Qisada heesta Siraad ee Xasan Aadan Samatar qaado

  Рет қаралды 277,378

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@ishaq4880
@ishaq4880 4 жыл бұрын
Adeerky ABDIKARIM Jiir Allah ku xifdiyo cimri cibaado leh muxalimiiste wayn Taariikh wanaagsan lehba Tahay
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 2 жыл бұрын
Allaha u naxaristo jiir maanta ayuu dhintay
@MurtilehRobleh
@MurtilehRobleh 7 ай бұрын
Yyylu😅
@cabdulahimohamoud465
@cabdulahimohamoud465 Жыл бұрын
Mulaxamkii weynaa Cabdikariim Faarax Jiir naxariistii janno allaha siiyo
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 4 ай бұрын
Alle ha u naxariisto muxalamiste cabdikariim faarax qaarey (jiir)
@abdirashidbayaqle8093
@abdirashidbayaqle8093 Жыл бұрын
Cumar sabriye sxb waxan jeclaan lahaa inad xasan adan samatar utagto oo jabuuti adoo waraysi kaso qado bless
@ibrahimabdillahi6548
@ibrahimabdillahi6548 2 жыл бұрын
Cabdikarim / Allah haa uu naxaristo /
@duranabdo90
@duranabdo90 5 жыл бұрын
"Ma ogtahay Siraadey Caashaqii na sirayee, Ina saaqay berigii Inuu sii kordhaayoo Siigiyo dabayl iyo Soo kiciyay ceeryaan".
@BashirBashir-d3j
@BashirBashir-d3j Жыл бұрын
Ilaahoow.kuu.naxariiso.laxamayste.cabdikariin.jiir
@abdi7079
@abdi7079 7 жыл бұрын
abwaanka heesta leh ciise maxamud ganey kuna magac dheer ciise ganey waxuuna ahaa mareeyihii national theater ee magaalada muqdisho allaha un waxuu ku dhintay dalka nigeria oo hoballada waaberi ay tageen shil gaari kuna dhinteen illaa dhowr qofood iyo dhaawacba uu ka dhacay
@AfcadaaweAfcadaawe
@AfcadaaweAfcadaawe 4 ай бұрын
M.a ilaah ha unaxariisto
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 2 жыл бұрын
Cabdikariin waa ninka heeskasta oo caan ah laxanka saaray, abihii laxanka somaliyeed.
@raagewarsame7730
@raagewarsame7730 4 жыл бұрын
Abwaan Maxamed Cumar nadaamiye allaha u naxariisto
@2011BARO
@2011BARO 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya walaal tallo iga hoo. Waxaad tahay saxafi suugaaneed muhiim u ah fanka soomaalidda. Waraysiyadda ha ku ekaan buugaag ka qor taariikh suugaaneedka Soomaalidda si aad meel sare uga gaadho.
@flowerfm472
@flowerfm472 5 жыл бұрын
Midbaa leh.codxumaa hestu nanacsiyey somaliyey wan idin jeclahay hay caynina subxaanallaah somali cay ey ku caan bexeen
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 5 жыл бұрын
Siraad waa erayadii aun abwaan muxamed ciise cabdi ganey
@suleekhahasan96
@suleekhahasan96 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya aad iyi aad baan kuugu mahadnaqaynaa haddaan nahay bulshada Soomaaliyeed. Gaar ahaan aniga sida dadaalka ugu jirto in aad ururso xogaha iyo taariikhda fanka Soomaaliyeed.
@MahdiMediachannel
@MahdiMediachannel 4 жыл бұрын
Waaw masha Allah waan taageyr sanahay
@midnimocadaalad8018
@midnimocadaalad8018 6 жыл бұрын
Ckarin jiir rageediii legendska somali soo maray ayuu ka mid yhy
@abdirizakdhere04
@abdirizakdhere04 2 жыл бұрын
Allow u naxariso inta dhimatay, maxaa rag soconayay meeshaas.
