Xildhibaan Faarax Macalin Dawaare oo Runta u sheegay Madaxweyne Hassan Iyo Madaxweyne Siciid Deni.

  Рет қаралды 42,440

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Пікірлер: 125
@jexowmaha7630
@jexowmaha7630 7 ай бұрын
MASHA ALLAH F.MUALLIM
@xyzabc6626
@xyzabc6626 7 ай бұрын
Faarax waa nin Somali asal ah. Waxaan jeclaan lahaa in uu Somali madaxweeno kanoqdo
@khadrakaliilabdi6572
@khadrakaliilabdi6572 7 ай бұрын
Somali maxuu ku leeyahay isagii ayaa la gumaystaa hada maaga reer yurub ee waa african kuukuuyo ayaa maalin kasta ka saarta barlamaanka walaahi ma khajilaayo indho adag waa raasa maal
@xyzabc6626
@xyzabc6626 7 ай бұрын
@@khadrakaliilabdi6572 Adiga hadii aa Somali tahay, Orad sida afsomaliga looqoro soo baro. Oromo xun baa tahaye. Faarax waa nin laan dheere ah oo isagaa Kenya, Ethiopia iyo Somaliba iska leh Oromoyahay. Orod tuugso aduunka marki horaba tuugsi baa kunooleed.
@xyzabc6626
@xyzabc6626 7 ай бұрын
@@khadrakaliilabdi6572 Habar waryeel baa tahaye orod dadka ka seexo waxaa gumeesi kataqaanid malahan.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
​​@@khadrakaliilabdi6572 Waa Soomaali dhalad Dadka oogu badan iyo Dhulka oogu badan ayuu leeyahay
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 ай бұрын
KANI GUMAYSIGA KUKUYAHA WUU OGOLYAHAY LAAKIIN ETHIOPIA AYUU KU WAASHAY MAALINTII U DANBAYSAY KABADH SOMALIYAD AH OO PARLAMAANKA KENYA KU JIRTA AYUU NIN KUKUYA AH OO WASIIR AHI KU QASBAYAY IN XABADKA XABAD U SAARO OO UU SALAAMO(CAR HA KA HADLO KAN ADOO KA AHI)😂😂😂😂
@chalichali9452
@chalichali9452 7 ай бұрын
Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪
@adenhassan4254
@adenhassan4254 7 ай бұрын
Indeed...we are very happy he take that Road...as PuntLander we are very much happy that fadraal gov is over...we take another Road from nw one...Confadraal is the puntland ways from nw. Good luck Muqdisho... The capital of confadraal will be Garowe
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
​​@@adenhassan4254 If change the capital of Somalia should be new place probably​ between lower Shabeele and model Juba on the cost Indian ocean That is best place Otherwise the rest All regions they saying unukaa leh.🙈🙈
@GeeldonOmar
@GeeldonOmar 7 ай бұрын
​@@adenhassan42540 😊
@chalichali9452
@chalichali9452 7 ай бұрын
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 🤣❤️🥰💪💪
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 7 ай бұрын
Maasha laah tabaaraka laah faarax macalin inaadeerkay waa halyey soomaaliyeed waa seyid kii qarnigan
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 7 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الأخ العزيز فارح معلم دوار إعلم علم اليقين إنك من رجال المميز يين الصوماليين أقول لك إرفع راسك فبلدك الصومالي عار من الستر بمعنى رجال أمثال قليل فلاتحشر نفسك في زاوية ضيق فارفع راسك إنك صومالي
@chalichali9452
@chalichali9452 7 ай бұрын
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️❤️🥰🥰🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 7 ай бұрын
Ma sha allah mujaahid Faarax macalin ilaahay haku xafido Adeer Geesi Soomaaliyeed from GK ❤❤❤❤❤❤❤
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 7 ай бұрын
Farax macalin waa next president of Somali ❤
@abdirahmanhassan8441
@abdirahmanhassan8441 7 ай бұрын
Faarax waa really somali waana geesi
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 7 ай бұрын
Somaaliland hadii aadan soo qaadin somaaliyeey waad dhimanaysaan. اللهم احفظ صوماليلاند من الحسد والحقد
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Waa Gobal Ka mid ah Soomaaliya
@luqmaanhaaji2797
@luqmaanhaaji2797 7 ай бұрын
Masha Allah madaxwayna mustaqbalka ee somalida ayaad waraysanaysaa thank you very much
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 7 ай бұрын
Mashaa Allah faarax macalin maxamed Dawaare waa runloow, geesi ah . Walal faraxoow jir oo joog inbadan InshaAllah.
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 7 ай бұрын
FAARAX MACALIM SHACBIYADAADU AAD AYEEY USAREEYSAA HAISKU KOOBIN GOBAL EE UKAC DAL KAAGADA SOOMAALIYEED DALKEENA WUU KAQAAWANYAHAN RAK ODOO KALA AH
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 7 ай бұрын
Yaan ilmaha la idinka barin Qaniis nimada😮😢😂😊😅😮😢
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Adigaan Kaa shakiyey maxaa tahay
@xamudiman4867
@xamudiman4867 7 ай бұрын
Ninians daycare waa habartii isku boga,mid ogaadeen ah ituu iwarayso yidhaa ayaa hadalkiisa maangaabnimadu kamuuqato lagu wada qoslayaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Sida Wax loo qoro Soo baro Yaa miskiin
@caliducaale464
@caliducaale464 6 ай бұрын
Doqonkan kenya dhexdeedaa sirdoonka ethopia kudilayaan dhowaan insha allaah ama ka somaliland
@FankaWali
@FankaWali 6 ай бұрын
Kollay waqtigisa dhafimayo faidana kuma qabesid adi
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 7 ай бұрын
As far I concern Farah macalin is warlord as I concern he should be prosecuted
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 7 ай бұрын
Manshaa Allah Farax macalin waa hogaamiye fiiro dheer leh ninkaas oo kale ayaa dadkiisa horumar gaarsiin kara.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 7 ай бұрын
M.A.DR.FARAAX MACALI WARAYSIGA LAGA QAADO IBADAN BAAN DHAGEYSTEY RUNTUU KA SHEEGAA MAHASANID FROM COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯MY NIKE NAME MAXAMED JANAN 🐅📿
@Wehelka145
@Wehelka145 7 ай бұрын
Siyasi ugu macqulsan dadyowga somaliyed farax macalin Wan aminsanahay waa odey aqon yahan jecel somalinimada runta aan ka gamban❤❤❤💫💫💫💫💯💯💯💖💖💖
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 7 ай бұрын
NIN LA GUMAYSTO OO RAG XORA WAXKA SHEGAYA
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Xakeed ku Araktay Soomaali xor ah wayaga u Kala yaacay Ethiopia ayagoo dulaysan.
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 7 ай бұрын
@@batulasmail8261 yaa waxa ad ka dhadhicin wxnu leenan heshis ku gelayna
@salboroble6803
@salboroble6803 7 ай бұрын
Thanks xidhibaane
@Khadarxasan-f9s
@Khadarxasan-f9s 7 ай бұрын
Farax.macali.haa.nolaado.waa.oodey.somaliyeed
@dahirwarsame4896
@dahirwarsame4896 6 ай бұрын
Ninkaan keeyaanka somali yaakaqabta
@WardiAden-y5z
@WardiAden-y5z 7 ай бұрын
Farax macalin waa laba wajile
@umminoorka1763
@umminoorka1763 7 ай бұрын
Libax🎉🎉🎉🎉🎉🎉geesi aqoyaan oo dacaad eeh
@caliguray8022
@caliguray8022 7 ай бұрын
Farax macalin inan gumayd inan gumayd dhalay futadada sawaaxili kabax adiga iyo reerkiinu
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 7 ай бұрын
Cajiib.. ninkani xitaa Af Somaliga ma yaqaan.. Talow somalida xorta ah maxaa daba dhigey isagoo weli la gumeysto
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 7 ай бұрын
Kk farah macalin isakiba xoormaha oo cumamadi Keynia aya kaa maamnucdaye
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 7 ай бұрын
Farah Kol bakis tug tug dhalay o iman lawe ah ayad tahay e Dhis like horay u qado adiga iyo kan xun e nor
@meddayib2196
@meddayib2196 7 ай бұрын
Horta farax macalin dawar w odaay somaliyeed lkn wariyee aan nuur ahaayn m waraystoo?
@munahussein9687
@munahussein9687 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉masha Allah farax wa waya arag somalina wey u bahantahay ee cimriga Allaha u barakeyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@haybecismaan6239
@haybecismaan6239 7 ай бұрын
Nacas fariid is mooda
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z 7 ай бұрын
Faarax macalin nin kuu kuuyo ah ayaa qaba markaasuu SNM waxkasheegayaa Afqadhmuune
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Adigaa is sheekhay waxa tahay
@M.Duran71
@M.Duran71 7 ай бұрын
Kan waa doqon la mid ah kuwii reerka lagu xaman jiray.
@ahmedismail201
@ahmedismail201 6 ай бұрын
Mr Farax Macalin inantaadi Farmaajo aad ku casuuntey, Hassan u gee ilayn wax kale kama xanaaqsanide. Waliba lacag kabadana wuu bixine, fataal inantisa u fataala.
@okonkwomoses2443
@okonkwomoses2443 7 ай бұрын
Farah maalim
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 7 ай бұрын
SNM waxay Oromo u sheegayay in la aqoonsado😂😂😂😂
@CabdiYuusuf-d6w
@CabdiYuusuf-d6w 7 ай бұрын
MA IHISIYAASI FATAAL BAATAHAY ANAGA WAX NOOMASHEEGO CAGDHEER LAHAYSE
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 7 ай бұрын
Faarax macalin ninja qaawan ee xaragoonaya ee bilaa surwaalka ahi horta waa faarax macalin isaga ayaa iska waramaya horta adigu is xoree marka cid kale hadal
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Taas xassan ayaa ku caan baxaye wax kale la imaw.
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 7 ай бұрын
Soomaali waxay u baahantahay dhawr Faarax iyo dhawr C/wahaab iyo dhawr nin oo kale oo Soomaali u jahaysa .
@abdirahmanabdilaahi6563
@abdirahmanabdilaahi6563 7 ай бұрын
Farax wishaysi Ogaadeen u sheeg in ay xabashida iska saaran Beenta ummada ka daa
@M.Duran71
@M.Duran71 7 ай бұрын
Mooryaan culusow waa hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan.
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 7 ай бұрын
abii waaka ogaadeen oo dhan hooyadood iyo naagahooda ba wasa
@medbalayah5495
@medbalayah5495 7 ай бұрын
Miyuu ilaabay innu ahaa kii ugu hurreyay ee Abiy u nuukiyay. Waar xisho
@rashiidrashiidjabaan4170
@rashiidrashiidjabaan4170 7 ай бұрын
Hawlgab marka shaqada laga duqooba
@khadraawiblogger7832
@khadraawiblogger7832 7 ай бұрын
Farax macalin wn tagersanahay hadan rer puntland nahay wa nin sariixa caadifi ahayn elite ah maskaxdiisuna ka fogtahay qabyaalad qof walba meeshu ku fcnyahy iyo meshu ku xunyahay sheega labada dhinac oo daawanayana wax xaqiiq ah oo ayku qanci karan ka sheega runtii ninkani wuxu uqalma madaxwaynaha somalia wa ninka kaliya oo isku hayn kara somalida maanta🎉
@sinyeer
@sinyeer 7 ай бұрын
Funny and well spoken.😂😂😂👍👍👍
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Nin walba oo Soomaali ah oo Oromo Ku milmay wuu isyaqaana ee ha iska soo xaadiriyo Soomaalidi uu Ka dhashay waxaan leenahay soo dhawaada.
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 7 ай бұрын
Dayeerkii ugu weenaay reer bahal Kkkk.
@Maria28832
@Maria28832 7 ай бұрын
KAN FAARAX LA LEEYAHAY WAA NACAS GUMEYSI KU HOOS JIRA MAXA KA GALAY SOMALIA NACAS UUF KENYAN KU WASE AAMUS
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Abey waa Gacan kurimis ingiriisku keenay si aan Ruushku mardanbe ugu soonoqon Itoobiya.
@abuismacil6648
@abuismacil6648 7 ай бұрын
Farah macalin wuxuu yidh Ethiopia waa cadaw, kenyana wuxuu u rkaa dowlad somali la sabiiba
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Soomaali maxay oogu soo yaacday Kenya
@ahmedmohamedmadar5345
@ahmedmohamedmadar5345 Ай бұрын
Farah, waa beenaale , munaafaqa.
@Maria28832
@Maria28832 7 ай бұрын
WARYA FAARAX ADIGA WAXBA MA TIHID AAMUS ADUUNKA OO DHAN BAA LA QABTA DOORASHO QOF IYO COD AH SHACABKA WAX DOORTA KENYA DOORASHADA SHACABKA WAX DOORTA KENYA WAXBA KAMA TIHID NACAS AAMUS
@AbdalahKalil
@AbdalahKalil 7 ай бұрын
Sida fumarja syuu indha kuul marsadaa kan doqonka ahi adoon turkaana ah ayaa labada dhaban kolba mid ka dhirbaaxa kolkaasuu hadlayaa dadkiisii ayaa qaxooti puntland iyo somaliland qaxooti ku ah oo axmaar soo bara kiciyey waar aamus.doqonyoow markup ka marsadaa nacdali ku kortaye
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 ай бұрын
Siyaad Barre iyo Askartiisa ahaaa cadowga kowaad ee ummmadaa Somaliya Jabahda Ethopia u galey Siyaad Barre ku qasbey siyaasada askartii siyaad Barre xukumaayey waqtigaa Ethopia ma aheyn cadawga shacabka Samali lakiis siyad Barre waay iska soo horjeedeen oo siyaad bareba jabahduu ku hubeyey Ethopia isgaa ku horeyey
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 7 ай бұрын
Duli aan wax fahmin waxna arag gumeesi iyo biliqo ku nool jahanabo u hooyo siyaad wa geesigii afriga siyaad waa aabihii soomaaliya soomaali waa agoon meeley joogaanba janada fardowsa alaa siiyey gadaashii waa taa soomaali 34sano duleysantahry dufoowa waxii dumiyey dowladii siyaad aaamin
@hindaomar4265
@hindaomar4265 7 ай бұрын
Rihyi haday dub leedahay dabadeeda ayey ku qarin lahayd 😂isagoo Gunaysiga ku faafinaya ayuu Soomaali keeniya ka Xorowday ka hadlayaa WALEE LABA GACMOIDSHIW ANIGU KAAMA GURRO SHEEKO
@hawshegintv4738
@hawshegintv4738 7 ай бұрын
lion farah moalim wa siyaasi rug cadaa ah wllhi waa og yahay xalka villa biliqo😂
@Yusufhalig
@Yusufhalig 7 ай бұрын
Ninka isaga oo aynigaasa CIRRO qarinaya oo MADOOBEEYEY kalsoonida isku qabin CIMRIGAAGA ayaad ka carareysaa. ASAASAQ horta OGAADEEN xorey.
@salboroble6803
@salboroble6803 7 ай бұрын
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 7 ай бұрын
Cawro ku salaantay indhobuurow cagdheer in aad iska aamusto ayaa kuu roon qosolgariire 😠😷
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 7 ай бұрын
ninkan ma kiniyaatiba mise waa somaali mise ka kaluumeystaa mise cudurkii daaroodka ayuu qabaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Ciilan jilicsan Aamus
@khadrakaliilabdi6572
@khadrakaliilabdi6572 7 ай бұрын
Oday faarax waxwayn ayaa ka qaldan ragan uu haysto madaxwayne biixi iyo xasan sheekh aabo yaashood ayaa wax isku darsaday oo waa isaaq iyo hawiye adigu abahaa waa kaa xorayn waayay kuukuuyo markaa ragani xabshi iyo oromo kay doonaan dhulkooda ha siiyaane bal adigu raga wax uula kaalay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Habar saaqidad ah jaahilnimana u dhaartay ayaa tahay
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 7 ай бұрын
Farah, adigana waad ogtahay inuusan asal aheyn marka run loo wada hadlaayo. Ninkaan ilmo adeertii ayuu urursadaa waxayna iska dhigayaan dad qalbi fiican.
@abdihassan3637
@abdihassan3637 7 ай бұрын
Talk about your own issues about kenya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
He leader of Soomaslia
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Sxb tunida macawista madaxa ayey ka guntadaan hoosna wey ka qaawanyihiin waayo haddii naagta laga qariyo wey xanaaqi.hhhhhhh
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 7 ай бұрын
War farax macalin waa geesi darood ma qaraaraysan , xasan dhiiqo dhulka hala dhaco iyo idoor
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 ай бұрын
KAN KUKUYUHU KENYA KU WASO MAXAA KA GALAY RAGAN UU LA HADLAYO,DULI FOOQAL DULI
@artist_marwa01
@artist_marwa01 7 ай бұрын
Kan na ma.........?
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 ай бұрын
Farax Macalin jabhdii ridey Askargii Siyad Barre waa in kula xisabtamana been baad ka faafisaaa dagaaalkii aay ku qaadeen kaligii tliyahii siyad Barre ee xukunk xoog ku haystey ee boobey
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 7 ай бұрын
NOR NIN LA nacay o iman lawe kol bakis ah ilmo xaran ah ayad wax waydinaysa Abiy isaga shalay amani jiray marka marki u lacagti ka gostay la sin jiray ayu hada no cayi miya Farah kol bakis ilmo xaran lita weye
@AdamOsman-ek2cx
@AdamOsman-ek2cx 7 ай бұрын
Waar kan waa munaafaq. Wuxuu ku hadlayaa wà wada been iyo qabyaalad caadi ah. Xataa dalka hoyga siiyey buu caayayaa. Waa bisad nikaarad.
@siradtosane6680
@siradtosane6680 7 ай бұрын
Qof go shalwata oo sureaal haysan waa hadal weyn hada eeg isma arkee inuu hooska qawanyahey kkkk
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 7 ай бұрын
Muuse juudaan lafta nagaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 7 ай бұрын
Rer macalin quwwax qosol uun ba ka soo hadhay wana qosol garir wayo qof uun bay saran yihiin wa cqdad lafta kaga jirta
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Yaad mooday Ma kuwa diinta laga badalay ee Gaalada madaxa u foorariyo ee dulaysan ee dhulkoodi gibirka u bixiyey.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 7 ай бұрын
Farah wa kol bakis iman lawe ah o 30 sano xliliban radin jiray o la nacay ilmo xaran weye
@alphamale5802
@alphamale5802 7 ай бұрын
Adiga oo ogadeena aya Ethiopia ila hada ku adoonsata
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v 7 ай бұрын
Ogaadeen kuukuuyada isaka xoreeya dadka diifaarka la xarayasa faraxo hadaa nina tahaye maada hadasheena laakii doqonkii ogaade baa tahaye abuura lama.badalo
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 7 ай бұрын
Odagan CBB number one
@MuseMusebidar-lq8np
@MuseMusebidar-lq8np 7 ай бұрын
Snm waxay itoobiya u gashay adigaa cadaw ahaa
@ahmednour-t1w
@ahmednour-t1w 7 ай бұрын
80jir madoobayso marsaday run washeegayo
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 7 ай бұрын
Muuse bixi balaga jeexayaa odaygan
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 7 ай бұрын
KAN WAA EEY EEY DHALAY
@irshadnor4840
@irshadnor4840 7 ай бұрын
Neef caqli majiro
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 7 ай бұрын
Qabri Mitir & Bar Ah ayaa ku Sugaaya Ogoow!!..thanks.
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 7 ай бұрын
Kanni waa wererey ninka kiisa daaryela baa kukale kutadhi karaaya Daadkisi baa biya laan udimanaya iyo gaajo isna siyaasad aan dadtisa ahayn buu kujiira waa tulli foqool tulli kani useless
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 7 ай бұрын
Bacaaaac bacaaac hadaad run sheeg tahay Kenya u sheeg runta oo is xoree somalia xil umahayside
@batulasmail8261
@batulasmail8261 7 ай бұрын
Nin qaawan oo rabo unuu xaragoodo Xassan Ka hor lama arak
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 7 ай бұрын
@@batulasmail8261 dookhiisa hala yaabin sidaasuu ka helaaye
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 7 ай бұрын
Kan munaafaqa ah ee keyniyaatiga ah waxaa ka dhex guuxaya qabyaalad iyo caabuq faarax macalinow ilaahay ha ku caafiyo
@khalidxuseen3935
@khalidxuseen3935 7 ай бұрын
sxb aniga hal sual aan qaba farax malin mawow xaq ublahen inow isku tago madwenha qaranka somali bikos wanin inan kabaro dowld nimada
@awgeele
@awgeele 7 ай бұрын
munaafiqiin maydinkaa somali aaminsan uskagyohow daarood baad aaminsantahay. Yaa lala dagaalamayaa anagaa siinay bada itobiya ee maadaa ila dagaalamaya. Somaliland anaa ah bada anaa leh oo ilaahay igu abuuray. Somalida aad sheegeyso waa ayo.
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 7 ай бұрын
Farax wa xildhiban jahil ah sida uu wax u qimeeya aad bay u hoseysaa wariyahuna wa mid aqoon yar
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 7 ай бұрын
Xooloyahow.naftaada xoree Riyo.hadday dib leeyihiin dabadooday ku.dadan.lahaayeen maxay.kukala duwanyihiin keenya iyo Ethopia bal dadka usheeg
@Salad-i1v
@Salad-i1v 7 ай бұрын
Dadka ku Hoos nool gumaystaha oo qabiiliiste ah Oo garasho dheer La heen maalinba si buu u hadlaa doqonimada ugu waxan odaygaan qawaarka qabiiliiste ha waa doqon qabiiliiste ah duf ku bax
@salahabo3820
@salahabo3820 7 ай бұрын
Mashaalah geesi somaliyeed ayuu yahay ilaahay ha noodaayo mushimiua faarah moalin
WAREYSI #2 - IBRAAHIM XABEEB RAG CIIL CADAAB BUU KA DOORTAA!
26:44
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 140 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
Noodles Eating Challenge, So Magical! So Much Fun#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:33
Players vs Pitch 🤯
00:26
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 128 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 127 МЛН
Dhaqankii hore iyo kan dambe ee Guurka Somalida
24:27
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 37 М.
MOHAMED ABDI WAARE- FARMAAJO WAXAA U HARAY HAL WAX
1:17:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 156 М.
Prof Samatar oo ka hadlay Damaca Abiy Ahmed, iyo Arinta Dastuurka
15:59
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15