Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe ii saar waa bil RAMADAN Alle muradka haku sahlo
@Queenmuhiim3 жыл бұрын
Haben walba naarta musliminta bar baa laga xoraya bisha ramadan allow nagu biiri kuwa laga xoreeyay narta 🤲🏽😭😭
@safiaahmed24923 жыл бұрын
Amen yaarabi allaha nagaxureyo naarta
@rihamkhalifomarrihamkhalif73883 жыл бұрын
Masha allah xbbt waa ku xiisnay You tube ka dib ugu so noqo 🥰🥰 Waa markii 2da sayruuqa samaysanayo Markii 2ad aa dawado waye sayruuqa maanta ayaa rabaa inaa ku afuro oo qaxwa u karsado insha allah From Somalia🥰🥰😊
@aslielmi56453 жыл бұрын
KZbin ugu horeyey sayruuq nokeena tahy wlhi dadka dhan mayaqanan wlhi dad badan weydiyey sida losMeyo finally waa hely thank you hbbti 🙏 😫😂
@ilwaadcadey79213 жыл бұрын
Wlhi beenta ma ahan isku mida nahy san u raadinaye wan waaye
@ninaheeg23613 жыл бұрын
Anigba saan u raadin jiray waan daalay ala markaan yaraa muxuu kun key shilan qabay
@ummubilaal73183 жыл бұрын
Anigaba ba 14 years ayan radinayaay Finaly wan Helllay thank u qamar
@miskihussein32513 жыл бұрын
Wx badn wan radiyay thnks qamar xppti ❤️
@munaabdullahifareey55413 жыл бұрын
Yaraanteenii ayaan ku arki jiray biibitooyinka asoo dhuudhuub ah Masha allah
@keefali28648 ай бұрын
Thank you seeruuq marhoraa iigu danbeysay xiligii dugsi quraanka Thank you habiti
@bishaarobuulaay423 жыл бұрын
Masha Allah inaba caadi ma aha qaali allaha idiin daaweeyo
@umuhabiib51283 жыл бұрын
alla xasuuus sambuus iyo seyruuq maxa isku cunay 😋😘
@ishaaahmed56953 жыл бұрын
Masha allh waa mahadsantahay qamar wlhi yarantay maqayadah waa ka dhamen jiray saa idaa ujeclaa hada nabartay ma sugi kari intaa ka samenaayo😍😍🤩🤩
@juliemalik19403 жыл бұрын
Wan samestay ku dhahay masha allah wanba uxisay wllhi ano dugsi dhiganaya igu danbeysay wllhi thanks abayo qaali snapkaga ankugu so dira mahadsanid wax bdn ka fa'oday
@najmaalmisa37833 жыл бұрын
Mach allah ❤ Macmacaanka ramafanta noo soo badi 🙏
@yaasmiinaxmad69523 жыл бұрын
Shashada ma ugu dhaxbaxda aheso 🤣😂 xasus aa igalisay masha allah bil cafiya
@hasnahamud91323 жыл бұрын
Mashaa alaaah qamar ilaaaahey qeer badan haku siiyo gacantaada ilaaahey haku barakeey wallhi wax badan ayaan ka bartey hadana waxaan kugu jeclahay sifiican ayaad dadka wax u fahan siineysa
@anisaabdihabib88462 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن كل شيء حلوة
@safiyahassan62843 жыл бұрын
Walaalo gacmaha allaha haku barakeeyo adigiyo awlaadadaba ala haydi xifdiyo🥰
@nawalarab73 жыл бұрын
Seyruuq wa u xiisay marhore igu danbeesay .. mashallah
@miimilovechannel59983 жыл бұрын
Masha allah seyruuq aad u jclhy by qamar binti amir
@umuomar17823 жыл бұрын
Wcs Masha Allah tawarakaAllah Ilaahey ha ku barakeeyo gacantada waxa badan ayaa ka faaiiday waa mahasantahay xabiibti❤
@aminaibrow51823 жыл бұрын
Alla gorma igu danbeysay sa ujecla seyruuq ano schooley ah ayan gadan jiray mhdsnid sida nola wdgty xbibt
@minacooks58293 жыл бұрын
Mashallah sister Ramadan Mubarak
@cusmancusman45433 жыл бұрын
Asc qamar waxaan kaa codsanayaa macmacaanka mukalif inaad na bartid