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 4 жыл бұрын
Heestii badashay hesihii ka horeyo dhan saraadey caadi maahan cabdi kariim jiir laxan aan caadi ahayn
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 7 жыл бұрын
THANKS WALAALKEEY WARIYE SEERBIYA INAADNA QALCISAY HEESKAN ALLAH YARXAM MAXAMUUD CIISE SAASAAN OGAA
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 3 жыл бұрын
abwaanka c/ karim mashallah
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Haa masuul cumar sebriye
@MohameddeeqMohameddeeq-fw6sk
@MohameddeeqMohameddeeq-fw6sk 4 жыл бұрын
Abwaan Maxamed ciiise cabdi maareyihii hore tiyaatarka qaranka sameeyay oo ku geeriyooday neigeria ayuu ku geeriyooday allaha unaxriisto abwaanka waxaa moodaa inoo heeestaan aniga iigaga hadlaay inkastoo aan waagaas joogin waaku mahadsan tihiin heeestaan micnaheda lisku haaysti in badan inaa noo sharaxdaan
@kaareburburiye
@kaareburburiye 3 жыл бұрын
abdi kariin qaarey jiir.......waa legend....LAXAMIISTI KU XEEL DHEER LAXAMADA....WAAN LA KULMAY HADA KA HOR
@liibanmaxamed1412
@liibanmaxamed1412 3 жыл бұрын
Ciise maxamuud
@safiyomaxamedofficial9818
@safiyomaxamedofficial9818 4 жыл бұрын
Masha Allah wll dadal dheer ayad noo haysaa
@globalstudiesandinternatio3022
@globalstudiesandinternatio3022 7 жыл бұрын
Cumar Seerbiya Salaan Sare sxb qisooyin cajiib ah oo dadkan dambe aanay garayn ayaad soo noolaysay, waanan daawadaa Goobjoog Tv, mahadsanid
@updallamohamuud7263
@updallamohamuud7263 6 жыл бұрын
Cumar seerbiya madaalo nin adag oo hawl kar ah
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 6 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyey maareeyihii tiyaatarka oo ku dhintay nigeria waxaa laxanka saaray cabdikarin qaarey
@jimcaalemedia7337
@jimcaalemedia7337 4 жыл бұрын
laxameyste wey c.karim faarax qaarey heesta b.weyn ee laxamanka badan ninka laxamey waa
@AbdulFatah-yf8jl
@AbdulFatah-yf8jl 7 жыл бұрын
Maxaa lees ku heestaa heestaan anaa leh waxaan qaadayaa sanatka cusub haduu alla yidhaah 2018 anaa kusoo caanbaxaayo
@inagoole3499
@inagoole3499 7 жыл бұрын
Laxamistihii mucjisda ah
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Maxamed ciise cabdi maareeyihii treater kaa sameeyay heestan
@xasanxasanxasan3493
@xasanxasanxasan3493 4 жыл бұрын
Legend xasan Adam caadi maha daaya
@xasanyare5160
@xasanyare5160 5 жыл бұрын
Asc walaalo waxaad waydiisaa heesta labada muuqa la kala garan muusiga iyo codkaa idilay
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 жыл бұрын
Heesta waxa sameeyey maxamed cali kariye laxanka waxa saareey muulxamkii weeyen ee jiim Abwaanku waxa uu jecel shankaroon Isaago Gabilaya ruuwayad waad ayuu coodked kaa maqaleey Radio hargeisa Kadiban canjeelidu buu qaatey Isaagon waali arga ayeey dhawar sano Kadiba ku Kulturen sii kadisa guuri muqudisho haa waxaye ahaayed sheeko dheer halkan kumaa dhameeyen kaaro
@abdi7079
@abdi7079 7 жыл бұрын
ciise ganey isagoo sidii ugu haysayo oo heeso u tirinaayo ayuu geeriyooday oo shilkaa gaari ku dhintay mana uusan guursan iyada ma uusan calfan waqtigaa intaa ku ekaa illaahay ha u naxariisto marka ninkaan leh waan garanaa burco ay degan yihiin way is guursadeen waallida jooji
@osmanjeen2893
@osmanjeen2893 6 жыл бұрын
waa barnaamij xiiso leh lkn qofkasta tun masheeego
@shukrifarah2852
@shukrifarah2852 7 жыл бұрын
waaaaw.afkaakga caano.iyo maalab lagu.qaabey.
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Heesihii somaliyeed ee hore oo dhan ninka laxameeyay waa ninkan cabdi qaadir jiir
@hanadali6155
@hanadali6155 4 жыл бұрын
Sxb barnamijyadan maxaad u joojisay way wacnayeenee ....
@ahmedopil5112
@ahmedopil5112 4 күн бұрын
1971 farta soomaaligu may qorneene warqada loo dhiibay Ckariin afkeebay ku qorneed?
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 7 жыл бұрын
waaw hees iyo badh
@xaliye1902
@xaliye1902 5 жыл бұрын
Abdikariin jiir legend
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Abdikarin jiir 40 sano ka hor heesu laxanka saru Ku raaxaysan xigmada maleedihin faaruq tihin somaliyey
@guulwaatayda5302
@guulwaatayda5302 3 жыл бұрын
71 maha ee waa 73 Sida waraysiga uu ku sheegay xasan Aden wuxuu isku marqaday heestii kale ee Baladwayn
@mustafabdiaziz6937
@mustafabdiaziz6937 3 жыл бұрын
Sxp 71 aa lasameyay lkn 73 ayey soo baxday, daqiqada 3:6 marka ey maree dhageyso abwanka. Mhdsnd wll
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 7 жыл бұрын
Somalidu waay xanunsan yahin dadki goob jooga aha iya ka waramaya markasu midwalibi dhinicisa inu uu qaato raba waar dadka waa la dhagaysta waxana waa laga qaata saafta lalama boode 😂
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
walaahi waa run shaki beyba naga galiyeen
@abyan1351
@abyan1351 5 жыл бұрын
Aaad iyo aad sxb
@xalimoqaadiriyacabdi5409
@xalimoqaadiriyacabdi5409 4 жыл бұрын
Allaah ha ina caafiyo dhamaanba
@ibrahimhusseinmuhamed9476
@ibrahimhusseinmuhamed9476 7 жыл бұрын
Ereyada ma ogtahay siraadey somali oo idil uma sidatid quruxee hablo kula simaa jiraa weligeeda lma sameynin ereryadan cml
@maxamedismaciil3959
@maxamedismaciil3959 5 жыл бұрын
Asc wll cumar waxaan doonayaa inaad isoo xaqiijiso sedex heeseed oo uu qaafo xasan aadan oo kala ah 1manahayo manasugaayo 2doqoni qiiq kama kacdee 3 sidri gam heesta tidhaah yaa sameeyey erayadoo sedexdaa heesood iyo tu afaraad oo ah iyadun sida hogasha.roobka ama habooney heesta tidhaah iyoo abwaanadii hal abuuray
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 жыл бұрын
Heesta koobad waxa sameeyey abwaan maxamed ali kariye laxanka jiim Heesta 2 maxamuud tuukale
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 жыл бұрын
Heest 3 waxa sameey xassan ganeey
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 жыл бұрын
Heesta 3 waxa laah iyaadan maxamad ali kariye
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 4 жыл бұрын
Heesta 4waxa sameey maxamed cumar hussen huuryo
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@abdilaahihussencg9169 heesta 3 aad waxaa lahaa xasan ganey iyo waxaa lahaa maxamad cali kaariye labadaba waad soo qortaye Maxaad uga jeedaa ?
@hassanbarre1196
@hassanbarre1196 4 жыл бұрын
Ma haayo codka
@deeqaxuseen7234
@deeqaxuseen7234 7 жыл бұрын
Seerbiyo heestaas oo dhameystiran maheysaa
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 6 жыл бұрын
Siraad aadan gurey
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 5 жыл бұрын
ABWAAN MAXAMUUD CIISE CABDI KORNEYKU WUXUU AHAA MUWAADIN WAXUUNA MARKAA AHAA MAAREEEYIHIHII TIYAATARKA HARGEYSA WUXUU UDHAXAY FANUUS SHEEKH DAAHIR WUXUU SHILKU GALAY NAAYJEEERIYA DHALASHO OGAAADEEEN
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto shilk gaari ayuu kudhintay
@xaliye1902
@xaliye1902 5 жыл бұрын
Legend hassan adan samatar
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 7 жыл бұрын
heeskan nidaamiye male waxaale MAXAMUUD CIISE CABDI OO REE DH BUURA WAANA COLONEL MAAREEYIHII TIYAATARKA HARGAYSA AHAA MAXAA QALDAN SUUGAANTIINA MALA KALA BILILIQAYSTAY
@amalnor
@amalnor 7 жыл бұрын
Mohamed Abdile hhhhh saaka sheegayba inuu ciise leyay hadalkaba umaad fiirsan malaha
@akfarah4472
@akfarah4472 7 жыл бұрын
Mohamed Abdile wn sameeya mabakulaha maxaa karabtaa duqa
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 7 жыл бұрын
MISS UNDERSTAND BRO
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
+ahmed siad murti dhaaris inta wax fahantad ugu qiimo badantahay nolow
@jaamacjaamac7455
@jaamacjaamac7455 3 жыл бұрын
Sxb wa wax lobahan yahay
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 7 жыл бұрын
WAA SIRAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAD
@osmansaidofficialchannel5350
@osmansaidofficialchannel5350 3 жыл бұрын
Asc
@AliMohamed-mv8fx
@AliMohamed-mv8fx 6 жыл бұрын
mansha allah
@axmedshide2965
@axmedshide2965 4 жыл бұрын
Kornayl maxamed Ciise cabdi ayaa alifay
@yuusufhersimadadaal6668
@yuusufhersimadadaal6668 4 ай бұрын
Sorry waar seerbiya ninkan heestan ku ciyaaray ee bilaa codka ah Haa tan waxa dhaami lahayd adigoo codkii xasan aadanba nagu maqashiiya Soorry xikmad ii barnaamika waad dhaawacday
@waddigadhabta4938
@waddigadhabta4938 4 жыл бұрын
Gabadha Siraad ee heestaas loo qaaday iyada oo nool oo Bosaso joogta 1012 ayaa iigu war dambaysey.
@qasinomar4071
@qasinomar4071 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya nin culus waxaad u qalantaa in laguu gado qalab casri ah lagu gacan qabto ururinta wanaagsan ee fanka iyo suugaanta dhabta ah
@muxumedxirsi9389
@muxumedxirsi9389 7 жыл бұрын
woow
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 жыл бұрын
Seerbiya heeska sida hogosho roobkoo Nidaamiye ma laha waxaa iska leh Maxamed Cumar Jire
@mohaibra7601
@mohaibra7601 3 жыл бұрын
Hesta haboon waxa iska leh maxamed cumar nuur nidaamiye bro
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
Dadkan meesha ku FEEGARAYA WAXAAD mooda ma fahmayaa sheekada uu isku wado A.K.JIIR sifiican u dhuuxa horta ...kkkk
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 7 жыл бұрын
ARDAY AYAAN AHAA CIYAAL AFGOOYAA LAFOOLE DHABARKIISA NINKAAS REER DHAGAXBUUR AYAAN U AQAANAY IDAACADAHA MARKAA JIRAY
@abdia4527
@abdia4527 7 жыл бұрын
To cumar seerbiya ,huno heesta waxa sameeyey ahun maxamad ciise cabdi oo ahaa maareeyaha tiyaatarka wuxuu ku dhintay sida dad badaniba qoreen nayjeria shil baabuur,gabadhu waa ahun siraad maxamad aadan xaashi bishii octobar dhamadkedii ayey jabuuti ku dhimatay,siraad waxay xaga hooyo ka walaalo ahaayeen ahun general maxamad xaashi gaani
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 6 жыл бұрын
al max walaal ado mahadsan muxu Dowladii kacanka ka ahaa abaheyd gabadhas.? Mahadsanid Allah u naxariisto labadaba.
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Mohamed Amiin gaani general bu ahaa aad lo yaqaan
@sahmiyahanolosha
@sahmiyahanolosha Жыл бұрын
Heesta waa cajiib waxay tuseey gabadha in kaligeed joogine lalla joogo ma ogtahay siraadeey somaali yoo idil uma siditit quruxdee habla kula simbaa jira
@cabdikariimqabyo-diid1633
@cabdikariimqabyo-diid1633 5 жыл бұрын
Cajiib ninkan cuudka tumayaa halkeeduu dhigayaa
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Cod xumaa heestuu na nacsiinayaa
@lilodina6143
@lilodina6143 5 жыл бұрын
Bari bay waxkula qaban saadambay kasoonoqon saadaashagaliteee
@kooman6021
@kooman6021 6 жыл бұрын
Wàn sidaaye ilaqabo!
@heerqaranheerqaran7595
@heerqaranheerqaran7595 6 жыл бұрын
Wey is cajabisay marka wuu ku qabjabinayay
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Maxamed Ciise Abdi - ayaa lahaa heesta Siraadeey oo ree Dhagaxbuur ahaa abwaan Sangub na ay ehel ahaayeen Jiirna sida ay tahay ayuu u sheegay dad baa khalad ka fahmay.
@axmedcabdifagaase4609
@axmedcabdifagaase4609 7 жыл бұрын
heestan waxa sameeyay nin aan abwaan wayn ahayn oo la yidhaa xasan askari wuxuu ahaa ciidamadii bada ee Somalia gabadhiina wuu guursaday isaganu hada siraade anigu shaqsiyan waan aqaan siraad iyo xasan askariba waxay kunoolayeen markii iigu wardanbaysay burco 2010 kii
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 7 жыл бұрын
axmed cabdi fagaase ##malaga yaaba inaad ku qaldaysid hees kale ...ANAA REER BURCO AH WAXAN AAD SHEEGAYSIDNA WALIGAY MA MAQAL.... NINKII LAXANKA U SAMEEYAY AYAA KU HORFADHIYA OO KA SHEEKEENAYA markaasad leeday hebel BAA lahaan jiray HEESTA kkk isku xishood sxb....ninka heesta sameeyay waa caan CIISE GANEEY waa nin OGAADEENA..OO DHAWR HEESOOD U DHIINAY X.A.SAMATAR....heestuna WAA SIRAAD?????
@ahmedabdigindhe2447
@ahmedabdigindhe2447 6 жыл бұрын
axmed cabdi fagaase walalow mcn aun korneyl ciise ganey wuxu ku geriyoday nigeriya 1977 isaga rag kalo bdn uu ka mid ahaa aun labadaba wilki c/hi qarshe
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@xyssinkeydiid6555 adaa ka saxan abwaanku ree dhagaxbuur buu ahaa ogaden ah maareeyihii tiyaatarka xiligaa aad sheegayso ayuuna geeriyooday allah yarxam faynuus baa udhaxday baan maqlay faynuus sheekh daahir
@mohammadabdi6875
@mohammadabdi6875 7 жыл бұрын
Jiir sidee guddiga uga mid noqday haddii uuba Heesta laxanka u sameeyey, qabyaalad IGA dheh. Waxa badan baa khaldanaa
@Hanadmataan
@Hanadmataan 7 жыл бұрын
Hhhhhh shaakada fahan sal fudayd yuusan ku qaadin Sxb heesta markuu soo baxay ayaa loo dhiibay
@regularwarya
@regularwarya 7 жыл бұрын
Mohammad abdi Horta khaladbaad fahantay sida hogosha roobka shuqul kuma lahayn jiir laakiin kaba dhigoo in jiir xasan soo saaray waa lagu khasaaray oo ma istashilin miyaad leedahay ?
@mohammadabdi6875
@mohammadabdi6875 7 жыл бұрын
Mahmud Anas, Xasan Laguma khasaarin OO hoobalkii ugu shidnaa ee waayahaas ayuu lahaa , ee waxaan ULA jeeda haddii aad Heesta aadiga laaxinka u samaysay, hadana guddigii qiimaynaayey heesta kama mid-noqon kartid ma taqaan (conflict of interest). adiga waxaad soo bandhigayso qofkale ayaa qiimayn kara, haddii aad ifahamtay sheekada saas ayaan ula jeedaa
@ramlanuur3548
@ramlanuur3548 7 жыл бұрын
Mohammad abdi wll sheekada fahan marka hore markii uu xasan tijabada laka qaaaday uu kusoo baxay ayuu ku dhahay ninka heesta udhiiba isoo wacay oo dhahay ninka maalin dhaweed aa tijaabada ka qaaten hees aan uhaaya kadib uu heesta lxnka lasaaray siraadey
@regularwarya
@regularwarya 7 жыл бұрын
Mohammad abdi I am familiar with the term but it dies not apply in this case ebow maxaa yeelay heesaha xassan kusoo baxay jiir waxba kuma darsan baydhabi ayaa waa waxaa ogasoo dhiibay Abwaan nadaamiye .
@markalemidnimo4309
@markalemidnimo4309 4 жыл бұрын
Ma ogtahay siradey Somali oo idil uma sidatid quruxde hablo kula simaa jira oo nan SAA u eegine waaa su aale kaliga maxan kagasahansaday? Sababtuna waxay tahay sambabadiyo beerkiyo wadnahayga surantahy
@Hilaac33
@Hilaac33 5 жыл бұрын
Beenaale.heestan.waxaa.lahaa.ilaahay.hownaxariisto.maxamed.ciise.cabdi.oo.reer.dhagaxbuur.ah.ma.dhimanin.xasan.aadane.waydiiya.ninkii.lahaa
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
xasan dheere wll Laxamiistuhu wuu sheegay inuu Abwaan maxamed Ciise cabdi (ciise ganey) sameeyay heesta ee sifcn u dhageyso oo faham
@Rayankalif1911
@Rayankalif1911 4 жыл бұрын
Laxameyste waye ninkn wuna shegy ninka leh
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Maxaa samatar lawaydiin ninkii heesta samatar ulaxameeyay ee xafidsiiyay ayaaba meesha fadhiya oo aad beenaale kuleedahaye miyaadan xishoonayn isagaaba sheegayaa sifiican udhagayso oo dag daga dhaaf
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
legen
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Kani waraysiyada fanka isaaq buu ka dhex raadiyaa kkkkk
@fadumoabukar9981
@fadumoabukar9981 4 жыл бұрын
Oo hadaa Ma Cid kalaa Fanka Idin bartay ,😂😂😂😂
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 7 жыл бұрын
Nidaamiye malahan heesta waxa leh ciise ganey
@warendimohamud2502
@warendimohamud2502 7 жыл бұрын
Mohamed Nuur 1:50 daawo heesta col. ciisaa ii dhiibay. Nidaamiye heestisu waa tii uu kusoo baxay samatar ee 'sida hogosha roobka '
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 7 жыл бұрын
warendi mohamud haa samatar heesaha hergalay markii uso galayey heesta ukuso galy waye sida hogosha roopka nidaamiye ayaa udhiipey
@khaalidemkfaraxaalb2713
@khaalidemkfaraxaalb2713 6 жыл бұрын
Fafdfw
@mucabcade8193
@mucabcade8193 7 жыл бұрын
Heesta awow ga ayaa leh oo yidhah do xasan askari oo hada buco jooga islaantu uu qadaqayna waa islaanta caruurta uu dhacadhay oo ladhaho siraad. Hada waxay ku sugan tahay. Burco oo qada ku ii bisa sirow ga burco
@ahmedbronchi2155
@ahmedbronchi2155 7 жыл бұрын
mucab cade heestan waxaa sameeyay maxamad ciise cabdi oo reer dhagaxbuur ah,wuxuuna jeclaan jiray alle ha u naxariisto e ina jirde xuseen.jirdana wadaad buu ahaa alla ha u naxariisto e,oo ma jeclayn fannaaniinta.maxamad ciise dhawr heesood oo kale o ay ka mid tahay aaminay xasuusnow ayu inanta u sameeyay.maxamad wuxuu ku dhintay magaalada lagos ee nayjeeriya,isagoo ka qaybgalayay barnaamijka fanka iyo suugaanta afrika,oo la odhan jiray banfas.
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 6 жыл бұрын
Waruntii heesta waxa iska lahaa xasan askri oo aha gashanle sare dawladi afwayne hadna nool oojoga kana tirsan sarkisha ugu sarysa cidamda qarnka somaliland
@guledshakalswezerlandr5761
@guledshakalswezerlandr5761 6 жыл бұрын
heesaha gabigodaba hargiesa ayaa lagu samayn jiray xasan ganay ayaa lahaa heeskan waryaa abwanintu waxay kasojeden wax samayn jiray hargiesa
BARNAAMIJKA FANKA IYO MULAXAN CABDIKARIIN JIIR
1:00:25
Horn Cable Tv
Рет қаралды 124 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 19 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
Maxaad jacelka ka taqaan? Wali  ma dhuuxday Qisadii Qarad
25:37
HANOOLAATO
Рет қаралды 223 М.
Hereri iyo Djibouti  Hassan Aden Samatar
31:20
Universal Somali TV
Рет қаралды 1,6 МЛН
Qisada heesta Kaftan/ Kaxbaan ahay   ee ay Hibo Nuura qaado
5:47
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 141 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 200 М.
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН