Qisadayda | Markii iigu Horaysay ee Aan Safro | Garoonka Dubai - Markaan Qadar tagaayay .

  Рет қаралды 56,573

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер: 332
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 Жыл бұрын
Yaa rabi waxaan aamin la ahay inaad muuqaal ka soo sameysay naftaada walahi aad baan ugu farxay ycnii qof aad intaas oo sano muuqaaladiisa daawanaysay markuu tiisa kaaga sheekeenayo waa wax kale ❤ أحبك في الله ❤
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 Жыл бұрын
Koonfur weligey ma arag insha allah waan ku talo jiraa muqdisho,beledweyn, jowhar,baydhabo janaay.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Жыл бұрын
koonfur mxy tahay war somalia dheh qadhmuunyahow
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Жыл бұрын
​@@Mo_Daud.2koonfur soomaaliya ula jeedaaa ee siqaldan ha ufasirin
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 Жыл бұрын
I.allaaah walal waad imaan dontaa
@qoslaayeproduction899
@qoslaayeproduction899 Жыл бұрын
Anne intaba waa tagay lkn waqooyi ayaan rabaa
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 Жыл бұрын
@@Mo_Daud.2sowdinka idinkuba dhaha waqooyi 😂 reer koonfur ayaad tihiin ama noo kala qaada oo soomaaliland na dhaha anaguna somalia ayaan idin dhahaynaaye 😂
@maryamocwahaabaadam8579
@maryamocwahaabaadam8579 Жыл бұрын
قبل أن تحكي قصتك حسيت لما شفت انجازاتك وثقافتك أنك مررت شيء مو سهل ،أتمنى لك حياة سعيد إن شاءالله مملوءة بالنجااااااح .
@benmohamed7763
@benmohamed7763 Жыл бұрын
مع كامل احترامي لغة العربية لكن عليك ان تتحدثي لغتك الصومالية بما ان هويتك تنتمي إليها فليس هناك مايدعو خلاف الاصل عندنا كصوماليين افتخر ببلدك وثقافتك ولغتك الام رغم ان بلدنا للأسف يمر من ظروف صعبة إلى حد ما بفضل الله تجاوزنا الكثير من أزمات والحمد لله ولن نيأس سيكون القادم أفضل بإذن الله
@hafsanuura2498
@hafsanuura2498 Жыл бұрын
@@benmohamed7763wll adigaba maad ku hadashid somaliga😅 waadba la talineysaaye se cml
@salaaxu_diin17
@salaaxu_diin17 Жыл бұрын
​@@benmohamed7763Adiga maxaad afsomli ugu sheegi weyday marka hore adiga iska bilow
@AbdisalanIsmail-yo6qk
@AbdisalanIsmail-yo6qk Жыл бұрын
Mushkulada somaliya ka jirta .. Waa musiibo qof kasta oo somali ah uu dareemayo meel kasta oo uu joogo🇸🇴😭
@steel181callous7
@steel181callous7 Жыл бұрын
2006 wa malin madow aniga ahan waxan xasusta markas ayan curadkeyga dhalay gashan dhiga meel udhow ayan daganay umul ayan ahay hubka ay turayan waxan iga xanuun badned en in wadankeyga cidankas aku arkay marka cunugeyga ugu shekeynayo yarantisi sidow kudhashay iyo mesha owkudhashay malintaas madow darted waan murugoda aad ayey ixanunjisa lkin waxa kasimurgaa in weli wadankeni cimada shasheye jogan 😭😭
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Жыл бұрын
Mom waa laga gudbi doonaaa i.a anigana sanadkaas ayaan dhashay hooyadey moqdisho degnayd baydhabo usoo guurtey
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Aniga xataa curadaydaan umulay runtii xanuun bay ahayd itoobiyaanka moqdisho markay soo galeen aad iyo
@Shuks673
@Shuks673 Жыл бұрын
Anigana meeshaaa akteeda baan ku noolaa xaafada raadeelka degmada deyniile waliba afkiisa sarta ayaan daran xaafada ka soo horjeedo walahi horteena bey wexey dhigeen 4wiil isla dhalatay iyo labo nin kale ey horey jidka uga soo wateen amxaaradu halahaas kaliya maaheen 6jir baan waan xasuustaa walhi ma iloobi doono dhibkaan soo marnay
@xasanyare778
@xasanyare778 10 ай бұрын
Wll waan kutaageeri jiray lkn wadankaagi oo lahaysto oo casimadaadi la duqaynayo inaad dal kale adoo ceeb bay iila muuqataa adoo dhalinyara ah waxay ahayd inaad inaad halgan gasho😢
@salamali54
@salamali54 Жыл бұрын
Reer Guriceel hore aheye Like saara✒️
@anashashiali-we3tb
@anashashiali-we3tb Жыл бұрын
Same 🤩
@samiyajama4707
@samiyajama4707 Жыл бұрын
Kaliya waxa fahmi kara qof reer burco Ah wanaga uu ku sifeeyay walalkeen burco ❤❤❤ my city burco
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 Жыл бұрын
Reer burco like saaara oday cumar waa ina sharfay❤🤣
@samsamahmeddhaqane819
@samsamahmeddhaqane819 Жыл бұрын
Baladweyne meesha ku dhahshay ku barbaary ku noolahay m.a ❤❤❤
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN Жыл бұрын
CUMAR MAXAMED INSHAAR. Walaaloow wlh dar Allaah swt kuu jeclahay. Allaha ku gaarsiiyo inaad nolol wanaagsan oo caafimaad leh noogu raagto.
@AbdisalanIsmail-yo6qk
@AbdisalanIsmail-yo6qk Жыл бұрын
Amazing story ustad omar inshar.. Burcoa is my blood state .. .omar inshar welcome burco. Barbara..hargerisa. boorama... Qalibi furan iyo somalinimo ❤❤🤝
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Жыл бұрын
Waqooyiga waxa lagu xantaa soo dhaweynta iyo maamuska.......umadu waa wllo😊
@gattuze453
@gattuze453 Жыл бұрын
Omar inshaar halyay baa tahay bro am big fan of you
@lamatabtan8949
@lamatabtan8949 Жыл бұрын
Farintan ado iska haysta dhantey omar inshar kuguma qabanayo pin
@h-learning
@h-learning Жыл бұрын
@@lamatabtan8949 soo wax kasta attention ayaad karadisa miyaa !??
@kamaalmohamed8579
@kamaalmohamed8579 Жыл бұрын
Ustaad omaar inzhar the legend ila 5 sano kugu xidhna guuleyso labada daroodba from burco wlky❤💯🙏
@pdf5_
@pdf5_ Жыл бұрын
Qiso aanan halmar ka mashquulin saa udhageysanayey, waxana kabartey sabarka io arlada aad mareysid saa ufiirfiirsaneysid Ustaad jiilkaa aheyd 2007 maanta aniga ayaan jooga Waxan kabartey walaana qof waligey kabaran horay usoco yaa omar.
@STORYMIN2-5
@STORYMIN2-5 Жыл бұрын
Beledweeyn inshallh weeynoqonee sidaa lajeceshahy masuul
@Sooyalka
@Sooyalka Жыл бұрын
Hadii aad jeceshay quraanka iyo taariikhdii carabta ee hore isoo raac aniga wll🖐
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi Жыл бұрын
سفر قطعة من العذاب 😢❤
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 Жыл бұрын
I dont believe in that.
@sofiyaa7920
@sofiyaa7920 Жыл бұрын
Why do you say that
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane Жыл бұрын
2006 markii Ethiopianka Somalia imanayen ayagoo aad ufara badan ayay Gobolka Doolo ee Dawlad deeganka Soo mareen caruur baan ahaa xabashida nacaybkodana waanba kusoo koray, anagoo yaryar baan maalin ayagoo jidka Uuralo gawaarida Pmka saaranyahay oo badan wata intaan aragnay baan dhagax tuur kala daalnay angoo dhahayna Gaaloy jab markaasay ayagana Buskud xabashi nooso tuuren runtii maalinka cabsi aad uwayn ayan sareemayay hoyaday ayaa na dhahday xabashidu waxay usocdaan inay Somalia qabsadan aniga aslan wax Somalia ladhaho ma aqoon lkn waxan daremayay inay ahayd wadankena saxda ah, Xabashi iyo Ethiopian waan necbahy waligayna waan necbaa 2009 markii ay Somalia kusoo jabeen ayay somalida deeganka si arxan daran uxasuuqen haldoorkii oo dhan way laayen qaarkodna waa isaga cararen ogadenki shufto ayay ubixiyen Somalidi kalena Al itixaad ayay ku shaanbadeyen, Somali haday cadaw leedahay waa xabashi iyo Ethiopian iyo ingiriis
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane Жыл бұрын
@@user-mo6no3qc9v labadaas midna ma sheegayo ee hadadan gobolka Doollo garanayn waa mushkilo
@ramadanhassanhaji8256
@ramadanhassanhaji8256 Жыл бұрын
Mahadsanid Mr omar Waxaaba aan umaleyay in Fool ka fool ku hor fadhiyo Sida qotoda dheer e shekada aan u dhageesatay❤
@Shuks673
@Shuks673 Жыл бұрын
Cumarow waan ilmeeyay markaas dhahday burco masjidkasta waa loo duceyn jiray magaalada xamar iyo koofurta dhan inuu illaahey nabad na siiyo walahi ilin baa iga soo dadatay walaalaheen soomaliyeed nama iloobin dhibkasta ayakoo loo geystay walahi dadku marakey qabyaalad iyo qabiil isku qabsadaan waxaan dhahaa illaahey u mahad celsha oo qaxii iyo madaafiicdii nagu socotay naga joojiyay oo nolosheena ka dhigay sidey maanta tahay dowladana yaana la edeyn illaahey baa midka fiican na siinayee illaahey qaxaas haddu naga soo baxshay dowlad wanaagsana wuu na siin karaa oo mida hadda joogto ka wanaagsan dowlada hadda joogto mala tartami karto aduunka dowladaha ka jiro laakiin wexey dhaanta dowlad la'aan marka waxba yaana is qabyaaladeyn somaliyeey waan ogahay somali si kasta ey isku laayaan iney dhibaatada isku fiirsanin 🇸🇴 hanoolaato
@BadraMohamed-ix4jc
@BadraMohamed-ix4jc 3 ай бұрын
Msha Allah Msha Allah wllky farxad nolol wngsan Khayr ayan ku.rajenya
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
فاقصص القصص لعلهم يتفكرون
@Shankar-uo5vn
@Shankar-uo5vn Жыл бұрын
2 /17/2007 maalin madow ayeey noo.aheed waxa gurigeyna ku soo dhacay hoobiye kasoo dilay will aan Adeer u ahay Aniga iyo dhowr qof oo familka ah Ayaa ku dhaawacmey 😢😢ma.ilaawin mana ilaawi dooni insha allah waxaan rajeynaaa in aan Addis Ababa ka taago calanka🇸🇴 baluuga ah
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Жыл бұрын
Allahu akbar wa xasuus mugdi ah alxmlaah muqdisho hada wa nabda inta dhiman Allah no dhameestiro 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@qanyaremohamed1397
@qanyaremohamed1397 Жыл бұрын
Alxamdulilah kanalada ogaansho iyo Omar inshaar labadaba wan jeclahay Allah barakeeyo ustaad Omar Insha aadbaan u jeclahay❤
@najaxxariir859
@najaxxariir859 Жыл бұрын
Reer burco oo kusalaamay cumar walaal, ku soo dhawoow marke insha allah.
@MRALI-pd9ot
@MRALI-pd9ot Жыл бұрын
Reer guriceel waaakanaa inder salaama
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Cadawgii wakaas aan soo dhawaysanay maanta magaalooyinkeenii buuxaan😢😢
@SimbaAk-hg9vk
@SimbaAk-hg9vk Жыл бұрын
2008 ayaan dhashay😢😢😢😢😢🎉🎉 alhamdulilah ❤️❤️
@Anphac_hassan13
@Anphac_hassan13 5 ай бұрын
Same
@ElmiTaanoMedia
@ElmiTaanoMedia Жыл бұрын
Run ahaantii waa taariikh xanuun badan xilligaa qofkii Xamar ku noolaa ayaa si fiican kuu dareemi kara, Safar dhulka ah oo aad Soomaaliya 80% dhulkeeda aa martay iyo xaaladda jirtay, Alxamdulillah.
@anashashiali-we3tb
@anashashiali-we3tb Жыл бұрын
Waanka qaday from Gurcel ❤
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 Жыл бұрын
qiso cajiib ah waxba laso maray xafada Taleex maskjidka ramadan agtisa ayaa daganen wagas alxamdulillaaah illahay wu nagu badbadiyay hooyo iyo abayo aa ku dhawacmen qoysken lkn dad badan isku xafad ehen ayaa ku dhamaday allaha u naxaristo 😭😭🤲
@Abdirahman-ls6nb
@Abdirahman-ls6nb Жыл бұрын
Haa wallaahi wan xasuustaa ani meeshaas deganahay 😢
@Siciid22
@Siciid22 Жыл бұрын
Welcome burco❤❤❤🎉
@sackali1464
@sackali1464 Жыл бұрын
Thank you ustaad mardhow qatar ban kuso socda wan rajeyna in aan ku arko i.a
@Hameed502
@Hameed502 Жыл бұрын
See Ku tagi sxb warbixin iga sii Bro adoo Mahadsan
@brother___naasix4303
@brother___naasix4303 Жыл бұрын
Cuamr i.a waxa rajeyneyna in podcastskaga uu noqon doono mid camera isaa so hor dhigeysid ❤
@hoodo9260
@hoodo9260 Жыл бұрын
Ustaadii barigaas inan yar oo burco joogta baan ahaa macquul inaan ku arkey adoo Deero birish maraya 😁 Cajiib 👏
@guletgulet3389
@guletgulet3389 Жыл бұрын
good story.
@Qadhmac
@Qadhmac Жыл бұрын
Marka aad timaado #burco nala soo socodsii wll
@saamicade7382
@saamicade7382 Жыл бұрын
Inta qadar Kahoreysa Waa Taariikh aniga Xitaa Aan soomaray 😢😢😢 Murugo iyo Farxad waan xasuustaa
@bintuzahraa
@bintuzahraa Жыл бұрын
Masha allaah waad duceysantahay waa qoso qurux murug farxad wax walbo wadato
@lilchokar23
@lilchokar23 Жыл бұрын
Akhyaari reer burco inaad tahyy waan gartyy|magaalada somalida weeye gob baa ku nool
@Eng_moy
@Eng_moy Жыл бұрын
❤mansha allaah ❤ macalin omer inshar ❤
@Maxamedyare11
@Maxamedyare11 Жыл бұрын
Nin wax aan ka bartey macalin waan Ku salaamey omar
@Muxammed22
@Muxammed22 Жыл бұрын
Nin raga waa kii soomara jab. waa Cajiib Qisadaadu ustaad
@abdiwelimohammed3004
@abdiwelimohammed3004 Жыл бұрын
Masha allah ❤ Part 2 soo sameey ustaad waxbarashadaadii 🎉
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
GOBOLKA RAGGA WLLHI BURCO ❤ WEY U QALANTA😢
@Umumahamed1
@Umumahamed1 Жыл бұрын
Illahey ha. U naxaristo family walba o halkas ku leday wagas wn yara lkn ader key iyo family kisa dhan ba ku ledy😢😢😢 from guricel Illahey naxaristisa lagama quste malin un ☪️ 🕋 🕌 ☪️ wu gulesa dona wadn kena
@AishaHassan-ck7dv
@AishaHassan-ck7dv 4 ай бұрын
Wallhi aad ayad umahadsanthy ethipiaka necey daran ayaan uqabaa anika lkin dagalkan cidna si fican ikama shegeyn thank you 🙏🥹adna Allah ku garab istaago wallkeyga 🙏😔
@hamdiaahmed2603
@hamdiaahmed2603 Жыл бұрын
Baldweyne ku dhashey❤
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo waa qiso cajiib ah runtii jasaka allaahu khayrn ❤
@najaxxariir859
@najaxxariir859 Жыл бұрын
Burco, waa magaaladan ku dhashay, burco mahadsan sida wanaagsan ee ay kuu soo dhawaysay cumar.
@Runta2024
@Runta2024 Жыл бұрын
Thank you🎉🎉🎉🎉🎉
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 Жыл бұрын
gaariga raacaday xaajiyo amuu ahaa
@cabdikeed2111
@cabdikeed2111 Жыл бұрын
M.a wlhi adiga wax badan ayaa dadka soxasusisay
@ibrahimahmed6657
@ibrahimahmed6657 Жыл бұрын
M.a a good history
@MaxamedJeee-xv7uy
@MaxamedJeee-xv7uy Жыл бұрын
Curious Curious waaye qisadaada cumarow
@jamacpile9503
@jamacpile9503 Жыл бұрын
Masha allah barasho wngsn bro ❤
@calicabdulahi5517
@calicabdulahi5517 Жыл бұрын
Potcast walbo aad baraha soo kaliso aad baa udaawadaa eng omor wax badan waan ka faaiideystay allaha ha ku xifdiyo
@Abdirahmanshaqalle
@Abdirahmanshaqalle Жыл бұрын
Mnzllh omar burco ayaan kaa soo salaamayaa ku raaxeyso noloshaada indr
@siciidqalbi9433
@siciidqalbi9433 Жыл бұрын
Walal qisoyinka noo soo badi ❤
@dagan12349
@dagan12349 Жыл бұрын
Bulaburde 🎉❤
@iftinbile8152
@iftinbile8152 Жыл бұрын
waqtigas agteeda ayaan dhashay aniga 2 sano camal ayaan jiray xiligas sida walidkeyga ii sheegeen qiso cajiib ah sabirka masha allh allh dhulkeena amni hanooga dhigo
@suaadmohamoud8636
@suaadmohamoud8636 Жыл бұрын
Masha alllah burcawi wadooyinkii walawada dhisay wll
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Жыл бұрын
Safarku waxa uu ku barikaraa wax si kale oo aad ku barankarto aysan jirin.❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiRahman-py3nn
@AbdiRahman-py3nn Жыл бұрын
Shugran ustaad Cumar inshaar waxan kaaraba inaan kula soo xiriiro.
@sultanmaame762
@sultanmaame762 Жыл бұрын
Wow waa qiso cajiiba waayo arag
@caydaruusjaamac9400
@caydaruusjaamac9400 Жыл бұрын
Waan Ku salaamaynaa hadaan reer burco nahay
@aishoahmed2911
@aishoahmed2911 Жыл бұрын
Wa iga oysiday omar wayo qof waliba xasus goniya ku ledahay asalam caleykum from gurcel
@mohameddeeqsi3751
@mohameddeeqsi3751 Жыл бұрын
Mansha allah ustaad wan ku tagera ilahay haku xafido ✅❤🥰💯
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 Жыл бұрын
Waxaa illaah mahadiisa nasiibka anniga iyo reerkeyga illaah nasiyay alx alx alx alx yaa rabbi🤲 intaaas oo dhib ah maalin muqdisho kama eynan qaxin illaa hadana waan ku nolnahay qaar dibad u baxay maahane illaahna masiibadi xamar ka socotay mid dhaw miyo midii fogeydna waa naga amaansaday illaaahow adigaa ku mahadsan yaa rabbi , Qiyaaas maanta waxaan jooga oon ka shaqeyaa meeshii xiliga Ethiopian ka joogay ey aadka u baabieyeen goob ka midah Ciddii garaneysa towfiiq miisanka dhuxusha wadada warshada. Cibro qadasho ayaan dhihi karaaa mesha aan joogo maanta
@Shuks673
@Shuks673 Жыл бұрын
Haa anagaba waliba taageero aabheen kama heysan oo hooyadeyn baa nala qixi jirtay muqdisho kama dhax bixin illaahey baa mahad leh
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Жыл бұрын
Waa qiso cajiiba oo meelo badan iftiiminysa waa dadbarasho iyo dalbarasho......😊
@AbdirizakYuusuf-p5p
@AbdirizakYuusuf-p5p Жыл бұрын
Guruceel waa degmo wll😊 Tuulo maaha
@Ckariin-k2k
@Ckariin-k2k Жыл бұрын
Wax kaste intaad kasheekaysay ayaad adigu isku faaftay legend baa tahay walahey
@MohamedOmar-oj1ug
@MohamedOmar-oj1ug Жыл бұрын
Baladweyne maanta qarax lagu hoobta ka qarxay😢
@dekacizman4024
@dekacizman4024 Жыл бұрын
Alle ha idin gargaro wll wan idin ducaynyna idamka alle weynu gulaysan mrun inago isku duban😢
@SadamKarama252
@SadamKarama252 Жыл бұрын
Guriceel + matabaan Salaama ❤❤
@Apanduledragoz
@Apanduledragoz Жыл бұрын
Wll waxa tahaY qoof ku dayaasho mudaaan ❤😊
@elahmedy8861
@elahmedy8861 Жыл бұрын
Soomaali Muslim xalaal ah baa tahay omar inshaar wa ninka kaliya ee qabyalad aan aqoon ee KZbinr somali ah
@Servant10
@Servant10 Жыл бұрын
USTD OMAR WXN KAA SOLAMAYAA SXP GURICEL
@abdimahamedadan6988
@abdimahamedadan6988 Жыл бұрын
Yes waa runtaa
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د Жыл бұрын
Ninka murugada u dhintay #shekh #miyirgaboose Allah yarxamuhu
@travelchannel5704
@travelchannel5704 Жыл бұрын
Mark two ayu aha gadhigasi magacisu Maantana waxan kaa daawanaYa Burco❤
@ameinhassen2072
@ameinhassen2072 Жыл бұрын
Wlhi Waa Qiso Xuunbadnayd Allaha Kuxafido Wll Cumar Mohamed inshar❤
@sabirinadamahmed2419
@sabirinadamahmed2419 Жыл бұрын
Qisada cajab waye runti m.a xanunkedana way wadata ❤️
@xuseensheikhahmed6427
@xuseensheikhahmed6427 Жыл бұрын
2007 ilaa waqti xadirkaan waxaan ku suganahay Muqadisho Alxm Sidi hore waan dhamnaa maanta inkastoo ey wili wax sii jiraan
@salamali54
@salamali54 Жыл бұрын
Ilaa aan dowlad culumo iyo dad wanaagsan iyo dad fiyow noo dhalaneyso kahor ha rajeyn wanaag
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Жыл бұрын
​@@salamali54are you arsenal😂
@salamali54
@salamali54 Жыл бұрын
@@ahmedmohamud4294 Maya lkn sida caqli leh u fikaraa arsenal wax yar Ka sogeeyaa dadka ma dilo
@FaadumoHassan-mz2qm
@FaadumoHassan-mz2qm Жыл бұрын
Guul wll. Mcn 😊❤❤
@NAJO_Films
@NAJO_Films 9 ай бұрын
Maasha allah
@maxamedseyidcali7291
@maxamedseyidcali7291 Жыл бұрын
❤first alx majiro channel an dawado sida an u dawado kaga
@yuozufAbdilahi
@yuozufAbdilahi Жыл бұрын
Burco my city
@rashkayusuf1372
@rashkayusuf1372 Жыл бұрын
ماشاءالله قصه عجيبه وروعه
@Mariaabdul-cc3vx
@Mariaabdul-cc3vx Жыл бұрын
wlhie youtuber ka kliyan wakhtigyga u badan ku bixiyad tahay ilahy haku sharfo❤
@sooyaanxikmaawi333
@sooyaanxikmaawi333 Жыл бұрын
Masha, Allah shugran
@bakaryusuf2226
@bakaryusuf2226 Жыл бұрын
Waxaan ahay daabade qaas ah zxp inshaar
@UgbadHussen
@UgbadHussen 7 ай бұрын
ilahay aku xafedo wllo❤❤
@wlltooni501
@wlltooni501 Жыл бұрын
Masha Allah cajiib!
@Hoodomohmettosmaan
@Hoodomohmettosmaan Жыл бұрын
Reer burco ahay❤❤❤❤❤❤
@ikraamAhmedo.
@ikraamAhmedo. Жыл бұрын
From gurieel wankaqadnay
@A...A09888
@A...A09888 Жыл бұрын
Waad iga qoslisay zxp cumar 28:58 😂😂 somalia wllhi waaba nimcad hadaad arkayn gabadh madax gaawan Jigjiga hadaad timaadid waxaad arkaysaa naago xabashi ah oo timo qaawan oo dhar ku dhagsan xiran malintii in aad aragto 20 jeer wax kabadan ayaa laga yaaba
@mohaibrahim3100
@mohaibrahim3100 Жыл бұрын
Omar sxp kaso hadal qatar fursadaha shaqo kabanan dhalin yaro badan inee soadaan rabaan aniga xitaa
@nazerkayd
@nazerkayd Жыл бұрын
guuleyso wll markasta
Saamaynta Xiriirka Guurka ka horeeyo | Fandhaal Podcast 90 |
26:10
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 59 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 43 МЛН
Cyberminds | EP 07 | Th3G3nt3lman  | Bug Bounty
1:00:00
Cyber Minds
Рет қаралды 1,9 М.
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 235 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Ha noqon Hablaha Walaalkood !
16:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 40 М.
Xaqiiqada ugu Sugan Noloshaan | Fandhaal Podcast 102 |
27:11
Omar Inshar
Рет қаралды 34 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 242 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 7 МЛН