn wanka faidnay alle gacantada hakuu barakeeyo 💯❤ana dooqeyga waa midka caleenta iyo abuu qaadada😃
@aragsanguraymarayare8228
@aragsanguraymarayare8228 4 жыл бұрын
Masha allaah qaali dumar ciid Mubarak alle haku xafido alle dartii ayaan kuu jeclahay
@hanaaniitahanaaniita3247
@hanaaniitahanaaniita3247 4 жыл бұрын
Cajib wllhi. Allaha ku barakeyo qliye gacantada❤️💕
@shugrishuceybe1918
@shugrishuceybe1918 4 жыл бұрын
Msh allh alle haaku xaafdiyo qali dumr ❤😋👌👍👈
@suaadosman2505
@suaadosman2505 4 жыл бұрын
Mansha Allah Tabarak Allah, thank you abaayo ilahey haku xafido gacantada ilahey haku barakeeyo waxan kugu jeclahay xasid matihid wax walba si niyad ah aanoo la qeybsataa dacad aa tahay Barakallah Qamar binti Amiir❤️
@hawamohamudali8086
@hawamohamudali8086 4 жыл бұрын
Maashaa allaah ilaahay ha ku xafido walahi waan ka helay walaashey qamar
@user-mt2ce1ge7e
@user-mt2ce1ge7e 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن. تسلم يدك. بلعا فيه عليكم
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarkllha Aabyo qamar jizakakalaha qeern illha gacantad haku barkeyo Aamiin Aamiin Yaa rabi cid mubarak hor usoco👍🏻❤❤❤❤❤❤
@ayanahimed4095
@ayanahimed4095 4 жыл бұрын
Abaayo waa mahadsantahay wallaahi kaala arag uu iigu soo baxay waan sameey thanks again
@ikraaniitaosmanikraqaalib6290
@ikraaniitaosmanikraqaalib6290 4 жыл бұрын
qamar xabibti gacanta Allah kuudhaafo insha Allah buskudkaan wan sameenayaaa aaadan ugu helay xabibti ❤❤💝
@zahinaismail
@zahinaismail 4 жыл бұрын
MashaAllah abay qamar gacantada ilahy haku dhafo asxanto mcnto wax badan anka faidesti
@ayaanabdullahi5742
@ayaanabdullahi5742 4 жыл бұрын
Qamareey masha Allah waanaga fujisay wlhi waxan isdhahayay naqshadahan inte ka helee. Alla ya cizak masha Allah tabarakallah wa jazakallahu alf kheyr
@nafatasaid4189
@nafatasaid4189 4 жыл бұрын
Mash Allah qurux gacantaad ilahay ha ku barakeeyo aniga caleenta iyo iskudarka cad iyo madowga😍😍😍
@maryamoruun6173
@maryamoruun6173 4 жыл бұрын
mashaallah abaayo mid mid ka liito malahan siduu qalbigaga u qurxanyahay ayuu buskudkana u qurxanyahay wan ka helay dhamaantiisa mahadsaid
@beelaabuukar7411
@beelaabuukar7411 4 жыл бұрын
Maasha allaah ilaaheey haku xafido xabiibti maskaxdaa iyo gacantaa allaah ilaaheey haku xafido Aamiin
@farhiaalinoor5728
@farhiaalinoor5728 Жыл бұрын
Masha allaah abaayo qamar qeer allaha ku siiyo gacantaada allaha kuu dhaafo waa noo faaideeysiy xabiibty ciid mubarak
@randacadeyofficial6273
@randacadeyofficial6273 4 жыл бұрын
Wooow MashaALLAH qali wa qurux keep going dear sister guul wacan
@bishaarobuulaay42
@bishaarobuulaay42 4 жыл бұрын
Saa inoo jeceshahay allaha kuu jeclaado qaalideena👑
@idilbiibaaye6319
@idilbiibaaye6319 4 жыл бұрын
maashaa allaaah abaay qamar binti amiir illaaahay hakuu dayso farsamadaada
@fathihaji4126
@fathihaji4126 4 жыл бұрын
Mahadsanid Abyo qali qeybta caleenta ka helay gacantaada allé haguu barakeyo ❤️🥰
@xaliimanuuro831
@xaliimanuuro831 4 жыл бұрын
MashaAllah waa sameyay shukran habiyar qaali ❤
@zeynababati1939
@zeynababati1939 4 жыл бұрын
MashaAllaah Ciid mubarak mahadsanid waa kaa faidysanay well done
@muuminosheikh6593
@muuminosheikh6593 4 жыл бұрын
Masha allah walaashee waa ka faa idaystay ❤👌🏼😍
@r.s.o.iqlaasomarchannel588
@r.s.o.iqlaasomarchannel588 4 жыл бұрын
Kuli way I cayabiyeen bark ayaan samaynaa insha allah thnks and mansha allah ilahay ha ku barakeeyo gacmahaga
@falisigal579
@falisigal579 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo kuli wey kala daranyihiin gacantada allaha ku barakeyo aamiin💕💕👏👍
@nadiamohamud9850
@nadiamohamud9850 4 жыл бұрын
Wlh abaay niyada idhistay makiuno maheystiye buskut masamenkaro suuqa usocdaye oo buskut diyaarsan sogadaan islahaa masha allah shukran QAMAR
@khadijaahmed6916
@khadijaahmed6916 4 жыл бұрын
Mashallah tawarakalah Qatar iska dheeh qamar binti Amiir waa shidan tahay 😋😋👌👌👍👍❤️❤️❤️🌹🌹💞💞
@ismahanmohamud9797
@ismahanmohamud9797 4 жыл бұрын
Maasha allah waan kahelay waan tijabinaa inshaallah lkm abayo subaga saalid maku badalan karaa muda kale subaga meqaa ku dartay
@qaalilulaofficial8682
@qaalilulaofficial8682 4 жыл бұрын
Masha allah xbt gacanta alle hakubarakeyo qali ane isoqabo codis shareout isame
@rahamahmud6856
@rahamahmud6856 4 жыл бұрын
Masha allah tabaarakallaha Rabii ha xafido xbbti 😍👌
@fadumoabdulahi8804
@fadumoabdulahi8804 4 жыл бұрын
Abuu caleenta IGA dhex baxay yq m .A Alle gacantaada haku barakeeyo xbbti qamar
@ayaanahmed9204
@ayaanahmed9204 4 жыл бұрын
Jazakallah kheyr gacantada Allaha kubarakeeyo
@fatmahussen7074
@fatmahussen7074 4 жыл бұрын
Masha allaah abaayo gacantaa alle hakuu deesto waana noo faaideysey jazakalahu qeyraa
@ishaaahmed5695
@ishaaahmed5695 4 жыл бұрын
Mash llh waa quruxbadan yihiin ilaahay hakusiyadiyo fikirkada mmac adigna 😍😍😍
@rahmaomar3229
@rahmaomar3229 4 жыл бұрын
Masha Allah xabiibti ilahey ha idii barakeyo
@hafsoahmed3257
@hafsoahmed3257 4 жыл бұрын
Msha allh Qamar Qalbi wanaag Gacantada allh ku barakeeyo
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
Masha Allah my abyo Qamar binti Amir Allah ku barakeeyo
@umusaabirsaabir9168
@umusaabirsaabir9168 4 жыл бұрын
mashallah tabarakallaah xabiibti ilaahey gacantada hakuu barakeeyo
@badriyasalim3681
@badriyasalim3681 4 жыл бұрын
MashAllah xoga allah ku dhafo xabibti 🤲👏
@user-uz6zt2ei3q
@user-uz6zt2ei3q 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah alle gacanta haku barakeyo wllo
@aishaibraahim4224
@aishaibraahim4224 4 жыл бұрын
M,a dhamaan toda way icajabiyeen caday gacantada alle haku barakeyo
@fqadroyusuf8497
@fqadroyusuf8497 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo macanto cadiiy mahiin suubaga meeqo bakeeriy aa ku sameesay 2 baakeri aa uu qaatay ee igaa saax qeer allah ku siiyo aduun iyo aqiiro waanaga tiirisay ciida
@suheymaofficial4567
@suheymaofficial4567 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo mcn qeyr allaha kusiyo wlhi seedigen waa inu sooryo kale naga kaasiya
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
masha Allah tawarakaAllah kuli waan ka helay❤
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo 4 жыл бұрын
Mansha allah gacanta allaaha kubarakeeyo qamar anigu ubaxaan ka helay
@shukriabdulaahi3781
@shukriabdulaahi3781 4 жыл бұрын
Masha Allah walaashey qamar bintu Amiir
@asadhalal202
@asadhalal202 4 жыл бұрын
Masha allah awesome Eid Mubarak qamar luul ❤
@safiyai2843
@safiyai2843 4 жыл бұрын
Mashallah tabarkallah allah gacmahaga allah ha barakeeyo
@AyanAli-pm7nx
@AyanAli-pm7nx 3 жыл бұрын
Mashallah 🥰 Eid Mubarak 💕
@xilwatiirow2040
@xilwatiirow2040 4 жыл бұрын
Masha Allah illahe haku xafido xbbti
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 жыл бұрын
Manshalah gacantada alahay ha ku barakeyo ❤💜👌🏽💯👍💞
@hoodoiyoayan3617
@hoodoiyoayan3617 3 жыл бұрын
Masha allah gacantada allaha ku barakeyo wllshay👍😘
@luujaluuluu1062
@luujaluuluu1062 4 жыл бұрын
Abaa qamar ilahey gacmahaaga haku barakeeyo ani sida daacada aa wax u samesid aan jeclahay
@fardowssaid7711
@fardowssaid7711 4 жыл бұрын
Abuu caleen iyo abuu is dhaafdhhaf baa ku heystaa thanks Qamar
@7kids901
@7kids901 4 жыл бұрын
Masha Allah beautiful cookies masha Allah
@mohamedomarmumin7706
@mohamedomarmumin7706 4 жыл бұрын
Masha Allah 🤩🤩🤩
@originalrahma4191
@originalrahma4191 4 жыл бұрын
Masha Allah makala dhacaan abuu caleen
@user-fr7pr2xf2q
@user-fr7pr2xf2q 4 жыл бұрын
Wow masha allah abayo qamar meeqo daqiiqo ku jiray fornada wxa kle kuwaydina abayo warqada fornad saliida kor ma ka marina mase hoos xbbty
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaasheey gacantaada illahay ha kuu barakeeyo
@dahraanahmed7605
@dahraanahmed7605 4 жыл бұрын
Mashallah gacantada allah ku barakeyo mcnto
@hafsaali7159
@hafsaali7159 3 жыл бұрын
Mansha allah tabrakallah jazkallah khayr xbbti qamar
@xaawomohamed8627
@xaawomohamed8627 4 жыл бұрын
Mash Allah walal qaali 👌😍😍
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 4 жыл бұрын
Maasha Allah qurux. Jasaakalah qayr.wa samaynaa maanta. Xafiidu laah. Aamin yaa rabi
@username-hi8tu
@username-hi8tu 4 жыл бұрын
Malaha allah aad ayaa uga helay gacantada allaha ku barakeeyo abayo waa samesana insha allah
@dekaali1543
@dekaali1543 4 жыл бұрын
Masha Allah abuu caleen ayan ka helay shukran jazakumulah kheyr
@samharahmed4573
@samharahmed4573 4 жыл бұрын
Mansha Allah qurax waayo waan sameynaa insha Allah
@rayaanmooge7546
@rayaanmooge7546 4 жыл бұрын
Masha Allaah walhi kulii waa qurux badan yihiin makala dhacaan👍😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kafiamohamed1476
@kafiamohamed1476 4 жыл бұрын
asc abaayo ilahay qeyr haku siiyo hadii aan nuskiilo buskud ah an rabo meeeqa iigu filan iisoo jawaab adigoo raali ah
@bisharoabduqadir6238
@bisharoabduqadir6238 4 жыл бұрын
masha'allah gacantada allaha ku barakeeyo hbo mcn
@halimaomar5896
@halimaomar5896 4 жыл бұрын
Mashaa caadi gacantada Allah hakuu barakeyo walaashey
@umumanaal8557
@umumanaal8557 4 жыл бұрын
M.a caadi ma ahan buskudkan gcantaada alle haku barakeyo
@nasranafta312
@nasranafta312 4 жыл бұрын
Masha allah abay qamar holfududenta kugu jeclahy wlhi 👌🏼👍🏼😍😍😍❤️
@fadumagargar946
@fadumagargar946 3 жыл бұрын
Masha alàah abaayo macanta ilaah ha ku xafido famiglia badbaadiyo aamiin
@adoontiialle1365
@adoontiialle1365 4 жыл бұрын
Masha allah abayo chocolate cake for eid ma na tusi kartaa inta kale kuli waan kaa firsaday waan samestay jizaakalah
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 4 жыл бұрын
Masha Allah ❤️
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 10 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 70 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 22 МЛН
Buskut dhadher gurigaga sidan ugu sameso ado forno aadin
8:05
ilham abahii
Рет қаралды 42 М.
BUSKUT  TIMIR MACMUUL  NAQSHAD  CUSUB  Farsamo fudud
17:28
Faatma channel
Рет қаралды 14 М.
OMAAR OO CABSAN AYAA I KUFSADAY XASHIISH AYUU KA DHARGAY
22:19
M•Somali Tube
Рет қаралды 4,2 М.
SIDAAN FUDUD U SAMEYSO DONAT  👌BY QAMAR BINT AMIIR 👑
18:38
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 110 М.
Alaab Nafaqo Ah Dadka Cayil Jecel Wakanaa Cotsigiina ❤
14:51
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 64 М.
buskud 3 nooc aad ufudud || macmacaanka ciida 🌙
17:38
Adna Henna
Рет қаралды 40 М.
Siide losubiya buskuda SOMALI MACAAN
20:34
Dahabo Xashi
Рет қаралды 17 М.
buskud macaan ciida/ Somali chocolate biscuits
13:14
Cooking with mama halimo
Рет қаралды 2,6 М.
T55 Narxi 23 900$ 📞95 155 03 00 | 📞91 033 03 03
0:18
China Avtouz
Рет қаралды 8 МЛН
Поймал ГНУСНОГО и ПОДЛОГО перекупа.
0:42
Саша Туман
Рет қаралды 1 МЛН
Помыла и машину, и водителя
0:18
Новостной Гусь
Рет қаралды 7 МЛН
куда катится отечественный автопром
0:46
Гараж Н.Т.
Рет қаралды 484 М.
куда катится отечественный автопром
0:46
Гараж Н.Т.
Рет қаралды 484 М.