Qisada Ruwaayadda Canaad waxaa ka warramaya Abwaankii sameeyay Sayidcali Maxamed Sura.

  Рет қаралды 74,543

Goobjoog

Goobjoog

Күн бұрын

Qisada Ruwaayadda Canaad waxaa ka warramaya Abwaankii sameeyay Sayidcali Maxamed Sura.

Пікірлер: 118
@xasancalimaxamed4216
@xasancalimaxamed4216 3 жыл бұрын
Riwayadan markii igu horeysay an dawaday 1999kii waxey aheyd mid aad lo xiiseyo jilayasha riwayadan wa maki xaji banadir maxamed cabdow salim ajakis allaha unaxariisto jeri cabdi usey allaha u naxariisto cali camudi in u dhintay ayan maqlay lkin ma cadeyn karo salax dhere nimco heybe shamso dadsan walahi dadkan wa banadiri wadani dhab ah sxbayal inta igu fikirka ah likta iisaara
@MascuudOmarOfficial
@MascuudOmarOfficial 3 жыл бұрын
Sayid Cali Maxamed Sura! Big legend 👑 fanaan+abwaan+laxamiiste the best of the best! ❤❤ Wallahi dadkaan cml majoogaan sanadkaan 😭😭
@intisaardahir4345
@intisaardahir4345 2 жыл бұрын
Ilaheey ha u naxariisto maskiinka maanta wuu naga hoseeyaa🤲🏾
@zakyarab238
@zakyarab238 3 жыл бұрын
Omg dadkaan cml nama soo maraayaan wlhi ilaahoow inta ka joogto dadkii horre cimriga iyo caafimaadka u barakeey
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 2 жыл бұрын
Erey sax ah wlhi
@suleeqo0163
@suleeqo0163 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo shalayu dhintay 😭😭
@mustafsharif5867
@mustafsharif5867 3 жыл бұрын
Heesaha canaad hal hes xun kuma jirto hesta an ugu jeclhyna wa hesta wadaniga, wax iila wadee iyo lela haiga leexaninee Lagend 👌👏
@cabdimaalik7764
@cabdimaalik7764 2 жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso qabrigana kuu waasaci janooyinkaagane alloow ku arzaaq 🤲😭🥺😢😭🥺😢😭🥺😢😭😢🥺😭😢🥺😭😢🥺😭🤲
@ymmmu7734
@ymmmu7734 3 жыл бұрын
Goobjoog mahadsanidiin wlh heesahaan ayaamo badan ayee xamar ka kacsanayeen sayid Cali suura salaama
@sumayoc.qaadir8405
@sumayoc.qaadir8405 2 жыл бұрын
allaha hau naxriisto siid cali sure runtii isku meel ayaan ku dhalaney isku dugsuna waan aheen hal xafat ayaan ku soo wada kornay runtii waxan ahaa qofkii ugu horey ee riwayadii ugu horeysay uuka heeso u maal giliyay gudoomiyana ka ahaa runtii waxaana laga digay dhineemo afrika oo xafadeey ku talay aduunyo
@hilowlehilowle1375
@hilowlehilowle1375 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto janada alaha geeyo aamin
@maryanhassan5142
@maryanhassan5142 3 жыл бұрын
Waqtigaan waqtiyuu ahaay adag xasuus ♥️♥️♥️
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 3 жыл бұрын
Legend siid Ali suura. Xasuus Iyo waayo waayo ayuu dib noogu ceeliyay
@obimedia1660
@obimedia1660 3 жыл бұрын
Masha alah abtiga waa ku heestii aamiinaay uur urooneey anigoo yar ayaa dhageeysan jiray xasuus aad xasaasi u ah ayaad igilisay
@ugaassadiiqmaleela2945
@ugaassadiiqmaleela2945 2 жыл бұрын
Wllhi Canaad waa xasuus heeso xun kuma jiiran wllhi 😢Aniga naf haanteyda wan ilmeeyey wllhi 😢😢😢😢
@daadirmohamed6580
@daadirmohamed6580 3 жыл бұрын
Waa qiiroday wlh this man is legend
@ruweydamustaf7110
@ruweydamustaf7110 2 жыл бұрын
Ale Ha Unaxaristo Manta duco ayuu Naga rawa Abwanka
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 2 жыл бұрын
Abwaan suura iyo kooxdiisa waqti adag ay naga soo saareen runti. Ilaahow cimrigiisa u barakeey.
@ahmedhusni919
@ahmedhusni919 3 жыл бұрын
war siidcali waa nin qaali ah sheekooyinkiis intaan way ka badan yahiin canaad keliya ma ehee sir jeceel iyo isma dhaanto isagaa sameeyey heesaha ku jira waaa heeso xul ah canaad2 xitaa albumkiis waa heeso mac yahay ninka wareysiyo kale ka soo qaada fadlan
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 2 жыл бұрын
greats of the all time siid cali sura maanta ayu geeri yooday allaha u naxariiso
@abdirahmansuleimanmahdi9409
@abdirahmansuleimanmahdi9409 2 жыл бұрын
Alla kuu naxristo sxbkeyga qaaliga ahaaa Sayid Cali Sure 😭😭😭😭
@mohamedhadi6291
@mohamedhadi6291 3 жыл бұрын
Real abwaan noolow! You were amazing I liked your thoughts
@AbdiAli-js9yk
@AbdiAli-js9yk 14 күн бұрын
Allah ya rahma he passed away, please make Dua for him 🤲🏽
@faaraxcilmi3640
@faaraxcilmi3640 3 жыл бұрын
Caaadi maaaha ninkaan codkiisa is ma badalin waa nin weyn oo legend
@albaraawi1942
@albaraawi1942 2 жыл бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون Maanta oo taariikhdu tahay 19/02/2022 ayuu geeriyooday Sayidcali Maxamed Sura. Allah ha u naxariisto janada fardowsa allah ka waraabiyo
@marwaanofficial6166
@marwaanofficial6166 2 жыл бұрын
Allah Ha unaxriisto 🥺😭
@Zahra-hx4rf
@Zahra-hx4rf Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto 😭
@umhassan5406
@umhassan5406 Жыл бұрын
Ilahayow u naxariso wan ka naxay aaad an u jeclaa cudkisa
@dontworry6674
@dontworry6674 5 ай бұрын
Allah ha unaxristo Amin
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha u naxariisto qabrigiisa ilaaheey ha u waasiciyo AAMIIN
@abwanxayle7053
@abwanxayle7053 3 жыл бұрын
Abwaan fanaan laxameste legend ninkaano kalaa ladhahaa said Cali suura aad baan usalaama abwaanka iyo bahda goobjoog oo dhan
@zakigunners5024
@zakigunners5024 Жыл бұрын
Sir sayid cali maxamuud sare🙏🙏🙏
@kouthersherif1431
@kouthersherif1431 3 жыл бұрын
Inta TikTok ka so racdey 😘
@Noor-be9fv
@Noor-be9fv 2 жыл бұрын
Allah ya rahma said cali sure illah ha u naxriisto maanta ayuu dhintey
@nadiir2023
@nadiir2023 3 ай бұрын
Xasuus 1999 Allah raxma
@Rashiid899
@Rashiid899 3 ай бұрын
odaygan caadi maaha rock star waya
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 3 жыл бұрын
Love you 😍 sir sayid ali suura ❤️❤️🙏🇸🇴
@aadanabshir9378
@aadanabshir9378 9 ай бұрын
waa dhinaty allah haw naxariisto abwaanku
@najmakhaliif2791
@najmakhaliif2791 2 жыл бұрын
Allaaha ku naxariisto Sayid Cali Sure qabriga Allaha kuu waasiciyo🤲🏽
@khadarmahamud6094
@khadarmahamud6094 2 жыл бұрын
Gormu dhintay wll
@decocade1659
@decocade1659 2 жыл бұрын
@@khadarmahamud6094 waxu dhintay tariqda markey aheyd 19 2 2022
@khadarmahamud6094
@khadarmahamud6094 2 жыл бұрын
@@decocade1659 mahadsanid Adi xage jogta sxb
@decocade1659
@decocade1659 2 жыл бұрын
@@khadarmahamud6094 xamar
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 4 ай бұрын
Wlhi ma ogeyn inuu asaga sameeyey Ruwayada Qisadana isla asaga ku dhacday 😢 Allow kuu naxariiso
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
ILAAHAY ha u naxariisto kitaabkiisa midigta ALLAH haka siiyo aamiin aamiin aamiin
@muxuyadinmaxedaxmad8170
@muxuyadinmaxedaxmad8170 3 жыл бұрын
Lagend Abwaan Allaha Noo Kaa Nabad Yeelo
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Allaya Raxma raaximin cwa Marxum Sid Ali Sura Rabi Dambigiisa Ha Dhaafo 😫😫😫
@siyaadahmed8615
@siyaadahmed8615 Жыл бұрын
heesi waa heesihii hore sida midaan oo kale
@143-k1d
@143-k1d 2 жыл бұрын
Alaha U Naxariisto Ustaad Sayid Ali Sura Kitaab Kiisa Midigta Alaha Kasiiyo Aamiin Aamiin
@asalraacmedia
@asalraacmedia 2 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto wuu geeriyodey abwaanka
@sabuur2005
@sabuur2005 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayaan leyahay Alsayid Cali Suura. Waxuu na ma maaweeliyay. Xili uu dalkeena xalad xun ku jiray 🙏🥺 Inta dhimatay Allah u naxariisto 🇸🇴🥺🇸🇴
@ugaassadiiqmaleela2945
@ugaassadiiqmaleela2945 2 жыл бұрын
Masha Allah sidcali suure waayo waayo wllhi
@safiyosayd7958
@safiyosayd7958 3 жыл бұрын
Ar xasuus aa galay maanta sayid cali sura wa ku salaam
@abdifitah7883
@abdifitah7883 3 жыл бұрын
Dareen ayeey laheyd ruwaayadii CANAAD
@DrAbdinajiibAbdalletareey
@DrAbdinajiibAbdalletareey 2 жыл бұрын
Ruwayadii aan ugu jeclaay waaye, childhood ayan fiirsan jirey 2007dii iyo 2008dii Western cape ayan joogey mrkaas, ali iyo ajakis iyo maki xaji banadir ruwaayada wx kle ayey ahyed absolutely one of the best.
@xasancalimaxamed4216
@xasancalimaxamed4216 3 жыл бұрын
Siid cali sure cadi ma aha bila musig ayu qaday wa figrada canaad ninka sameyay waxan ka fa iiday cali camudi halka u ku nola aniga in u dhintay ayan maleyay lkin holand ayu ku nolyahay ayu dhahay sid cali sure cali camudi kuma anan arag xamarweyne fii eyjito sxb salan iga gudon wa jila somaliyed
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Жыл бұрын
Hees wye wlhi ilahow kuu naxriiso siid cali sure wxn soo booqday 2023 bisha 2 ilahow cimriga noo dheereey
@najmanuura5473
@najmanuura5473 2 жыл бұрын
Hees mcn ❤️❤️❤️❤️ go"ee gar daraa leey geestay 😢😢😢
@sadiyageedi2295
@sadiyageedi2295 2 жыл бұрын
Allha kuunaxariisto abwaan qabrigaaga allha kuu ifiyo caawa ayaad god uhoyatay 😭😭😭😢😢😢
@decocade1659
@decocade1659 2 жыл бұрын
Sayid ali sure allaha unaxaristo 19 2 2022 ayuu geriyoday😭😭😭
@asraabdusalam3552
@asraabdusalam3552 3 жыл бұрын
Mashalah fanan abwan wax walbo cod mashalah
@user-ir4oz9vz1f
@user-ir4oz9vz1f 3 жыл бұрын
SAYID CALI SURE LEGEND REER BANAADIRI LEYLA AYAAN AAD U XIISEYN JIRAY 2000
@walaalyusuf8306
@walaalyusuf8306 2 жыл бұрын
Xasuus wllhi anoo yer ayaa dhageysan jirey 1997
@zalabala5176
@zalabala5176 2 жыл бұрын
Allaha u naxariiato sayid cali
@dr.kasimomar8746
@dr.kasimomar8746 Жыл бұрын
Allow ku naxriisto..wuxu aha fanaanka nin af gaaban isku xaafad ayan aheyn waa iska aduunyo
@galtianoboy9432
@galtianoboy9432 2 жыл бұрын
Goormaa canaad la jilay Aniga 2009 leen arkay
@bintiabukar2326
@bintiabukar2326 3 жыл бұрын
Xasuus hore codkiisa oo aan music laheen ha inoo sooduubo waa codsi
@legendruuzi
@legendruuzi 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto sayid Ali suura😥😥 maalin dhawees ayuu dhintay
@tooshcabdow4780
@tooshcabdow4780 2 жыл бұрын
illaaheey haunaxriisto
@alandosh
@alandosh 3 жыл бұрын
Nin culus reer Xamar jajab Siid Cali Sure
@Raiizch
@Raiizch 2 жыл бұрын
sax sheeq muxidiin ka ilaa shaneemo africa xamar jab jab xaafadeydii aan jeclaay
@aliosman1722
@aliosman1722 2 жыл бұрын
Walaahi runtii waa abwaan qaali ah xusuus ayuu igu reebay
@qaasimi21
@qaasimi21 2 жыл бұрын
Fannaankan codkiisa markaa maqasho waxaa daremee naxariis, waayo heesaha qaab dareen leh buu u qaadayaa,heesta Canaad ee Ruwaayadda ku jirta waxaa maqlay sanadkii 2003. AUN Sayid Cali dhowaan buu Xamar ku dhintay.
@hashimimaxamed2212
@hashimimaxamed2212 2 жыл бұрын
alla hestan markan maqlo markan yaraa aan dugsiga dhigi jiray ban so xasusta galweyn 2010 xasus ayay imudan thy
@farahmohamed8058
@farahmohamed8058 3 жыл бұрын
Sayid cali sura , Nin weyn / Waayo waayo
@Jamaalmw22
@Jamaalmw22 3 жыл бұрын
fadlan wareysiga waa haaf ee qeebta kale soo galiya
@manafrombeydhabo5817
@manafrombeydhabo5817 3 жыл бұрын
Waaw legend abwaan igadheh
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Axsan ruwayad ahead canad qiso xanun badan jacel
@ayubibnupharmacy5884
@ayubibnupharmacy5884 Жыл бұрын
Allaha unaxriisto
@suleeqo0163
@suleeqo0163 2 жыл бұрын
Allaha unaxaristo 😭😭
@mose10
@mose10 3 жыл бұрын
Ninkaan waa culusyahay Sayid Cali Surra, kaligiis aaba koox noqon kara
@keedkaxogaha9531
@keedkaxogaha9531 2 жыл бұрын
Allaah unax-riisto Shalay uu geeriyooday 😭😭
@mustafhaashim740
@mustafhaashim740 2 жыл бұрын
Nin walbo Wadanka wax kuu dhaama malee alle ya rahma Saïd Ali sure
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Alle Ha Unaxriisto 😭
@xaajimadxuka1925
@xaajimadxuka1925 2 жыл бұрын
Waa qiirooday wallhi aaamin
@ahmednuur5959
@ahmednuur5959 3 жыл бұрын
Abwaanka wali codkiisa isma badalin mar kale maa la casriyeeyo heesahiisa keydka mustaqbalka
@muktarwadhanole9585
@muktarwadhanole9585 2 жыл бұрын
Waaah I love it soo nice
@yahyeabdijama8363
@yahyeabdijama8363 3 жыл бұрын
goob joog waad mahadsantihiin waxaad iga daba gayseen riwaayad hore u daawaday iyo abwaankeeda heeso mcna oon maqli jiray blse qofka qaaday aanan kaseynin heestaana go'ee gudabaa la ii gaystay aniga ahaan jecel baan u haystay abwan shire yire waagaas ayuu xalada dalka hada haysato ilaa waagaas heestaan ku cabiray asna halkaan ayaan ka salaamaa
@walaalyusuf8306
@walaalyusuf8306 2 жыл бұрын
Anoo yer ayaa dhegesan jirey anaad 1997
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 жыл бұрын
Ajakis Alaah raxmo
@innocentbashkah6954
@innocentbashkah6954 3 жыл бұрын
A living legend May u live longer with good deeds and healthy....
@zakariamohamed3418
@zakariamohamed3418 2 жыл бұрын
Wuu dhintey
@cabdimaalikfj1200
@cabdimaalikfj1200 2 жыл бұрын
Ala yaa raxma
@abdiissa7270
@abdiissa7270 3 жыл бұрын
Great !
@cabdicasiisxasancali8934
@cabdicasiisxasancali8934 2 жыл бұрын
intii tiktok kasoo fiirsatay isooracaa
@osmancarabey9419
@osmancarabey9419 2 жыл бұрын
ala yaraxma maantuu abwaanka qaaliga ahaa naga dhintay
@mohamedseylah8283
@mohamedseylah8283 3 жыл бұрын
Legend
@abbaabuukar8114
@abbaabuukar8114 2 жыл бұрын
walaahi waqti aan soo xasuustay
@Idrisabduraham
@Idrisabduraham 2 жыл бұрын
Allaah haunaxriisto 😭
@muwaadin8893
@muwaadin8893 2 жыл бұрын
Wlh jiririco baa iga kacday abwaankaan heesihiisa waan yaraa lkn wan maqli jiray, waxa qaaday maan garaneyn lkn hadaan bartay mahadsanid goobjoog. heesaha banaadiriga waxa waxa ay la tartami jireen heesaha kale lkn waayadaan danbe waa la ihmaaliye
@maarakuwaatare8735
@maarakuwaatare8735 Жыл бұрын
Wadanka walagu ciyaa ray wlh
@jiijocadey1425
@jiijocadey1425 3 жыл бұрын
Aad Ayaan uga helay abwaanka
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 2 жыл бұрын
AUN.... 💘 ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤
@jeydiatoore2259
@jeydiatoore2259 3 жыл бұрын
Away part2
@cabdicasiisxasancali8934
@cabdicasiisxasancali8934 2 жыл бұрын
intii tiktok kasoo fiir satay isooraaca
@shaifcabudmahamed7355
@shaifcabudmahamed7355 3 жыл бұрын
Waaw
@kaltuumomuqtaar1787
@kaltuumomuqtaar1787 3 жыл бұрын
wow
@memeauwis859
@memeauwis859 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭💗💖💋
@tvgadalacbilaash5012
@tvgadalacbilaash5012 3 жыл бұрын
Wwww
@Anshaxa007
@Anshaxa007 3 жыл бұрын
E hader wadanka Gudihisa aya gobol to gobol lagu Xaaqaya mxa Xl ah..Anu ex qaba Wonka towards inay dhanto
@cuntochannel9154
@cuntochannel9154 3 жыл бұрын
Tiwaayadaan xiligii ay soonaxday waxaan dhex .aquuranaayay wabi jackal ah inkastoo faqri ihaayay hadase waa laga bogsooday heesaheeda ayaan sooduubtay waan xasuustaa studio suuqa bAkaaraha ku yaashay
@OsmanMohamed-ex5ql
@OsmanMohamed-ex5ql 2 ай бұрын
@Ciiltiremohamed
@Jamalahmed-uh5dv
@Jamalahmed-uh5dv 3 жыл бұрын
Legend
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 22 МЛН
Sheeko Gaaban: Ajakis & Jeeri
15:13
somalia24tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
Ruwayadi Canaad please subscribe isaar
5:44
Hadafkeena Guul
Рет қаралды 117 М.
COLL. JAMA ALI JAMA WAXAAN XIRNAA 11 SANO, SABAB LA'AAN!
42:55
HANOOLAATO
Рет қаралды 243 М.
HEESKA LAYLA SIID CALI MAXAMED SUURA ALBUMKA CANAAD
8:29
Abdirashiid Qaraare
Рет қаралды 41 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН