Qisadan Istey Jawigi Halmar Ayu Is Bedelay Marki Uu Iga Shekeyey Muxu Uga Tagay.. Way Is Gubtay AX.

  Рет қаралды 35,727

Dayax Films

Dayax Films

Күн бұрын

Instagrame In Dayax Films-----------
/ dayaxfilms_
=====================
Tiktok In Dayax-films-------------
www.tiktok.com...
=====================
Facebook In Dayax Films------------
/ dayaxfilmsofficial
=====================
WhatsApp In Dayax--------
+252654996735

Пікірлер: 115
@ApdilaahiIsmaacil01
@ApdilaahiIsmaacil01 2 жыл бұрын
Inta Jiifka ku dawaneysa like ii saara 🤣🤣
@ApdilaahiIsmaacil01
@ApdilaahiIsmaacil01 2 жыл бұрын
KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏
@anuushhayati7386
@anuushhayati7386 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw❤️❤️❤️❤️❤️
@ahmedsomali6486
@ahmedsomali6486 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@dhindhiin3885
@dhindhiin3885 2 жыл бұрын
Scw scw ❤❤❤❤❤
@geel_jire
@geel_jire 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@munamuhiadin4507
@munamuhiadin4507 2 жыл бұрын
❤❤صلى الله عليه وسلم❤❤
@ingy-beauty1615
@ingy-beauty1615 2 жыл бұрын
Nabigena maxamed scw 🌹wuxuu yiri"ruuxii ku dadaala inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo una fududeeyo amuurtisa"fadlan walalhy muslimka isoo booqda kuna soo biir, I caawiya ilhay amuurtena dhan hani fududeeyo🙏🥺😢🙏
@munabilan1439
@munabilan1439 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@liyo1098
@liyo1098 2 жыл бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam
@fayroozaqaliofficial2381
@fayroozaqaliofficial2381 2 жыл бұрын
Ilhow yaa rabi nin khayr qaba uu kaas dhaama uu noo naxriista ilhow noso dir waa bil ramdaan oo khayr leh ilhow nugu arsaaq nin wanagsan oo baari ah uu noo naxriista yaa rabi 🥺🥺🥺😭😭😭😭😭
@murtitv6518
@murtitv6518 2 жыл бұрын
Jaceyl markaan maqlaba meelbaa i xanuunta 😭😭😭. Dhibtaan ka soo maray kaliya
@Za07Editz
@Za07Editz 2 жыл бұрын
Dayax films ku xidhnaada wuxuu soo gudbiyaa Qisooyin iyo dhacdooyin mahadho ku reebaaya qofka aduunka korkiisa ku nool
@najaxcabdiraxmanmaxamed2543
@najaxcabdiraxmanmaxamed2543 2 жыл бұрын
Wllo inanta ilahay ba sabirkeda tijabinaye ee sabirka badso ilahayba badal qer qaba kusinaya waligana harajo dhigin salad labo racko iska tuko habenki suu ilahay ninkaga kugu badalo oo kaga dhigo Rabi will dintisa haysta adigana kuciseya wayo bila Adan wax mabadale talun ba layskugu imadaye ilahay darti usabar Rabi ha kuitaxamaye tii kugulaysata Rabi haka dhigo intaxankase🤲☺️sabir wllo una duce suu Rabi jidka tosan ugu so duwo anaguna wan kuducaynaynaye😊❤️
@faraxapdirahman4078
@faraxapdirahman4078 2 жыл бұрын
May iskaga tagto silic kunool sodon guursataa dhaantee
@hamsesuuriya5911
@hamsesuuriya5911 2 жыл бұрын
Gabadhaasi waa boqorad sidaasay kula joogta wali😭😭
@SHARMASTUDIO612
@SHARMASTUDIO612 2 жыл бұрын
Legend dayax films 🙏
@hamdatimiro8890
@hamdatimiro8890 2 жыл бұрын
Subxanallah qof sas oo dhan u xun noloshda Loma duleyo iskaga tag wad samirtey inti awoodada ah ee qof bukankugu gurman wayay wmg danbe male Ka fogow Ayan dhihilaha ani ahaan😭
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 2 жыл бұрын
Ma zidaas ayay weli kulla joogtaa ninkii wuxushka ahay 🥺🤔
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 2 жыл бұрын
Legend cabdiraxman stay
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 2 жыл бұрын
Masha allaha dayax filimis hore u soco
@dahabsanhoyadeed4517
@dahabsanhoyadeed4517 2 жыл бұрын
Raga somalidu wa bila naxariis intoda badan
@tatanta3709
@tatanta3709 2 жыл бұрын
Waaa runta wllo taas waa waax caad oo aan aragnay qarkeen oo badaan aniga aniga oo uu iga xanajiyay oo uur leeh oo dhulka isla dhacay ayuu intu I eegay ayuu dhaqaqay oo intan xanustay oo fooshay 5 month kaliya ayuu imaan oo ii furay 1 month uur aah hablo badaan ayaaan arkay oo taas ku dhacday
@dahabsanhoyadeed4517
@dahabsanhoyadeed4517 2 жыл бұрын
Wakhtiga ay dumarku jilicsan yihin ayeey baaa egtan oo ku ciyaran ragu wll waa balayo ilahay ina baday
@yaaskaxaaji6413
@yaaskaxaaji6413 2 жыл бұрын
Kaas ka tag wlshy qali
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 2 жыл бұрын
Talo wanaagsan baad siisay walaal Aniga kugu raacsan kaas iney ka tagto
@Chen12347
@Chen12347 2 жыл бұрын
😭ala kaasi buli adan mahayn show
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle 2 жыл бұрын
Nimanku wa xaasidin wlhi guurkii way inacsiiyeen dumark alle haw gargaaro😭😭😭💔💔
@zamiirdaacad...3474
@zamiirdaacad...3474 2 жыл бұрын
Ragu iskuma jiraan wll ......ilahow ii wanaji uun dheh
@saedhassanabdirahmaan6327
@saedhassanabdirahmaan6327 2 жыл бұрын
Legend dayax films👋
@Mohamed-abdalla24.
@Mohamed-abdalla24. 2 жыл бұрын
Xaax xanuun badana😢
@aishajamayusuf3742
@aishajamayusuf3742 2 жыл бұрын
Subxana Allah ma qf sas u arxan daranba jira qf balwad leh dhibatadaso leyhy
@diinaarihshorts6993
@diinaarihshorts6993 2 жыл бұрын
Taladay da dadow waxaan odhan laha walaaley u samir lagayaaba inu ilaahay khayr ku ogyahee iska samir walaey🥲🥲😶
@waqallyrics2776
@waqallyrics2776 2 жыл бұрын
Dayaxoow hargayeaan kaasoo salaamaya zxb
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 жыл бұрын
Ax ciiiiiiil badnaa😢😢😢😢😢
@amuunali9621
@amuunali9621 2 жыл бұрын
Ana qisaan haya waliba xanuun badan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@saadaqaadan738
@saadaqaadan738 2 жыл бұрын
Ila wadag please ina wax ka faido laga yaba
@matamntafunny6528
@matamntafunny6528 2 жыл бұрын
😫💔xanuunkagu wuxu muhiimad leyahay markad qiimahaga la garanayo ax ilahoow noloshaas ka magan galay
@upthishakourmohamoud9624
@upthishakourmohamoud9624 2 жыл бұрын
Walahay waan kaxanaaqay sheekadaa inaadeer ee ma qof sidaasba dunida kunool from burco
@najaxcabdiraxmanmaxamed2543
@najaxcabdiraxmanmaxamed2543 2 жыл бұрын
Wll adiga iyo dugsiya mad isqabtan
@adnamaxamed653
@adnamaxamed653 2 жыл бұрын
Is kaga tag wll
@jamaaljocker8205
@jamaaljocker8205 2 жыл бұрын
Qofkii koobaad✋🏽 2:00 waa intuu lacagta ka bixiyey
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 2 жыл бұрын
Sorry sister. Qof aan qiimahaga garaneyn wx ku ag dhigaaba suaaal leh. allah faraj kheyr qaba haku siiyo. Haduu kheyr. Kuugu jiro. Ag joogiisana allha hakaasiiyo. Sharkiisana allha ha kaa duwo. Aamiin.. say wx ujiraan allaa naga og eh.. Allaha nolol farxad leh. Dhibkaa kujirto ha kuugu badalo. Allaahuma aaamiin....
@Barawani4sm
@Barawani4sm 2 жыл бұрын
Subxanalah xasid bu ahaa ninkasi
@faatimayuusuf2683
@faatimayuusuf2683 2 жыл бұрын
ax ax.xasidbuu ahaa.thnks walal isty
@nastehoismail8439
@nastehoismail8439 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@Cakaaraproduction
@Cakaaraproduction 2 жыл бұрын
Legand waaye yaa igu raacsan
@Zhiino434
@Zhiino434 2 жыл бұрын
Cajiip lengand ha mrkaaa m ninka😂
@ruweydadaahir6289
@ruweydadaahir6289 2 жыл бұрын
Inata ila aragty inuu isaty is cadeeyo isoo raaca😂
@Gaashaanlle8472
@Gaashaanlle8472 2 жыл бұрын
Shoolat maxaaa la dhahaaa🤔
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 жыл бұрын
Salaan sare dayax filmis
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 жыл бұрын
Dayax film's 🙏🙏🙏
@fatumamahamud1085
@fatumamahamud1085 2 жыл бұрын
Nin kaa dhaqaaqay adoo gubanaya magaranayo sabab aad ula joogtid
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 2 жыл бұрын
Ragu wllhi waa cadow cidii wehel modaa iyadaa ku jabi😪
@mohamedahmedmohamed5228
@mohamedahmedmohamed5228 2 жыл бұрын
walaale ragga oo dhan ma wada xumada lkin mid mid waa laga helayaa sida oo kale ah walaalle
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 2 жыл бұрын
@@mohamedahmedmohamed5228 ragga badankood waa xunyihiin
@maanqaboojiye212
@maanqaboojiye212 2 жыл бұрын
Ciyaal ciyaal wasay kan yar ee dayax filma leh ayaan jedaa ciyaala golada
@Degan-n7v
@Degan-n7v 2 жыл бұрын
Yadaa nafteedi ixtiraami waydey qof sida ugalay inay lasii noolato ma ahyn
@nasranuur9271
@nasranuur9271 2 жыл бұрын
Away ubax🤣🤣🤣
@dhindhiin3885
@dhindhiin3885 2 жыл бұрын
😢😢😢😭😭😭😭😭❤❤❤
@rahmoapdi5199
@rahmoapdi5199 2 жыл бұрын
Axaxaxax 😭😭😭😭😭😭😭😭
@nuuramaxamuud5805
@nuuramaxamuud5805 2 жыл бұрын
Dee dayaxow qisan ku hayaaye xagee kaa hellaa zxpow 😪😁
@amiiraabdirahman2203
@amiiraabdirahman2203 2 жыл бұрын
Wlhi waa qiso dareenkayga badashay waxanse la yaabay ninku cadowsana wlhi qof bila naxariis ah oon daryel ku siinayn ma fiicna inaad caruur danbe usii dhasho adigoo 2 u hay haduu sas u dhaqmaayo muxu samayn kara hadad ubad badan u dhasho anigu waxan bixin laha tallo ApdirahmanoW ha iskaga tagto ninkaas qof lasii ag joogu kari maha
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 2 жыл бұрын
Gabadhaas bilada dulqaadka iyo samirkan siiyey mansha allah ilahay saygeeda xaqa hatuso oo hausojediyo koley wxy kgatagiwayday baajira wayna helaysaa nabsibax
@mowlidali852
@mowlidali852 2 жыл бұрын
Heesta yaa qaaday
@aminamaxamud9779
@aminamaxamud9779 2 жыл бұрын
Geed 🥲 geedkaaba faa idaleh oo lahadhsadaa oo manaafacaad dhaama Ragu magaca guud iyo dusha waa ka simanyahay
@drsnimcobeerlula1942
@drsnimcobeerlula1942 2 жыл бұрын
Kaas hayskaga tagto
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 2 жыл бұрын
Wll isaga tag meeshaa wax kuuma yaalaan kaasi islaamba maahee
@tayoabdi4956
@tayoabdi4956 2 жыл бұрын
Hore usoco
@nimcosaid6329
@nimcosaid6329 2 жыл бұрын
Ilaahy haka zoo furfuro mazkiinta gacan cadow mid la darn bay gashee axyy waxaaz ragga magac ka dilya🤦‍♂️
@alilangotelangote7028
@alilangotelangote7028 2 жыл бұрын
Skadaf qofkaas wll
@ganaane4641
@ganaane4641 2 жыл бұрын
Ninka khamriga Caba Dumarku Kana Tagaanba Wuxuu doono haduu sameeyo.... Bal Muu Mid Kale Ahaado Habeen lamaysii Joogteen
@eng-abdirahmanmuhumed1028
@eng-abdirahmanmuhumed1028 2 жыл бұрын
Istey Iyo Abdirahman cilmi Wan idinsalamy sxp
@jihaanadam2038
@jihaanadam2038 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 baayo ka tag kan aaqri wuu ku tilayaaa bilaa naxriis wey caadi baa ooy
@drsamiira4478
@drsamiira4478 2 жыл бұрын
💔😥
@saadiaahmed1256
@saadiaahmed1256 2 жыл бұрын
Asc , horta waxaa la yaabaa Nin bukaankii kugu soo booqan waayay sidee naftu ku siisaa inaad la sii joogto. Qofku meeshuu kuu joogsadaa ayaa loo joogsadaa, markaa gabadhani talo uma baahnee, goaan ha gaadho, naxariistay ka wayday ka heli maysee, ilaahay wax qayr qaba ha ugu bedelo.
@سامإبنسالم
@سامإبنسالم 2 жыл бұрын
😥😥😥😥
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 2 жыл бұрын
Subxanlah kasi waa mujarima manaxha alle umanxarisato allow hanokenin waxaso kaale abayo adigan allow farja kufur kan allow sohade yaahu
@Tourism24
@Tourism24 2 жыл бұрын
Kan cidlada Ku dhanta inkastey ey xuntahay guri la dumiya
@سامإبنسالم
@سامإبنسالم 2 жыл бұрын
Axxx🤕🤕🤕🤕🤕🤕
@bilanabdihussen4274
@bilanabdihussen4274 2 жыл бұрын
Istay waxaad noo waydiisaa isaga iyo ubax maxaa ku kala dhacay
@najaxfarah5157
@najaxfarah5157 2 жыл бұрын
Wllkyow qiso badanidaa😂😂😂
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 2 жыл бұрын
Subxanallaah inanta mxaa dul dhigay ninkan bilaa naxariista miyey iskaga tagto Anigu inantaan eeda saaraya sababto ah qof sidaas ah wxaa dul dhigan layabanahy
@Chen12347
@Chen12347 2 жыл бұрын
😭mrkano kalaa baad guurba nacaysaa
@sabnaamayoow5924
@sabnaamayoow5924 2 жыл бұрын
Aniga waan yabay dadka hargeeysa joogo gabartood eey dhalen sidey naagtooda u tahay maxa dhaha waa gabarteeyd ilmo ayee II dhashay
@Roda511
@Roda511 2 жыл бұрын
Kan waramaya hala waydiiyo xaaskiisii quruxda badnayd wuxuu ku furay isagu isuma jeedaa islaam laayay
@ruweydadaahir6289
@ruweydadaahir6289 2 жыл бұрын
Samirka badso dhe maalin uun bad guulaysane
@eng-abdirahmanmuhumed1028
@eng-abdirahmanmuhumed1028 2 жыл бұрын
Asc
@ikraammohamud1447
@ikraammohamud1447 2 жыл бұрын
Esaga tu qabay meday
@mariyacnuur3366
@mariyacnuur3366 2 жыл бұрын
Kaa wanacab ee kadaldirso inta goori goortahy
@farhiyahassan9229
@farhiyahassan9229 2 жыл бұрын
Ax xanun badna
@hanimaxamed3886
@hanimaxamed3886 2 жыл бұрын
Kuwan maxaan nacay uf uf👊🦶
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Crhman sty xaguu mariyay ubax miyuu furay
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 2 жыл бұрын
Hal talo siinaya gabadhaas . Mar haddii caruur ay uhayso caruurtedaas ha udanayso Oo yaanay noqon mid hooyadood iyo aabahod isfuray waa iga talo
@alilangotelangote7028
@alilangotelangote7028 2 жыл бұрын
Wangaa xunahy
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
@استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 2 жыл бұрын
Waar qisada waxaa iga muhiimsan isteyow inader aaway rerkaagii quruxda badna ubax dugsiiya iyo inantaadii yarad aadbaan ugu xiisay wada jirkiina runtii rer aad isku quruxbadan ayaad ahayden aadna waan idiin jeclahay adiga iyo xaskagaba
@saeedfarah2093
@saeedfarah2093 2 жыл бұрын
Hayska samiirto cadaab ma le he waad daadki janda gabdhaso.
@nasranuur9271
@nasranuur9271 2 жыл бұрын
Waa ragga somaliyeed wa nocaas 🤣🤣🤣🤮🤮🤮🤮🤮🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cabdicasiismaxamad9022
@cabdicasiismaxamad9022 2 жыл бұрын
Anika fikradeeyda waxawaaye hadii eey macquultahay Nolasha lasiiwad waayo hada ma ahan xili aad Dhihilaheed ifur sawabtoo ah adikoo dhaawac ah haduu Dhaqaajiye aad intaas usoo dul qaadate maan taneh Dulqaado rabikaa kabari inuu laab tiisa kufuro
@nimciishnalka2775
@nimciishnalka2775 2 жыл бұрын
Xaasid baatahay haddii qisaddu nin kudhici lahayd katag inanta baad dhihi lahayd ee inanta cadowgaas agjoog hadhihin
@cabdicasiismaxamad9022
@cabdicasiismaxamad9022 2 жыл бұрын
@Nimciish Nalka abaayo hadee katak to maxee kafa iidee furiin lkn hadee ale barido ee kabarido inuu ilaheey qalbikiisafuro soo saas mafiicno quraxey
@jaanisgaad8024
@jaanisgaad8024 2 жыл бұрын
Walaal iska samir badal qeyr qaba ayaad heleysaaa
@hooyoshugrialiali1919
@hooyoshugrialiali1919 2 жыл бұрын
Sty
@hawaluul1649
@hawaluul1649 2 жыл бұрын
Teyruffhyf🥰🥰😍🤩
@maryanbashiir9906
@maryanbashiir9906 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
NEW 2024 ERI SITCOM [MEWEALTI] PART 28 ( BY BRUNO )
41:37
Awra Tube
Рет қаралды 147 М.
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 78 МЛН
CODKA UBAX: Waan Is Guursannay 4
36:38
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 10 М.
AROOSKII QARNIGA #UBAX DUGSIIYA IYO #STEY ILA SOO DAAWO
28:14
Mubarik Caddo
Рет қаралды 272 М.
Bulshaawi Beats - Khibrad Muusig oo ka badan 20 sannadood.
43:56
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 72 МЛН