Qasiido Alla Alla | Xaliimo Sacdiyo | Xasuustii Saynab Baxsan | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 186,817

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Пікірлер: 116
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
War Ilaahay Iyo Rasuulkiisa Inta jeceli Farta Hataagto
@kingckfilmsflogs9586
@kingckfilmsflogs9586 3 жыл бұрын
Ana jecel ilahy iyo rasuulka
@nimcoxamse3053
@nimcoxamse3053 3 жыл бұрын
@@kingckfilmsflogs9586 0iijjjjjjjiiiiķ ji
@nimcoxamse3053
@nimcoxamse3053 3 жыл бұрын
@@kingckfilmsflogs9586 i
@nimcoxamse3053
@nimcoxamse3053 3 жыл бұрын
@@kingckfilmsflogs9586 iij
@shukricali6405
@shukricali6405 3 жыл бұрын
Saadlro
@CSeerbiya
@CSeerbiya 2 жыл бұрын
Alle ha janneeyo Maama Xaliimo Sacdiya todobaadkan ayey Muqdisho ku geeriyootay
@amal6025
@amal6025 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto heesta abwaanka alifay Xassan Sheekh Muumin iyo labada maama ee ku codeysay mama Seynab Cali Baxsan iyo Mama Xaliima Sacdiya Allow dhammaantiin idin wada naxariiso. Aamiin
@sacidaahmed2490
@sacidaahmed2490 4 жыл бұрын
Maasha Allah qasiidadan wiilkayga jecel 2sano jir ah 💙🧒
@Garraad
@Garraad 4 жыл бұрын
Dhanaqan wanaagii Soomaalida ayaad soo cusboonayseen. Allah ha'idin sharfiyo. *Staan* aad baad umahadsantihiin iyo Kooxdaba.
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
كلماتُ رائعه جداً من الأستاد حسن شيخ مؤمن الايرحمه , وحليمه السعديه وضعت بصمتها في الأغنيه غاية الإبداع
@abdulkadirbarre3102
@abdulkadirbarre3102 4 жыл бұрын
Qasiidadan waan jeclaaday runtii masha Allah cod mcn ayey leedahay gabadhan Ramadan Mubarak
@Miidan5
@Miidan5 3 жыл бұрын
Hey young man org singer Saynab xaji cali baxsan aa aad ugu cod fiicnayd
@omaribrahin2113
@omaribrahin2113 4 жыл бұрын
Masha ala qasiidadaan hore baan u jeclaa hadana is bedel haba yaraatee wax is bedel ah kuma hayo Masha ala halimo sacdiyo Bartii bay dhigtay kooxdaan tumaysa masha ala waa khatar fankii soomaaliya ayaa soo noolayseen hore usocda thanks
@amirduale1010
@amirduale1010 3 жыл бұрын
Waa qasiido qurux badan قصيدة جميلة بكل المقاييس للمرحوم حسن شيخ مؤمن بصوت المنشدة حليمة السعدية
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 4 жыл бұрын
Wa erayadi hassan sheikh mumin hore waxa u qaaday zeynab ali baxsan 1967 wa mid kamid qasiidoyinka ugu macaan.
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 4 жыл бұрын
Walaal hubi hadda cismaan askari ayeey iigu qorantahay bugga cisman askarina waa ku qorantahay,
@ahmedlegend3109
@ahmedlegend3109 3 жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE wll waa runtiis baxsan baa Horay ugu luqaysay hoos kuu soo dhigay linkiga codkii baxsan igo berisamaadkii. kzbin.info/www/bejne/n4DKi5mOhNtgj7M
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 жыл бұрын
@@ahmedlegend3109 waxaan sheegayaa walaal midhaha ayaa abwaan cismaan askari leeyahay buuggiisana waan ku arkay bal aan wada hubino midhaha cidda leh
@ahmedlegend3109
@ahmedlegend3109 3 жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE Taa ma hubo wll ahmedow.
@shukricali6405
@shukricali6405 3 жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE dfģoknvz
@umunajma2909
@umunajma2909 4 жыл бұрын
Masha alah meqan radinayey astan ban ka maqlay barnamijka HOO hadiyad masha alah
@xilkascade
@xilkascade 4 жыл бұрын
Anigaba sido kale barnamijka hoo hadiyad ayaan kamaqlay
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 4 жыл бұрын
Sido kale ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@nurtojeylani680
@nurtojeylani680 3 жыл бұрын
maasha Allah cod maacaan abaayo xaliima sacdiyo ilaahey haku xafido aadun iyo aakhiiro aamiin yaa Allah
@Potter538
@Potter538 Жыл бұрын
Iso qabta 2024 2023😢
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Halje kasoqabana wll😳🥺
@najaxabdi8578
@najaxabdi8578 6 ай бұрын
Asc 2024 coming soon ramadaan
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 3 жыл бұрын
Hadaan dhageesana inta jecel subanahena maxamed scw igula saliya plz wa bil ramadane❤️
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Scw❤
@saddamahmed1959
@saddamahmed1959 2 жыл бұрын
May Allah have mercy on Maamo Xaliimo-Sacdiya, Yaa Allah mercy on her, make her one of the paradise residents. ❤😭
@abdiqays9324
@abdiqays9324 3 жыл бұрын
Qasidadan waxa horay uqaday ilhay ha unaxaristee zaynab xaaji baxsan o dhawan kudhimatay muqdisho 19‐10‐2020
@hilaac075
@hilaac075 4 жыл бұрын
Ramadanka Ruux soomay Sakadana dhibaay, manshallah wall cod mcn
@ifraaxcabaas151
@ifraaxcabaas151 3 жыл бұрын
Ramadaan coming soon ilahay nabad hanagu gaarsiiyo saliga nabiga hala qaado waqti walbo scw scw scw scw💝💝💝💝💝💝❤❤❤❤
@osmanaden2779
@osmanaden2779 3 жыл бұрын
Erayadii iyo laxankii abwaan Cismaan Askari,Baxsan ayaa qaaday 1968 iyo kooxdii Xooga Dalka.
@nurtojeylani680
@nurtojeylani680 3 жыл бұрын
maasha Allah xasuustii seynab xaaji cali baxsan Allah u naxariisto aad iyo aad ayan u jaclahay
@libanyasin5914
@libanyasin5914 3 жыл бұрын
NASHIDO MACAAN MASHA ALLAAH Subanow nabigena allaaah allaaah saligisa nin qadaa subcinaya quranka sifihii lagu shegay jano wey usug mataay allahayow nagandhig
@saidhaashi3096
@saidhaashi3096 6 ай бұрын
Ex AUN Saynan haaji ali baxsan Xasuus wanagsan Ramadan mubarak 18.03.2024 Helsinki Finland
@hajiomarabubakar5260
@hajiomarabubakar5260 4 жыл бұрын
Cod aad u mcn ayey ku soo kordhisay gabadhan kooxdan waa koox xul ah waa idin salaamay
@FatumaAdem-i9q
@FatumaAdem-i9q 3 жыл бұрын
My Queen 👸 love from Holland 🇳🇱
@ajstyle7340
@ajstyle7340 3 жыл бұрын
Mcney what.s up numbarkada isii wan usbaranaynaaye
@maxamedc.qadadircumar6521
@maxamedc.qadadircumar6521 4 жыл бұрын
Masha allah noor cala noor alle ha idinka awal mariyo adunyo iyo aqiro wlhi atban ogu helay jazakallahu qer
@Abdurrahmanmoktar
@Abdurrahmanmoktar 4 жыл бұрын
Mshallah hees aad umacaan wiligey hees mashallah maan oran balse midan waan garan la ahay
@baladiofficial6764
@baladiofficial6764 4 жыл бұрын
Masha alah Maama Xaliimo mursal Allle haku xafido 🙏🙏♥️
@05678r
@05678r 3 жыл бұрын
Mashallah mi sister want love tis song beutifil
@wiilkeena4537
@wiilkeena4537 3 жыл бұрын
Intii fiidka bacdal afur iladhagaysata farta taaga wllhi waa qasiido macaan illaa xad
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nastexodahir5315
@nastexodahir5315 5 ай бұрын
Labo sano kadib ayn reply kuso dhahay
@Cabdullaah114
@Cabdullaah114 7 ай бұрын
Ramadaan ka xiga nabad Allaha nagu gaarsiiyo
@MunasarIsmail
@MunasarIsmail 7 ай бұрын
Aamiin
@umuanas413
@umuanas413 4 жыл бұрын
Eedadey xaliimo mansha allah cimiri dheer I yo caafimaad
@drabdinasirabdulkadir7808
@drabdinasirabdulkadir7808 4 жыл бұрын
Wey iga gadantahay runtiii Qoftaan😚😚😀😀😀
@cabtoyisnacay7438
@cabtoyisnacay7438 2 жыл бұрын
Masha allah codkaaga alle haku barakeeyo wlashay Xaliimo
@shamzo12.47
@shamzo12.47 4 жыл бұрын
maasha. allah. allaha. unaxriisto. xaliimo. khaliif. ayaan. soo. xasuustay.
@shamzo12.47
@shamzo12.47 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdikaniabdulahifarah308
@abdikaniabdulahifarah308 4 жыл бұрын
Shamzo 12. Seynab xaaji cali Baxsan aya qaadi jirtay qasiidadan
@mohamadabdulrahman7584
@mohamadabdulrahman7584 4 жыл бұрын
waa hadiyad qiimo badan noo badiya salawaatka waan idinku bogaadinayaa hore u socda
@hilaac075
@hilaac075 4 жыл бұрын
Xaliimo Sacdiyo, Manshallah cod macaanlay wll. Mahadsanid
@Potter538
@Potter538 Жыл бұрын
Inashllah ramadanka danbe ayey notahy 2023
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 4 жыл бұрын
Alle Caafimaad Taam ah Ayaan u Waydiiyey Edo Saynab Cali Baxsan Oo Hada Iska Xanuunsan.
@sadiayusuf151
@sadiayusuf151 4 жыл бұрын
Ajir iyo xasanad kahela astaan Codka iyo caafimadka allaha kuu daayo❤🤲🌹
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️I love it 😍😍😍😍😍😍
@calikashkaabdicasiis1734
@calikashkaabdicasiis1734 3 жыл бұрын
Ramadan karim scw scw scw scw scw
@bashkaxaaji2322
@bashkaxaaji2322 4 жыл бұрын
Oh my god esh calaa sawoot 🌿🌹👍
@burhanmohamud322
@burhanmohamud322 3 жыл бұрын
Qasiido wan aad u jeclahay
@normohamed5395
@normohamed5395 4 жыл бұрын
mash.llah qasiidadaan aad baan ujclhy team waan uga mahdcelin marwalbe
@xilwaahmed5147
@xilwaahmed5147 Жыл бұрын
Allow janadas nageee♥️soonkana naha aqbal
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Mama Baxsan in lagu xusuusto qasiidadan waa guul.
@abdallaabdi4056
@abdallaabdi4056 4 жыл бұрын
Ramadanka nin soomay Allah Allah, sodonkeeda dhameeyay Allah Allah, Zakadeedana dhiibay sidu saadirba sheegay jana waa ay u sugnaatay, Samir ruuxa u yeeshaa Allah Allah, Dar ilaah usujuudaa Allah Allah Sunihii nabi raacshaay sifihii lagu sheegay jana wa,ay usugnaatay, Suubanoo nabigeenaa Allah Allah, Saligiisa nin qaadaa Allah Allah, Subcinaaya qur,aankaa sifihii lagu sheegay jana waa,ay usugnaatay, Marku saacu wareego Allah Allah Sagaraadku yimaado Allah Allah Ninkan toowbada seegiin sifihii lagu sheegay jana wa,ay sugnaatay, Ramadaanka nin soomay Allah Allah Sodonkeeda dhameeyay Allah Allah Zakadeedana dhiibay sidu saadirba sheegay jana wa,ay usugnaatay,
@ukhty4820
@ukhty4820 2 жыл бұрын
Thank you for the translation!
@mootje.0454
@mootje.0454 3 жыл бұрын
MACHAL ALLAH ALLA ALLA ALLA RAMADAN MUBBARAK
@user-jd3vx3kj2c
@user-jd3vx3kj2c 10 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalim
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 4 жыл бұрын
Ciid wanaagsan dhamaan Somali meel walba aad joogtaan
@shukriahmedmoallim968
@shukriahmedmoallim968 2 жыл бұрын
Maasha allah mcn
@mascudsalad958
@mascudsalad958 3 жыл бұрын
sonka wax wax yar ka dhiman alle nabad hanugu arsiyo
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 жыл бұрын
waa fananad qaran codkeda caadi mahan
@abdulahimuhumed8824
@abdulahimuhumed8824 4 жыл бұрын
Mnsha allah waa xusuustii saynab cali baxsan cod mcn
@somalisearch7529
@somalisearch7529 4 жыл бұрын
Masha Allah. Janno iyo kheyr kasta Allaha nasiiyo
@abdulkadirsh-nurmohamud9316
@abdulkadirsh-nurmohamud9316 4 жыл бұрын
Maashaa Allaaah Maama Xaliimo Allaha ku dhowro
@suldaamodaahir8732
@suldaamodaahir8732 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@simplypola
@simplypola 2 жыл бұрын
Mashaalla hawaryar
@cadanisimba1779
@cadanisimba1779 Жыл бұрын
Maqrib walbo waan dhageesan jitay alla maxaa, ramadaanka u heesay
@axmedcabdullahisamow203
@axmedcabdullahisamow203 4 жыл бұрын
Kheyr badan Allah idiin siiyo
@macalinhaaf4598
@macalinhaaf4598 Жыл бұрын
2023🎉
@omaryareofficial5197
@omaryareofficial5197 3 жыл бұрын
Mansha allah
@ibraahiimcabdishaakir7654
@ibraahiimcabdishaakir7654 4 жыл бұрын
Ar duqyaashaan caadi maaha☺️☺️☺️☺️
@nastehoabdi555
@nastehoabdi555 4 жыл бұрын
Ibraahiim Cabdishaakir why duq u ledahay subxanalah war fican ma taqanidin miyaa somali badan kedey niyada la jabiyo iyo lidi taan niga so haray
@nasroomar1810
@nasroomar1810 3 жыл бұрын
M.allh SCW
@hawaali5556
@hawaali5556 3 жыл бұрын
Mashalla
@naciimonalka9682
@naciimonalka9682 3 жыл бұрын
Scw scw scw 😍😍😍
@cabdifitaaxburaale3505
@cabdifitaaxburaale3505 3 жыл бұрын
scw scw scw💕💕💕💕
@AhmedAhmed-sj4zb
@AhmedAhmed-sj4zb 4 жыл бұрын
Maamada cod macaan ayeey leedahay wlhi
@farxaan-xuseen
@farxaan-xuseen Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@hilaac075
@hilaac075 4 жыл бұрын
Hanbalyoo Astaan music*
@IbrahimAli-gp5cl
@IbrahimAli-gp5cl Жыл бұрын
Ramadan Mubarak everyone ❤❤❤❤
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 3 жыл бұрын
💚💚💚💚💚
@hanefa283
@hanefa283 3 жыл бұрын
Sifihii lagu sheegay jana wy u sugnaatay
@CabdikafiDuceysane
@CabdikafiDuceysane 5 күн бұрын
Culumadaan waa somali galbeed u maleynaa
@koofi508
@koofi508 2 жыл бұрын
Masha allah
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasallam❤️🌟📿🌟👍🍒
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Yaa sameyey erayadaan seerbiya
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 3 жыл бұрын
abwaan xasan sh.muumin meel ku qoro
@Captain_Moha
@Captain_Moha Жыл бұрын
Ramadaki labaad ee aan dhageysano waaye qasiidadan
@sahrabilan3076
@sahrabilan3076 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto mamada
@amal6025
@amal6025 2 жыл бұрын
Aamiin yaa Allah
@yooniskapuulofficail5950
@yooniskapuulofficail5950 4 жыл бұрын
Masha allah mamada cod macanaa allah deesto
@madarasatadaabiidarilgafaa2279
@madarasatadaabiidarilgafaa2279 3 жыл бұрын
Maashalh
@sidcaliaxmedmacalin3219
@sidcaliaxmedmacalin3219 2 жыл бұрын
M
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 3 жыл бұрын
Way madobed iscadesay bilowday
@keivahmed972
@keivahmed972 2 жыл бұрын
Ka xishoo wa qof weyn wll😰😰
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Subxanallah🥺
Qasiidada Himilo | Caasho Kiin | Astaan Tv 2020
6:02
Astaan
Рет қаралды 42 М.
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Barnaamijka heello | Heesta Seylo | Maama Sacdiyo Xurmo 2020
10:12
Seynab X Cali Baxsan Iyo Nabi Ammaan "SIFIHII LAGU SHEEGAY"
5:37
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 45 М.
Qasiido Diini ah- Maki Xaaji Banaadir
6:46
Universal TV
Рет қаралды 623 М.
WAAR Dag Dag AH September 16, 2024
11:45
Sharma Media
Рет қаралды 100
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН