QISADA NUURA!!Q.2

  Рет қаралды 50,441

Sawda Billan

Sawda Billan

Күн бұрын

#qiso_cajiib_ah #sawda-billan#fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Пікірлер: 295
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 3 ай бұрын
Ooh 😭nimanka wanagsan maxay hore ugu dhintaan eebow haashim unaxariiso😭
@xamdamaxamedxamdamaxamed999
@xamdamaxamedxamdamaxamed999 3 ай бұрын
Ilaahoow aabahay u naxariiso aduunka kuma kulmine anigoo caqli leh Ilaahoow janada nagu kulmi oo u denbi dhaaf 😢😢😢
@boodhariyare5722
@boodhariyare5722 3 ай бұрын
Aamiin😢
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 ай бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 3 ай бұрын
Nin wanaagsan ayuu ahaa alle how naxariisto qabriga alle how nuuro aamiin yaa allah qof balantii ofisay ayay ahayd wuu sameeyay qofku marku kugu waynyahay jacaylkiisa ayaad ku nolanaysa jasakallahu khyr wll
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 3 ай бұрын
33 sano ayeey hoyadeey nafteeda u hurtay ilmaheeda waliba ayadoo yar oo 27 sano jirto ayuu ka dhintay abaheey allaga u naxariisto abaheey iyo abayaadha kalaba
@Mariyacalimaxamed
@Mariyacalimaxamed 3 ай бұрын
Haaa walahelayya lkn rag haashim oo kale baa yar ama aanaba lahelayn 😢😢
@Mss___darajo
@Mss___darajo 3 ай бұрын
Wlhi wan ilmeeyay🥹rabi nolol farxadle ha inasiiiyo niman wngsn iyo awlaaad baaariya🥹🤲🏼🥺
@ZuhuurKhalif
@ZuhuurKhalif 3 ай бұрын
Amiin yaa rabi 😢
@Hafsonor22
@Hafsonor22 3 ай бұрын
Aamin dhamaanteeen
@MaysaYar
@MaysaYar 3 ай бұрын
allaahu akbar😭😭
@MaysaYar
@MaysaYar 2 ай бұрын
sawda mahadsanid wall qaali qisaskaaga waa xikam iyo cibar🙏
@aminaabdiadem9900
@aminaabdiadem9900 3 ай бұрын
La ilaha ila anta nin roon ma raago soomaali dhahaan qisada murug ey ku dhamaatey alxamdulillah calaa kuli xaal ilaheey ha u naxriisto wilka janatul firdos Allah ha geyo amiin shogran ukhti jazakallahu kheyran jazaa
@KhadraAhmed-r8x
@KhadraAhmed-r8x Ай бұрын
Illow unxariso iga iyo wxii dhintyba😢😢
@fariixaahmed5715
@fariixaahmed5715 3 ай бұрын
Alla soowdooy sheekadaan iyo sheekadi gabdhi ninka dahabkeeda u gaday waan la ilmeeyay😢
@FartunIpra
@FartunIpra 27 күн бұрын
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@روضةعبدالقادر-ن9ق
@روضةعبدالقادر-ن9ق 3 ай бұрын
Alla sowday waxadba modaa inad ani iga shekaynayso Allha una xariisto walalkaas iyo walaleheennagu cidleye dunidan🥹🥲 janada allha nagu kulmiyo 🤲🤲
@hannasharaf5459
@hannasharaf5459 3 ай бұрын
Dhowr sababood ayaa gabdhahena ku qasba guur kale, 1 dhaqaalo la aan oo agoonta dartood ayay u galaan, tan labad waa ninkii oo marka horeba u naxariisan jirin, sababo badan aya jira.
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu 3 ай бұрын
Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 ай бұрын
Ilaaahow U Naxriiso 😢😢😢Haashim wllhi Geeridii seygeygii ayan soo xasuustey anoo xaamilo ah ayuu dhintey mudo sanad iyo bar ah ayuu aasan yahay wllhi ma ilaawo Naxdintii iyo murugadii wllhi afar hablood oo mid xitaa caloosha ku sido ayuu iga dhintey keligey baan u shaqeeya oo korsada Ilaaahow arzaaqada noo waasici ubadkana nala kori Yaa Rabbi Masuuliyada noo fududeey😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 3 ай бұрын
Allah unxariisto dhaman 😢😢
@hodanmoktar2370
@hodanmoktar2370 3 ай бұрын
Allah unaxriisto😢😢 Adna gabdhaahaaga allah kula koriyo queen
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 2 ай бұрын
Allah haunaxariisto xajigaagi ilaahay qabriga haunuuriyo adigana gabdhahas uukaga tagay ilahay hakugu asturo diintana bar oo kula dadaal si ad janada uugu gashaan adiyo saygaaguba ilaahay qalbigana hakuu qaboojiyo wll mcney
@sumayohaji2821
@sumayohaji2821 2 ай бұрын
Alle ha u naxriisto abyo alle caruurta alle hakula koriyo oo alle hakuu tarbiyeeyo ❤❤❤❤
@MaxamedCali-xz8mq
@MaxamedCali-xz8mq Ай бұрын
Ilaahoow u naxariisto
@NadumAbdi
@NadumAbdi Ай бұрын
Wlh wn ilmeeyey qof jaceyl ku dhacey uun ba dareemi kara😢
@SuhurMuse-p9u
@SuhurMuse-p9u 3 ай бұрын
boqol jeer baan eegay sawda billan 🎉🎉scw scw scw
@DeeqaMohamed-l2r
@DeeqaMohamed-l2r 3 ай бұрын
Allahu akbar
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 3 ай бұрын
Anaa uhoreeyo sowdaay xabiibti bin iisaar si Ay asxaabta ii Arkaan iisoo duceeya walaaliyaal muraad baan leeyahay ❤😢😊
@nafiisamaclin5041
@nafiisamaclin5041 3 ай бұрын
Muraadkaaga allh haku sahlo hppti 🤲
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 3 ай бұрын
@@nafiisamaclin5041 Aamiin xabiibti
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so 3 ай бұрын
Muradakaga Allah ku sahlo Oo aan macsi laheen insha Allah ❤
@Sacdiyoaxmed-nt1vt
@Sacdiyoaxmed-nt1vt 3 ай бұрын
@@Ayanmohamed-xl9so Aamiin Abaayo insha Allh
@caaishadaahir4505
@caaishadaahir4505 2 ай бұрын
Muraadkaaga oo qeer leh alle hakuu sahlo xabibti
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mashallah sawda qalib mahasanid ❤❤❤❤❤
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 3 ай бұрын
Haa wll walaga helaya. Aniga aya ka mid ah 😢😢😢😢 5 sano ka hor ayu dhintay xaajigeya😢😢 dhow caruur ayan hesayta Masha allah alxm 😢😢
@anabellarobleh1077
@anabellarobleh1077 3 ай бұрын
Walahi siday gabadha uu naxday si ka xun ayan u naxay marki abahay lagu dhahay kansarka berka aya haya balse 4 bilod ka dib ayu gerioday 2018 ayey ahayd allaha uu naxaristo qabrigana ha uu wasiciyo 😢
@حميراءعبدالله
@حميراءعبدالله 3 ай бұрын
Allha ubarbaaariyo owlaadeda ugana dhigo baaariyaal dhowra
@SalwaOdowa
@SalwaOdowa 3 ай бұрын
Sidad marki uhoraysay shegty ohinba iga dhamatay walahu😢😢😢
@HaniBashirxasan
@HaniBashirxasan 3 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyaa noqdey maanta mahadsanid habo mcn ❤❤ wllhi qisadaan waan sugaayey
@iskufilan174
@iskufilan174 3 ай бұрын
Carabtii hantida ay ku waasheen iyo naag la garaaco
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo 3 ай бұрын
SCW SCW SCW Adeer mcnto Drs Sawda Billan Guuleeyso Insha'allah ❤️❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️❤❤❤
@qalanjoluul5034
@qalanjoluul5034 3 ай бұрын
allahuma sali wasalim cala nabiyunaa muhamed scw
@asturan407
@asturan407 3 ай бұрын
