Qeybti 2 aad ee dilaagi Sports ka ahaa Feysal Gujis ee Taxanaha Barnaamijka Afmeer

  Рет қаралды 395,841

AF MEER

AF MEER

3 жыл бұрын

Qeybti 2 aad ee dilaagi Sports ka ahaa Feysal Gujis ee Taxanaha Barnaamijka Afmeer

Пікірлер: 574
@Rio_Mio244
@Rio_Mio244 3 жыл бұрын
😢😢 Abdulaahi faray iyo cismaan Siciid lugood iyo walaalkiis Iyo wiliba maamo dhudi Nimanki dilay ma maanta la qabtay 😢😢😢 haldoorkii bay naga dhameeyeene 😢😢
@burfule7883
@burfule7883 2 жыл бұрын
Carafat kan ma nol yahay mase wa ladilay wall
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 2 жыл бұрын
Waa hore la.dileey sidee u noolada Kani wuxuu ku jireey 18 kii qof ee la toogteey waxeey aheyd June 2021 markii la toogteey.
@cabduucabduu2732
@cabduucabduu2732 Жыл бұрын
@@abdinurhassan3729 cadaabtii allah geeyo wuxu dhahay ayaydey ba 300 ba qatey inta dilay
@AhmedDiiriye-gm6um
@AhmedDiiriye-gm6um 4 ай бұрын
Abdullahi Faray Eebe ha u raxmado masjid Huda ka soo horjeedkeeda ayuu fadhiisan jiray Qur'aan ku akhrisan jiray
@ayanosman2485
@ayanosman2485 3 жыл бұрын
Bismillaah Ilaahow kuwan iyo waxii lamid ah ummadda Muslimka ka qabi ya Allah 😢
@caashacaasha1803
@caashacaasha1803 Жыл бұрын
Amiin
@NeimaElmi-bb6lo
@NeimaElmi-bb6lo 4 ай бұрын
W,,,,,
@SuldanMustaf
@SuldanMustaf 3 ай бұрын
Amiin
@kaydtech4990
@kaydtech4990 3 жыл бұрын
These nice words won't let you be free again😺
@mshuurshe
@mshuurshe 3 жыл бұрын
You’re absolutely right..they were murdering those innocent people just for pleasure from 2008 to 2021 kulahaa waa ley marin habaabiyay. Well Allah SWT said Eye for an aye.!
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 жыл бұрын
Absolutely true
@farahjamaismail7028
@farahjamaismail7028 3 жыл бұрын
Waxaan layaabaaa qof intaas oo qof diley oo hadana cafis dalbanaya nafay lagu waa
@mudiozofficial2108
@mudiozofficial2108 3 жыл бұрын
Yeah man you’re right 😂
@farhiyamaslah9458
@farhiyamaslah9458 3 жыл бұрын
@@mshuurshe 0
@omarismail1123
@omarismail1123 3 жыл бұрын
Kkkkk adeer fikir qaldan kuma galin e lacag ba ku geysay
@maryan4436
@maryan4436 3 жыл бұрын
Gujis,kalaay,mid yiri waxba ka aqriyo waxna ma qoro ayaga lacan iyo gaajo beey u Galen iyo midka maanta la wareestay asaga xaasidnimo iyo nacayb puntland buu ugalay inuu nalaayo duf kubaxa yaasha
@fardousawarsame8612
@fardousawarsame8612 3 жыл бұрын
Waxaan layabay isagoo dhig Islam galay hadana alhamdulilah dhahaya subhanalah 😭😭😭
@idriisyasin6920
@idriisyasin6920 3 жыл бұрын
Macnaha alxamdulilah ma yaqaan haduu rabi yaqaan qof Islaam oo aanan waxba galabsan ma dhibaateeyeen.
@fardousawarsame8612
@fardousawarsame8612 3 жыл бұрын
@@idriisyasin6920 waruntaa wlle
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 жыл бұрын
@@fardousawarsame8612 walle fardausa reer mudugu waa dad sharaf iyo magac lahaa kani waa soo seexis
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 жыл бұрын
@@ugaasraage4178 Soo seexisku waa maxay sxb?
@modaud3858
@modaud3858 3 жыл бұрын
qofka ow dilay xitaa waxow leyahay allah unaxaristo ??
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 3 жыл бұрын
Afmeer Masha allaha allaha idin barakeyo shaqo fican ayaaad qabsateen thnkx
@nimcaandaahir5377
@nimcaandaahir5377 3 жыл бұрын
Subxaanallah alloow soo hadee inta sidan ulunsan
@sudijeylanimohammed3258
@sudijeylanimohammed3258 3 жыл бұрын
Maasha allaah shaqa fiican inaad waraysataan oo waliba soo bandhigtaan si aany ugu khaldin carruur kale
@CrisaaqDhoore
@CrisaaqDhoore 2 ай бұрын
Q1
@amalhusen9176
@amalhusen9176 3 жыл бұрын
Inaalillaahi Wa Inaalillaahi rajucuun ma isagoo intaas oo dhagar ood qaba ayuu sidan unaxay illaahay dhagar cad iyo dhagar qarsoon Baan kaa magan galnay sub xaan allaah 😭😭😭😭
@abdiali3111
@abdiali3111 3 жыл бұрын
Amal waxas oo kale baa nool dad maha waa bahal bahal ababiiyeey
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 3 жыл бұрын
He thinks he killed more than 15 people SubhanAllah 😥 midkasta haduu 10 qof dilay dadkiba iyaga dhameeyey.😥😥
@warqadcade7487
@warqadcade7487 3 жыл бұрын
Sxp timire iyo dhamaan bahda afmeer sirdonka puntland khaastan mudug gudomiye abdilafif sanyare taliye muumin io dhamaan inta jecel nabada io ka hortaga laytab waxgaradka io cuqasha somaliyed waxn leyahay horey usocda allha idin xafido guulaysta khasatan timre sxp horey usoco
@mohamedomar9726
@mohamedomar9726 3 жыл бұрын
Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo
@mohamuddahir9981
@mohamuddahir9981 3 жыл бұрын
Waad mahad santahay fadlan waxaan ka codsaneen inaad u wareysato dhagar qabayaasha qof qof ninkaste waxuu geysatay thank you
@carabgm7335
@carabgm7335 2 жыл бұрын
Thank you afmeer wxad soo afjareysiin dad shaqo kadhigtay daadinta dhiig qof waxba an galabsan si gaadmo ah waliba.
@riyaanmohamed9290
@riyaanmohamed9290 3 жыл бұрын
Allaha u naxariistee kullahaaa markuu shegaayo dadkuu dilay Iyo alhamdulillah sidasey nogusura gashay inaan dilo ayuuba nooogu waramayaaa Illahey idinma naxariisto dheh
@mulkiiahmad832
@mulkiiahmad832 2 жыл бұрын
Alxamdulilah muxuu kawadaa dadka dilkooda miyuu alle uga mahad celinaa waaba yaabanahee
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
👉Waayaab🥱alxamdulilaah I rabilcaalamiin🤲kulahaa dhiig islaanuu daadiyay buu ilaahay ugu Mahad naqayaa😭indha adigaa balaayo kula naaso weeynaatay🥱
@abdullahisaid316
@abdullahisaid316 3 жыл бұрын
Ayeydhey ban dilay marku yiri dareenkeyga masokobi Karo xayawankan hilibkisa cad cad u jar jari laha🤬🤬👞
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 Жыл бұрын
Hahahah wa mida an la yabana
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Wuu ku Faraxsan yhy
@ruunxussen4653
@ruunxussen4653 3 жыл бұрын
Subxanallh arxan daranaaa wlhi aaqiro waraa yaalo bisinka iyo burdaha wlhi wan naxsanhy cawa subxanallh subxanallh ilhow qof dhimashadiisa swb ha iiga dhigin rabiyoow 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdiwahabfarhan8523
@abdiwahabfarhan8523 3 жыл бұрын
Waxa uu ku ficnaan lahaa ,in isagoo nool la kariyo ,dadka hortiisa
@farxiyaiskufilan6970
@farxiyaiskufilan6970 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@hassanhajiiaden5019
@hassanhajiiaden5019 3 жыл бұрын
Time is the best killer.waax walbo waxqtiga aya fududeya manta waqtiga aya uhiliyay galkacayo iney soo afjaraar harakada al-shabaab. ManshAllah afmer they have done good job.
@edebsanomar3036
@edebsanomar3036 3 жыл бұрын
Ilahay cadaabta xaabo gaaga dhig🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@moqani5525
@moqani5525 3 жыл бұрын
Aamiin abaayo ku waan walalkey ayeey iga dileen wlhi cidlo ayaan ku dareemay aduuka waan ku farxsanahay ku waan in dhamaantood noolasha lagu gubo
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 жыл бұрын
@@moqani5525 Sorry Aboowe. Ilaahay Qaluubta Hakuuqaboojiyo.
@faafintasunada9942
@faafintasunada9942 Жыл бұрын
Subaxanallh waa wax layaab leh in Qof bini Aaadam ahi sidan ugu dhiirado Dhiig Muslim.
@abdikadirabdirahmanaden7552
@abdikadirabdirahmanaden7552 3 жыл бұрын
Subxanallahi fikraad qaldan Baa kaa dacdacsan allahu manijna
@merciyussuf5236
@merciyussuf5236 2 жыл бұрын
Alhamdullilah kulaha subxanallah
@ahmedsheikh914
@ahmedsheikh914 3 жыл бұрын
I can't undsrstand how someone can talk calmly without any hesitation or remorse
@halitt4615
@halitt4615 3 жыл бұрын
yh wlhi
@abdirizakaden2505
@abdirizakaden2505 2 жыл бұрын
These idiots are brainwashed it comes natural to them they have no remorse.
@maxamedshaka9632
@maxamedshaka9632 3 жыл бұрын
Masha Allah @AFMEER
@moqani5525
@moqani5525 3 жыл бұрын
Jahanamo allah haka waraabiyo aamiin dhaha walalayaaal
@Mohamad65873
@Mohamad65873 Жыл бұрын
Ayeeyadaa dil subxaanalaah. Xildhibaan sanyar alle ha ku janeeyo kuwaan shaqadii aad ka qabatay
@mohamedgaraase8704
@mohamedgaraase8704 3 жыл бұрын
Beenlow Arxanlaawe Ah Adeer Cabdullaahi Farey Kiiskiisa Wax Badan Buu Ka Qariyay😡😡😡😡😡
@maryan4436
@maryan4436 3 жыл бұрын
Muxuu inkiray waaba dilay buu taagan yahee gacanta koowaad buuxa sheegtay doqon gujis
@jamaalwadani9132
@jamaalwadani9132 3 жыл бұрын
Ah 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 Yaa Allaah Allow Naga xafid Dhiiga muzlimiinta
@gaagaalayaasha
@gaagaalayaasha 3 жыл бұрын
He killed his own grandmother
@bashirdahir88
@bashirdahir88 3 жыл бұрын
Inkaar Allah haku rido yamays school buu ila dhigan jiray xayawaan Allah kuuma naxariisto
@sabriinanuura7950
@sabriinanuura7950 3 жыл бұрын
Waqtigee Ahayd
@bashiryassin7714
@bashiryassin7714 3 жыл бұрын
Faysal gujis, sahalow, salman, jeeri iyo A.khadir umal mid aanan garanayn ma jirin waligayna kamaanan shakiyeen Naxariista ilaahay idinka dheeraatay shaydaamo
@omarabdi5760
@omarabdi5760 3 жыл бұрын
Hada waa Marxuumin Illahey naarta hakufogeeyo
@mrnice2665
@mrnice2665 Жыл бұрын
Ma reer khalaf ba ayaga dhan
@assad6ga968
@assad6ga968 3 жыл бұрын
Allah marwalbo wxan ka barya inoosan ibarin lacagta khiimaheeda
@maasakootom4304
@maasakootom4304 3 жыл бұрын
Afmeer alow KU barakee
@mohamedawil5785
@mohamedawil5785 3 жыл бұрын
Masha allah guul iyo gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohammedsaid9259
@mohammedsaid9259 9 ай бұрын
Dilka umadda ayaaba heerkaa gaaray. Gacanta koowaad iyo tan labaad, Subxaanallah ma shaloongo / hagbad baa la kala qaadanayaaa. Inkaar alle idinkurid!
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 2 жыл бұрын
Allayaw kuwa noocana umada kaqabo adaaa waynoo waaxidee 🤲🤲🤲 yaaarabiii 🤲
@ahmednur8148
@ahmednur8148 3 жыл бұрын
jeeri maa warbixin tiisa inuu soo diyaarisaan?
@Ubahdahir1229
@Ubahdahir1229 3 жыл бұрын
Timirre hore u soco
@SKY........63
@SKY........63 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin sxbyal afmeer Marar badan ayan dawaday gacan ku dhiglayashan Lakin wali suasha an lawaydin waxay tahay horta yaad I shaqaysaan qofka saxda ah ee idin soo diray wa'ayo?
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 3 жыл бұрын
Shaqo waran bad qabaten ciida Ada anaa ka Iyo afmer ba thnkx
@Zain341
@Zain341 2 жыл бұрын
Allhamdulilaah rabal calamiin waxii dhaci lahaa wuu dhacay kulaahaa
@mohametsaid5315
@mohametsaid5315 3 жыл бұрын
allah kuuma unaxaristo
@monahassan809
@monahassan809 3 жыл бұрын
Niman ku hooyada iyo Aabaha 100 dollar qaado soo dil waa u dilayaaan lkn Dumar ka lagama yaaabo. Naxariis daranaa xasbunallah ayeey diis ayuu diley Asalamu caleykum intuu yiri😢😢 Illaahay ha soo wada qabto dhiig ya cab koo dhan.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 жыл бұрын
@@abdullahihussein8614 Walal Xoolaa Tihiin. Waxaas Aad Sameeneeysaan Anaga Dumar Ah Nagama Suurtoowbaan. Waanba Idinlayaabanahay Saad Xoolo Utihiin. Waddanka Muu Dago Baanu Leenahay Ileeyn Nimankan Xoolaha Ah Ee Aan Caqliba Lagu Arag Baanu Sugnaa.
@monahassan809
@monahassan809 3 жыл бұрын
@@abdullahihussein8614 bulshada wax leysa waayo Soo nin nin dilaya bilaa micno ma ahan.? Xagee uga dhigtay inaa qabiil ama dad meel dagan ka hadlay?
@captaincarapinho4923
@captaincarapinho4923 2 жыл бұрын
Rag diirato🖕🏾aabahaana wxuu ku jira xoolaha 100k dollar wx ku dilo🤫🖕🏾
@mukhtarsaiid5419
@mukhtarsaiid5419 3 жыл бұрын
Ingaarta resuulka scw scw allaha idigu rido
@user-kx1pj3lq3v
@user-kx1pj3lq3v 2 жыл бұрын
Waa la qayil siiyay Taa igu raacsan
@saidoaden9535
@saidoaden9535 3 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto dhamantood janatul firdaus Allaah ha ugu bishaareyo Allaah baa u qoray asagaa caawa dhibaato qaba intaasoo ehelkiisa ah buu dilay. Waxan is leeyahay sheekaadani waa qoto dheertahay. Allaah ha so ifbixiyo waxa reer Galkacyo loo dhameeyey
@adaawe123adaawe3
@adaawe123adaawe3 3 жыл бұрын
AmmiN yaa Allaah🤲🤲🤲
@hassanafrah2078
@hassanafrah2078 11 ай бұрын
Thank you afmeer media
@faizaw2788
@faizaw2788 3 жыл бұрын
Kan waa kan ugu badan dadki magaca lahaa dilay subxannallah
@edna__mohamed3919
@edna__mohamed3919 3 жыл бұрын
Alaa ilhaY caqliga ka qad 1M banana qof ku dhawecen xatah😞😭😭😭
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 9 ай бұрын
Wiilkaaan wuxuu ahaa nin caan ah Waana Majeerteen u dhashay reer Gaalkacyo 😢😢😢😢.
@laylaali2491
@laylaali2491 2 жыл бұрын
Alxamdululah kulahaa
@bilaninabashir5680
@bilaninabashir5680 3 жыл бұрын
Waxan waa musiibo somali ku dhacday waxaa fiicnan lahayd in xubin xubin loo gooyo jirkooda maalinba qayb dhib kaan waa yaraan lahaa walaahi.
@yakubkadar1007
@yakubkadar1007 3 жыл бұрын
Walal naxariis darnida waku sidee
@subscribeforgoodluck1806
@subscribeforgoodluck1806 3 жыл бұрын
@@yakubkadar1007 naxariista bini'aadamkaa mudan laakiin argagixiso bini'aadam ma'ahan iyo muslin toona! Dadkaas masaakiinta ah ee badankooda gurigii ilaahay lagu hor dilay si' xaqdarro ah maxay naxariis utusi waayeen?? Khawaarijtu waa eyda naarta siduu nabigu scw sheegay! Waxay aaminsnayihiin 95% dadka muslimiinta ahi inay gaalo yihiin iyo murtadiin dilkooda janno lagu helayo!
@laylaosman7234
@laylaosman7234 3 жыл бұрын
Kugu rac sanahay 1 bil in jirkoda qeyba mar lajaro😁
@faisalabdikadir3406
@faisalabdikadir3406 3 жыл бұрын
Wlhi sidaas ayaa ku habooneyd.
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 3 жыл бұрын
350 oo dollar iyo 150 dollar rag lagu kireysankaro raqiis badanaa Subhanallah. Waa musiibo weyn waxaan. Ragaan iyo kuwa ku fikir ah waa in la dilaa. Alshabaab waa in xabsi lagu xukumin , dil ha geystaan ama yee geysan. Waa in la dilaa kii Alshabaab iyo qolo kasto oo xaqjira ah la shaqeeyo
@ahmedmuuseofficial9351
@ahmedmuuseofficial9351 3 жыл бұрын
Ninku sheegayo oo wada caasha geele uuku dilay sidaan umaleenayo waa Awoway Ilaahay Ha unaxariistee Abdirahman maxamed oo Ahaa gudoomiyaha Xaafada israac
@sabriinanuura7950
@sabriinanuura7950 3 жыл бұрын
Samir iyo iimaan alla Ha idinka Siiyo
@mshuurshe
@mshuurshe 3 жыл бұрын
Caloosha kaasoo dhacday awoowgey waa xildiid maxamed wuxu cadawsanaa 😭😭😭😭 give tham a taste of their own medicine
@xaamidaxmad6793
@xaamidaxmad6793 3 жыл бұрын
abayo,wad,quruxbadantahay,lambarkaga,isoqor
@haydhaafinmedia6319
@haydhaafinmedia6319 3 жыл бұрын
Hayeey waa shabaab is ilaali number yaa meeshan iskugu qora waa kawaankii dadkee
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 3 жыл бұрын
Inuku dilo buu rabaa alshabaab
@xaamidaxmad6793
@xaamidaxmad6793 3 жыл бұрын
@@yaasminabbdi111 subxanalah ilahay ayan ka magan galay dhig qof muslimah subxanalah
@xaamidaxmad6793
@xaamidaxmad6793 3 жыл бұрын
@@yaasminabbdi111 shar mutayahay qabxada ah maxan udilaya old igudiraysa gabdha dhilo
@qandalacaynab7058
@qandalacaynab7058 3 жыл бұрын
Ilaahay cadaabkiisa hakugu fogeeyo kaas qabrigiisa khaniisiin baa qodaysa nacdali haku dhacdee xayawaan caadiya waaye
@bintuabdallah6097
@bintuabdallah6097 3 жыл бұрын
Jeeri soo wareesta
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 3 жыл бұрын
Naxaris laawe la shaqeeya manaxayaal allaha idin cadaabo
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 3 жыл бұрын
Tolow dhagar qabahaa maxamed axmed cali cawke jeeri ee inta badan amarka bixinayey ma ku jiraa gacanta dawlada fadlan cidii iga xog xogaalsan ama reer mudug ah, alle ciqaabtiisa haku fogeeyo wixii caadaysta dhiiga shacabk
@subscribeforgoodluck1806
@subscribeforgoodluck1806 3 жыл бұрын
Haa waa lahayaa oo waraysi baa asaga xitaa laga duubay laakiin weli lamasoo dayn.
@AhmedHassan-ci4gl
@AhmedHassan-ci4gl 3 жыл бұрын
@@subscribeforgoodluck1806 mahadsanid wlo si weyn ayaan u sugaynaa
@jhjdljnjxkdkzf6413
@jhjdljnjxkdkzf6413 2 жыл бұрын
Good job afmeer
@yaasminabbdi111
@yaasminabbdi111 3 жыл бұрын
Inalilah wa ina ilaahy rajicuun naarta allh ha geyoo
@hajibashir8357
@hajibashir8357 3 жыл бұрын
Nacalad kugu dhacday intu dilay ayu leeyahay Allha u naxaristo shuba ku dhashay
@gabarmuqdisho
@gabarmuqdisho 3 жыл бұрын
Subxanallah 15 qofood dila musuba Alla iidinkurid
@maryan4436
@maryan4436 3 жыл бұрын
Dad badan buu dilay qaar buu ilaaway magacooda 13 years beey dadka dilayeen
@MAJEERTEEN.
@MAJEERTEEN. 2 жыл бұрын
8:00 alx kulahaa subxaana allah
@fartunadeed
@fartunadeed 3 жыл бұрын
Dila ilahay haku cadaabo aduun iyo akhiro
@cumarimohamed7766
@cumarimohamed7766 3 жыл бұрын
Alxamdulilaah wan dilnay
@omaradam1958
@omaradam1958 3 жыл бұрын
afmeer shaqo wanaagsan jazakalah subsceibe baan idinku qabtey
@ducoofficial
@ducoofficial 3 жыл бұрын
Xasuusaa inaalillaahu wainaa ilayhi raajicuun
@oneatatime4468
@oneatatime4468 3 жыл бұрын
Tayaro badan anaa hayay wll wllhi in lagubo ayan rabay sidi congolise ka okale
@mohamedsabir6979
@mohamedsabir6979 2 жыл бұрын
good job af meer
@faysalyaris5386
@faysalyaris5386 2 жыл бұрын
subxanalah
@abdiqaniosman2686
@abdiqaniosman2686 3 жыл бұрын
Alaxamdu lilaah aa qalad laga fahmay
@alfamalyuun7944
@alfamalyuun7944 3 жыл бұрын
Afmeer talo iga qaata qof idin dhaha waxban idin so dhiiba iyo qalab noocas ah ha aaminina couse dadkaan waay noocyo badan yhiin jliinkana aad by uyaqaniin
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 3 жыл бұрын
Sax
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 3 ай бұрын
Ina lilaahi waa ina ileehi raajucuun
@rakbah.c
@rakbah.c 3 жыл бұрын
Siigayste iyo jareer magac xumaday koobka qaadeen
@hassanismail1472
@hassanismail1472 3 жыл бұрын
Kulahaa 7 qof oo aanan qaar kamid ah magacyadooda xasuusan sababta oo magaca qofka uu dilayo loogu sheegi waayay wuxuu ku sheegay inuu xataa noqon karo waalidkii ama walaalkii. Taas waxay cadayn u tahay arxandarada iyo jahliga alshabaab .
@adenabdinur5358
@adenabdinur5358 3 жыл бұрын
Agah war awoowgi lagubku sii il adagaa wan cusladey agah war ninku arxandaranaa tola ay ninkan sheydaan weye
@amaalabdi905
@amaalabdi905 3 жыл бұрын
Afkiisa waxa laga daremaya candhuuf la,aan calamad ilahay uyelay dunumtisa darted
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 2 жыл бұрын
Af qaleylka waxa keenaya Katamin inj baa lagu dhuftay oo ah cirbadda ka hadalsiinaysa waana cirbadda lagu duro qofka marka la suuxinayo kadibna markay kasii baxayso suuxdintu uu iska hadlo.
@mrnice2665
@mrnice2665 Жыл бұрын
@@awilmohamed3257 lkkkkkkk oo run ahaa
@saraisse3019
@saraisse3019 3 жыл бұрын
Allxmlilah baba igu daran lagu sii qaad Dalim yohow
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Maanta ayuu garanayaa xanuunka geeridda
@ibrahimmaxamed2666
@ibrahimmaxamed2666 3 жыл бұрын
Gujis Waa Xasan Xanafigii Labaad
@saidkhalif7456
@saidkhalif7456 3 жыл бұрын
illahay haw naxaristo muslimti cadawgas diley
@farxiyocali203
@farxiyocali203 3 жыл бұрын
Kamaal waa dad wax isticama ban u malena wlh qof damiir leh qof ma dili karo subxanallah xanaafi iyo ilkacase aan la yabe 30 dolar 😥😥😥Waa xanuun
@Waryaatv123
@Waryaatv123 3 жыл бұрын
AF macaaneysi LOOMA baahna dad BAAD dishay adigana waa in Lagu DILAA dillaayow Dil baa kuu danbeeya
@abduqadirabdikarin8337
@abduqadirabdikarin8337 2 жыл бұрын
Subxaanallah 😭😭😭😭😭
@Amoha8662
@Amoha8662 2 жыл бұрын
Waxaan ilaa hada aan ku qoslayaa kulahaa waxaan kaloo dilay Allaha u naxaristee hebel. Hhh
@alphahashi7219
@alphahashi7219 3 жыл бұрын
Habaar qabe naxriis laawe adna wad dhadhamin xanuunka if & aakhiro
@farxiyocali203
@farxiyocali203 3 жыл бұрын
Subxanallah arxan darana xanaafi maxa u galay ninlaas xanaafi ila hada ma ilobin wlh waa aduun ilaah aya ka jasena
@bo3king158
@bo3king158 3 жыл бұрын
Siuuqa dhexediisa ha lagu dilo dhamaantood hana la soo bandhigo dhamaantood Kuwa cararanay yan laga harin
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 3 жыл бұрын
Mr timire illahay cadowga hakaa qabto geesi baa tahaye
@zamiiropretty6305
@zamiiropretty6305 3 жыл бұрын
Ilaaahoow naga qabo kuwa walboo dadka islaamka ah laynayaa
@deqaahmed16
@deqaahmed16 3 жыл бұрын
Dadkasaa maantay qabiil lo sarayaa yaab waa cadaw cadabta allaha ku wariyo
@LuqmaanAli-uc6lx
@LuqmaanAli-uc6lx 3 ай бұрын
Allaha unaxariisto atuu leeyhy intuu dilay😢😮😮
@alihamud322
@alihamud322 3 жыл бұрын
Waa nala ingaaray
@JeleJamaal-yi5un
@JeleJamaal-yi5un Жыл бұрын
Cadaabta Allah hakugu fogeeyo😢
@abdifatahaliomar3874
@abdifatahaliomar3874 3 жыл бұрын
Subxnallah Dadki o dhami cibaadada rabi aygo gudnaya ayu laaay Dalimkaan ciqaab Allah kugu rido dheh asiga kuwa lamid ka ah dhiga muslimka iska banystay
@nifab7646
@nifab7646 3 жыл бұрын
Ilaahay ha U naxariisto intii dhimatay,ninkaan ciqaab alle sugaysa.lacag jecayl baa Ku kiliftay inuu umada galaafto,subxaanallah
@Ubahdahir1229
@Ubahdahir1229 3 жыл бұрын
Qaybta kale waa goorma
@rahmag.g314
@rahmag.g314 3 жыл бұрын
At the moment🤔
Qeybti sadexaad ee Barnaamijka AF MEER iyo dilaa Sahal
39:04
AF MEER
Рет қаралды 235 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 172 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
GUNGAAR - WAX BADAN KA OGOW DHAGAR QABIHII QARAX ISKU XIRAY EE  LAGU QABTAY GURICEEL
36:12
DILAAGI SPORTSKA AHAA FAYSAL GUJIS QAYBTI KOOWAAD EE AFMEER
30:24
Jaamac Cali Cismaan "Siciid" oo ka soo Goostay Al-shabaab
32:52
Ololaha Al-Shabaab Diid
Рет қаралды 3,1 М.
Qeybti 6 aad ee Afmeer Horjooge Abayle qaybtiisa 1 aad.
40:39
Gungaar Part 1
48:26
Horn Afrik Media
Рет қаралды 258 М.