qaxoontiga soomaalida oo lagasoo celinayo yurub.

  Рет қаралды 13,356

Bandiiradley TV

Bandiiradley TV

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@seed3966
@seed3966 2 ай бұрын
Aac gaaladu in shaa allaah ha naga goosteyn waxaan kareysan laheyn isku dirkooda iyo magrikooda 🌎✅✅✅
@ts7152
@ts7152 2 ай бұрын
Dadka dalkooda hadii loo soo celiyo ma dhib baa haya may dalkooda joogaan waxaad noo sheegaysaa qofkii soomaaliya loo soo celiyo inuu meel xun tagay war dadka wadankooda haku dirin
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 ай бұрын
ALXAMDULILLAAH SOOMAALI DHULKEEDA INTAAN LAGALA WAREEGIN ALLAAH HAW CELIYO
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Wadankeenii Nabad Allaha Noogu Cesho
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 2 ай бұрын
Daahir calasow iyo shiine culay iyo hebel boos iyo ayuub iyo kuwa dadka isku dira kuwaasan in lasoo celiyo ayaa fiican
@YaliDallo
@YaliDallo 2 ай бұрын
Dahir Alasow 1991 buu dhoofay, yaa soo celin kara? 😂
@guuldoon1
@guuldoon1 2 ай бұрын
​@@YaliDallo beenaale 2005 bakaaraha ayuu daawo ku gadi jiray
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 ай бұрын
Qofki wadankisa lagu celiyo waa qof ilahay uu gar gareey waa inuu ilahay kuu xamdiyo dhul galo qofki ilahay kaa kexeeye waa inuu ilahay mahad uu celiiyo beera fasha dhulkiina kaa xogsada dhulkiina amiina waa dhul qani ah
@AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
@AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb 2 ай бұрын
Well done🎉🎉🎉
@hodanishpele6789
@hodanishpele6789 2 ай бұрын
Aniga musliim Ayan nahneey xukuun ayaan lee nahay
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Waxay kaa dhaadhicinayaan ciyaar maskaxeed waana xaalad abuur ama xiisad kicin. Dalkayaga annagaa ubaahan lkn dambiile in laceliyo waa sax.
@muhanadyre4032
@muhanadyre4032 2 ай бұрын
War ninkan odeygaa mxaa ugu qoran channelkiisa fdlan igu caawi😂🇸🇴🧠👊🏿💯
@mocabdul
@mocabdul 2 ай бұрын
Sola portal
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
War bedefiiliya waxaa lagabartaa qurbaha waana faransiis micneheeduna ilma jeceel waaye, grandafiilna waairaa. Mediyaha waa laga shallaayi. Naag sootahriibtay oo smart phone haysatana nin uma baahno.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
😂, ninkani waa Dacayad miidhan Karbaashkiisa Ayaan ka helaa😂😂
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 ай бұрын
Somaliland ayey u badanyihii Germany iyo Holland. Norwey .Swden.Denmark kuligoo waa la celinayaa waayo xasan Muufo Dameer culusow ayaa iibsadey lacag ku qaato
@niyaaladem
@niyaaladem 2 ай бұрын
Adu meelkasta caay unbaad la taagan tahay? Waad xanuunsaneeysaa duli.
@salmanosman3966
@salmanosman3966 2 ай бұрын
Xasan shiikh si fiican buu yeelay Somalida hala soo celiyo.
@NoorFaarah
@NoorFaarah 2 ай бұрын
Alle.noo.baahiyo.ogaada
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Sheekada waxaa kujira psychology. Inay ku xukumaan ayey kaa dhaadhicinayaan. Soonaaliya dawlad midaysan oo laysku halleeyo majirto.
@mohamednorahmed3363
@mohamednorahmed3363 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal good notices
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Kuwii xamar boobay ayaa rabaan inay yurub boobaan?
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Xassan ayaa soo dira wasyo markuu dibadda soo aadaba qaxooti uu lacag kaqaatay ayaa dibadda usoo raaca isagoo oranaya waa wafdi.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 2 ай бұрын
Hala celiyo kulligood waa shabaab. Xassan tuug sadaqo ku nool waaye, mana diidi karo waxa loo meeriyo. Kheyraadka waddanka ceegaago qeybtooda ha laga siiyo. Waa kaandheeree!!!; uf
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 ай бұрын
Yagey kudhahay shaqo la aan shaqo yesha bidaqadana lacagteda kena basaborada kalena xajista kina iskatura inta naga shaqeysan niga shaqeysaneyna bidaqo kusodhawoow shicb wada doowla hadi heshis dideen xur cidi donto basabo ajanib safaro ajanib dalkana bidaqo basabor ajanib kulifaqan yaa falus hawa goranta baxday lacagti maturmeyso ina shidno casir hawada diyarad kuxirato dagdag amar jasa hata fosha loqadin isbitalada sariraha kudhalan dhulki haberan hana kaliga xayi ahan caba hajarjarin mir tixrigisana kucab goronto wax lagushidi wax lagudubi dacif cagahaga mero ilkaha cadeyso
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 2 ай бұрын
Dadku way ku waasheen meeshe hala celiyo
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
waa sax oo kibir noo eeg boowe
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 2 ай бұрын
Correction= Waxaan u jeeday oo ma kibir baa inoo eeg maxaanse ku kibirraa? Allah( swt) keliya ayaa kibir u eeg yahay.
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 ай бұрын
Somlida waa lawada celinayaa waayo wadamo kale ayey iska soo dhiiben oo farahooda laga soo heley 1.5m ayaa laga wada celinayaa waayo kuwo somali isku dhiibey oo aan aheen
@ShukriAbdulle-w6u
@ShukriAbdulle-w6u 2 ай бұрын
Hana celiyaan 😂😂ma farbaa najabaysa ciidanka iyo ajaanib miyaa joogaysa hadii nalo tarxiilo war tuuryeeya
@mussaali5239
@mussaali5239 2 ай бұрын
Thanks 👌, brother ! Well said points.
@MuuridiCade
@MuuridiCade 2 ай бұрын
😊😅😅😅😮😢😢24::😊😊😊
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 2 ай бұрын
Waxii xun haso tarxiilaan ugaas mujrim wax raba majirto
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 2 ай бұрын
DOQON 😂😂😂😂😂😂 BEENAALE MA VIEWS BAAD KU RAADINAYSAA
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 2 ай бұрын
Somli hadi qurbo jogta dhamn la so celiyo wadnka hor mar ayo gara 😂😂😂 hasan shekh qaburo bartay maqli jiray hada qaxotigi ayo 10bilyan dollar ku qatay in la so celsho hayey isku shuban hada,rabto aye mare qaradi mado we'd aya ku sugeso iyo ina canjero ku qadesid 😂😂😂
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 ай бұрын
Daahir doofaar Calasow oo social media maxakamad mooryaanimo ka furtey
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 2 ай бұрын
Ninkaas sharci weyn buu heeystaaa waxa laga hadlaayo waa kuwa aan heeysan sharciga saaas wax u faham
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 2 ай бұрын
Haa daahir calasow iyo shiine culay iyo hebel boos noocaas in lasoo celiyo weeye
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 170 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,1 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 124 М.
UNHCR and UNA-USA
1:47
United Nations Association of the USA
Рет қаралды 28 М.
AX! NINKI SHIRQOLKA IGU GURSADAY EE INA ADEERKEY KU CAAWIYAY
41:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 3,5 М.