Qaybtii 2aad gabdhihii kaligood reerka haystay baadiyaha

  Рет қаралды 71,872

dhaqan kaaba

dhaqan kaaba

2 жыл бұрын

Facebook page dhaqankaaba

Пікірлер: 217
@maxamedcarabcabdilaahi150
@maxamedcarabcabdilaahi150 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah Rabbi ha dhawro hablaheena Soomaaliyeed run ahaantii dadkeena Reer guuraaga ahi rag iyo dumar ama wiil iyo gabadh ba Mas'uulliyadda ama Adeegga meesiyada ay ku kala aaddanyihiin waa u xilkas iyagoo yayar halka magaalada dad waawayn oon waxba lagu aaminnayni badanyihiin oo hore ayna u howl galin una hana qaadin xaga ku foofka hawlaha shaqo maalmeed iyo Aaminneed ba.
@cakulemedia330
@cakulemedia330 2 жыл бұрын
MnshAllah hablaha yar yar iyo Ubax dhaqankaaba Alle ha idin xifdiyo . Haamahan goor naa iigu dambaysay halkan dhaqankaa ayaa kaga isticmaalayaa
@elyasjimale4316
@elyasjimale4316 2 жыл бұрын
Wcs Mash Allah mash Allah abay ubaxeyy, wasithas gabdaha badiya joga way kafirfirconyihiiin, inta sithas ilaqabta
@Ummacooking2023
@Ummacooking2023 2 жыл бұрын
illaahow ilaali ku yar yar ubaxey waxan sooo xasuustay markiii inta reerka nolokaga tago maraan sidaa guriga u xaaqno udayaal intey ina soo maraan bey dhihi jireeen waaa ku sooo doonanaaa maraad weynaato marsaan ohin qabsan jinay ani iyo walaashey iga yareed odayaashiii gabdhaha yar yar fowdan jiray badiyaha wali ma joogaaan allha dhowro yar yar kaaas😢😢😢❤❤❤❤😊😊😊😊
@saladhersi4704
@saladhersi4704 2 жыл бұрын
Dhiisha marka La cugayey waa ii soo carfeeysay hhhhhh. Thanks dhaqan kaaba.
@ileeyskanewmusic2607
@ileeyskanewmusic2607 2 жыл бұрын
M.A Allow noo Xafid
@quruxoday533
@quruxoday533 2 жыл бұрын
Maasha Allah walaashay noo soo badi barnaamijyada noocaan ah insha Allah Allah look after them
@anabnur2179
@anabnur2179 2 жыл бұрын
Masha Allah Xafidullah Guulayso waliga Waankuu Hanweynahay Keep going forward doing what you doing Thanks 😊 bless 🙏❤️❤️🙏🙏❤️❤️🙏🙏❤️❤️🙏🙏
@fardosa9749
@fardosa9749 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah.....waa Arin wngsan quruxey wxd qabanyso.... Allah dhawro gabdhahan yaryar..wxy leeyihiin waxtar ...
@user-wn2yj5ok1g
@user-wn2yj5ok1g 2 жыл бұрын
الله يعطيكم العافية ويزيدكم حشمة وعفة ووقار
@umuosama2956
@umuosama2956 2 жыл бұрын
Maashaallah allahaa habarakeyo marka lagu leyahay gabari waa hoyadeed hoyo karti leh ayaa dhashay oo taba bar siisay sharafta gabadha waa in walidkeed garab utahay hadey yartahay iyo hadii kale
@amiirabdilahi1413
@amiirabdilahi1413 2 жыл бұрын
Dhaqan kaaba weli nasiip uma helin inan tago baadiye malin igu casuun 😍
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
🥰🥰
@raxmadhamac985
@raxmadhamac985 Ай бұрын
Leon onf❤
@abdiallah614
@abdiallah614 2 жыл бұрын
Runtii nolol aad iyo aad u qurxan weeyi dadka dhahaya maxaad muuqaalka gabdhaha u baahinasa gabdhaha ma qaawana lkn waxey qurxinayan dhaqankeenii asalka ahaa #dhaqankaaba thanks for this amazing vedio ❤️💯✅
@sacadmawliid7459
@sacadmawliid7459 2 жыл бұрын
Msha Allah Gùulaysta All soomali family
@ramlamohamed3497
@ramlamohamed3497 2 жыл бұрын
Masha alah 🥰 ♥ abayo gabadhaha yar yar waxa u fican in ay wax bartan siday akhiradoda iyo adunkoda baa ay u anfacdo
@dayxa561
@dayxa561 2 жыл бұрын
Mansha Allah waa Hablo fiican oo Hooyo wacani Dhashay
@nimcoxasan4734
@nimcoxasan4734 2 жыл бұрын
Masha alah Masha alah gabaru waa tii yaryaraanteda hoyo tababarto kuna weynato tabarkeda ayadaas ayaa barina wax qabsata waxaan leyahay gabdha yaryar hora usocda kora oo kanaada
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Maasha allah allah ha xifdiyo hana dhowro aamiin
@dahirmohamedtahlil4423
@dahirmohamedtahlil4423 2 жыл бұрын
Masha allah alle ha barakeeyo inamo yaryaro fariida waaye runtii
@nimcomaxamuud8466
@nimcomaxamuud8466 Жыл бұрын
sh xueesn cali
@caaishoisxaaq4131
@caaishoisxaaq4131 2 жыл бұрын
Masha allah waa gabadho sifiican loo shaqo baray🥰 dhaqan kaaba adine horu soco sister
@munomohamed7269
@munomohamed7269 2 жыл бұрын
Masha Allah
@safiyowarsame6650
@safiyowarsame6650 2 жыл бұрын
Maasha allaahtBaarakalaah 🇰🇬🍎💖🤍💙🇸🇴💜🇹🇷💜🎀🎀🧡🧡🧡💙💖💛🏆💛💛💚🇫🇲🧡🇸🇴🇸🇴💙💚💛🇰🇬
@anabbarrehussein8141
@anabbarrehussein8141 2 жыл бұрын
@@safiyowarsame6650 pp
@hissawad5010
@hissawad5010 2 жыл бұрын
Mansha allh walal jzk allh khayer allh haxafido hablaha yar yar
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 Жыл бұрын
hablaha wllo quraankana haloogu daro insha allah
@xawaarato8046
@xawaarato8046 2 жыл бұрын
Mansha Allah alle ha xafido dhammantod horey uu socoda my sisters👭💋❤
@balqeesofficial919
@balqeesofficial919 2 жыл бұрын
Masha Allaah waan Sugayney Thanks 🙏 sister ❤️‍🔥🔥
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 2 жыл бұрын
Maashaa Allah illaah haxafido hana barakeeyo Aamiin yaarabi
@safinuuramohamed2703
@safinuuramohamed2703 2 жыл бұрын
Masha allah Masha allah habo allah ah idiin xaafiido
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 жыл бұрын
Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 жыл бұрын
Aslaamu Alaykum masha Allaah geedkaas culay baa la yidhaada 🥰 ay dhiisha u isticmaalayso
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Masha allah wllhi wan jacelahay dhaqanka miyga Waligeey ma arag inaa tago wan jacelahay insha allah gabdhaha masha allah waa gabdho karti badan noolaada abayooyin ❤
@aminofarah8277
@aminofarah8277 2 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallah
@aliwarsame8060
@aliwarsame8060 2 жыл бұрын
Yup
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 2 жыл бұрын
Maasha allah allaha u xafido aakhiro &aduunba alahuma aamiin
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Farihiba dhagaxow hablaha mansha alaah allow idin da hablo yaryar allow dhar
@kamaaldiimahmett9485
@kamaaldiimahmett9485 2 жыл бұрын
Mansha allaha walal allah haku daayo
@maxamednuur6809
@maxamednuur6809 2 жыл бұрын
masha allah allah ha barakeeyo gabdhaha yar yar ee qiimaha badan
@idilmaxamed6710
@idilmaxamed6710 2 жыл бұрын
Mansha allah iskufilan hadaad rabtid inaaad noqoto waaa inaad yaraan musulid iskusaartaaa barataana sida wax loo qabto adigoo yayar
@rahmaabdi3620
@rahmaabdi3620 2 жыл бұрын
Masha allah tabraka laah ilahy ha xifdiyo
@abdihassan7474
@abdihassan7474 2 жыл бұрын
Mashaallah allow dhoowr gabdhaheena 🇸🇴
@maariyacabdale8385
@maariyacabdale8385 2 жыл бұрын
Masha allh waa gabdha garti leh dadka dhahaya iny wax bartan gabdhaha aya fcn waa sax lkn hda nasiib uma helin mida kale waynigaba wax waa lagu barta meeqa ayago 20 jira baadiya ka yimid oo manta ka fcn dhal magaalo kana karti badan
@cabdiraxmanxasan2810
@cabdiraxmanxasan2810 2 жыл бұрын
Wll dadkan waa dad hadaluun kaga donaya waxy so qorayane haba kahadlin inta waxa xun qorta qofan arkinba iska dhig ilahy haku barakeyo
@shamsabdi9345
@shamsabdi9345 2 жыл бұрын
Wcs Msha Allah tabaraka, Allah Allah ha xafido gabdhaha😍
@lalatabi5134
@lalatabi5134 2 жыл бұрын
Maasha Allah, hooyadood baa soo tababartay gabdhan. Dugsi ma dhigtaan toloow
@zainababdirahman2220
@zainababdirahman2220 2 жыл бұрын
Mansha allaah ilaahay haydin xifdiyo
@ilyaasjiigjigawe7949
@ilyaasjiigjigawe7949 2 жыл бұрын
Maha allh walahe waa gabdo masuliina all xafido💎💎💎💎💎📸📸📸📸📸🌧🌧🌧🌧🌧💖💖💖💞💞👋👋👋
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah xasuus baan galay wlhi 😘😘😘😘😘
@horowelmi5470
@horowelmi5470 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah xafido waa walaalahayga oo kale
@cashonuro3945
@cashonuro3945 2 жыл бұрын
Maan sha allaah dhaqankii bey heystaan
@nasriinabdiaziiz3610
@nasriinabdiaziiz3610 2 жыл бұрын
Dhanqan kabay wllo waxan ku waydiyey inta badan melha aad soduubto waxy ubadan yihin meelo abaari ka muuqato oo dhirtuku yarthy marka laga so tago iny abaari dalka ka jirto hadan meelha qaar waxa ka da'ay roob waxan umlynya inyjiran ah dhul cagarn oo dhir ka buuxodo hadaba sababay inay tasi dhacdo ? hadan siqaldan ku waydiyeyna iga rali noqo wlshy
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr abayo
@ummusaabiriinmaxamad5236
@ummusaabiriinmaxamad5236 2 жыл бұрын
Mansha allah alla dhiisha marka sida locugo canaheda jecliyaa
@ramlomohamedfarah5670
@ramlomohamedfarah5670 2 жыл бұрын
Mashllh Allha barakeeyo
@xayaadabdinaasir7902
@xayaadabdinaasir7902 2 жыл бұрын
mash.Allh.rer.qar.wawayn.ayan.lagu.aminin
@Deenin3Languages
@Deenin3Languages Ай бұрын
Ma sha'a ALLAH. Laakin suall baan qabaa. gabdhahan yaryar diin iyo Quraan miyaa la baraa mise waa guri hoshiis kaliya?
@faisaqali3506
@faisaqali3506 2 жыл бұрын
Maasha allh hore usoco wllo
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 жыл бұрын
Masha.Allah Tabaaraka Raxmaan❤
@anebabuker6240
@anebabuker6240 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha usiyaadiyo
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Allah ha xifatiyo gabadha
@maxamedmaxamedaxmed2649
@maxamedmaxamedaxmed2649 Жыл бұрын
Masha.allah xafidulaah inbadan
@halimaabdiislaweyn3663
@halimaabdiislaweyn3663 2 жыл бұрын
Masha allh ilhy haubarKeeyo
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 жыл бұрын
maashaa Allah waa gabdho waxtar ah shaqada ay hayaanna waa shaqo ay ka adagyihii oo waliba waxku ool ah tababarna u ah.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Exusemeeeeee, gabadha ama yarta khatraaaaaaayqarancaday qiimobadan ooridiis bahbahyartan.5👋
@ejaaboabdirahman6463
@ejaaboabdirahman6463 2 жыл бұрын
Waad qaldantay wllo hablaha yaryar inad soo dhigto meesha la joogo location aya tilmami aduunyadu waa technology kasaar mardambena hasoo galin
@abdihassan7623
@abdihassan7623 2 жыл бұрын
M.a dhaqqankaaga waalagu faana mooyii lagama faano mahadsanid wll horey usoco
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Qurbaha dadka wax la yaqaan ka keena waa dadkaan oo kale oo ku koray nolol wax qabsasho.
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 2 жыл бұрын
MashaAllaah alle ha xafido🥰🥰🥰
@fadumodahir9753
@fadumodahir9753 2 жыл бұрын
Masha allaah waa sidiimarakaan yara ushaqenjira miyiga
@sahroali2647
@sahroali2647 2 жыл бұрын
Masha allh Masha allh Masha allh waa fariidyaal gabdhaan alow xifdi
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 2 жыл бұрын
Sahro subscribe igu caawi walashey mahadsanid
@fardowsamahamad3941
@fardowsamahamad3941 2 жыл бұрын
Mash Allah rutii wageesiyal anigu shibirta dhawaqeda xita wan jacabsan cidlo iskadaye
@sudachannel1456
@sudachannel1456 2 жыл бұрын
Mashallah wll guriga hosta kagufeya hostu kababanAn yehe
@asli1087
@asli1087 2 жыл бұрын
Maasha Allaah
@asmacali111
@asmacali111 2 жыл бұрын
Masha allah gabadho fariido ah
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Asckm masha allaah masha allaah
@jirfe
@jirfe 2 жыл бұрын
Maasha alaah kuwa qurbaha jooga ee leg iyaga xaarkaa laga tiraa xitaa waa loo maaydhaa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Xabadantan unbaan ahay yartaaan.family ama reer ama naaaaago badnaaaa baaan ka tani ahay.iyaaaaahsimple.
@miskinah2036
@miskinah2036 2 жыл бұрын
Masha Allah!
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha xafido
@shamahaji6765
@shamahaji6765 Жыл бұрын
Maxaalahali waysay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Exusemeeeee tubaaan ka ahay yartan bahbahyartan yariisaydan.5
@alidaahir700
@alidaahir700 2 жыл бұрын
Carurta meesha ku silcayisamaxa ka soo duube subxaanalah tan wax duubayisl walaahi inayin uu ogalateen awlad ay dhasha inayi Sidee uu dhibaatoodan oo ay uu dhib ugu moladan
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@halimahaji8749
@halimahaji8749 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah 💓 🙏
@safiaissa5917
@safiaissa5917 2 жыл бұрын
Mashaa allaah
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 2 жыл бұрын
Mashaa Allah
@umcadil5660
@umcadil5660 2 жыл бұрын
Maa shaa allaah baarka allaah fiikum
@habibahassan375
@habibahassan375 2 жыл бұрын
masha allah tabarakalaah
@leylaibrahim2687
@leylaibrahim2687 2 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah
@nasriinabdiaziiz3610
@nasriinabdiaziiz3610 2 жыл бұрын
Masha allah ilhy ha xifdiyo
@xamdacabdiraxmaan6880
@xamdacabdiraxmaan6880 2 жыл бұрын
Masha Allah 👍
@fadumopalifarax7526
@fadumopalifarax7526 2 жыл бұрын
ManshaAllah.gabdhaheena❤❤❤❤❤
@hibaqhusen4731
@hibaqhusen4731 2 жыл бұрын
Masha allah
@khalidahmet3770
@khalidahmet3770 2 жыл бұрын
‏ما شاء الله تبارك الله الله يرضى عليك❤️🥰
@guuleedmaxamed3331
@guuleedmaxamed3331 2 жыл бұрын
Hoyadood miyay dhimatay
@ugaasarkaani
@ugaasarkaani Жыл бұрын
​@@guuleedmaxamed3331 a
@andynathon4771
@andynathon4771 2 жыл бұрын
Maanshaa Allah tabaarakallah
@MaxamedCabdi-ue4bg
@MaxamedCabdi-ue4bg 2 жыл бұрын
masha Allaha ❤❤❤
@abdullahimasuulside411
@abdullahimasuulside411 2 жыл бұрын
mansha allah
@khadijajamac33
@khadijajamac33 2 жыл бұрын
Mashalah gabadhaha wa fiicayahin
@nuurulceyn9838
@nuurulceyn9838 2 жыл бұрын
M.a gbdhaheyga allaha idiin xfdo mamii ❤❤❤❤❤💋💋💋💋
@faadumomuqtaar7064
@faadumomuqtaar7064 2 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah
@kawsarabdi8767
@kawsarabdi8767 Жыл бұрын
Maash alaah>
@sayiddaud4
@sayiddaud4 2 жыл бұрын
Msha Allah
@cabdiz5945
@cabdiz5945 2 жыл бұрын
Masha allh
Dhaqankaaba miyaa lagu aroosay mesha ay tagtay
16:31
dhaqan kaaba
Рет қаралды 78 М.
MAQRATIGA NOOL: KIISKI KUFSIGA OO MEEL XUN GAARAY
47:16
Somali Tik Tok
Рет қаралды 766
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,4 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
Sida baadiyaha looga ciiday
8:10
dhaqan kaaba
Рет қаралды 557 М.
Soodhaweeya nolasha cusub ee dhaqankaaba
9:23
dhaqan kaaba
Рет қаралды 52 М.
Caano boore ari ayaan ku guulaystay samayntooda😱
8:04
dhaqan kaaba
Рет қаралды 62 М.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 58 М.
Sida baadiyaha looga ciiday
8:19
dhaqan kaaba
Рет қаралды 48 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
0:49
Yoeslan
Рет қаралды 29 МЛН