waa hees macaan lkn codka waxaan is lee yahay waa cumar dhuule ilaahay ha u naxariisto
@nuuraxmed60913 жыл бұрын
Cumar dhuule cali
@AbdiazizSaidAhmed3 жыл бұрын
Khabiir Hernandis commentkaaga markaan akhriyo meelo badan nin suugaanta macallin ku ah baad aheyde waa ku sidee, ma codka Cumar baa cid lagu qaldaa Alle haw naxariisto isaga iyo muslimiinta kalee geeriyootaybee. Weliba fadhigan shanqarihii Faysal Cumar Mushteeg caanka uu ku ahaa ee uu gacmihiisa ka sameyn jirey drum kastana ka macaan baan meesha ka maqlaayaa. May be inuu fadhiyo.
@Fadka2133 жыл бұрын
Jiib laxanka ama soodka waxa allifay Axmed good shimbir