Qisada Qaarad qarsoontay | Atlantis | xadaarad la waayay |

  Рет қаралды 107,380

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 383
@shuayb8pack
@shuayb8pack 5 жыл бұрын
Shaqsi mar warlba bulshadiisa lawadaago cilmi iyo muqaalo wax tar badan thanks omar
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 5 жыл бұрын
Dadka Alle Casiya sas ayay uu qarsoman alle Awodisa miid naxaris ah Hanoga dhigo amiin
@ayaandegan3511
@ayaandegan3511 5 жыл бұрын
Mashallh wll intad no dadaashy rabbi haka ajar siiyo dar ilahy ayaan ku jecelhnhy wlky ♥️
@hassanalhariri380
@hassanalhariri380 5 жыл бұрын
Cumarow Atlantis horay uma maqlin Qisadeeda adiga kohor maanta macluumaad cilmiya ayaan kaa faa iiday shukran walaal cumar Walaal qaaliya
@Hogaanmedia1
@Hogaanmedia1 5 жыл бұрын
Waaxay iila muuqataa inay ka hartay dhismimihii nabi suleymaan uu u dhisay jinku horyna waan umaqlay sheegeeda lakin iima faah faah sanayn thanks bro umar inshaar
@kingahmed8839
@kingahmed8839 6 ай бұрын
xitaa mid kale jirto oo la dhaho magalada z oo keymaha Amazon ku taalo
@obsiiyeofficial2093
@obsiiyeofficial2093 5 жыл бұрын
Taariikhdas mar ban maqlay Laakiin cid ii faahfaahisa man helin mahadsanid wll aqoon badan baad tahay xayaakalah tarikhdas wax badan bad iiga iftiimisay
@amoudscientist7582
@amoudscientist7582 5 жыл бұрын
Mahadsanid wllky omar inshar macluumaad muhiim ah
@salmacadey7548
@salmacadey7548 5 жыл бұрын
Mahadsanid wallky.cumar inshaa.waligay.mamaqal qadaraa
@ubaxmaxamed5890
@ubaxmaxamed5890 5 жыл бұрын
Mncha Allah hore umaan maqlin
@ahmetpazy7
@ahmetpazy7 5 жыл бұрын
waa markii ii gu horasay aan maqlay qisadaan waana qiso cajiib ah waana kumahadsan tahay soo gugbintaada
@hapoonjama2763
@hapoonjama2763 5 жыл бұрын
Mnsha allah allah haku barakeyo wll omar inshar sidaad marwalba nogu faaaiidayso horay u soco
@faadumobashiir9303
@faadumobashiir9303 5 жыл бұрын
waligey ma maqlin Balse wa inan diraaseya tariqda insha allah mahadsanid Omar Inshar
@allaahuakbar6047
@allaahuakbar6047 5 жыл бұрын
Waligay Mamaqlin wax la hadlayana Ada igu horeyay
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 5 жыл бұрын
Waan maqlay anigu Lkn information ka ma hayn
@weareone603
@weareone603 5 жыл бұрын
Manad filimada daawan . Aquaman bnka xasusta lkn way badnyihin filimda lga smyay . Lkn lma hubo
@Gudbi755
@Gudbi755 5 жыл бұрын
AMIIR Abduwahab tooosdp
@Minbar-show
@Minbar-show 5 жыл бұрын
Waxaan waa markii igu hrysay oo aan arko qof ka hadlaayo lkn qoraal iyagoo ah wax waan ka akhriyey.
@kimtiana641
@kimtiana641 5 жыл бұрын
Waan maqlay
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal Omar Inshaar ogaansho best Chanel iftinka oganshaha
@footballskills4622
@footballskills4622 5 жыл бұрын
Thanks pro cumar inshar wlhi waxd thy qof aad uwanaag san pro
@abdirahmaanahmed6632
@abdirahmaanahmed6632 5 жыл бұрын
Masha Allah ustaad Omar Allah ku xafido
@ayaaney
@ayaaney 5 жыл бұрын
Jazakallah kheir for sharing us ❤
@suhaybyare8624
@suhaybyare8624 5 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا اخى عمر
@cabdacasissalaadxaashi5923
@cabdacasissalaadxaashi5923 5 жыл бұрын
Masha allah alaa haa ku dhawro walaal cumar
@MO_BULXAN.1
@MO_BULXAN.1 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal, guul baan ku rajeynayaa 🏆🎉💥🔥❤🎊
@xamsemaxamettchannel875
@xamsemaxamettchannel875 5 жыл бұрын
Xayakaa allah Zxb aduun Caqliga ilahy ha ku siyaaadiyo Han ka abaal mariyo wakhtigad Na siisay Jskallh
@maxamedaamiin6115
@maxamedaamiin6115 4 жыл бұрын
ماشاء الله wll kheyr allaha haka siiyo
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 5 жыл бұрын
Assalamu alikum walal Omar oinshar waan ku salaamay salaan ka dib walal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay alle ha ku barakeeyo
@cazmi_bella1835
@cazmi_bella1835 5 жыл бұрын
Wcs wllo wlhi waa arin xaqiiqda u dhaw mana maqal adiga ka hor thanks
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 жыл бұрын
Mashallah Inshallah G G N C Waad mahadsantahyy wallaal qaaliyaaaaaaaaaa
@aliweheliye2612
@aliweheliye2612 5 жыл бұрын
Wow ogaansho masha allah kanaaal jira 20minute kahor imasad dwatay 🥰🥰😍😍😍allow kudhoowr omar iiinshaar
@hamzayousuf627
@hamzayousuf627 5 жыл бұрын
Allaha ku barakeyoh channelkga Somali channels Mazha allah hore uzocdah
@kowtherdiriekowtherdiirie456
@kowtherdiriekowtherdiirie456 5 жыл бұрын
Waligey horey uma maqal runta fcne wa wax igu cusub
@axmednuur9334
@axmednuur9334 5 жыл бұрын
waa qiso macquul ah inta badana sidaan muqaalka kaa dhadhansaday bada Lagu tuhmayo
@muzakamara5121
@muzakamara5121 5 жыл бұрын
Mawduuc kasamey xadaarada maaya adigoo mahadsan walal ✋
@intaudhaxeysawaa7643
@intaudhaxeysawaa7643 5 жыл бұрын
Wlhi qisadan waad mid layab leh qaabkeeda iyo wixii laga dhahy lkn ani ahaan wax jira ila ma ahan iney tahy sheeko baraaley ban aminsanhy Hadii ay tahay mid sax ah oo ubaahn in lagu cibro qaato Allah nagama qariyeen qisadeeda
@muhyoapdirahman4682
@muhyoapdirahman4682 5 жыл бұрын
mancha allaah wllo rabi raalli ka noqoy 💙💟
@cuulocabdi736
@cuulocabdi736 5 жыл бұрын
Masha Allah omar insha wad mahad santahay ebow
@maxamedmacalinmacalin6056
@maxamedmacalinmacalin6056 4 жыл бұрын
Ma sha Alah waa marki ii gu horaysay oo an maqlo qayr badan dhamaan walaalaha
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 5 жыл бұрын
Cumar Hore u soco
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 5 жыл бұрын
Omar inshaar maan sha allah allah keep u we love u i love your voice one love
@souzousoulei9083
@souzousoulei9083 5 жыл бұрын
Asc mon frère Omar c'est Souleiman 👍👍👍👍👍👍👍👍Bienvenue au Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 5 жыл бұрын
Buug ban ka aqriyey hada ka hor balse saas uma sii tix raacin oo mala awal ban ugystay qaaradii qar qoomtay😔🤗🥺
@herdimediapro4795
@herdimediapro4795 5 жыл бұрын
masha Allah Omar Horey Usoco waliGa
@CrisaqCrisaq
@CrisaqCrisaq 5 жыл бұрын
Mahasanid mashaAllah waa aqoon kororsi👍🏽👍🏽
@anisahassan6449
@anisahassan6449 5 жыл бұрын
Mahadsanid wallky omar👍👍👍
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 5 жыл бұрын
Waal waa runta Maya wax aad ka sheetay historiya sababta oo ah waxaan u ma leenayaa qafkii ugugu horeeyay oo Somali ah oo u tago turismo waa aniga sababtoo ah waxaan jeclahay wax yaabaha historiya in aan arko. Somalida waxaan ku dhahaa war ha aadina Turkiya e ilmihiina bara wax ysabaha adduunka si ay kula socdaan adduuyada 👍😍
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 5 жыл бұрын
Ogaansho sida quruxda badan aad no-go so gudbisid barnamijyada waad ku mahadsanhay
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 4 жыл бұрын
Runtii allaah subxaanahuu wata caalaa ayaa og xaqiiqadeeda waxay tahay run ama been Lkn fikirkayga atlatic ilamaha inay tahay magaalo jirto haday jirtana ama jiri jirtay waa magaalo kafog caalamul xaqiiqiga Waayo qofba meel ayuu kusheegayaa
@cabdimajiidmohamedxanshi9411
@cabdimajiidmohamedxanshi9411 5 жыл бұрын
Alla ayaanaga og wixii jiro sidaan ognahay aduun waxa uu soo jiray sanado anan laxisabinkarin Waxaa laga yabaa in aybada laqday waana sax bada waxa aylaqday dhulbadan laga yaabee in ayku jirtay Fadlan like Saar Subscribed Saar walaal MHD SND
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 5 жыл бұрын
Walaal cumar mahadsanid runtii waa mawduuc igu cusbaa oona hadda ka hor maqal. ustaad waxaan jeclaan lahaa in aad ka hadasho dawlda burburinaysa Yemen, soomaaliyana waalaysa illaa oy barbara iyo Boosaana qabsadeen!
@weareone1837
@weareone1837 5 жыл бұрын
Masha allh shukran wwlkey Omar inshaar
@mahdiyonis5386
@mahdiyonis5386 Жыл бұрын
qur.aankaa.noosheegilahaa
@WacaalProduction
@WacaalProduction 5 жыл бұрын
Hore uma maqal qisadaan iyo qaradaan, Xaqiiqdeda lama sheegi karo madama hadalo is khilafsan kasoo baxayaan dadkii qoray buugagta kusabsan qaradan ilah ku cilmi leh. Mhdsanid walal cumar
@cafiifi
@cafiifi 5 жыл бұрын
Wllhi horey umaanan arkin Lkn xaqiiqada ayey udhawdahy Mahadsanid sxb cumar inshaar
@hanaddj2182
@hanaddj2182 5 жыл бұрын
Thanks zxp keep going hor Mar wacan bro👏👏
@muhiyoaadan8721
@muhiyoaadan8721 5 жыл бұрын
wad ku mahadsantahay inan ka ogano wax yaalo aanun maqlin
@saqawesalah451
@saqawesalah451 5 жыл бұрын
masha allah wuu na anfcy ciwnkn
@scssaldanadacilmigascience9782
@scssaldanadacilmigascience9782 5 жыл бұрын
Allaahu akbar😍
@sharuuxilwa2428
@sharuuxilwa2428 5 жыл бұрын
Noso badi waanagu socotaye ebow 💉🤴🤴
@qadarow1023
@qadarow1023 5 жыл бұрын
Qusada atlantic waa mid macqul ah sxp omar ishaar horyna uma mqlin blse wan aamin
@hassanabdirahman5380
@hassanabdirahman5380 5 жыл бұрын
wlky cumar maxamed inshar wax naga maqan ayaan ka faiidnay alle ha ku sharfo
@mohamedfarah4426
@mohamedfarah4426 5 жыл бұрын
Waligaa ilaahay xasusnow
@LilBasto
@LilBasto 5 жыл бұрын
Welcome to lil Basto Offictial KZbin channel and Thanks to all of you guys
@Daariqfilms
@Daariqfilms 5 жыл бұрын
Ninki ku yaqan ba ku garan legend lilbast0
@mohamedabdinasir4809
@mohamedabdinasir4809 5 жыл бұрын
Wll ,sxb, abti, adeer io maclin waa mahadsnthy
@yusufsahanshe6512
@yusufsahanshe6512 5 жыл бұрын
ASC walaalkay cumar Tariikhda ATLANTS waaa tariikh an in mudaba ku arkayay Bugaag iyo DICOMENTARIO lakiin ilaa hada meeel ay aheed iyo meeel ay jaaan iyo cidhib dhigtay cid si cad usheeegaysa ma arag waxan ilaa maanta ka naqaaan waaa aragtiyo sidaynu unagaaaan gidaaarkii u dhisay adoonkii saaalixa ahaaa ama boqorkii caadika ahaaa DULQARNEEN
@mustafemaxamuud6961
@mustafemaxamuud6961 5 жыл бұрын
Man Macklin waligay wllkay omaraw lkn hada waa masha allah
@ibrahin2250
@ibrahin2250 5 жыл бұрын
Masha Allah horta maqalka qaarada qarsontay hada aya iigu horeyso lkn wa macquul iney dhab tahay wayo wxa laga yaaba dhismayashi nabi suleyman iney kahartay aya laga yaaba
@hoygawaxbarashada3364
@hoygawaxbarashada3364 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxb lkn maaalamahan waxaad kamashquushay waraka caafimaadka iyo sirdoonka .ogaansho guul
@dhagayare
@dhagayare 5 жыл бұрын
Horay ayaan u maqly run ahaanti waa dhab waana Xadaarad aduunka soo marty
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
CAJIIB OMAR IINSHAR TARIIKH MAGUURANA AYAAD MARKASTA NOHAYSAA OGAANSHO TV CODKA OMAR INSHAAR CIDNA KUMA DOORSANAYO GUULAYSO
@keedkaxogaha9531
@keedkaxogaha9531 5 жыл бұрын
Badan Atlaantiga waa maqli jiray Lkn Ma Ogeen iney Asalkeeda Tahay Xadaarad Qarsoontay Waan Faa'iiday Mahadsanid Omar iinshaar
@Abou-abassMahamed
@Abou-abassMahamed 3 ай бұрын
Waa qisadaha Quran Ku no shego dhulkooda kala duwaan ee u ilahay subxanahu wa tacala halagay markay qokeen
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 5 жыл бұрын
Thanks ogaansho💕👏💕👏💕
@suhaibfantasticboy9786
@suhaibfantasticboy9786 5 жыл бұрын
Waligay ma maqlin wlhi kaliya waxn maqlay qaarada Antaltis ee barafku Hadheeyey balse waxn umaleenaya sidii uu sheegay Halyeygii muslimka ahaa ee uu yidhi waa magaalo ay shaydaamadu udhiseen nabi sulaymaan
@UukowMedia
@UukowMedia 5 жыл бұрын
Masha'Allah waad Mahadsantahay walaalo
@apdinasirmohamed2317
@apdinasirmohamed2317 5 жыл бұрын
Manshallah wll like ii saar hadii aad muslimtahay
@sahroadan2012
@sahroadan2012 5 жыл бұрын
Masha allah horey wan u maqlay lkn macquul inay sax thy ama qalad thy الله أعلم
@goolaangodgal3157
@goolaangodgal3157 5 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho
@warsamekeyze4050
@warsamekeyze4050 5 жыл бұрын
Mnsha alh Qof illahy siyey balaqo
@MaherCade
@MaherCade 5 жыл бұрын
Zxp Hore Ayaa U Maqlay Qisada Atlantic Waxeey Igula Ee Katay Run Zxp Omar Hore U Soco Waligaa Qeyr iyo Wanaagba Ku Rajeyay zxp Igu qali Ah
@maslaxmarkaawi5383
@maslaxmarkaawi5383 5 жыл бұрын
Gagtii joogsan wayso marbay ceeb lakulantaa👍
@Xamsecanadi
@Xamsecanadi 5 жыл бұрын
Alla ya cizak wllo waa channel aan run ahaanti aad u jeclehay
@barkhadmaxamedbarkhad1620
@barkhadmaxamedbarkhad1620 5 жыл бұрын
Wlahy wa magalo layab keeda leh🤗
@haashimabdi4836
@haashimabdi4836 5 жыл бұрын
Wll omar horey sock
@saacidniyaaziofficial4086
@saacidniyaaziofficial4086 5 жыл бұрын
M.a mhdsnd ustaad
@qinnadaoud8393
@qinnadaoud8393 5 жыл бұрын
Haa waa arin inta bada omado kala duwan eey ka hadlaan waana is leeyahay waa xaqiiq sidaan aaminsanahay
@nimcociise3200
@nimcociise3200 5 жыл бұрын
Thanks wllky qali hore usoco
@Siraajmedia1
@Siraajmedia1 5 жыл бұрын
Abdi fataax sxb Subscribe isaar wall
@nimcociise3200
@nimcociise3200 5 жыл бұрын
@@Siraajmedia1 hye zxp
@mumtazbeauty966
@mumtazbeauty966 5 жыл бұрын
Walal Omar waxan jeclaan lahaa inaad barnaamij ka diyaariso jasiirada Cyprus ama qubrus. Waxee ka mid thy meela ugu taariqda badan wallow ee tagi jireyn xitaa asxaabiya mar an tgy 2011 waxan Ku argay meelo badan taarikhi ah xitaa masjid la igu dhahay nabiga SCW eedo diisa Ku duugan taas oo ii shegyn imamadi masjidka . Fadlan waa iga codsi
@luuldaahirmuriidi7543
@luuldaahirmuriidi7543 4 жыл бұрын
Maasha allaah Illaah ha ku xafido
@mowliidyusucaaffical5387
@mowliidyusucaaffical5387 5 жыл бұрын
Ilahay hano kadayo wll
@watchman9794
@watchman9794 5 жыл бұрын
thanks cumar
@somalitechniquesst7789
@somalitechniquesst7789 5 жыл бұрын
ASC haa sxb hore waan umaqlay
@NuurtoNalkah
@NuurtoNalkah 7 ай бұрын
Cumaraw codkaaga markii hore ayuu aad u qurxoonaa❤
@enghabsame609
@enghabsame609 5 жыл бұрын
waaba ii afkaaga cumarow dhabtii waan faa,ideystay
@MHY89
@MHY89 5 жыл бұрын
Maanta ka hor ma maqal Macluumaat igu cusub Mahadsanid Omer
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 5 жыл бұрын
Keep going my blod
@FarxiyoQasimmaxamed-mr2hq
@FarxiyoQasimmaxamed-mr2hq Жыл бұрын
Wow 😲😲 wacajib qisadan wllhi
@hamzemohamed4317
@hamzemohamed4317 11 ай бұрын
مدينة أتلانتس الضائعة 😢
@mohamedyuusuf1644
@mohamedyuusuf1644 5 жыл бұрын
Ustad waxan karabnaa inad badiso. Tariikh inta iguracsan like
@ahmedjama9809
@ahmedjama9809 5 жыл бұрын
Somaliweyn 👈❤❤❤❤
@abdiasiisomar5447
@abdiasiisomar5447 5 жыл бұрын
jasakalahu khayr maanta comments first ahay
@abdijibaarhirsi618
@abdijibaarhirsi618 5 жыл бұрын
Hada ugu horaysay ina maqlo ana bug ba ka qori inshalah
@abdirahmanmohamed1994
@abdirahmanmohamed1994 5 жыл бұрын
M.a saas lagaa rabaa
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 5 жыл бұрын
Runtii Allaah (SWC) wax walbo isaga ayaa og bilaaw ilaa iyo dhamaadba, Aduun iyo Aakhirana isaga ayaa Xaqaa'iq tooda og,
@ismaaciilomar1908
@ismaaciilomar1908 5 жыл бұрын
mahadsanid mucalim
@halimashire3671
@halimashire3671 Жыл бұрын
Thanks shekh omar
Waamaxay Cajaaibta 7 ah ee aduunka ? | Cajaaibta 7 ah |
10:41
OGAANSHO
Рет қаралды 272 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,4 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 41 МЛН
5 Qof mise 700 oo qof ? | Qisada titanik .
9:09
OGAANSHO
Рет қаралды 227 М.
Calaamadaha Saacada ?  | Dhacdooyin wax badan muujinaayo
13:40
OGAANSHO
Рет қаралды 343 М.
Deg deg  - Wariyaha ay ugu necebyihiin Shabab oo aan wareysanay.
52:47
Furinta Hore ee Dagaalka |Yaxya Alsinwaar |
13:44
OGAANSHO
Рет қаралды 128 М.
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,4 МЛН