ax 😢wlhi ad ayan ogaa naxy dimashadha hashim ilhy janadha hakuwadha kulmiyo❤
@nanogzan
@nanogzan 3 ай бұрын
jzkllahu khairan aysawda 👍👍❤️
@boodhariyare5722
@boodhariyare5722 3 ай бұрын
M.a alaah❤
@ZamzamYusufYusuf
@ZamzamYusufYusuf 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 ай бұрын
الله أكبر
@nadarindhabalac3726
@nadarindhabalac3726 3 ай бұрын
In aan sugayey ma leyga dareemaa😅😅😅
@Nuura-zf7kf
@Nuura-zf7kf 3 ай бұрын
way sax tahay Anigu waanku raacsanahay mansha Allaah ❤❤❤
@AliAli-kp1ry
@AliAli-kp1ry 3 ай бұрын
Masha Allaah❤❤❤ sheekadan waan sugi wayey
@degelkhayr
@degelkhayr 3 ай бұрын
Sawdaay gabadhuhu waa wada Nuura ee waxaa besela nimanka marka Haashim isagaa wanaagsanaa oo shaqaystay wanaagaas haduu xumaan lahaa way guursan lahady gadaashiisa say u hesho nin wanaagsan waa fikirkayga
@HamdiMohamed-n7s
@HamdiMohamed-n7s 3 ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤
@XamdiCaliMaxamed-ze6hk
@XamdiCaliMaxamed-ze6hk 3 ай бұрын
Haduu xolo iiga dhiman maxan sameynaa oo caruuta iga bahan yihiin ana 25jir an ahy😢hadana dumal leyla hortagan yihii😢😢
@Hafsonor22
@Hafsonor22 3 ай бұрын
Dumaal ha yeelin yaa lagu bahdilin ilmhaada u shaqeeso korso meeqo cunug waaye
@AishaHassan-tm3cu
@AishaHassan-tm3cu 3 ай бұрын
Iisoodoceeyo asxaabta sharafta leh waadmahad santihiim imtixaanka sabtidi ayuu bilaabanaayaa iisoodoceeya sawda sharafay qalanjo iisoodocey xabibti
@Kalthuuma
@Kalthuuma 3 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ♥️♥️♥️♥️♥️
@Nimcoabdillahi-b7z
@Nimcoabdillahi-b7z 2 ай бұрын
Alle hunaxariisto😢😢😢
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 3 ай бұрын
Masha allh hbo mcn alle cimri dheri iyo cafimad ha ku siyo ❤❤❤
@munamohamed1078
@munamohamed1078 2 ай бұрын
Wlhi aniga illahay ninkayga ha iidayo kuma fikirayo inan ninkale guursado isaga ayaanbo saaid u jeclahay ku kalana imaba qalmayo❤
@isteelkaaxmed-qq6pg
@isteelkaaxmed-qq6pg 3 ай бұрын
Wlhi hoyadey abahey ka dhintay wlhi ma.aysan guursan waliba aydoo ciyaal uaryar
@najruushdd9994
@najruushdd9994 3 ай бұрын
sowda qaaliyay qisadii safiyo maxa kuqornaa anoodhaysanaya baan kadhaxbaxay kadib waan wayay wll qaali plse iisheg gabadhii ninku xumeyay hoyaded kaliya haysatay
@AyaanleTimirta
@AyaanleTimirta 2 ай бұрын
scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw 😂the
@amranhassab7872
@amranhassab7872 3 ай бұрын
Aamiin aamiin 🤲
@SamirSaid11
@SamirSaid11 3 ай бұрын
رحمة الله عليه اخوانا هاشم وجميع موتى المسلمين والمسلمات
@nadirahmed8634
@nadirahmed8634 3 ай бұрын
Waa qiso wax ku qadasho mudan
@MaryaKedo
@MaryaKedo 3 ай бұрын
😢😢🎉🎉
@GafaaMohmed
@GafaaMohmed 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@musabimimi
@musabimimi 3 ай бұрын
intii arkaysa commentan fadlaan iso duceeya inaan imtaaxan ihaysta ilahay iga gudbiyo
@BilanYusev
@BilanYusev 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🎉🎉🎉
@MaryamaSheiq
@MaryamaSheiq 3 ай бұрын
Ano qiresan baa iga qoslise qofa farxad udhinte kulaha 😢😂
@anfaalfarah3874
@anfaalfarah3874 2 күн бұрын
Wllhi gabadhaasi waa hooyaday oo kle allaw dhamaantayo janada nagu kulmi aniga hooyo iyo aaabo❤
@farxaancali7205
@farxaancali7205 3 ай бұрын
Xabbti sowda aad ayaad u mahadsanthy wlhi qisopyinkaga aad ayan uga helay howsha xitaa inan qabtay ma moodi ila amarkii aan ku bartay ciwaankaana waa xaajiga nin ha ii malyn❤allh ku xafido nosoo badi qisooyin kalo qurux badan
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 3 ай бұрын
Mansha Allah gabadha waa exheel u jano.ninkatha naxarista Allah xasiyo.
@xamdixarago1912
@xamdixarago1912 3 ай бұрын
Allah qof wangsan ma waro ayan maqli jiray allow imaanka no siyaadi adiga qawiye allow samirka no adkee allow u naxariso haashim iyo qofkasta o muslim ah allow gefafkena iyo geeride kala fogee
@MaryamaAxmed-b5j
@MaryamaAxmed-b5j 3 ай бұрын
Asc abyo waan ku salamayaa Alle haku karaameyo ❤❤❤❤ abyo wxaan ku hayaa qiso cajiib keeda wadato lkn magaran karo meel aan kalasoo xiriiro 🥲🥲 ‏‪
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 ай бұрын
الله أكبر
@ashaibra2686
@ashaibra2686 3 ай бұрын
Wallahi wa qisa xanun badan somalida waxay dhahda nin roon maraaga haashim allah unaxarista nuurana carurta allah lakoriya allah uxifdiya kuweda iyo kuwenaba amiin
@FartuunCali-h6y
@FartuunCali-h6y 3 ай бұрын
M.a❤❤❤❤
@Xamda-os7qe
@Xamda-os7qe 3 ай бұрын
Allhu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 3 ай бұрын
Jazakalaaah kheeir qisoyinkaga howsha ayaan ku qabsada liktana kulama dhafo qali❤❤❤
@MusbaxAhmed-ey9de
@MusbaxAhmed-ey9de 3 ай бұрын
Alahu Akbar
@ramuromafardowsa5394
@ramuromafardowsa5394 3 ай бұрын
Qofki uhoreye asc sawda ❤
@ZahraJamacCarte
@ZahraJamacCarte 6 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@MohaBde-n5l
@MohaBde-n5l 3 ай бұрын
Baayo khad maaxa kaa soo qabtaa waa Ku jeclhy
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t 2 ай бұрын
Alahu akbar
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 3 ай бұрын
الله أكبر
@SaynabIbrahim-ek3ee
@SaynabIbrahim-ek3ee 3 ай бұрын
haa hoyade baa kamid eh
@raahoomar5243
@raahoomar5243 3 ай бұрын
Hooyadey aaba sas ah allah no daaye abahay gadashii ninkle ma gursan xitaa lawada dhanba guurso iido la dhahaye diide allow badalkeeda jano ka dhig🤲🤲🤲ya allah
@sumeyoabdi98
@sumeyoabdi98 3 ай бұрын
Asc
@HafsaAbdirahman-ho6oy
@HafsaAbdirahman-ho6oy 3 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد ❤ آنا لله وإنا إليه راجعون 😢 الله يرحمه ويغفر له ويسكنه الفردوس الأعلى
@AdenMaalim-j5u
@AdenMaalim-j5u 3 ай бұрын
Masha Allah keep going ziz m.a❤❤❤ shukran
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid 29 күн бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xasan-tz8pt
@Xasan-tz8pt 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Ashwaaq_Dhowrsan
@Ashwaaq_Dhowrsan 3 ай бұрын
WAXAAN AHAY QOFKII U HORE YAY MAANTA ALX ❤ WAAN KU SALAAMAY SOWDA WLL QLI WLHI WAN KU TAGEERA MARKASTANA WAAN KU DHAGAYSTA WAXAN ISKA DAAYEY HEESO MARKAN SHAQO QABANAYO ADAAN KU DHAGAYSTA WLHII MAASHALLAH ALLE HAKU DHOWRO SA MARKASTA NOO DHAHDO SAMIRKAAGA JANADA KU GALAYSAA❤❤❤
@MaryanDagan
@MaryanDagan 3 ай бұрын
Ax xnun bdnaaa walhi mdxaaa ixnunyaa Wn oyay😢 Mantaa dhan wa uducynyayey😢ax ilhow jnadiiii gey hashim gobsanyaaa
@Faizo_Yahye_Ali
@Faizo_Yahye_Ali 3 ай бұрын
Waan Ku tageeraa Horey u soco Abayo❤
@Ziise4
@Ziise4 3 ай бұрын
Halal waaye ninkale inay guursato waliba dumaal ugu fcn
@SadcaMaxamud
@SadcaMaxamud 2 ай бұрын
Haa way jiraan oi hooyaday ayaaba noloshayada nolosheeda u joojisey ilahy cimriga iyo cafimadkaba hau dheereyo🤲🤲
@HodoArab
@HodoArab 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe 3 ай бұрын
Maasha Allaah waa gabar wanaagsan ilaah xifdiyo
@Alimohamoud-f7o
@Alimohamoud-f7o 3 ай бұрын
Sowdaay ilahay hooyoyinkeen allah hayno daayo Wlhi haa hooyaday iyado yar ayuu aabahay ka dhintay 7 ciyaala ahayn iyadaa na korisay oo nagu tiir iyo tacab beeshay ilaa imikana waa sidii uun aabahayna wuxuu mootanyhy 10 sano
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 3 ай бұрын
Ax allhe how naxariisto 😭😭😭😭 qisaduu waaa xanuuun
@nanogzan
@nanogzan 3 ай бұрын
subhanallah waa qiso cajib ah 😢😢
@SahracabdiGoox-l6z
@SahracabdiGoox-l6z 2 ай бұрын
😭😭😭😭whi ohin iguma hadhin. ALLA hawnaxariisto hashim
@SagalKaaba
@SagalKaaba 2 ай бұрын
Hasheen Alleh naxriisti jano haka warabiyoh 🙏
@MaryamaAxmed-b5j
@MaryamaAxmed-b5j 3 ай бұрын
Asc abyo waan ku salamayaa Alle haku karaameyo abyo ❤❤❤ Abyo mcnto wxaa ku hayaa qiso cajiib ah wallahi lkn magaranayo halka aan kalasoo xiriiro abyo🥲🥲
@FariidoMoha
@FariidoMoha 3 ай бұрын
Allow unaxariiso hashiim qabrigana unurii❤
@MaryanMagaalo
@MaryanMagaalo 3 ай бұрын
Wallahi waaoye markee jawabta sobaxde😢😂😂😂😂😂
@salmiita-ri4cv
@salmiita-ri4cv 3 ай бұрын
Oo maxaa laqosli marka 🙄
@FilsanYusuf-th6xc
@FilsanYusuf-th6xc 2 ай бұрын
Allhaw ana kusoo koray hooyo la.aan carrurtayda hadhigin hooyo la.aan yaarabi unaxariiso iyada iyo inta dhimaty😭😭💔
@RaageRaage123
@RaageRaage123 2 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@XaawaSheekh-s1k
@XaawaSheekh-s1k 2 ай бұрын
@nimcozagalmohamud3850
@nimcozagalmohamud3850 3 ай бұрын
Shukran qlidaydi wlhi wan sugayay
@macthanaftae8305
@macthanaftae8305 3 ай бұрын
What a beautiful heartwarming story ❤😢
@NimcoBachir
@NimcoBachir 3 ай бұрын
Ana manda uhoreeyay❤❤❤❤❤
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 3 ай бұрын
Waxaa iiga naxxdinbdn badnayd qisada xanuunkka dilaagga
QISADA FAATIMA IYO AARGOSIGEEDII CAJIIBKA AHA!Q.1 @sawdamqaalib
32:37
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 57 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 2,8 МЛН
NUURA WAXAA KUDHACAY QARACAN IYO QALBI JAB!!Q.1/@sawdamqaalib
25:13
Sawda Qaalib
Рет қаралды 35 М.
KAQARI AYAY ITIRI HOOYO INAAN GUUR SOOMARAY MAXAASE IGA RAACAY
29:59
KIISKA ILHAAM IYO NINKEDII!@SawdaBillan
35:16
Sawda Billan
Рет қаралды 55 М.
Saliga Nabiga (scw) Noloshayda ayuu badalay | Qiso noloshaada badali karta
17:06
GUURKI BENTA AHAA!!@SawdaBillan
35:26
Sawda Billan
Рет қаралды 69 М.
QISADA NUURA IYO HAASHIM!Q.1@SawdaBillan
27:54
Sawda Billan
Рет қаралды 70 М.
QISADA MARYAN!@SawdaBillan
22:19
Sawda Billan
Рет қаралды 45 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН