Qaraaxo - Lafoole Xalqada 1aad- Camera Qarsoon | Astaan TV 2022

  Рет қаралды 339,254

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Qaraaxo - Lafoole Xalqada 1aad- Camera Qarsoon | Astaan TV 2022

Пікірлер: 981
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@muniiraqurux77
@muniiraqurux77 2 жыл бұрын
scw
@seynabaweyschannel6081
@seynabaweyschannel6081 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@nasronuur7921
@nasronuur7921 2 жыл бұрын
Scw Scw scw
@apdulrasheideid1794
@apdulrasheideid1794 2 жыл бұрын
@shindesadan1689
@shindesadan1689 2 жыл бұрын
scw
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
No twitter No Facebook No Instagram But over 2 billion followers That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣
@fahiimasheikh1411
@fahiimasheikh1411 2 жыл бұрын
kabtan baara muxushegirabaa
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 2 жыл бұрын
Scw Scw Scw ❤ ♥ 💖
@altalyrics1196
@altalyrics1196 2 жыл бұрын
Scw
@farxaanxassan2473
@farxaanxassan2473 2 жыл бұрын
Scw
@ifrahbarre9597
@ifrahbarre9597 2 жыл бұрын
Scw scw❤️
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Lafoole waa nin dagan ee illahay fanka haka saaro waan iska jeclahay sheekh buu ku macaan yahay Allaloow soo hadee fanku mafiic nee Illahey haka saro wllo .Aamiin yaa rabbi🤲🤲🤲
@Captanbaaraofficial
@Captanbaaraofficial 2 жыл бұрын
Ràmadan mubarak
@abukar11abuu66
@abukar11abuu66 2 жыл бұрын
adigaa ka maqan cpt
@yabrapoi6604
@yabrapoi6604 2 жыл бұрын
Wuu jooga ma ar agtid 😂
@mucaadhaashi327
@mucaadhaashi327 2 жыл бұрын
WAqtigeyga ku imaaday
@cabdaleawed2258
@cabdaleawed2258 2 жыл бұрын
Kabtan baara muxuu wadaa
@everyoneismyfriend6934
@everyoneismyfriend6934 2 жыл бұрын
Woow markaan legend aad noqotay 2020 markii hore jilaa but now you are director of qaraaxo Ramadaan congratulation brother ....
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 2 жыл бұрын
Ramadan mubarak ☪️ bahda astaan #Reaction keyga diyaar waye iga soo fasaxa lee 😹😹😹
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
King Ck🙋‍♀️
@omarofficial24
@omarofficial24 2 жыл бұрын
King ck wallka❤
@maankey9official659
@maankey9official659 2 жыл бұрын
Ramadan kariim 🤩☪️🌙😍
@xasancalicusmaan1694
@xasancalicusmaan1694 2 жыл бұрын
Aryaaa cumar kajoog soonkii horaa qosol dartii soonka iga furi gaari
@bilanabukar7910
@bilanabukar7910 2 жыл бұрын
Ramadaan Mubarak 🌃 walaal ck so dhaqso wan kuku tashanaaaa malmahan ma qosline🤣
@rahmaahm7988
@rahmaahm7988 2 жыл бұрын
Qaraaxo iyo Ramadantii sadexaad iyo caafimaad qab alhamdulilaah😘
@aminougas9237
@aminougas9237 2 жыл бұрын
Alxm
@fardusmohamed840
@fardusmohamed840 2 жыл бұрын
Alxmdullilah Alxmdullilah Alxmdullilah Alxmdullilah Alxmdullilah Alxmdullilah Alxmdullilah
@hodanhodanhasan5504
@hodanhodanhasan5504 2 жыл бұрын
Alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah rabil caalamiin 🙏
@asmaabdirahman1370
@asmaabdirahman1370 2 жыл бұрын
Alhamdulillah
@fowziamohammed6359
@fowziamohammed6359 2 жыл бұрын
Alxamdulilah Shukran ya rabi
@iprahimjama
@iprahimjama 2 жыл бұрын
qaraaxo ramadantii labad hadii aad cafimad ku soo gaadheY waan ku salaamay✋
@zakariyeraul7115
@zakariyeraul7115 2 жыл бұрын
Wan kawadey will👋
@dahirxasan7853
@dahirxasan7853 2 жыл бұрын
Tisa daxad alx
@farxiyasudi4253
@farxiyasudi4253 2 жыл бұрын
Waan ka qaade wll
@dacadyare143
@dacadyare143 2 жыл бұрын
Kii sadaxaad waaye
@beeloahmed4964
@beeloahmed4964 2 жыл бұрын
Alhamdullilah
@fartamoh6fartamoh660
@fartamoh6fartamoh660 2 жыл бұрын
Qaraaxo ramadantii sidaxaad hadad cafimad ku soo gartay 🥰
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 2 жыл бұрын
Alxm
@shugrifarah5166
@shugrifarah5166 2 жыл бұрын
Alxm
@rukjfr5gikigtr301
@rukjfr5gikigtr301 2 жыл бұрын
Alx
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Alxmdu Allaah aya mahadaa iska leh sanado kale oo badan wan sugenaa insha.allaah
@mohamednouh8862
@mohamednouh8862 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah
@idil2431
@idil2431 2 жыл бұрын
Lafoole waa legend qof lagu sameeyo qaraaxo Wuu kawayn yahay astaan tv 📺 markan nagamay xishoon
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 2 жыл бұрын
Ma ila qabtaa fikirka Nin oday ah il lagu ciyaaro Waa ceeb
@user-ou4ho6mt9m
@user-ou4ho6mt9m 2 жыл бұрын
Qaraaxo ramadaantii hore ajakis ayaa ku jiray dadkii lagu sameyay prk balse manoola ramadaankaan Alle ha naxariisto isaga iyo inta muslin ee geriyotay amiin 🕋🕋🕋🕋🌙
@xamdiumal
@xamdiumal 2 жыл бұрын
aamiin yaa rabi kuwo nala daawanayeyna waa naga hooseeyaan
@iftinmohamed1930
@iftinmohamed1930 2 жыл бұрын
Amiiiin insha allah
@maahiryare553
@maahiryare553 2 жыл бұрын
aamiin allow unaxariiso
@kulmiyehassan2732
@kulmiyehassan2732 2 жыл бұрын
Waad mahad santhay ajakis inuu dhibtay adi ayaa ka maqlay xabsi ayaan ka soo baxay oo lawo sano ku xirnaa hada ayaa aqristay qoral kaan mar kan argay ilaah ha u naxariisto wllken
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@eng.abdirahmanhassan758
@eng.abdirahmanhassan758 2 жыл бұрын
1988 ilaa 2022kii waa 34 sanno hadana calankiisii wuu taagan tahay, wuxuu qaadey ku dhawaad 100 heesood iyo in ka badan Oo aan mid la tuuro lahayn, Alle cimriga ha kuu dheereeyo 🤲 "Legend of two generations Lafoole ❤"
@sayidomar7516
@sayidomar7516 2 жыл бұрын
In uu ilaaahay isku diray 34-kaa sanno na ku dar qoraalka. 😆
@eng.abdirahmanhassan758
@eng.abdirahmanhassan758 2 жыл бұрын
@@sayidomar7516 baraadar xaggani FB gii maaha 😂
@sayidomar7516
@sayidomar7516 2 жыл бұрын
@@eng.abdirahmanhassan758 runtu FB iyo KZbin maka laha. 😁
@fankaxaaji4728
@fankaxaaji4728 2 жыл бұрын
24 sano kaso waregtay 1988 ilaa 2022 wll eng abdirahman hasan
@zackbinuyousuf7966
@zackbinuyousuf7966 2 жыл бұрын
@@fankaxaaji4728 hhhhh kunoqo xisaabta 34sano weeye
@Fadumina856
@Fadumina856 2 жыл бұрын
Al Fanna Alfoole Ilahay Cimriga ha U Raajiyo My fav Fanan Waa Dulqaadkii Oo Qof Ah❤🎉
@mohamedholland7768
@mohamedholland7768 2 жыл бұрын
Al Fanaan lafoole waa qof insaan ah oo dagan xushmad ayuu mudanyhy. He's so humble.😀
@inamohamett1693
@inamohamett1693 2 жыл бұрын
Qaraaxo ramadaankii 3aaad inta dawaneysa Ramadanka kale nabad allaha nagu gaarsiiyo🤲
@fatumaali1960
@fatumaali1960 2 жыл бұрын
Aamiin yarabi
@sowdhaabdinasir1315
@sowdhaabdinasir1315 2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin yaaa rabi🤲🤲🤲🤲
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
Aamiin
@hamdajohn6314
@hamdajohn6314 2 жыл бұрын
Rali galin ka bxiya astaaney lafoole waa qof kaweyn ciyaar waa uuna xanuusanyahay qof kle oo xanuusana please haku ciyaarina😢
@teamozil1039
@teamozil1039 2 жыл бұрын
Bakaay wariye legend ah Kabtan baara laacib kubada cagta legend ah Lafooole fanan qaran Double legend Astaan Tv 📺 best cable 🥰🙏🌹 Ramadan muparak all off them
@ikraambashiir5105
@ikraambashiir5105 2 жыл бұрын
Al fanaan lafoole xaqiiq fanka dadka ugu qiimaha bdn ayad thy 🙏🥰❤
@simanqurux7909
@simanqurux7909 2 жыл бұрын
That voice is everything!! Manshallah beautiful voice!! ❤️🌺🌸 such nice person our singer! Wow.
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Wwo
@balalayare3416
@balalayare3416 2 жыл бұрын
Qodobada cajiibka ah aan fanaanka ka qoray intu wareysiga socday waxa kamid ah mrki la weydiiye farqiga udhaxeeyo qurbaha iyo wadankeena somaaliya Wow jawabtiisu waxay ahayd mid qurux badan isla markaana dhulkeena hooyo uu qeymihiisa iyo wanaagiisa ku sheegay 👏👏 Accolade to you Lafoole.
@fartunhajji6339
@fartunhajji6339 2 жыл бұрын
Qaraaxo ramadaantii 1aad aniga iyo wiilkyga oo markaas yaraa ayaa wada daawanaynay maantana kali ahaan ayaan daawanayaa💔💔💔 allh hanoo ilaaliyo qalbiyada dadka aan jecelnahay rabi nolosha dambe hanaga kulmiyo🙏
@salmaabdi4031
@salmaabdi4031 2 жыл бұрын
Yarabi janada nigu kulmi wa daremi Kara xnuunks
@talowanaag3800
@talowanaag3800 2 жыл бұрын
Jannada ilaahay haidin ku kul miyo macnto
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi abaayo mcn ❤️‍🔥🤲🏼🤲🏼
@maryamaruun1768
@maryamaruun1768 2 жыл бұрын
Ilaahey badal kheyr khaba hakugu badala
@muxuboxusen7216
@muxuboxusen7216 2 жыл бұрын
Badal kheyr qaba allha idin siiyo
@maandaweeye230
@maandaweeye230 2 жыл бұрын
2016 ayaan ku arkay mar jigjiga legend lafoole 6 Ramadan kahor ahayd 🥰✌👐 qaraaxo waa Top sandakan
@ayaancismaan2858
@ayaancismaan2858 2 жыл бұрын
Lafoole qof dagan iga dheh masha allah ❤✌
@qaaliladaninaxersi951
@qaaliladaninaxersi951 2 жыл бұрын
Haa walahi
@mohamedosman68
@mohamedosman68 2 жыл бұрын
Absolutely inta Ramadantii saddexad nabad qab ku gadhay alxamdulilah ❤🥰
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 жыл бұрын
Masha Allah heesihiisa waxey ku fiican yihin bila music waana qof dadka iyo dalka jecel
@Maskaguy7903
@Maskaguy7903 2 жыл бұрын
Walahi lafoole waa legend waaya arag ah dulqaadkiisa baadka dareemaysa masuulnimadisa masha alah.
@bisharoabdirahman7625
@bisharoabdirahman7625 2 жыл бұрын
Qaraaaxo iyo soonkii 3aad ilhay baa nabad iyo caafimaad nagu gaarsiiyay alx Sanado badan oo kalena waa karajaynaynaa Alle wayne Mahadsanidiii astaan tv
@Ahmedvidic
@Ahmedvidic 2 жыл бұрын
Fanaanka waan ka naxay sida ay buuqiyeen , marka uu caffee ga dalbanaayay wuxuu yiri diabetic sugar ii keen … fanaanaan macaan qaba in lagu ciyaaro … waa qalad
@aminaciise9290
@aminaciise9290 2 жыл бұрын
Allaah ha ka kor qaado macaanka fanka haka soo hadeeyo
@FluffPetsTV
@FluffPetsTV 2 жыл бұрын
Definitely I agree 👍 💯
@ayaanladan8454
@ayaanladan8454 2 жыл бұрын
Maqabo macaan ka Ee dad ka qaar sonkorta ma jeclo
@sahra4122
@sahra4122 2 жыл бұрын
Haa wlh 🥺🥺🥺
@mustapheugaas3849
@mustapheugaas3849 2 жыл бұрын
Qaraxo iyo Ramadankii 3aad alx illhy kan kiisa kale caafimad ha inaku gaarsiiyo i.a🥰✌👌💪
@mohamedshek7609
@mohamedshek7609 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin. Yarabi 🤲🤲🤲
@musabfatah8332
@musabfatah8332 2 жыл бұрын
Lafoole asagoo yar garaayaa foori cajiib lahaa waan xasuusta fanka ku soo biraye, asaga & Abdi Diini, Abwaan Durunow allaha u naxriisto shil ku dhintey, I salute Lafoole keep up.
@kalthumaahmed563
@kalthumaahmed563 2 жыл бұрын
Lafoole.Dulqaadkii oo qofa🥰.AyyY...Ramadan muparik Dhamaantiin Hnoyal🤍
@Nadahajji3371
@Nadahajji3371 2 жыл бұрын
Fananka wa dulqadkii o qof ah wlhi allah xifdiyo laafoole
@omermohamedyousef9241
@omermohamedyousef9241 2 жыл бұрын
Lafoole wuxu dhahay. Please I dhaaf wa Ku baryaya fadlaan astaan Tv fanan qaran waaye lafoole ma mudnayn in prank lagu sameeyo sorry lafoole xata sokor ayuu qaba shaha uu dalbaday fiiriya 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@sahra4122
@sahra4122 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺
@mrabdikarimalibariis3668
@mrabdikarimalibariis3668 2 жыл бұрын
Billaahi calaykum ninkan oo kale lama dhibo waa nin wayn oo muxtarim ah akhlaaq wanaagsan weliba allah haka caafiyee siduu sheegay markii dalabka cofeega laga qaadayay macaan leh, markaa dadku haydiin kala soocnaadaan dadka qaar aan lagu ciyaarinbaa jira, lafoole waa nin af gaaban oo akhlaaq badan sida kamuuqata
@amuunabdirahman9181
@amuunabdirahman9181 2 жыл бұрын
Wlhi waaa muxtarim weyn allh ha dayee aad bn u jcly mxmed xuseen lafoole Ciyrta ha lga daayo hdlba ma qdi kryee xldiisa wd argteene
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Waan sugaa laahay adag qaraaxo astaan tv nag soo fasaz ramdaan🌙⭐🕋🙏 kariiim all famiily astaan tv🙏🙏💯💯
@khaliilabdikadir7903
@khaliilabdikadir7903 2 жыл бұрын
Ilin ayaa iga timid fanaanku markuu yiri sonkorta wxaa igu riday waa dulqaadka, Alle ha cafiyo fanaan qaaliya weeye. Qolyaha astaana waxan leeyahay mar wlba la shaqyntiiina dhanka bulshada waa ku mahadsan tihiiin.
@hersonfarah9857
@hersonfarah9857 2 жыл бұрын
1988 wooooow legend waaye lafoole wlh waa lafahii hore
@chuchupan3189
@chuchupan3189 2 жыл бұрын
masha allaha tabarkalaah. why cant we all like him. indeed he is a humble. what a great man with great voice. masha allaha ,
@baxsanfaisal4758
@baxsanfaisal4758 2 жыл бұрын
Dream to see this respectable man one day inshllah bc i was big fan of him from my childhood ❤️love y adero
@habsamouse5994
@habsamouse5994 2 жыл бұрын
Astaan tv Wlhi xalay sidaa idin sugayeynay waan daalnay bish u kow bay ahay ee ramadan Mubarak team astaan tv🖐 🥰
@ahmedceynte6890
@ahmedceynte6890 2 жыл бұрын
maataa kow ah
@wardamaxamed9184
@wardamaxamed9184 2 жыл бұрын
Alxmadulilah Qaraaxo ramadanti sedxaad ayaaan cafimaad Qap ku dawanyaa
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 2 жыл бұрын
Lafoolo waa qof iska dagan MnchaAllah 👍
@qamarahmed2417
@qamarahmed2417 2 жыл бұрын
Qaraxo Ramadanki 3xaad alx ilahey aa mahad leh cafimad qab igu so gar siyay😘
@atariishoqurux2455
@atariishoqurux2455 2 жыл бұрын
Alla wlhi qasol uu iga dhameyey mid sawirka kaalin muhiim ah uu ka qaatay ❤❤🥰🥰🥰
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 2 жыл бұрын
He is soo humble 😢❤️
@yameniboy9606
@yameniboy9606 2 жыл бұрын
waa warey bacdal afur ayaan isku soo laaban doonaa inta barnaamijkaan ila sugeyse farta taagaa ☝😄😄 👇
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 2 жыл бұрын
bacdal afur i.a ❤
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Qaraaxo soonki sadexad iyo cafiimad qab kuso garten Alxamdullah 🥰🥰🥰
@mohamedosman6298
@mohamedosman6298 2 жыл бұрын
Masha Allah, Astaantv Alley hani barakeyow Amine. Jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯people we love u.
@kazkastudio7832
@kazkastudio7832 2 жыл бұрын
Inta u Xiistay Musalsalkii "Haboon" Like Saara... -Aniga Nin Weyn Ayaan Noqday, Guriga Aabaheey Maa iska Jogaa, Carabahaa iska Aadaa... kkkkk TEAM XIRSI✌🤣
@miira.7181
@miira.7181 2 жыл бұрын
Xirsi hal qof ee musaslka ka taageero ayu ahaa Wlhy habboon waan u xiisnay hal video ee astaan soo galiso habboon ayaan mooday 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hilkazabdi7089
@hilkazabdi7089 2 жыл бұрын
Uma xisin ani 🤣🤣
@miira.7181
@miira.7181 2 жыл бұрын
@@hilkazabdi7089 🤪🤪🤪🤪🤐🤐🤐🤐🤐
@fardowsomaalin953
@fardowsomaalin953 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak reer qaraxo Ramadan ki 3aad alxamdulilah🤲
@bushrabbe.
@bushrabbe. 2 жыл бұрын
Mnsha Allah legendary lafoole wlhi waan iska jecelahy 😍😍☺
@yahyefodcade4100
@yahyefodcade4100 2 жыл бұрын
astan dadkaa ku ciyaareysaan lafoole waaa ka wayn yahay ama prank lagu sameyo ee ka daaaya dadka fanka qiimaha ku leh ✔️✔️✔️
@aawowjinaay3264
@aawowjinaay3264 2 жыл бұрын
Sax
@lilabdaaz2965
@lilabdaaz2965 2 жыл бұрын
Barnaamijka waa laisla ogyahy bulshada xageed unbuu prank iyo ciyaar kayahy
@queen-nb6uq
@queen-nb6uq 2 жыл бұрын
Xushmadi iyo dagananti o qof ah legend illahye ha ku daayo 🌻🥰🥰✨
@ruweydoabshir6121
@ruweydoabshir6121 2 жыл бұрын
Dulqaadkii oo qof ah waye wlhi fanan lafoole😍
@ayaancismaan2858
@ayaancismaan2858 2 жыл бұрын
Ramadaanki 3 daawanaa qaraaxo alx🤲🌙❤
@anhaarmahammed4977
@anhaarmahammed4977 2 жыл бұрын
Ramadanki 2 leeba socotaye😂
@mohawacayz773
@mohawacayz773 2 жыл бұрын
Maxamed xasan xuseen lafoole wa nin dabeecad wangzn rabi siiyay m.a guulyzo sxp
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Fanaan Degan Daacad Ah aad u ixtiraam badan weeye maxamed this is very astaan tv amazing
@sumayosuu2849
@sumayosuu2849 2 жыл бұрын
Dulqaadkiisa ban ka helay😍
@saidali4615
@saidali4615 2 жыл бұрын
Alx wa Ramadanki labad oo qaraxo an kutaxanahy Waxa rajena qof kasta in RAMADANKA danbo alllah cfmd iyo nbd nagu garsiyo I.a
@salmaaxmad867
@salmaaxmad867 2 жыл бұрын
Alx Hadan ramadana badan astan tv dawanayo alx marlabad iyo marsadaxad ba 🥰🥰🥰🥰
@intawalanwlaashood8376
@intawalanwlaashood8376 2 жыл бұрын
M.Allah wallhi fan kena aad buu udul qad badan yhay m.Allah Ramadan muparak ❤❤❤
@muhiimxuseen7552
@muhiimxuseen7552 2 жыл бұрын
Talo so jeedin aya wadaa Astan tv fadlan qofka xanunada dhiikarka sokorta karastaroolka gaska dadka qabo fadlan kadaaya buuqa qof marku dalbanaye coffega aya laga dareema xldisa cfmd qabku udalbade xita xoga marka tijabisen ina ka deysin bee eheed wayo madaxu gacanta sarte sida uu udhibayo buqa bilaa caleeg qof walbo ku qiimeya cfmdkisa xumana igama aha kaliya waa talo so jedin yar oo caqligeyga dacifka itusay aadbad u mhdsntihin fanankana allaha no cafiyo &inti muslim ah ee xanuunsan🥺🤲😥
@alimohamedchannel5451
@alimohamedchannel5451 2 жыл бұрын
Waa kuugu raacay balze dadkaan ma fahmin waxee uga dan leyahin
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
@mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 2 жыл бұрын
Living legend 🙌 👏
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 жыл бұрын
Baakay waa ku salaamay codkaga markan maqli waxaan soo xasuusti idaacadi Honafrig 🤗
@simansiyad6368
@simansiyad6368 2 жыл бұрын
Barnaamijka qaraaxo iyo Ramadan Ala Bakaay baaa daaadihinaya idaacadii kabital voice soo xasuustay xamar caddey miss u wlh my home lafoole legand ♥️😍😍🙌
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 2 жыл бұрын
Qaamquu 😂
@ismahanabdi71
@ismahanabdi71 2 жыл бұрын
Axxx lafoole my legend 💕💕💯 the humble guy 💯💕❣️💋📌 plz ha dhibina
@Xalimokiin
@Xalimokiin 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakAllah ❤️❤️❤️🌹👍💯✅👋
@dadirarus7480
@dadirarus7480 2 жыл бұрын
Keep going ASTAAN I LOVE THIS PROGRAM WALAAHI WA SA SHEEGTEN WA QARAAXO
@idiriscadho5027
@idiriscadho5027 2 жыл бұрын
Ramadaan Mubarak dhamaan umda muslimka ah alle syaa ay mahdi u sugnaatay nabad qab ingu soo gaadhsiiyay bishii khayrka from hargeisa
@ssffs484
@ssffs484 2 жыл бұрын
Legend Lafoole ❤️
@captianxuux8590
@captianxuux8590 2 жыл бұрын
ASTAANEY BARNAAMIJKA QARAXO HANO DANBEYE 🤣✋ FILMKII XIISAHA BADNAA EE HABOON XAGE NO ILOWSIISEN 😪🙄. WE MISS HABOON 🥰♥️
@fudeymaosman4701
@fudeymaosman4701 2 жыл бұрын
Bacdul ramadaan lasoo deynaa qeybta kale
@mohamedamoore7809
@mohamedamoore7809 2 жыл бұрын
lafoole wa shakhsi aad ugu qiimo wayn ummada qarnigan wana nin fankiisu qaan gaar yahy full recpect
@nuramohamed392
@nuramohamed392 2 жыл бұрын
M.a lafooole fanaan fcn 🥰🥰🥰
@mahirabdi3110
@mahirabdi3110 2 жыл бұрын
Alla xasuus uu I galiyay baakaay cumar baakaay anoo yar aan raadiyaha ka dhageysan jiray 😭😭😭 missed xamar
@Short_factz
@Short_factz 2 жыл бұрын
Caawa Haseexan sheeko been ah waligaa makugu dhafriyey😭😂😂
@abdirasakali8074
@abdirasakali8074 2 жыл бұрын
Lafoole waa qof aad u deggan masha allah. Qof aan dhib lahayn oo qabow oo codkiisa iyo maankiisuba aad u dhisanyihiin.
@canabali4297
@canabali4297 4 ай бұрын
Maasha allaah lafoole nin culus❤
@Xalimokiin
@Xalimokiin 2 жыл бұрын
Voice without music wat legend
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 2 жыл бұрын
Legend lafoole halo yareeyo tookadisa m.a nin degan weye 🥰
@abdulahihersiizak9088
@abdulahihersiizak9088 2 жыл бұрын
Ramadan mubarak ❤️🌙🕋
@cashasiciid5526
@cashasiciid5526 2 жыл бұрын
Fanaan aan aad ujeclahay xushmad afagabni, cid qurxoon Masha Allah lafoole cimri dheer I cibaado suuban ba ku rajaynaya
@iftahfani67
@iftahfani67 2 жыл бұрын
Hees jiisa ma jecli in aan qaado kulaha 😂😂 waan wata 𝐅𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐞𝐧𝐚 ❤️🥰
@Sadekofficial0
@Sadekofficial0 2 жыл бұрын
Dadka dagan oo afka gaaban lama dhibo wlh wareysiga baa igu socday legend lafoole 🙏🏾
@ruweydasirad1779
@ruweydasirad1779 2 жыл бұрын
Qaraaxo iyo ramadanki labaad 🥰🇸🇴💪🏻
@ayanomar2852
@ayanomar2852 2 жыл бұрын
Nin culus ayaa mesha imaday ramadan mubarak
@naxariisneecaw5539
@naxariisneecaw5539 2 жыл бұрын
Lafoole legend fanan iyo qaarami weyn🐏🐏🐐
@bileartan7
@bileartan7 2 жыл бұрын
Astaan TV waa Tv guuleestay 👏
@iqrosalaad2605
@iqrosalaad2605 2 жыл бұрын
Ramadan Karim 🤩🤩🤩
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
Filmkii Haboon noo soo daaya 🙏
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 жыл бұрын
Ramadaantii 3aad hadaa daawanayso AlhamduliaH dheh ❤ Ramadan kareem 🌙 ♥️
@farxiyasudi4253
@farxiyasudi4253 2 жыл бұрын
Alxm
@zamzamgeedi5137
@zamzamgeedi5137 2 жыл бұрын
3aad😂
@hibawehliye4889
@hibawehliye4889 2 жыл бұрын
Alxm kii sedaxad cafimad ku daawanoya
@nasriinfaysal7224
@nasriinfaysal7224 2 жыл бұрын
Omg wlh am in love with this man lafoole tagero waxaygu udhafe illhy hano ka xaftiyo🥰
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 2 жыл бұрын
Astaan marka ay ku dhiiqatey waa markaan Al fanaan legend 🙌 Mohamed hassan Hussein lafoole
@axmedlaki1
@axmedlaki1 2 жыл бұрын
Allaha caafiyo al fanan lafoole sokor ayow qabaaaa maskiinka fanaan weyn waaye in lagu ciyaaara maaaheeyn 😴
@ibrahimali2057
@ibrahimali2057 2 жыл бұрын
1972-2022=50 ayu jiraa mashallah
@dualemohamedmuse
@dualemohamedmuse 2 жыл бұрын
Ramadhan mubarak bahdaa Astann
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 2 жыл бұрын
Dulqaad badanaaa lafoole Alle cimri dheer iyo cafimaad buuxa haku siiyo
@abdihamid9743
@abdihamid9743 2 жыл бұрын
i love this show❤️
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Asc Ramadan Kariim ❤♥️💯
@farxaanxirsi175
@farxaanxirsi175 2 жыл бұрын
Wcs
@siraadzaciid721
@siraadzaciid721 2 жыл бұрын
Lafoole miskiin weeye😨🖤
@cumarthiago800
@cumarthiago800 2 жыл бұрын
Wow Fanaan Aan Taageero Mohamed Xasan xuseen Lafoole The Best Fanaaan Codkiisa inaba Caadi Maahan✌✌
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 2 жыл бұрын
Hadii Aad la socoto part1 ilaa part44 farta taag☝️
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak astaan TV. Masha Allah TabarakAllah Lafoole cudkiisa music umabaahno.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 30 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Warraysi : Qisoosinka Heesaha lafoole iyo waayaha noloshiisa.
32:57
Galaydh Media
Рет қаралды 163 М.
LAFOOLE NIMANYOHOW DAD LAMA BEERO
6:05
Lafoole official
Рет қаралды 191 М.
SIR CULUS OO XUUTIYIINTU AY FASHILEEN IYO WARAYSI XASAASI AH
13:16
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
"Laba jeer ayuu jacayl igu dhacay mid ayaa iigu darnaa"Rooda Kayf
3:06
Suxufi Yahye Ajouma
Рет қаралды 37 М.
Fanaanka Lafoole oo riyadiisii Arabsiyo loo rumeeyay.
6:12
MM Somali TV
Рет қаралды 12 М.
WAREYSIGII FANAANIINTA  LAFOOLE & KUNCIIL PART 1
10:27
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 96 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН