Bisinkoow abwe quraan saaraa ubahantahay iyo xijaab😢 ani waxaan uqaatay in dhibaato laguu maleegooyo laguna kari la'yahay☹ is xijaab quraana isi saar wllkeey allaha ku nabad yeelo🤗
@faizahaszan77144 жыл бұрын
Khadiija Abdirashiid Aadan wllhi abyo fikradaada aad bay uwacn thy wllhi macqul wey dhici kartaa sabb too ah qofka haduu allah ku xiran yahy dadna dulmin iska daacad ah lagayaab inay wanaga loo quri waayo wallkey muniir qur.anka aqriso ducoyinka badso
@mohamedkulmiye45854 жыл бұрын
Nio muniirow walaalow riyada xun hadii aad ku riyootid dadka waalaga qariyaa alle ayaana laga magan galaa
@hrtlessgwl89204 жыл бұрын
Read the Quran before going to sleep Everything u see in u r dream will never come true الابادني الله انشأ الله
@ibraahimkitaabaale86193 жыл бұрын
Sxp waa dhimarabtaa
@ruunosman19214 жыл бұрын
Wllky horta waad mahad santahy saad noola wadaagtay arinta kugu dhacday Lkn ma wanaagsan in riyda xun lasheego waayo hadii riyada xun lasheego way rumowdaa sida nabiga uu noo sheegay Scw Scw❤ Marka mrkale ha sameen insha allh wllky guul badan gaar🙏🙏❣
@anwar92354 жыл бұрын
Illlahay ha ku dhooro my pro
@hamdiaragsan28574 жыл бұрын
Munir riyadaa xuun lama sheg shego plz mar kle hala wadagin. Dadka
@nimcoyar47444 жыл бұрын
Wlhi waa sax
@iftincabdi43064 жыл бұрын
Inti muniir igula xiistay like iisaara
@yuusufcadeofficial6494 жыл бұрын
Inta muniir ila taageerto like iisaara
@zakivlogsother37364 жыл бұрын
Muniiroow waxaad akhri sataa sadex jeer fatixa iyo naas iyo falaq iyo ikhlas Zxp waaan ku tageeraa fidhyow aad soodhigtid zxp markaa aad seexanaysid Quraan isku akhri waxaan ku dawnayay adoo leh waaan riwooday laba hapeen Aanoo khabri cabayo zxp wan kula talinayaa zxp quraan isku tuf zxp muniiroow zxp waa ku tageeraa muniir aqaa uu zara laki share comments waxba haka reebina zaxiibyaal waxaan ku leyahay saa ku sii soco wll muniir aqaa waxaan ku leyahay one love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farxadfamilyoficiel99174 жыл бұрын
Hadii Lagu Dhaho Fariiin U Reeb Waayaha Cusub Maxaad Odhan Lahayd ? #LIKE_SAAR_PAGEKAN👍👍🏽✌🏽✍🏾
Sxbkey runtaa ku sheeg ee insgaramka iga soo hadal ishallah. Barakow1
@sagalmaxamed65314 жыл бұрын
Mafiicna ina lasheego riyaada xun bro marka iska dhaaf 🥀
@ambabuukarabdulkadirmohame28854 жыл бұрын
first comment like muniir family
@xamdimoge46314 жыл бұрын
Wall gurigaag Al baqro ku shiid wall
@zakimohammedhusein76404 жыл бұрын
zhp Riyo ha shegin wayo wax Aad ku riyoto waliga lama shego
@امحمزة-خ7ك8ض4 жыл бұрын
Muniir waa ku salaamay waa khayr riyada khamrada waa faraj kuu furmaaya Tan ad meelaha ka dhacayso ama lagu eryanayo quraanka akhriso ducayso waysa qabka ku dadaal allah haku dhawro
@pesplaying99124 жыл бұрын
Asc
@maryanhassan32174 жыл бұрын
Muniir ruwayad now sowjil
@zakariaalcadala48344 жыл бұрын
Muniir hada tagerto likeisar
@ismaanqeys69184 жыл бұрын
M.a.....zxp...muniir.....keep koing
@mk_somali97154 жыл бұрын
Muniir pro riyada xun lama sheeego ee qof sheekha loo sheegaa lguna yidhaa iifasir waayo waxa dhici karta iny run noqotopa
@bbenacnac4 жыл бұрын
Legend muniir cadde lagu xisy ❤❤
@iqroaxmed41684 жыл бұрын
Legendmuniircaddykkkkelaguxis
@pesplaying99124 жыл бұрын
Walaal
@aadandaacad18174 жыл бұрын
Muniirow waxan kula talina inaad Adkaarta habeenkii Akhrisatid si aad uga badbaadid riyooyinka xunxun Keep going pro
@goradofficial26774 жыл бұрын
Oh ana ugu horeya qof dawado muniir tagera puuxa ku ahay plh
@تعرقعلىقصتي4 жыл бұрын
Khamrii wxn maqlay waa khamrida janada qofka ku riyodayna waa eheluu janoo baan maqlay dad waliidkyga ah baa I sheegay
@Real_005334 жыл бұрын
@@caashacabdilaahi523 naa iLaaheY kabaQ
@caashacabdilaahi5234 жыл бұрын
Bakar Cade maxaa kaa galy adi afkaaga xidh😂😂
@تعرقعلىقصتي4 жыл бұрын
Hadana ilahay ka baqiin ma adan ka baqa war orad dadkii hortaa jogay adunka warayso intad anii luuqa isoo gaalii
@caashacabdilaahi5234 жыл бұрын
Nimo Abdilahi sax wll hadalka yaree ku dheh nacas kan
@تعرقعلىقصتي4 жыл бұрын
@@caashacabdilaahi523 wll waban ka yabee halku nagala qaday qofkan wax maso kordhiya ah ee wax ma taare ah waliba
@moh_dream5744 жыл бұрын
Hadey somalinimo kugu weyn tahay 🇸🇴🇸🇴❣❣ subscribe ii saar wll qaali 🙏🏻 Team muniir one love
@ruwaydacabdikarim41534 жыл бұрын
Muniir ilaahay wax xun kuma bado mar walbo ne alle ku xirnoow oo habeenki markaa seexanesid adkaarta iyo suratu baqara aayadaha ugh dambeeyo iyo surah sajdah aqriso salaadaha sunada ne ku dadaal insha'allah walalkay 🤩
Wllky waxad ka bartaa تفسير الأحلام في المنام خمر KZbin
@najiibmaxamed20344 жыл бұрын
Muniir *Yahye* *hunter* prank ku sameeh inta igu Raacsan Like #walle anaa
@princesssamiyadiamond43364 жыл бұрын
Allah naga koriyo riyooyinka xun🤲
@XSTV104 жыл бұрын
Intii ila argy muniir AQAA laki saar
@ANABEYYY4 жыл бұрын
Walalakey subscribe isaar please
@mounaabiibmire14774 жыл бұрын
MASHA ALLAH WALAALAHAY MUNIIR IBRAHIM ALLAH HA IDIN XIFDIYO
@ayuubahmed73484 жыл бұрын
Muniir talent aya ledahay ee KZbinka kamaqnaaw
@ANABEYYY4 жыл бұрын
Walalakey subscribe isaar please
@amoorinhoproduction16274 жыл бұрын
HOOYADA JANADA ALLAHA HAKA WARAABIYO #SUBSCRIBE HA IGA XASDIN 1K IGAARSIYA
@khaalidahmedzarhaye91554 жыл бұрын
Keep going muniir
@nimcojam42734 жыл бұрын
wllo riyada xun markad aragto kaca islamar kaba kadib dhinacaga bidix sadex jeer cadhuf ku tuf debaded ilahay kamagan gal shadaanka iyo sharkisaba iyo shegad ku riyotay sharkisa ilahay kamagan gal dhakad u jifay ama dhinacad ujiftay moye dhinaca ka le u jifso cidnan ha ushegin wax xuna ha ku fasiln riadu waxe lagu fasilo aye noqota ee adigu khayr ku camiro insha allah
@aminahassan64944 жыл бұрын
pasta iyo suugo miyaa, mise bariis kala karis
@asmasharaf53764 жыл бұрын
Azc wll muniir marka hore waxaan Alle kaaga paryayaa in uu qalpigaaga ka zaaro Riyadan Xun ta kale waxaan u fazizhay Aniga dhankayga in aad ka mid tahy dadka uu Alle jecelyahy taazna waxa ku tuzinyza in aad ku riyooneyzid Markaa hal mid zamee taazi oo ah in aad izka dhaafto heesaha oo aad meezhooda ku pedelato Quran waayo Alle riyooyinka wax gaara yuu kugu tuzinayaa waan kuzoo duceynayaa Alle ha kuugu bedelo khayr idamka Alle waxaa tahag walaal aan taageero Alle ha ku maamuuzo
Hade iskudayo fasirada riyadada waa canimo, sbbto ah anigaa oguriyodey yarko oo ansaxibanahey riyadadi oo kle canbunoqdey marka kadib. Marka bro keep forward I.a u will be successful.
@israhalpii49174 жыл бұрын
yees i,am first my broh❤❤❤
@saciidomuudeey25354 жыл бұрын
muniir aqaa wllkey keep going ❤❤❤❤❤❤❤
@muzcpapdalla20134 жыл бұрын
Hada jif ku dawanayso like
@mohaabdirizak47704 жыл бұрын
Pro riyadan waxan ani isleyahy dad aa wax ku malegoyan mana usurtoboso alle riyo ahaan oo kugu tusay ee qur'aan isaar pro allena tala saaro i.a waa hagagesaa ❤❤❤
@cabaasmaxamed38704 жыл бұрын
First ahay asxbta like ii saara ilahey dartiis
@qu33nphatiina814 жыл бұрын
Muniir aqaa pro keep going
@cabdirashiidxasancaligaras4364 жыл бұрын
Bablic parag
@libaanmaxmed93344 жыл бұрын
wll riyada xun hadaa sheektid way kuku dhacee sidaa uu nabigeeena nooku sheekay NNKH maali ayaa nagg duq ku riyootay riyo xun oo ay eheed qarax ayaa ku dhintay markay sheektaynay wayna karumowday marka adi hada maogeen ilaahay kuuma rumeeyo Aamiin Aamin Aamiin
@najmonashaad14194 жыл бұрын
Inta kaso hryy like isara yaqii 👄❤❤
@nimcobare37264 жыл бұрын
Keep going pro taageero weyn ayaa kuu ahay walalka weyn
@dekamusaibrahim8474 жыл бұрын
keep going legend wakutagera
@peelopaantupe92424 жыл бұрын
Lkin brother riyada xun lama sheego
@mounaabiibmire14774 жыл бұрын
MUNIIR WALAL WAXAN KU WAYDIINAYAA BARYAHAN SOCIAL MEDIAYAHA WAXAN KU ARKAYAY LIICATO IYO MUNIIR WAA IS DAGAALEEN ARINKAAS MAXAA KA JIRA WAXAN RABAA DADKAN WAXAAS WADA INAAD RUNTA USHEEGTAAN PLS HADII AY WAX IDINKA DHEXJIRAAN PLS MUNIIR LIICAATO VIDEO ISLA SOO SAMEEYA PLS