No video

Qasiido Muxamed Yaa Muxamed | Muna Miski & Yoonis Xasan | Xusuustii Faadumo Qaasin | Astaan HD

  Рет қаралды 449,320

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2020

Пікірлер: 322
@abdikamal9551
@abdikamal9551 Жыл бұрын
Can’t stop to listen this nasheed with tears in my eyes 👀 ❤🇪🇹🇸🇴
@maktoobyt2009
@maktoobyt2009 Жыл бұрын
MashaAllah
@abdulmalikmuhammed1859
@abdulmalikmuhammed1859 2 жыл бұрын
I really love 💕 this song , From Nigeria 🇳🇬
@nebilawi4616
@nebilawi4616 Жыл бұрын
listening from Eritrea mashallah
@ayubhaji6790
@ayubhaji6790 3 жыл бұрын
I’m from Ethiopia I love this song
@abdirahmanmohamedwehlie5346
@abdirahmanmohamedwehlie5346 4 жыл бұрын
Masha allah Astaan tv magaca halaga badalo hana loobaxsho tvga qaranka dhamantood shaqalaha hala siiyo bilad sharaf anu wan u riyaaqay fadhigana wan ugu kacay🔥👌✋Hada ila mid tahy like taabo sxb mcn
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 4 жыл бұрын
Wad walan thy adiga side lagu siinayaa
@axmedyare9103
@axmedyare9103 4 жыл бұрын
wlhi bilad iyo kabadan bay istaa hilaan rer astaan tv 👍
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 жыл бұрын
Aad iyo aad astaan bulashada dhanwalba waa ay ka haqab tireen AstaaN tv wax dhaama la waa
@amalraajo617
@amalraajo617 4 жыл бұрын
QWeQeyu Gig
@laylomohamed2962
@laylomohamed2962 4 жыл бұрын
@@mohamedyare3826 Hgf
@ismailawil5557
@ismailawil5557 4 жыл бұрын
Inantan waa inan cod macaan ilaahay (Swt) codka ha u barakeeyo amiin Aamiin.
@cabdiqadirfaarax6658
@cabdiqadirfaarax6658 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@hibaaqbaeofficial2951
@hibaaqbaeofficial2951 2 жыл бұрын
Masha Allah. I love nabi Amaan. Watching from kenya
@fadumasalaad9842
@fadumasalaad9842 Жыл бұрын
argr
@sayidhaaji381
@sayidhaaji381 4 жыл бұрын
Gabadhan sow gabadha fanaaniinta wareysata oo Nafta ukeentay sow maaha 😂😂😂 Muna miski well done 👍 wllo
@mascudgacal6227
@mascudgacal6227 4 жыл бұрын
Haa eyada wayeh
@najmoabdullahi3127
@najmoabdullahi3127 4 жыл бұрын
War show nagtu waa fanand
@abdelshakourabdalla1036
@abdelshakourabdalla1036 4 жыл бұрын
Astaan tv hambalyo idiin leeyahay shaqo fiican ayaad umada soomaaliyeed u haysaane. From hargeisa 👏🏻
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 4 жыл бұрын
Gabadha Sanadkaan ugu shidan 2020 Muna Caday 🙏🙏
@axmedcumarxasan4900
@axmedcumarxasan4900 3 жыл бұрын
Aragto a Isla aragno Anderson
@idriisyasin6920
@idriisyasin6920 4 жыл бұрын
Astaan TV shaqo wcn baa ummadda Soomaaliyeed u haysaan. Waan idiinkaga mahad celin sidaad uso noolayseen wax kasto wanaagsanaa oo aanu lahay. Nebi aman isago kale aanan xataa laga helayn ummadaha kale.
@naxariislacazzetti5962
@naxariislacazzetti5962 4 жыл бұрын
Astan tv waa idenka mahadcelenaa umada somaaliyed shaqada wacan ad uheyseen waa idenka mahad celinaa halabadiyo wacdigaa ❤🕋🌙
@ismailhussain9266
@ismailhussain9266 2 жыл бұрын
Watched from Africa (Nigeria) Beautiful Nasheed Barakallah.
@kimosaid3221
@kimosaid3221 4 жыл бұрын
Gabadhan wariye iyo fanaan yay isku tahay ☺️ mash allah jokar waaye
@abdullahiibrahim7609
@abdullahiibrahim7609 4 жыл бұрын
Waxaa horay ugu luuqeeyay Fadumo Qasim Hilowle AUN waa nabi amaan aan inta badan dhageesan jiray bisha Ramadaan SCW ❤️❤️
@akae5153
@akae5153 4 жыл бұрын
Ereyada👇 Mohammad Yaa Muhammad Mohammed Yaa rasuulalaah Muhammad shaaficul ummah Waa bishii wacnaydoo waanada rasuulkuu wanaaga ay ku sheegeen. Warwarka aduunka lagu waarimaaye wacdiga adkeeyaa. Mohammad Yaa mohammed Mohammed Yaa rasuulalaah Mohammed shaaficul ummah Waa ayaamal khayrooo waxtarkaa islmaaku waafi ku ahaadee Wareerkaa aduunka wadbaa kaa danbeeyee wacdigaa adkeeyaa. Mohammed yaa mohammed Mohammed yaa rasuulalaah Mohammed Shaaficul ummah Waajibka ilaahay waqtiyada salaada waysadeeda qaata Wadiiqada qaloocan waxyeelada iblayska wareer bay ku galisaa Mohammad Yaa mohammed Mohammad yaa rasuulalaah Mohammad shaaficul ummah CSW❤️
@suho7712
@suho7712 4 жыл бұрын
Good job
@shushushushu4045
@shushushushu4045 4 жыл бұрын
الهم صلي الله عليه وسلم
@rukjfr5gikigtr301
@rukjfr5gikigtr301 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@vardasaid9186
@vardasaid9186 3 жыл бұрын
Scw ❤
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Muxammed waaye adna Mohamed ayaad qortay
@mohamedabdikadir8396
@mohamedabdikadir8396 4 жыл бұрын
Astaan tv waxaan qabaa in la siiyo billad sharaf ah Tv ga ugu wanaagsan tv yada soomaaliyeed.. Inta igu raacsan liketa
@munawaranura1034
@munawaranura1034 4 жыл бұрын
From Nigeria But I love this song so much 😍😍😍
@adhoabdullahi1909
@adhoabdullahi1909 3 жыл бұрын
MashaAllah
@adhoabdullahi1909
@adhoabdullahi1909 3 жыл бұрын
Nh qasidha
@deeqohassan9182
@deeqohassan9182 3 жыл бұрын
It’s not a song my dear 😂😂😂😂 this is called dikri or Nabi amaan in somali language way showing love to our prophet scw 🥰🥰🥰🥰
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 3 жыл бұрын
@@deeqohassan9182 War waa soomaali qoftaan ee Nigerian inay like ku hesho ayay doonaysaa😅
@deeqohassan9182
@deeqohassan9182 3 жыл бұрын
@@mohamuda.xamaraawi5553 wlhi makasaysa mxy ku fale cid dadow kuwo Muslim ay le yihiin kuwiya moday 😂😂😂😂
@fardosaali1477
@fardosaali1477 4 жыл бұрын
Masha alllh adunka waxa ugu jeclahy ina dhagaysto mar walbw waqti walbe wa amaanta xabibka csw
@leloibrahim7920
@leloibrahim7920 3 жыл бұрын
Abal markada janatul fardows Allah haka yeelo wll mcnto
@leloibrahim7920
@leloibrahim7920 3 жыл бұрын
Inshallah
@rukjfr5gikigtr301
@rukjfr5gikigtr301 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@xaamdaomar2218
@xaamdaomar2218 3 жыл бұрын
Masha allah
@nurudeena.babatundemoshood3883
@nurudeena.babatundemoshood3883 11 ай бұрын
❤Maasha'Allah watabaraka'Allah bi'barakat Muhammad rasula'Allah sala'Allah alaehi wasallaam
@AdammiIshaka-uv5oj
@AdammiIshaka-uv5oj 7 ай бұрын
ماشاء الله شكرا كثيرا بجاه نبي صلى الله عليه وسلم أنا ءادم من نجير 🇳🇪
@axmednuur4481
@axmednuur4481 4 жыл бұрын
