I wonder why all so called Somali channels including this one are cutting short the most important speech of Prof Samatar? This shows how unprofessional, unpatriotic and cowards they are. they support the criminals and the thugs who want to destroy Somalia. Bare in mind in this day and age you can't suppress the truth and it will come out wether you like or not. But don't destroy your dignity and reputation if you have one.
@Zbsb-r1s13 күн бұрын
Dastuur waa kitaabki ala hadan laqaadana maamul maamul ka amarqaadanaayo majiro
@fahmo443112 күн бұрын
Sas wayaah niin nol😂😂😂😂
@ismailabey69857 күн бұрын
I never saw Somali's will never have common agenda, the government of the day is the representative of the people so accept it.
Waar Ragan cabadaaya shalay mayna lahayn caqliga hada ku hadlayan sowkii la socday ninkan ay haystaan markay kawaan hungurigay u socdeen Bay Mucarad noqdeen markay kii wax hagaajinayey ka hiliyeen way istaahilaan in xataa waxay iyagu haystaan in laga qaato walahi
@fadumonur63507 күн бұрын
😊
@BrigadSpecial11 күн бұрын
Cabdishakur nolow
@ArlaysArlays13 күн бұрын
Ileen marwaa saaan
@HalimaKulmiye-gr9xn13 күн бұрын
11ka nin marunbaa
@OmarGerweyne13 күн бұрын
Sh.shariifow wwakhtigaagii p.land baad ku qasaarisay adigoo ay ugu danbeyn kugu maadsadeen kuna aflagaadeeyeen. Walaalkaa wakhtigiisa u daa koley adiga is ogid 15 cod baad heshay xasan 200 ayuu dhaafay ee sugo
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.13 күн бұрын
Waxba xasssn muu helin ee xaaraan buu ku fuuley kursida wuuna iibsaday.
@mq39059 күн бұрын
Qabiil ku qaad. Balaayo futo madow!!
@CabdulahiMohamedisaaq12 күн бұрын
Constitutional was changed
@CaliCabdi-e6l13 күн бұрын
Raila Odinga oo intas oo jeer u tartamay kursiga Madaxweyne kuna qasaray. Dhibatada uu ka waday Wadankisa ayeey u egtahay
@Basicrights11413 күн бұрын
أكرمكم الله ، التائب من الذنب كمن لا ذنب له. TELL Erdogan: “BEEC MA AHIN” " لسنا للبيع " “WE ARE NOT FOR SALE” H Sh Md. “HE IS NOT MENTALLY FIT”
@CwaasicXasan12 күн бұрын
Shababka maqna maxas kawada😂
@farhiyoahmad900812 күн бұрын
Dalxureeye forever ♥️ ❤️ 💙 💖 💓
@aaminoculusow212410 күн бұрын
idinkuba jaajiusiin shisheeye baa tihiin
@fadmazahracabdinuur164310 күн бұрын
Filan soomaaliyaa ey ayaduna miiska saaran tahay
@yassinmohamed103912 күн бұрын
Guddiga doorshooyinka waa shaqaale koox qoratay oo hal qolo ah sidaas darteeda waa sharci Darro. Sidoo kale dastuurka cusub uu samaystay waa xaaraan. Sidaas darteeda waxaan leeyahay ha qabto shir wadanka lagu badbaadinayo dalka oo Ku dhisan 4.5 lagu qabto meel aan ahayn Muqdisho. Si cadna halaga horyaado hawsha Hasan wacdo Somalia ma andacdo waa hawl datuusnimo.
@MaxamuudMustafCali13 күн бұрын
Jadwalka doorashada ka hor ma si qaylinaysaan aqas marka idin arko Doorasho Qof iyo Cod aan ku see adkeesta calool u shaqeestayaal waaxid
@abdurahmanjama164512 күн бұрын
Waagii hore haddii ummadda Soomaaliyeed waxay ahaan jirtey dad wax maqla haddii wax loo sheego. Waxay ahaan jireen kuwo wax arka haddii wax la tuso. Dadka maanta ku nool dalka Soomaaliyeed waa dhagaxyo tuunsan iyo looxaan taagtaagan. Waxna ma arkaan, waxna ma maqlaan, waxna ma fahmaan. Madax xun haddaad aragto, shacabka ay ka yimaadeen baa xun!!!
@garaaddeeq295113 күн бұрын
Maya soomaalidu waxa ay heshiiska ku yihiin waxaa 1 ka ah XORNIMO, sababtutahay iyaga oo sidaas u kaladaadsan haddii uu cadawkale toos u soo weeraro 24 saac gudohood waa 1 mid waana waxa aan maanta ka filaayo
DAD SOMALIYEED . QABIIL ISLAMKA AYUU LA IMADAY MARKII LAFIIRIYANA SAX MA AHAN...
@MamaNeymar12 күн бұрын
Farmaaje cafaald baa ku diiseen ma bad buu niiga gatey mise wiilshiin u balmiyey as m sh sheeydaanoo bililaqaa rabtey iyo unkaa iskaleh baad u doorteen ma wadani nimaad xasan ku doorteen ku ogeydeen
@abdirazakwaid727113 күн бұрын
Waar xasanow soo bax dhaha oo kasoo Sara villa somalia oo shacabka Muqdusho soo Sara hadii kale sheeka gaaban nagadaaya
@ruqia-yl1pk12 күн бұрын
Kuwaan Astaahilkooda farmaajo ayaa yaqaan
@fadmazahracabdinuur164310 күн бұрын
War naga qabta odaga dadkii noolaan iyo kuwii dhintey bara kiciyey yaan lagu aaminin wadanka
@sulamanbakool874713 күн бұрын
Dani doorasho ayaa ka qabtay puntland. Sidaasi oo kale Ahmed madoobe ayaa qabsaday doorsho, inkasta uu xeerka Jubbaland uu ogalaaneynin in madax weyne goboleedka..2 jeer isa soo taago doorasho. Si kasta sidaasi oo kale maxa diidaya in laga semeeyo Hirshabeel, galmudug iyo Koonfur Galbeed..
@حسنقاسم-ع6س11 күн бұрын
Wan idin intamesha kamuqata waadna ku mahadsantii shir jaracidka aad qabateen
@FatumoMaxamuud-i5m13 күн бұрын
Hooyadaa soomaalilaan wastee noodhig magaca😅😅😅😅
@sulamanbakool874713 күн бұрын
Badbaado qaran ku dhawaaqa.. Shariifka Hadiyaariyo Agoonyar gaaban, Shakuurna ceyre ciidan ka keen.. Ninkaa Professorkana hakeen xoog ciidan oo xamar gilgila. Dadka xamer degan beryahaan nabad ayay heystaa. Wey hurdaan..
@aaminoculusow212410 күн бұрын
wadan koox koox loo qaybiyay ilaahbaa isukeeni karo ee allah ha isu keeno
Waar doorasho iyo kursi ayaa idin hor-cararay masraxan maanta aad taagantihiin ma aha kii doorashada ee waa kii difaaca dalka iyo dadkan waar hungurixumada iska daaya oo qaddiyadda sare ku taageera professor samatar , oo dhallinta kiciya
@abdirashidahmed861413 күн бұрын
War Xishood danleeyday Gala dorosho xalaal ah shacabkana ka xishooda Ma gudbiyaal ayaad ahaydeene
@shariifyare350713 күн бұрын
Alayaa madaxa kajara nebciyaa wasaq
@Farhiya-yj4ir13 күн бұрын
Waad laso Daahden 👎👎👎
@xamarey814313 күн бұрын
oog kuma joogi kararo rr ismaaciil ayaa waxa uu sameynayo ku amrey dowlado ay ka mid yihiin masar iyo imaaraad u soo direy xamar dadka jooga awood ma laha barakacayaa ayey u badan yihiin oo markuu xukunka la wareegey ayuu ku bilaabey barkicin iyo cashuur maalin walaba u soo alifo bixiya soobaxa cid dhahda oo hormarta ayey u baahanyihiin soo bixiya wey soo baxayaan nafta ayuu ku saxariireyey hada xasan boqokii 80 dadkii wey naceen
@abdullahhassan105913 күн бұрын
Shariifow io cc.shakur waa adiga afka dzni ku hadlaayo waxaa tihiin labo dameer waxba noo ma heysiine wajigiin hagubtee dan somaliya kama shaqeeysane special cc.shakur lacagtii aad bada ku gadatay lacagtii barakacayasha yaa ku aaminayo sharcigasto oo barlamanka lakewood adigaa ugu gacan dheer marka layiraahdo gacanta taaga😂😂😂😂😂😂
@halimayusuf489913 күн бұрын
Comments kayga waxaan la yaaba nahay waa labadaal madaxda horey uga soo noqday oi maanta been abuur ja saba wada madaxwayne Xasan Sheekh oo labada sano uu joogo waxa uu u qabtay dalkeena Soomaaliyeed aad u muuqdo marka waa dhuuni qaatayaal loo soo maal geliyey duminta dalkeena oo Emaaradka noo soo naal geliyey ilmahooda dalka dibadiisa geystay dhibka jala caearay oo ilmahooda ay waxbarasho u haystaan hooyada Soomaaliyeed ee aan haysan waxbarasho ilnaheeda iyo in ay gadda abaabulaan dagaal sokeeye idinjama yeeleyno Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Sheekh Shariif ka xishooda shicibka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ee daalay.
@isseyusuf888813 күн бұрын
Who is farmajo ???he is ex president like you .sorry for you. Republic of somaliland and somalia is different country language and culture and demokrati country
@Myo-v1k13 күн бұрын
Be quiet you weak minded soul. Somalia is one country and Hargeyso is a state within the country. Small minded educated people like you is why Somalia Is in the condition that it is in. Doqan
@xabibaosman764613 күн бұрын
Ma somaali ayaad lahadleeysaa mase qolya kale
@kiinali40912 күн бұрын
2da soomaali ugu liidato waashariif iyo ccshakuur waa 2 fashilantay oo ciillan wlh inaadnaan abid dalkaan waxba ka noqonayn 2dulli oo ka masayrsan xasan sheekh yaahuu laidin yiri walee dal xoreeye wax kama qaadaan
@MahamadHabiba13 күн бұрын
Warnagataga rufyaamiinbatihiinee
@Liibaanintelligence-nz4cn13 күн бұрын
Doorashadu shiiq sharing uma tables xaaka quseeeya ninkii ladoortay aaba wadee ,madax markup noqdo markaa ha utaliyo
@mohamedtaakow345513 күн бұрын
Shsariifo waad maseyrsantahay adiga iyo ccshakuur waxaad iibiseen baddikeenya waxaana soo celshay xasan marka raalinoqo saxiib