XALWO SAABUUNI ABOWE CALI AYAAN NOO SAMEYNAYO KAFAAIDEYSTA 👌 EID MUBARAK 2020 🌙

  Рет қаралды 37,952

Qamar Bint Amiir

Qamar Bint Amiir

4 жыл бұрын

Welcome

Пікірлер: 254
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 4 жыл бұрын
Masha allah in bdn ayn youtube ley ka codsadey xalwo saabuni inay soo galiyan channelkoda alx hadey qamar bint amiir channel keda nooso galisey waa illaah mahadii apwe Ali & adigana alle gacmihiina haydiin barakeeyo🙏🙏🙏🙏
@Qamar_Bint_Amiir
@Qamar_Bint_Amiir 4 жыл бұрын
Aamiin yaarabbi mahadsanid 🥰
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 жыл бұрын
@@Qamar_Bint_Amiir Abayo Adigo iga rali aha ciwanka ka dalbteye suxunta waa Germany aya tidhi lakin I shege website ka Quruxeye
@sahruja5777
@sahruja5777 4 жыл бұрын
Maasha Allah Qamareey Ciid Mubarak adiga iyo Aboowe Cali.
@sabrinas8603
@sabrinas8603 4 жыл бұрын
Mashaallah Qamarey wax AAN kajeclehay majirto beri horey igudanbaysay Somalia soxasustay.Allaha ku barakeyo adiga iyo abowe Ali.Waan tijabinaya inshaallah before Cid 👍🥰🥰🥰
@umamascuudchannel6884
@umamascuudchannel6884 4 жыл бұрын
Masha allh waaka helay waa sameystay channelkegane waa sookali mcnto wllne kacantiiso alle ha u barakeeyo ciid wangsan
@samirasiman2503
@samirasiman2503 4 жыл бұрын
Masha Allah walashen qamaar kheyr allaha idin siiyo wlhi qalbigeyga maa ogeyden Shalay aan xalwo sameystay kadibna niyadan iska dhahay xalwo sabuuni talow see loo sameyaa KZbin ka xataa waa ka raadshay waana ka wayey aad aan ujeclahay.ilaahey kheyr ha idin siiyo aad ayan u farxay wlhi markan hada arkay inaa soo galisen Jazakallah kheyr aboo ali iyo walashey qamar.😍🤗❤❣❤❣
@saidoabdurahim6677
@saidoabdurahim6677 4 жыл бұрын
Masha Allah eid mubaarak xabibti
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 4 жыл бұрын
masha allaah qamar cadeey waa u duceyni abo cali waa noo faaideeyi illaahey nii xafido salaan sare kuligiina eid mubarak♥♥
@safamohamud1883
@safamohamud1883 4 жыл бұрын
Aryaa qamar daris iga dhigo so yummy 😋 waan soo cunilahaaaa intaan been beensalaan camal ugu tago masha allah ilahay ha iden barakeeeyo
@yaasmiinlifestyle5286
@yaasmiinlifestyle5286 4 жыл бұрын
Waaw masha Allah abyo qamar sidaan jecelahay hadaa ogan laheyd waa yaabee wlhi afarahan wan kadambeya thanks
@mulkehussein6192
@mulkehussein6192 4 жыл бұрын
Aan xasuusano inaan dhahno Masha Allaah walaalken iyo walaalahen oodhan 🙏🙏❤️❤️😋👌
@liibanadan6277
@liibanadan6277 3 жыл бұрын
😍😍😍☝️☝️☝️☝️☝️☝️👸👸👸
@shukrimusetalentchannel2457
@shukrimusetalentchannel2457 4 жыл бұрын
Maansha Allah Waaye Abaayo Waad Mahadsan Tihiin Adiga Iyo Abowgaa Cali Sida Quruxda Badan ood Wax Badan Noogu Faa'iideyseen
@monahalac5750
@monahalac5750 4 жыл бұрын
Mansha allah mansha allab mansha allab alla maxan u xisay Hariisad ilahay khayr ha idin siyo Qamar iyo wllalked Cali walhi wad iga farxisen wa balan hadanan dhiman in an sameyo malinta Ciida insha allab jaza,akallahu khayru jaza walahay
@fosey6974
@fosey6974 4 жыл бұрын
Mashallah Aboowe cali Alaha kudayo keep going ayakuleyahy dhamaantiin❤❤❤👌👍👍👍👌👌👌👌
@miimilovechannel5998
@miimilovechannel5998 4 жыл бұрын
Masha Allah wllky Qamar binti Amir ☝️☝️❤❤aad ayn jclhy Aboo Ali Allah ku barakeeyo ❤❤❤❤❤❤
@hafzam8577
@hafzam8577 4 жыл бұрын
mashallah qamar bint amiir waa qurux allahuma barik💖💖💖💖❤❤❤
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 4 жыл бұрын
Xalaawad laws ama hariisad as u aqaan mar hore as iigu dambeeysey Qamar aa ugu horeeya qof soomaali oo sameeyey KZbin MashaAlah
@sisinxamari
@sisinxamari 4 жыл бұрын
Masha allah abaayo aad aayaad umahad santihiin adiga iyo aboowe. Wlhi xalay ayaan niyada ku haayey xalwa saanbuuni saaka markaan soo kacayna waan arkay farxad iima dhina. Insha allah anigana waan soo baroweynayaa thnks qaali
@whiterose7001
@whiterose7001 4 жыл бұрын
Mmmm masha’allah walalkeen thank you 😊 👍gacantaada ilahey haku maceeyo
@barashadadiintaislamka2745
@barashadadiintaislamka2745 4 жыл бұрын
Mashallah wan jeclahay inaan samaysto hariisad ama xalwo Inaan samaysto balse waan waayay qof oo sheega. Mahadsanid wll alle Gacanta ha ku barakeeyo
@idmanmaxamed3246
@idmanmaxamed3246 2 жыл бұрын
maasha allaah illahay haidin xafido channelkaaga waxyaaba badan ok channel kale laga helin baa laga helaa
@munezachannel14
@munezachannel14 4 жыл бұрын
Masha allah cadi ma ahan allaha idin barakeyo aniga wan jeclahay xalwo sabuuni
@shahrasadqali8732
@shahrasadqali8732 4 жыл бұрын
Masha allah wan barobeyay way I tostay jezakalah khyr alle ha idin xafido adiga iyo walalkaba 🙏🙏🙏🙏😍😍😍
@nafisaabdulkadir5902
@nafisaabdulkadir5902 4 жыл бұрын
Masha allh mahadsanid abwe ali wlhi qamar waa neebsatey bishaan wankusalaamey ali😍😍😍
@leylahasan2777
@leylahasan2777 4 жыл бұрын
Wlhi aduunka u jeclahay xalwada youtube san ugu raadinaye waanba waaye xbbti qamar abow ali shukran jazakallllah waanka faidi dooma
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 жыл бұрын
Masha Allah warki hore warsodhaf wa macan 😋
@shuskitchen5404
@shuskitchen5404 4 жыл бұрын
Mnsh allah mnsh allah caaadi ma ahn waan jeclhy lkn wali macunni. Ilahy haidhin barakeyo insh allah Xbbti
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah macanto Allaha Idin Xafido dhamantin illahey idankiisa Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi yaa Allah macanto
@umashushu3240
@umashushu3240 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH kalay iska arag abowe cali ilahey kher ha siyo wax badan ayan ka faidnay gacantisa ilahey ha u baraketo
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 жыл бұрын
Mashallaha Ciid Mubark ❤️
@AdarCooking
@AdarCooking 4 жыл бұрын
Maansha Allah gacantaada Allah ha kuu barakeeyo Abowe Cali
@user-kp4hg1qb3v
@user-kp4hg1qb3v 4 жыл бұрын
ماشاء الله ربي يحفظكم انت واخوك
@jijahaji4640
@jijahaji4640 4 жыл бұрын
Masha Allah ana kow ka ahay shugran xabibti💞💞💞👌👌💞💞💞 meqasono dhana yurub ka radinayi wabaro wena insha alaah
@Ceeblacaabi
@Ceeblacaabi 4 жыл бұрын
Masha allah Waa hariisad wooow ala maxan raadinayay Mahadsanid wllo Qamar iyo Cali
@happygirls8705
@happygirls8705 4 жыл бұрын
Masha Allah abyo gacantada allaha ku barakeyo wan so sameysanaya waan jeclahay xalwo sabuniga
@queensheeno74
@queensheeno74 4 жыл бұрын
Mashalah tabarka laah inkasto waligey an cunin xalwadan lakin masha alah macaankeda iyo carafteda halkan kadaremaya 😊mashalah alah walalka qatarwaye 👌 cuntada aduba kabadsha mashalah tabarka laah jeclanlahaya ani qof ikariyo xalwad 😅😅 ani mabagaranayo sida losameyo lkin cunitaanka kuqabilsanhy. Walashy qamar wan kausalamey adiyo walalka love you 💜💜
@HiBOHiBAAQChannel
@HiBOHiBAAQChannel 4 жыл бұрын
Masha Allah jaza akalahu khire abowe cali sidadnogu faidayseen thanks
@hamdaeprahim1856
@hamdaeprahim1856 4 жыл бұрын
Anigu walaal hariisad baan u aqaan Xalwo saabuuni uuma aqaan masha alah🥰♥️alah gacanta hoow barakeeyo
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 4 жыл бұрын
Sax qofkii cunay aya ka sheken karo harisada hargesa
@samsamhersi857
@samsamhersi857 4 жыл бұрын
Masha Allah gacantiina alaha idiin barakeeyo.
@ilovemymom1623
@ilovemymom1623 4 жыл бұрын
masha allah abayo qamar qurux macaan gacantada allah kuu barakeeyo aamiin
@samiiraali7987
@samiiraali7987 4 жыл бұрын
Hariisad baanu nidhaahna annaguna reer hargeisa
@hamdimohamed9657
@hamdimohamed9657 4 жыл бұрын
Msh allh xalwo saabuuni aaaaaaaaad ayaan ujeclahay ilaahay haidin barakeeyo
@fadimomuxumad9640
@fadimomuxumad9640 4 жыл бұрын
Maasha allh caafimaad ku cuna abayo wlhi waan uxiisay
@iqra11rok43
@iqra11rok43 4 жыл бұрын
Masha allh you tube ufur hadii cuntada saas ukasaayo qamar aboo cali naag muuqabaa
@maryancalimaryancali8674
@maryancalimaryancali8674 4 жыл бұрын
Masha Allah hori usoco wll qamar
@khadijasimanchannel4476
@khadijasimanchannel4476 4 жыл бұрын
Masha alaah qayrka alaha siiyo Waa noo faa ideeyay jizaakumalaah
@ayaanayma881
@ayaanayma881 4 жыл бұрын
Jecliyaa xalwadan Gacanta Allah haku barakeyo
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 4 жыл бұрын
Masha allah wad mahadsantihiin Abaayo qamar iyo aboowe Ali wan jeclahay harisada
@mariyacookingchannel2171
@mariyacookingchannel2171 4 жыл бұрын
Mashaa allah qaali wlhi walalkeeyn waa u duceeye waana sameeynaa inshaa Allah wlhi waan u xiisay mahdsanid 😋👍
@sagalmohamed5813
@sagalmohamed5813 4 жыл бұрын
Mashallah xbbti gacanta Allaha kubarakeyo adiga io abowe Galabta ayan xalwo karin rabey Inshallah wan kuso darii inkasto youtber aheen Thanks alot
@najmofashiyon2378
@najmofashiyon2378 4 жыл бұрын
Masha allah hor mar wacan
@mahuranmedia9975
@mahuranmedia9975 3 жыл бұрын
Maanshal ilaahy khyrbdn alehaidn soiyo aad baan ugubaahnaa jasaaklaa khyr gacnta ale hakuu barkeeyo
@hawacookingchannel0
@hawacookingchannel0 4 жыл бұрын
Masha Allah xamar ayaa igu danbeysey xalwo sabuuni walaahi masha Allah walaalkey gacanta illahey ha ku barakeeyo
@aniilahassa2538
@aniilahassa2538 4 жыл бұрын
Masha allah waa u xiisay wlhi waa sameyna 😋❤
@xamdikutub8106
@xamdikutub8106 4 жыл бұрын
Masha allh xbbty qali khayr alle ha idin siiyo
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 4 жыл бұрын
🤔🤔🤔🤔😋😋😋 ciideena waa hormarsani eesamankeyga 🥰😘😍 alah ikiin xafido masha allaah tabarakallaah
@MmmMm-kh3uj
@MmmMm-kh3uj 4 жыл бұрын
masha allaah shukran abaayo 👍Wansa meyna wanjecleh xasuus muqdisha cadeey
@asadhalal202
@asadhalal202 4 жыл бұрын
Masha allah xalwo sabuni miss it thanks qamar luul ❤
@misbaax4864
@misbaax4864 4 жыл бұрын
Masha Allah macan waye inta ka daremaya abyo next nacnac bur bur ka so dhig insha Allah
@hodanomar5982
@hodanomar5982 4 жыл бұрын
Wlhi malim dhaweyd ayaan KZbin ka raadinayey waan ka waayey mahadsanid abayo dadka jecel aan kow ka ahay
@Arabianseaholder
@Arabianseaholder 4 жыл бұрын
cajiib masha allah family ga macmacaanka
@khadiijaababkey5801
@khadiijaababkey5801 4 жыл бұрын
Maashaalaah tabarkalah Alle hani xafido shugran ali i qamar shugran aniga adiad anu jclhy xawalda sabuni
@fowziyaali6036
@fowziyaali6036 4 жыл бұрын
Masha Allah abaayo iyo aboowe Allah haidin xadiyo 💖💖💖💝💝💞👏👏💪💪
@saedasheikh5618
@saedasheikh5618 4 жыл бұрын
ASC WR WB qamar bint amiir aad ayaa u raadiyey walaahi aad ayaa ugu farxay
@samirahassanhirey2268
@samirahassanhirey2268 4 жыл бұрын
Wiil aan walshii cawiniin wax laga falaayo malahn wiilkan cml naag nasiibleh helaysah mash allh alle xaku xifdiyo wll waa ino faa idaysee🙌🏽
@istarxasan483
@istarxasan483 4 жыл бұрын
Masha Allah abayo ❤❤👍👍👍👍👍
@halimoelmi5196
@halimoelmi5196 4 жыл бұрын
Maashaa Allah tabaaraka llaah wallaashay xamaran xasuustay waa mahadsan tahay
@farhiyahasan6707
@farhiyahasan6707 4 жыл бұрын
Masha allah 20 sano macunin wlhi waan uxiisay wakumahadsantahay aboowe cali
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 4 жыл бұрын
Mashaa alaha abowe waka baxsatay keep going
@fortunemohammed2526
@fortunemohammed2526 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk walahi runta waye alabtii DUGSIGA waye..shilin aruris eeba nagu dishay kkkkkkk waa haaynaa manta 👌🏻🌹🙏
@Hawaluulcooking
@Hawaluulcooking 4 жыл бұрын
Insha allah wn soo sameynaa xbbti allah gacmahiisa u barakeeyo
@rihabruuhi5728
@rihabruuhi5728 4 жыл бұрын
Maasha allaah qamar ilaahey haydin xifdiyo❤❤
@fardoowsomukht8664
@fardoowsomukht8664 4 жыл бұрын
☝️
@suzanomar3456
@suzanomar3456 4 жыл бұрын
Masha'allah kheyr allaha idin siiyo
@umuasadbaaldahab5673
@umuasadbaaldahab5673 4 жыл бұрын
Walaahi wakudoceyay abaayo macaan tii hore waa karyay isnp ka kugu sodiray tan aduka ujeclahay marka sokariyo wakuso dira igu salaan cali jizaakalahu qeer xoog allah kubarkeyo jizaakalahu qeer xabiibti
@faraxyusuffortniteseries8319
@faraxyusuffortniteseries8319 4 жыл бұрын
Aadaan kaaga mahat celinaa abaayo 3 sano ayaan radinayay 💞💞💞💝💝💝
@samiamohmed4786
@samiamohmed4786 4 жыл бұрын
Mash allah sis wlhi waxan aduunka uug jecelaa baad ii sheegaye xalawo lawuuska شكر 🥰🥰🥰💚💚💚💚❤❤❤❤🌏🌏🌏💐💐💐❤🤲🤲
@fatimaahmed6309
@fatimaahmed6309 4 жыл бұрын
xalwo saabuun yaraanteydi aad ayaan u jeclaaaa
@XamdiXusen-hs4rv
@XamdiXusen-hs4rv 4 ай бұрын
intee ku cuni jirty ani baladweyne maamo ku gadijirty
@zuruurismail4482
@zuruurismail4482 4 жыл бұрын
Manshallah illahay ha ku daayo walalkaa Amin Amin Amin!
@sahrasheikh7133
@sahrasheikh7133 4 жыл бұрын
Masha Allah I love it
@sihamdaud5854
@sihamdaud5854 4 жыл бұрын
M.a kheir alle ha siiyo sii loo jecel yahay lee
@umuomar1782
@umuomar1782 4 жыл бұрын
waaaaaaw Masha Allah TawarakaAllah ☝👌👍👏✔💯
@umhanadumhanad4807
@umhanadumhanad4807 4 жыл бұрын
Masha Allah xabibti Allah Ku xafido walahi wan jeclahy xayati 17 nasano macunin walahi
@yaasmiinCali
@yaasmiinCali 4 жыл бұрын
Masha allah xalwo sabuni iga dheh xabibti cafinad ku cuna❤
@farhiyoabdisharif2258
@farhiyoabdisharif2258 4 жыл бұрын
Asc masha-alah waxaan soo xasuustay xalwo saabuuni masha-alah walalkaana thanks
@fadumasalad369
@fadumasalad369 4 жыл бұрын
Saa ujeclahay Lee markii suuqa Lee diro waso gadan jiray thank u qamar
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 4 жыл бұрын
mashaAllah tawaarakaAllah yummy xalwo saabuuni ga
@rahmaruuxichannel2637
@rahmaruuxichannel2637 4 жыл бұрын
Abay qamar xasuus ayey igalisay kun kii aan helo sabuuni leen ku kadanjiray 😋😘🥰😍❤❤
@ayaanmaxamud1249
@ayaanmaxamud1249 4 жыл бұрын
mashAllah jazaakalahu qeer abayo
@umukalthum2144
@umukalthum2144 2 жыл бұрын
Ana jecel wa mahadsan thy abaayo👍
@yahyeuk5144
@yahyeuk5144 4 жыл бұрын
Masha allah wll cali👌
@fadwaabdalla6866
@fadwaabdalla6866 4 жыл бұрын
Masha allaha wan jecala cadi mahan 👌👌
@sofiyafarayare7692
@sofiyafarayare7692 4 жыл бұрын
Thanks abayo qamar wan isku sodaya insha allah asxabta qamar iso boqda
@fhaadaamb9592
@fhaadaamb9592 4 жыл бұрын
Masha allah alle ha idin xafido
@nimofarah9277
@nimofarah9277 4 жыл бұрын
adigaaa jecel wan ka uxiisay maanshaa allah qali
@nastishnastish4258
@nastishnastish4258 4 жыл бұрын
Masha aallh abooye cali xaas ma qabaa kkk intaasna kaftan
@xaajisharlawemedia6110
@xaajisharlawemedia6110 4 жыл бұрын
Masha Allah Qof Qalbi Wanaagsan ayaa tahay
@xilwatiirow2040
@xilwatiirow2040 4 жыл бұрын
Masha Allah illahe gacantis haudayo 😍😍😍
@xanaanofficial7771
@xanaanofficial7771 4 жыл бұрын
Aad bay u fudud tahay wlhi ciidka waa inaan sameeyaa inshallh
@shiiddo
@shiiddo 4 жыл бұрын
Masha allaah yaa salam Caleykum bil cafiyah 😋😋😋😋
@umuciyaal9619
@umuciyaal9619 4 жыл бұрын
Xalwo saabuuni mar hore igu danbeysey waa baroobeenaa Insha Allah
@Fatma77260
@Fatma77260 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤
Xalwo Maasha Allaah Ah Abowe Cali Ayaan Noo Sameynayo 😋 Eid Mubarak 🌙
15:30
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 33 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 107 МЛН
QUMBO XALWO SIDA UGU FUDUD LOSAMEYO #QAMAR_BINT_AMIIR 👑
10:44
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 33 М.
Icun Casri Ah Abowe Cali Ayaa Noo Sameynaayo 🥰 Macmacanka Ciida🌙
10:16
2 KIILO #XALWO# FUDUD BARO SIDA LO SAMEYO
13:44
Ruumi Channel
Рет қаралды 8 М.
Sisin nooc cusub losameyey | Sesame Eid recipe 2020
5:14
Cunto Reerxamar
Рет қаралды 13 М.
2 KIILO XALWO SIDAN U SAMEYAY WAAT KA HELI DOONTAA 👌
14:21
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 99 М.
CAMBABUUR ADD U FUDUD | EID MUBARAK | Naz Ahmed
12:55
Naz Ahmed
Рет қаралды 57 М.
XALWO LOOS AAD U MACAAN / SOMALI SWEET FOOD
11:26
Bahar Channel
Рет қаралды 7 М.
XALWO SUBAG HAL KIILO GURIGAAGA KU SAMEESO
16:06
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 1,8 МЛН
Не обгоняйте Фуру в Австралии 😬
0:36
Авто.Бот
Рет қаралды 1,6 МЛН
#bugatti #tourbillon #2024 جديد بوغاتي #music #anime #beats
0:15
Chúa ơi - Hãy thử cái này #automobile #funny #shorts
0:12
hoang quach
Рет қаралды 32 МЛН
ЛАЙФХАК В ЖАРУ На велосипеде #shorts
0:18
Леха МАК
Рет қаралды 378 М.
Conquering fears and slippery slopes on two wheels!
0:18
People Are Awesome
Рет қаралды 23 МЛН