Watching from south Africa👈🙏wa uriyaaqy wlh nabi amankan ♥ ♥scw ♥scw ♥scw ♥🙏😭
@hodanhananwanaagcadey8492
@hodanhananwanaagcadey8492 4 жыл бұрын
jecliyaa nabi amankan iyo astan tv abaal marin qaran buu leeyahay
@ziladainisulaiman5282
@ziladainisulaiman5282 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@amanlatiefaman1888
@amanlatiefaman1888 3 жыл бұрын
Maa Sha Allah Beautiful Nasheed, May Allah reward your efforts Ameen 🤲🏽
@hororonlinemove9667
@hororonlinemove9667 Жыл бұрын
❤❤❤❤💓💓💓💓💞💞💞💞💝
@abdulrazaqlawan1405
@abdulrazaqlawan1405 Жыл бұрын
masha Allah. ya Allah increase love to our noble prophet of the universe
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Scw pro🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Amatullah7007
@Amatullah7007 8 ай бұрын
"Inna Fil Jannati" Inna Fil jannati nahran min laban Li 'Aliyyin wa Husainin wa Hasan Kullu man kana muhibban lahumu Yadkhulul jannata min ghairi hazan Hubbu ahlil bayti fardun 'indana Wa bi hathal hubbi la nakhshal mihan [English:] Surely, a river of milk flows in heaven, For Ali, Hussain, and Hasan. And all those who have love for these three, shall enter the garden without any misery. For us, love of the Prophet’s family is an obligation, And with a love like that, we fear no tribulation.
@sinyeer
@sinyeer 5 ай бұрын
Mashallah caadi ma ahan qasiidada. Jazakallahu kheyr inta shaqeysay. This is ❤
@ismailmo7707
@ismailmo7707 4 жыл бұрын
Maasha allah Inantan codkedu wa Another level wlhi 🤩
@Ayub_252
@Ayub_252 4 жыл бұрын
Finally iyado dhameystiran wan helay Astan tv good job
@ramlocipaar5190
@ramlocipaar5190 4 жыл бұрын
RoManTic PoYw kkkkkkk
@MohamedHassan-yo7rt
@MohamedHassan-yo7rt 4 жыл бұрын
The voice describe everything good about Miski 😙😍😍😍
@nawaalaxmed745
@nawaalaxmed745 4 жыл бұрын
Astaan TV waa telefishan tayo iyo tiigsi leh soona tebiya barnaamijyo tayo sare leh .Mahadsanidii, Muna Misk is my favorite ,well done gacalo .
@mahdimohiadinshali6749
@mahdimohiadinshali6749 4 жыл бұрын
War Muna waba Fanaanad Cod Macaan, Keep going sis
@axmedmaxamud2903
@axmedmaxamud2903 4 жыл бұрын
Sxpow inantani tii barnaamijka qaraaxo daadihinysay miyaanay Ahayn
@Amatullah7007
@Amatullah7007 8 ай бұрын
"Inna Fil Jannati" Inna Fil jannati nahran min laban Li 'Aliyyin wa Husainin wa Hasan Kullu man kana muhibban lahumu Yadkhulul jannata min ghairi hazan Hubbu ahlil bayti fardun 'indana Wa bi hathal hubbi la nakhshal mihan [English:] Surely, a river of milk flows in heaven, For Ali, Hussain, and Hasan. And all those who have love for these three, shall enter the garden without any misery. For us, love of the Prophet’s family is an obligation, And with a love like that, we fear no tribulation.
@halimamajlis6416
@halimamajlis6416 4 жыл бұрын
Muhammad ya Muhammad ma salla💖💖🌹🌹
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 3 жыл бұрын
AUN, Abbay Fatma Qasim ku luqeeyn jirtay, Muna Miski mahadsanid codka qurxoon heesta huwisay..thank you sister.
@Quraanka_Raaca
@Quraanka_Raaca Жыл бұрын
وَالَّذِينَ يَدْعُونَ مِن دُونِ اللَّهِ لَا يَخْلُقُونَ شَيْئًا وَهُمْ يُخْلَقُونَ ‎﴿٢٠﴾‏ أَمْوَاتٌ غَيْرُ أَحْيَاءٍ ۖ وَمَا يَشْعُرُونَ أَيَّانَ يُبْعَثُونَ ‎﴿٢١﴾‏ إِلَٰهُكُمْ إِلَٰهٌ وَاحِدٌ ۚ فَالَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ بِالْآخِرَةِ قُلُوبُهُم مُّنكِرَةٌ وَهُم مُّسْتَكْبِرُونَ
@abdullahiali9932
@abdullahiali9932 Жыл бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا و حبيبنا محمد 🥰
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 4 жыл бұрын
Melodious voice... What a beautiful song 2020....
@abdirashidhaji4673
@abdirashidhaji4673 Жыл бұрын
I really love ❤ this song from Kenya 🇰🇪
@neyhhasanmohaa9691
@neyhhasanmohaa9691 4 жыл бұрын
Our beloved prophet Mohammed scw
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok 5 ай бұрын
Best nasheeda masha Allah muna miski codmacaan, Lakin heeso haqaadin muna nasheedoyinka kugu ogahay insha Allah ❤🕌 free Palestine 🇵🇸 somaliyey falastin markasta uduceya.✌️
@zainabisaadam1480
@zainabisaadam1480 2 жыл бұрын
Mashaallah I loved this music , pls translate to English
@habibaabdi181
@habibaabdi181 3 жыл бұрын
I really love prophet muhammad (s.a.w) ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA 2 жыл бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اله وصحبه وسلم❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
الفنانه الموهبه الرائعه مني مسكي أبدعت ماشاءالله .......صوت قوي , واحساس راقي , واداء متميز, ربنا يجفظك وبالتوفيق دائما
@nimconalka-op8cb
@nimconalka-op8cb Жыл бұрын
😊
@nimconalka-op8cb
@nimconalka-op8cb Жыл бұрын
😊😅😅😅⁹⁰p⁰😊😅😊
@nimconalka-op8cb
@nimconalka-op8cb Жыл бұрын
😊😢😮😊
@nimconalka-op8cb
@nimconalka-op8cb Жыл бұрын
9😊😅😮⁹⁹😊⁸⁹p⁰😊😅😅😮⁸😊p⁰😊
@somalirealmusic4717
@somalirealmusic4717 4 жыл бұрын
Mashallah muna miski wll aad baad ucod macaantahay
@sidiiqabdidheeg8439
@sidiiqabdidheeg8439 4 жыл бұрын
❤🥰🥰❤Allahuma sali calaa muxamad
@abdullahifarah4194
@abdullahifarah4194 4 жыл бұрын
Wow manshaalah what a beautiful Voice ❤️
@user-jd1ds5di9c
@user-jd1ds5di9c 4 жыл бұрын
اللهم صل على نبينا وحبيبنا محمد مصطفى صلى الله عليه وسلم
@abdirizakismail9952
@abdirizakismail9952 4 жыл бұрын
Masha Allah watching from uganda
@cashuraofficial8309
@cashuraofficial8309 4 жыл бұрын
MASHA ALLAH horomar wacan isoboqo adiga
@hanniedirie9019
@hanniedirie9019 4 жыл бұрын
Subxaan Allah, nebi amaanku Waa fiican yahay ee waxaa reeban in muusiik lagu qaado waayo Nebi Muxamed SCW wuxuu sheegay in uu musikadu tahay xaaran
@user-ze6hm5of3l
@user-ze6hm5of3l 3 жыл бұрын
ماشاء الله بارك الله فيكم جميعا يارب
@maryamjamilu733
@maryamjamilu733 Жыл бұрын
Masha Allah I really love this song from Nigeria
@lilboss5452
@lilboss5452 4 жыл бұрын
Watching from USA at midnight
@fataahjamac8705
@fataahjamac8705 4 жыл бұрын
Usa ma wax bayn u haysaa? Somaliya jooga ka sharaf badan.
@deeqahussen9407
@deeqahussen9407 4 жыл бұрын
Fataah Jamac kkkkk maser iga dhee
@fataahjamac8705
@fataahjamac8705 4 жыл бұрын
@@deeqahussen9407 usa caawa aadi karaa dhalashadda dalkan aan joogo ayaa ii fudeedinaysa lkn waligay ma usocdo gaajo iyo amaan xumo miyaa laga maseeraa?
@deeqahussen9407
@deeqahussen9407 4 жыл бұрын
Fataah Jamac hagee gajo iyo amni xumo ka jirta
@usmanabdullahi8283
@usmanabdullahi8283 3 жыл бұрын
Masha Allah bi hazihil madahu pls.send me your number. this is my Nigeria number +2347060980826
@abdinadiresse4511
@abdinadiresse4511 2 жыл бұрын
Msha alaah best nasheedo that's very enjoyed for me
@yackopak4860
@yackopak4860 4 жыл бұрын
Gabdhan ad ayey uqurux badantahy allow xafid quruxdeda iyo codkeda macan 💗💗
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA 2 жыл бұрын
اللهم صل علي محمد وعلي اله وصحبه وسلم❤
@Balarabe-K-Garko
@Balarabe-K-Garko 2 жыл бұрын
Masha Allah From Nigeria 🇳🇬
@zamzammohamed9313
@zamzammohamed9313 2 жыл бұрын
Waxaa kamida jacaylka iyo ixtiraamka nabiga scw in amarkisa laqaato oo anay isdhexgalin raga iyo dumarku.
@mohamedzidanehaidara8634
@mohamedzidanehaidara8634 11 ай бұрын
يا رسول الله ❤❤❤❤
@Pesgames
@Pesgames 3 жыл бұрын
Nice song! ❤🇳🇬
@ummaibrahim6812
@ummaibrahim6812 Жыл бұрын
I really love this song,it makes me happy always,an I love you my sister.
@gummybear5788
@gummybear5788 4 жыл бұрын
mansha allaah allah ha ii kiin daayo
@marla_arag6880
@marla_arag6880 4 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤⚘⚘⚘
@moyeeydahooy4576
@moyeeydahooy4576 4 жыл бұрын
Muna maski 😍😍😍😍😍😍
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalim Salalahu caleyhi wasalam
@xayaatxas5559
@xayaatxas5559 4 жыл бұрын
Masha allah gabadhan cod aad uqurux badan ayay ledahay
@cabdisadiiqmaxamad1091
@cabdisadiiqmaxamad1091 4 жыл бұрын
Asc Masha Allah waa qasaid macaan waa xasuustii faadumo qaasin Allaha unaxariistee
@oumarfaruqchaneltv5070
@oumarfaruqchaneltv5070 2 жыл бұрын
God bless you
@qalifcilmi7535
@qalifcilmi7535 3 жыл бұрын
Maasha allaah muna jizaaka allaahu khayr waad kafiican tahay kuwa xunxun ee tiktoga ah.
@naajicade8646
@naajicade8646 4 жыл бұрын
Magacii nebiga ayey music saareyn juhalo aan loo meel dayan subxaanallah
@blackmumb6267
@blackmumb6267 3 ай бұрын
‏اللهم صلي وسلم وبارك على حبيبي رسول الله
@asiye717
@asiye717 2 жыл бұрын
Ilahay nabad hanagu garsiyo ramadanta 🥰🥰
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
Astaan Tv Maashallah Fanaaniin Aan Aqoonin Ayaa Ku Baranay Barnaamijkii Qaraaxo , Sida Muna Miski , Ayaan Wadani , Shadiya Sharaf Guul Ayaa Urajeeynaa Astaan Tv .
@jaydenscott4201
@jaydenscott4201 4 жыл бұрын
hadi ad shadiya sharaf hda baraty fanka wax kama taqanid
@sakinahussaini9185
@sakinahussaini9185 2 жыл бұрын
I really love this song so much
@bashiirmuxyadiin4912
@bashiirmuxyadiin4912 4 жыл бұрын
Alx mashallh mashallah Magiciin hajiro❤❤❤❤
@sahrogoogaa9051
@sahrogoogaa9051 4 жыл бұрын
Somalidaan keep going ayeey yaqanan hadad narta usocoto xitaa yaab
@samiraahmed9328
@samiraahmed9328 4 жыл бұрын
Haa wlhi waa ka yby keep goin wx kasta
@Yakasai
@Yakasai 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
@jibrilmaalim2870
@jibrilmaalim2870 2 жыл бұрын
Mashaallah what heart soothing anasheed
@yaasiinahmedmohammedxarrag4035
@yaasiinahmedmohammedxarrag4035 4 жыл бұрын
Muna miski waxan kuxasuustaa Wah😂😂😂
@jabirsmursal9989
@jabirsmursal9989 5 ай бұрын
Masha Allah Sheeq Muna
@isahidris968
@isahidris968 Жыл бұрын
Masha allah it's my favorite
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 Жыл бұрын
Ramadan Mubaarak ❤❤❤ 2023
@shushushushu4045
@shushushushu4045 4 жыл бұрын
الهم صلي الله عليه وسلم
@shabatv330
@shabatv330 4 жыл бұрын
My best song
@abdullahimuhammad2138
@abdullahimuhammad2138 2 жыл бұрын
Pls the name of the song pls or title
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo Жыл бұрын
Ramadan Mubarak all Muslims ❤️🌙
@hhh-pd4ie
@hhh-pd4ie 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏
@khadarnuur5628
@khadarnuur5628 4 жыл бұрын
Masha Allah. SCW SCW ❤️❤️
@shuabahmed5650
@shuabahmed5650 4 жыл бұрын
Musiga maa iska deesiin lkn intake waaba Heli Karo wlhy mashaa Allah.
@shuune1
@shuune1 4 жыл бұрын
Scw mashallah well done
@kawtharzhuzhu4927
@kawtharzhuzhu4927 4 жыл бұрын
Scw❤
@manur2023
@manur2023 4 жыл бұрын
MashA Allah ,, abyo.. Horeey usoco...raabi haku kaalmaye... Astan tv.. Waad mahadsantihiin
@masudadamu9173
@masudadamu9173 3 жыл бұрын
Masha Allah Thank you very good
@smilyqurax4215
@smilyqurax4215 4 жыл бұрын
Keep going astan tv m.a cod macaan caloshaa ixanuntii wlh
@darikgullet6488
@darikgullet6488 4 жыл бұрын
mnzhllh cod mcn wlhie ilhy hku xifdiyO cod mcn yo asturnan izku darzataY mnzhllh keep giong❤
@user-pu1rp1ii6c
@user-pu1rp1ii6c Жыл бұрын
Momewona iagshiii jiviite spasiba
@lawalumardaura
@lawalumardaura 3 жыл бұрын
Muhammad rasool...
@maarifukhanedin9329
@maarifukhanedin9329 4 жыл бұрын
Mashaallah
@BundimaBundima
@BundimaBundima 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم ماشاء الله تبارك الله
@habibaalisomo766
@habibaalisomo766 4 жыл бұрын
Xabiibkeena scw😍😘
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
MATA KO DAU TURAME: (NAZIR M AHMAD) SARKIN WAKA
4:46
Alkarya Tv
Рет қаралды 2,7 МЛН
Muna Miski - Heesta - Liibaan maleh - Astaan Music 2021
8:39
Astaan Music
Рет қаралды 269 М.
Axmada yaa xabiibi  nabi amaan culumada ahlusuna waljameeca
9:32
Abdi Agalab
Рет қаралды 1,4 МЛН
ANNABI NE SUTURATA Video Ftr Aisha Humaira_Zaki Dan Yaya
6:56
ZAKI DAN YAYA
Рет қаралды 716 М.
Nashiido || yaarabi bil mustafa || Maki Xaji 2022
7:02
Xamartv
Рет қаралды 1,6 МЛН