Heestan ninka qaadayaa maaha faysl ee waa Axmed Cali Dararamle
@alool1569 Жыл бұрын
Faysal maaha wll waa Dararamle
@libanmohamedabdi1992 Жыл бұрын
Dararamle waaye
@Laalayslyrics Жыл бұрын
Rag Alloow Magacyada Fannaaninta Ku Luuqeynaaya Heesaha Hala Iska Eego Hana La Hubiyo Intaan Lasoo Baahin. Xitaa Haddii Aadan Kala Saari Karin Codadkooda Markii La Idiinsaxo Baddala Oo Dib U Saxa. Dararamle Ayaa Ku Luuqaynaya Qaraamkaan.