QAS QAS WAJIGA INTAN BES ISKU DARSO 7 BARI KUCADEY WAJIGAAGA

  Рет қаралды 741,353

Adna Henna

Adna Henna

Күн бұрын

Пікірлер: 757
@qadanxasan96
@qadanxasan96 5 жыл бұрын
intii jiif kudaawanaaya like isaar
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 5 жыл бұрын
qadan xasan 😂😂
@anisoc.raxmaan4630
@anisoc.raxmaan4630 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@musbaxbilan5564
@musbaxbilan5564 4 жыл бұрын
Jini matahey
@somalimogadisho6350
@somalimogadisho6350 4 жыл бұрын
Sharuqan wankujeclahay
@somalimogadisho6350
@somalimogadisho6350 4 жыл бұрын
🌹🌹🌹🥀🥀🥀
@abdiazizhassan4817
@abdiazizhassan4817 5 жыл бұрын
Ridwaan iyo ilayaas intii uxiistay like isaraaa👍
@hibaqcayni6982
@hibaqcayni6982 4 жыл бұрын
Yahuuu meshagabdhsha maxaaa kuuu dhigay
@rayaninamahamud1822
@rayaninamahamud1822 5 жыл бұрын
Adan mataqaan manta inta aan like saaray 4 moobil kasaaray hhhhh kawarn wlhi waa run
@makeupbynaju6956
@makeupbynaju6956 5 жыл бұрын
Aniga ugu horeyo 😍😍☝️☝️
@hanaa2116
@hanaa2116 5 жыл бұрын
Have bardo oo biyo lgu karii Malab Yogurt Wax yaar Cano boro Wax yaar oo mesharii ama borash Rose water Vitamin E oil Mixed all together Wajiga marso for 25/30 minutes Thanks abaayo for sharing
@masaadahmed5111
@masaadahmed5111 5 жыл бұрын
Asalam aleikum pleasa can u tell me in English?
@masaadahmed5111
@masaadahmed5111 5 жыл бұрын
Thanks sister I'm not Somalia
@hanaa2116
@hanaa2116 5 жыл бұрын
Masaad Ahmed okay sorry Have Potato Spoon of honey Spoon of yoghurt Spoon powder milk mixed with water Vitamin E oil Rose water Oats Mixed all together Leave it in ur face about 25\30 minutes Then wash it off
@masaadahmed5111
@masaadahmed5111 5 жыл бұрын
Hanaa, thanks alot sister
@doxamediachannel924
@doxamediachannel924 5 жыл бұрын
Manta wa jimco wa malin LA aqbalo ducada intii IGA farxisa oo subscrp isarta alah haka farxiya farxad wen muradkoda alha sahla amin amin insha alh
@boqoradarermohamed4421
@boqoradarermohamed4421 4 жыл бұрын
Wan ku saray
@doxamediachannel924
@doxamediachannel924 4 жыл бұрын
@@boqoradarermohamed4421 thangs
@helenaraya701
@helenaraya701 4 жыл бұрын
@@doxamediachannel924 hiii how much it?
@fartuuncabdi1963
@fartuuncabdi1963 2 жыл бұрын
Wan Ku sarey wll
@suusuumoham3146
@suusuumoham3146 2 жыл бұрын
Amin yaa rabbi
@mariamhassan5633
@mariamhassan5633 5 жыл бұрын
Baradhada iyo malab iyo liin dhanan ayan isku darsaty waan baroobeeyay wlh qurux ayan kunoqday Wajigeyga xata saaid ayu saliid ulaha wey iga yaraty hda alx
@quenramla1144
@quenramla1144 5 жыл бұрын
Abyo anigaba salid said ban leyhy nabrana waigasobaxan maxan kutijabiya🤔
@shamsoqueen488
@shamsoqueen488 5 жыл бұрын
Maradhaada biyahaa Mise midka la kariyaay abaayo
@maanaguean5377
@maanaguean5377 5 жыл бұрын
baradhada maad karisay wllshay nooshag
@mariamhassan5633
@mariamhassan5633 5 жыл бұрын
Baradhada biyo ayaad ku karineysa kadib makiinada cabitaanka ayaad kushiide kadib waxad ku dareysa malab hal qaado iyo jeex liin dhanaan ah waad marsane 1 hour cml sidii face mask ayey kugu dhageysa wad iska dhaqe kadib mad madowga saliida xata haraha wey kayareyneysa
@mariamhassan5633
@mariamhassan5633 5 жыл бұрын
nuura nalka ha abyo
@maryanmahamed4147
@maryanmahamed4147 5 жыл бұрын
Naag igu madow majiro hadana waxba ma marsado ilahey amarkiis
@sadifoyusuf6232
@sadifoyusuf6232 5 жыл бұрын
Maryan Mahamed ani xataaa I just love my skin tone ilahay amarkiis!! Madowgaas aan ba ku heystaa
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 5 жыл бұрын
Qofka Madow mawa loogu Tala galin 😍 Qorka cad isku nuunuuriyo cml
@mabzuutahmet8409
@mabzuutahmet8409 5 жыл бұрын
Maryan Mahamed 😂
@deqoahmed2427
@deqoahmed2427 5 жыл бұрын
ZhoXamdi Cadeey
@naftaurroon3756
@naftaurroon3756 5 жыл бұрын
Tanaa kaa madoobayd say isku cadaynaysay gacmaha fiiri cilaan inay marsantahay lamoodaa yaahu dheh wajiga bur karay lamoodaa
@KidsHobbyLobby
@KidsHobbyLobby 5 жыл бұрын
Salama alaikum friend! We really enjoyed watching. Stay connected ❤❤
@ladanxuseen9064
@ladanxuseen9064 5 жыл бұрын
Asc Adna abaayo waxaan joogaa s.africa waxaan ka mid ahay asaxaabta adigaaa walhi waakuu duceeyaa aniga waxaan ahay dadka gorka qaleelka ah marka caremkaa isku dareesaan marsaday masha allaah hada qatar caml adigaaa jisadaada jino kiimigo la aanaa i cateesay 🤩🤩🤩😍😍😍😍😁😁
@libanabduqaderali3980
@libanabduqaderali3980 5 жыл бұрын
Ladan Xuseen hhhh ok
@ilhamabdi4941
@ilhamabdi4941 5 жыл бұрын
maxamarsaty wllo
@faadmafaraxsan9969
@faadmafaraxsan9969 5 жыл бұрын
Masha allh nadiya yarisay tv 📺 ay daawaneso cartoon ka codkiisa an maqlaya gabadheyda Anfaal hal sana ay jirta way jeceshahay
@amana8081
@amana8081 5 жыл бұрын
Adna thanks wllhi aniga waxan isticmalay nuur iyo acnizol finanka aad marhore sogalisay wllhi wajiga nadiif inoq day finankii way iga baba een wadna Mahad San tahay aad iyo aad ilahow nobadi ado kale 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 😍 farxad kunolow wllo
@berluulabigix602
@berluulabigix602 5 жыл бұрын
Hbbti sifiicn subisey schoolka nubrehe ufiicntahy
@nafaxatugabaliyahcafifa82
@nafaxatugabaliyahcafifa82 5 жыл бұрын
Adno masha Allah abayo gabar dacad ah ba tahay wlh ilahay dartis ban ku jeclahay waxad so galiso wiligay kama shakin lkn dadka iskuma amino waxay so galiyan
@Nadou555
@Nadou555 5 жыл бұрын
مشاء لله 👍انضمي عندي حببتي
@hiboxuseen973
@hiboxuseen973 5 жыл бұрын
Wcs waraxmadulaahi wabarakadu waan kaa qaadnay midlamida naka hoo
@queenbintuugaas2691
@queenbintuugaas2691 3 жыл бұрын
Adno qabi wanagsan wan kujelahy ilahy haku xitiyo
@bestnewsomalitiktoks965
@bestnewsomalitiktoks965 5 жыл бұрын
Apayo wan ku slmy xppti duldulelada wajiga iyakana ku sodar sharahadada tnx
@nasriinjawhar9237
@nasriinjawhar9237 3 жыл бұрын
Mansha allah qaali qurux haweney
@kaltuunmuuse261
@kaltuunmuuse261 3 жыл бұрын
Okey xada wajiga sidelaga qaada madamaa sakiinta xadkaa so sareeso?
@sahraindhooz6716
@sahraindhooz6716 4 жыл бұрын
mashaa allah walashey waxan ku weydina maxa u fican qofka indhaha hoostoda ka modobadan
@Hasa386
@Hasa386 3 жыл бұрын
Coffee iyo huruud marso 30 daqiiqo qurux dhafarkana iska daa
@munomohamed9534
@munomohamed9534 4 жыл бұрын
Asc adnaay abaayo wxaan ku wydiinya creamka la dhaho OK cream wliga ma argty more information ma iga siin krtaa hdaad awoodo plz wan ku wreery xtaa google ka waka wye
@qadiijomaxamed810
@qadiijomaxamed810 3 жыл бұрын
Msha allh adna abaayo anga wajigayga qalel wye mxa marsankaraa
@hiboxuseen973
@hiboxuseen973 5 жыл бұрын
Masha Allah waad mahad san tahay walaasheey waad noo faa iideeysay
@faraxburcaawiyoadam7643
@faraxburcaawiyoadam7643 5 жыл бұрын
Xbbt aniga markasta waxbo ma qasikree intaan maalin iskuqasto talagaada ma gashankaraa marbo inyar ma marsankaraa pls igaso jawaba qofki yaqana
@shukriamiin2884
@shukriamiin2884 4 жыл бұрын
Asc abyo aniga wajiga nabro iga soo baxay hadane madmadow isku badaleen e wax an isticmaalo liisho iga dhigo iso sheeg mahadsanid
@iqra11rok43
@iqra11rok43 5 жыл бұрын
Adnoy abaayo adigaaba ilahey cadan kusiiyey kumahdi kuna qanac creamka laiskucadeeyi faaido maleh
@nasriinjawhar9237
@nasriinjawhar9237 3 жыл бұрын
Adna quruxey xbti isheg wax icadeynayo jidhka siba qorta isheeg xbti quruxy ado raaliya 💋💞
@muslinjecel8430
@muslinjecel8430 5 жыл бұрын
Iya abay macan ado rer xamar ah oo u dhalatay cadan ilahey ku siyay anaka maxad no halage kimiko iyo is fiq nogu dire cadankaga waa natur alah a ku siyay ee islanka ha halagin kaday kimikada usheg waxyabahankale od shid shidid o ah naturalka ka dhaf kimikada iyo cadeysada macan badan heybad alah kusiyay on laga qadankarin waye cadantada waxad u tahay muwalad ama rer xamar rer barawe alahhaku siyadiyo amiinxabibti uso bandhig bulshada waxyabaha dabiciga ah on kimika laheyn ku war farxad
@MISKIJAMA-86
@MISKIJAMA-86 5 жыл бұрын
Gabadhaan wax khalad ah meysan sheegin waana gabar Runley ah sababtoo ah waan iswada ognahay qaarkeen iyagoo is dhaqay ey been ka sheegaayaan Aniga waan iibiyaa Alaabtaan waligey ma arag gabar wax iga gadaneyso iyo xataa maamooyin dhahaayo Anigaa rabo mid kasto wexey ku dhehee waa ley soo dirsaday qofka xor, qof laqasbaayo majiro cidii xiiseyneyso ey u faa iideeneee cidii aan waxba marsanin iyaga ha iska daawadaan like iyo share haloo dhaho.
@muslinjecel8430
@muslinjecel8430 5 жыл бұрын
@@MISKIJAMA-86 hadi eu ahanlaheyd gabadh madow waan yeli laha in ey u shegto kuwa raba in ey is cadeyano an ku kalsoneyn midabkoda marka rali ahaw ya sheqa bar ama baro
@luulaahmed4144
@luulaahmed4144 5 жыл бұрын
Masha allah quruxey adna geele quruxey cadaanta waa lagugu dhalay ilaa yarantada aniga ku aqiinay xiligi iskuulka aajarey allah yaxfidak xayati
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 5 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Gabdhow wxnahay gabdhaha aduunka ugu midab qurxon ee inan midabkena ku kalasonano oo iska dayno balayda laqasqasayo ma ugu racsantihin?
@munaabdiqadir4663
@munaabdiqadir4663 5 жыл бұрын
Haaa wll mnsha allah in jidhkaga badashi wlhi wa mid laga xisabin dono
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 5 жыл бұрын
Munaa waa runtaa wa dad kalsoni daro hayso
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 5 жыл бұрын
Farhiya Abshir sxbey ani saas aaminsanahay adoon is cadaynayn is yara nuuri si aaad dadka ula mid noqoto
@munacdyofficial8727
@munacdyofficial8727 5 жыл бұрын
Inta jiif Ku dawaneyso like saar
@sundusasad1008
@sundusasad1008 5 жыл бұрын
Mansha alah vidiogi igu horeyay anka dawado waye qeeebta qurxinta horey usoco qaali wana kula socon dona
@luuleyhaaji7668
@luuleyhaaji7668 5 жыл бұрын
Thanks sister adna jazakallah khayr
@nasriinacllaahi1826
@nasriinacllaahi1826 2 жыл бұрын
Adnaay walaashay waanku tageeraa Keep going
@hibaaqcumar9536
@hibaaqcumar9536 5 жыл бұрын
Haduu ii marsanyahay Baradha aad baan ugu Helay mhdsanid Abyo❤
@rixiimamaxed8502
@rixiimamaxed8502 3 жыл бұрын
qali baradhadu wajiga salida leh maw fiicantay
@naciimosulubshcumar5942
@naciimosulubshcumar5942 5 жыл бұрын
Adno abaayo waxaa iiga warantaa Noorka iyo maxaa la isku darayaa Qaalibta miyaa lagu darayaa mise tan guduudan waxaad iisheegtaa Wax wijiga qurxinaya oo aan nabro Uyeelaynin
@shamsasalah7779
@shamsasalah7779 5 жыл бұрын
Qurux waaye wan so barowehena insha allah Abayo qaali thanks
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 3 жыл бұрын
Maanshllh aniga maanta daawaday muuqalkan wlshyda macaan badan
@bushracali8449
@bushracali8449 5 жыл бұрын
Adna qurux alle kuxifdi adiga iyo intaad jeceshahy
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 5 жыл бұрын
ماشاءاللہ وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 5 жыл бұрын
iso boqo abayo adna
@maimun5254
@maimun5254 5 жыл бұрын
Alaabta anaaa marsan jiray hada wn ka caajisay lkn mushaari kuma dari jirin wlhi waxaad noqee dhalaal intuu qof dhalaalo kan ugu quruxda bdn xaqiiq ee gabdhooy daawada saan aa dhaantee saan sameeya
@Jamila.60
@Jamila.60 5 жыл бұрын
mahadsanid abyo adna waan ku aaminsanhy. sifcn kaaga faaiday
@samiiraahmed3031
@samiiraahmed3031 4 жыл бұрын
Adna abaayo timir iyo caaano side waye iyo navaqada wujiga pelss isojawab mcnto
@ayaanmawliidbintuhalgan2517
@ayaanmawliidbintuhalgan2517 3 жыл бұрын
Wll dhafarku waa maxay iga caawiya in aad i bartaan Mahdsanid
@aragsanhassan5599
@aragsanhassan5599 5 жыл бұрын
Asc Adna aadbanku salamayaa xbbti aadbaa u mahadsam tahay sida hagar la.aneed aad u cawiso gabdhaha abyo waxan ku weydinayaa craemka noorada micnaha maba lahan miyaa berimo iyo sukunto
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 5 жыл бұрын
Abaay adno qoorta calosha cajaraha mugdi ka ahay ilahey amarkiis daawana ma isticmaqlo dadka aniga cml jirka hoose ka madow wax dabiici eh naguso caawi xabiibti so dhaqso waku sugeyna
@samahaayawagansan338
@samahaayawagansan338 5 жыл бұрын
Sokor iyo salid Lin dhadhanan isku qas waxa yar sug kadib suliga la gal korka dhan is Mari waxa yar la jog isku masajey hada Sokor qabto ma is tic malin ila so socodsi SA noqoto
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 5 жыл бұрын
@@samahaayawagansan338 jirka miyey wasaqda ka ridan xabibti
@happybabyazraxaashi1195
@happybabyazraxaashi1195 5 жыл бұрын
Amba saas ban ahay
@samahaayawagansan338
@samahaayawagansan338 5 жыл бұрын
Haaa abayo ani waxa kale ma is ticmalo lkn horay ha ka dhaqin ee korka Ku jaa jabi caabar walib waxa fican Salida caruurta
@qalanjoqiimabadan9219
@qalanjoqiimabadan9219 5 жыл бұрын
@@samahaayawagansan338 waa iga farxineysaaye hh maasha allah maadku noqotay abaayo saliida johnson miya isticmasha
@yaskayare7265
@yaskayare7265 5 жыл бұрын
Adna abayo wlhi markasto vedio gada aan firsado wan iska farxaa Qoslaa jclka aanku qabolee Insha Allah gabadheyda aan kugu samsanaaa
@najahahmed3096
@najahahmed3096 5 жыл бұрын
Masha Allah qali adana Allah ha ku barakeyo qali lkn waxan u bahanhy melan kala so xidhxidho xbbti
@hamdayusuf4893
@hamdayusuf4893 5 жыл бұрын
Mansha Allah wlshy qaali Adna mahadsaniid inbadan 💖💖💖💖 💓❤️❤️❤️
@samsamnuur7786
@samsamnuur7786 4 жыл бұрын
Wllo waxaad ku qaseyso intee laga helayaa magaciisana iso sheeg wanad ku mahad santahy wllo fa idad na siineyso
@neyruuscabdulaahineyruusca8279
@neyruuscabdulaahineyruusca8279 5 жыл бұрын
Masha Allah walasheyna adna qurux marwalbo hamigaga mid sareyo hanoqdo
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 5 жыл бұрын
Masha Allah qaali turkey ayaan jooga nuura cream malaga heli karo mahadsanid alaabtan cajiib waaye
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 5 жыл бұрын
Waan heley Noor cream imika tujaabintiisa wadaa
@hibaaqahmed9277
@hibaaqahmed9277 2 жыл бұрын
MnshIIh illahay ha ku xafido
@nuuramohamed7463
@nuuramohamed7463 5 жыл бұрын
Maxaa lagu baabiyaa finanka wajiga
@naftiinaqueen620
@naftiinaqueen620 5 жыл бұрын
Mnshallh abyo macnto adna midkaan ana baroweeye o jaalaha ah wa ok wlhi qatar igadhige mnhllj mrka noshegte lenso gate abyo adna mnhallh abal ankuhaya wlj niyadan kagasoduceya❤
@hamdaalinourasir2514
@hamdaalinourasir2514 2 жыл бұрын
Adno apaayo wajigeyga saliid wye ee ma marsan karaaa qas qaskaaan plz jwb adoo mhdsn
@ilhanmohamed4439
@ilhanmohamed4439 5 жыл бұрын
Huuno 7 Beri Hadii Lagu Cadaanaayo, I Hope 7 Beri Neh Waa La Isku Cayilin Karaa. Waxaan Dhihi Lahaa Halis Caateeyo
@fadumoomer1790
@fadumoomer1790 4 жыл бұрын
Asc adnaay gabdhaha ha waalin illaahay baa qurxiyay
@zukuwazukuwa5050
@zukuwazukuwa5050 4 жыл бұрын
Adno waxd jodhka cdi mar sato noo sheg lugha iyo gacmha plz abayo
@mariyacadeey7981
@mariyacadeey7981 4 жыл бұрын
Alle dartiisa ayaan idin jacalhy waxatihiin famil aad u fiican
@cookingrecipes5534
@cookingrecipes5534 5 жыл бұрын
Waxan aad soo gudbinayso dhammaan waa kimiko nuur cream chandani kenza diana cream iyo waxyaabo kale oo badan oon arkay kaaga darane halmar ayaad is ku wada daraysaa salaamaad wlashay please iska daa hana usoo gudbin hablaha Wlhi wax kimiko ah wejigayga ma mariyo keliya waxaan isticmaalaa hada scarp kan aad hada marsanayso iyo saliido vitamin ah hadana nuurkayga alxmdulillah so waxani wejiga wuu idinka dilayaa ee iska daaya 😢
@الحياءحلوه-ب1ح
@الحياءحلوه-ب1ح 5 жыл бұрын
Ani turkhi an joogaa intaa khihlia ples igaa jawabaa
@aaliakitchen6946
@aaliakitchen6946 4 жыл бұрын
Girl you needed to stop teaching somalia sisters light skin cream is very bad subxan allah
@jamiilaxasan5412
@jamiilaxasan5412 5 жыл бұрын
Abaayo adna nuurta udgoonbuuleeyahay xbiibti ana xasaasiyad baan leeyahay xabiibti miyaan iskudarikaraa candanida iyo nuurta
@Samiraomarlifestyle
@Samiraomarlifestyle 5 жыл бұрын
Masha Allah thank you habibty batato is my favorite for the face 💕💕
@hadiyaabdirahman5016
@hadiyaabdirahman5016 5 жыл бұрын
Mash alhbayo
@samirasheikh5555
@samirasheikh5555 5 жыл бұрын
Samira Omar’s Ch
@nacimaadan5902
@nacimaadan5902 5 жыл бұрын
Koobka caadiga ahin wuu ishiidi waayey wll kan mxaa ladhHaana
@farxiyachannalxassan6127
@farxiyachannalxassan6127 5 жыл бұрын
ASC waa walashaa farxiya masha allah khayr allah Ku siiyo
@nuurbaana0183
@nuurbaana0183 8 ай бұрын
abayo waxan rabaa bumaato oo wajiga haaraha io madowga baaiya normal ah plz🙏
@asiamuse534
@asiamuse534 2 жыл бұрын
Thank you 💕
@drsnaimasaidmohaed9322
@drsnaimasaidmohaed9322 4 жыл бұрын
Mnshlhaa adna henna wx fcn ayaa no so gudbisay alle ha ka siyo ajar
@engriyaapdou3776
@engriyaapdou3776 5 жыл бұрын
Apaayo aniga cream dhanpa hdaan marsado wajiga icasaaanaya maxan sameyaaa
@maryanyusuf8803
@maryanyusuf8803 3 жыл бұрын
USA waan Rabaa soft ismuud maashaaALLaah😁😀🥰😃👍
@najmaibraahim88
@najmaibraahim88 3 жыл бұрын
Abayo wajigega fiman iga so baxey maxan marsadaa
@samaaranalkafardowao7179
@samaaranalkafardowao7179 5 жыл бұрын
Masha allah hore usoco abayo wax badan aan ka faaidnay now sow badi mardhowna rer malaysia kula noqonayanaa inshaa allah
@Habulaashoteam1
@Habulaashoteam1 5 жыл бұрын
Asc wll qali isoboqo wanku boqday isaar cml adna cadey
@rahminaismail9343
@rahminaismail9343 3 жыл бұрын
Abyo ma isticmaali karaa anigoo uur leh ?
@hoodoaxmed9406
@hoodoaxmed9406 4 жыл бұрын
Ma biyo cad lagu dhaqayaaa abaayo
@khadraali7062
@khadraali7062 5 жыл бұрын
Cream noor gold wan so gatay ma marsan wax dadka cadeeynaya bisinka
@hanaancafiwalalkaga8635
@hanaancafiwalalkaga8635 5 жыл бұрын
Ww mashallah adana wan ku jeclhy Allah dartis ban ku jeclhy amira quruux miya laqawa wiil walakey aya rawo hadilaqawo plz jawab isoqoor wiilka walakey aya uwalaan rawaa adna nalasodhamey walasha ayaan ubuugna plz plz jawab isoqoor
@maryanekhalif6692
@maryanekhalif6692 3 жыл бұрын
Adna marka hore wankusalame Salan kadib abyo wajiga gudgududkaa mxa lagubihiya gcl
@iqra11rok43
@iqra11rok43 5 жыл бұрын
Adiga maubahnid xabibti inad marsatid nuur cream ilaahaa kusiiyey sanadkan haday dadkii waxyar cafyihiin xataa waxkale sii cadeynaayo ayraadiyaan
@xaawomaxamed7026
@xaawomaxamed7026 5 жыл бұрын
Asc abyo mcnto adno abyo wajigayga salid buleyhy abyo waxa walaba waan marsaday lkn waxab iga qaban wayay abyo maxan sameya abyo mcnto adno ila tali😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@saidhamse1484
@saidhamse1484 5 жыл бұрын
Wllo adna aniga waxa imadoow indhaha hoostooda wixii la marin lahaa kasoo warn inta ila midka lk zaaara
@jiijajacelow5490
@jiijajacelow5490 5 жыл бұрын
Asad Jamac creams indhaha hoostoda logu tala gala jira marso ayaga doono Wll
@asmaakhaliilasmaakhaliil1356
@asmaakhaliilasmaakhaliil1356 3 жыл бұрын
ADNOY XBBTI ADOO NUUJINAYA MIYAD UURKA ISKU ARGTY MAXAAD DAREENTY MCNTOY IIISOO JAWAAB
@caishacumar3683
@caishacumar3683 5 жыл бұрын
Adna Qaali waxaa thy qof daacad eh🤗😍
@anabnur2179
@anabnur2179 5 жыл бұрын
So cute really Masha Allah bless you and your family's thanks sweetheart 😍
@cabdiqanicumarxaji1048
@cabdiqanicumarxaji1048 4 жыл бұрын
Mansha allah abayo mcnto adno sikal iyo laab ah Aya iga qoslisa wax tahy gabar aat iyo aat u fican mansha allh ayan ku layahy walshy mcn
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 5 жыл бұрын
Wan soo qaldamay chenelkii dumarka ayaan soo galay🤣🤣🤣
@hunosharaf3079
@hunosharaf3079 5 жыл бұрын
🤗 ina Ader sisoco de
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 5 жыл бұрын
Xgen usii socdaa dumarbaan arkaybee🤣😜
@multishankaroon
@multishankaroon 5 жыл бұрын
Welcom wllkeen gabhaha walaalkood le noqone ka faideyso 🤣
@hunosharaf3079
@hunosharaf3079 5 жыл бұрын
@@amiinxuseen8727 ina Ader anagoba wanko aragna 👁️👁️
@yarminhonest6043
@yarminhonest6043 4 жыл бұрын
Yoga mrka gadanaayo mxaa dhahaa tii ciyaalka cuni jiren miya wll adna ado raliya😁
@cocosara9079
@cocosara9079 5 жыл бұрын
Abayo aniag wanmarsaday hal habeen marsaday lkn wajiga gaduud iga dhigay markale man marsan nurada
@iqralibanhashi9955
@iqralibanhashi9955 4 жыл бұрын
Abaayo wajiga Ayaa IGA halabey waxana IGA haleyey Rowz io Dermovate % 0,05 Krem wuxuna IGA noqdey bar gagudan kadibna wada qolof io wada nabro Abaayo waxaan sameyo Ma Aqaan Adna maxaan Sameeyaa Abaayo iisheg 😥😥
@khadrasabriye4567
@khadrasabriye4567 4 жыл бұрын
Cream diana aya ku qoran, waxa leesku cadeyo somaha waana danbiye??
@AichLoulaAhmadNour
@AichLoulaAhmadNour Ай бұрын
ماشاءالله
@umumaxamedcooking3625
@umumaxamedcooking3625 2 жыл бұрын
Abayo nmbarkaga inte kahelayna
@umuamalcabdilaahi8697
@umuamalcabdilaahi8697 5 жыл бұрын
Maxad tidhi baradhada waan soo furiyay maxad ka wada
@xayaadcumar9610
@xayaadcumar9610 3 жыл бұрын
Abaayo wajiga Maxaa qurxiya Adna
@queenanuzh1361
@queenanuzh1361 5 жыл бұрын
Asxabeey meeshan waaan Ku cusubahay isheeeg wax wajiga finanka ka ba'iyo plz xasasiyo ayaaa qabaa marka Malay cunay markaas wajigada wada nabar iga noqday plz igu cawiya waxa idhantaan hablo
@xidigahaafrica6435
@xidigahaafrica6435 3 жыл бұрын
wll waxbaan ku weeydii
@saidadagan4425
@saidadagan4425 5 жыл бұрын
Masha Allah Mahadsanit qali dumar 👍👍👍👍👍👍👍
@ubahadihassan1408
@ubahadihassan1408 5 жыл бұрын
Masha Allah xabiiti❤❤
@fatuushfantastic1436
@fatuushfantastic1436 5 жыл бұрын
mashlaah abyo adna waxan kalo ku waydinaa wajiga cataha ah maxaa lagu kob ciyaa cadey idana wan ka sugeynaa
@ayaanmaxamed8725
@ayaanmaxamed8725 5 жыл бұрын
Abayo anba waa rabee wana ku dalay sida u raadinayay wax wajiga cayiliya
SIRTA CADAANTA ADNA KAALI ILA ARAG
14:41
Adna Henna
Рет қаралды 111 М.
HUBAAL WAJIGAAGA INUU KUU CAYILINAAYO INTAAN BES TIJAABI
12:39
Adna Henna
Рет қаралды 608 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
WAJIGA IYO JIRKA WAXA KU Nadiifiyo ILA ARK 😍 ( skin care )
19:50
QAS QASKA WAJIGA KU CADENAYO ISTICMAAL INTAN BES
12:55
Adna Henna
Рет қаралды 330 М.
MAALINTEEDA CAADIYA WAXAA QABTO FULL DAY ROUTINE 😍
12:27
Adna Henna
Рет қаралды 81 М.
NAAHIDA OO IGA CAAWISAY HOOSHA GURIGA MAALINTEEDA CAADIGA
17:52
Adna Henna
Рет қаралды 80 М.
SIDE ISKU GUURSANAY BART 2 SAXAAF AND ADNA
27:16
Adna Channel
Рет қаралды 546 М.
Sahra Garajayeva Atabay Bn Tanyşma Hekayam 🫶😅
23:37
Sahra Garajayeva
Рет қаралды 447 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН