Ha noqon Hablaha Walaalkood !

  Рет қаралды 37,667

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple....
GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
SPOTIFY: open.spotify.c....
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Пікірлер: 161
@yayemoha544
@yayemoha544 Жыл бұрын
Wlhi ninka kaliya garabkeena ah big fan macalin xaliye full respect 🫡
@KarimKhan-hz9yp
@KarimKhan-hz9yp Ай бұрын
He's totally right 👍🏾😮
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Ай бұрын
Mash allah ustaad xaliye ali
@HaajaraCabdikariim
@HaajaraCabdikariim 16 күн бұрын
War niyow hore u soco il xun iyo xasidba allah haka dhawro
@mustafagedi3772
@mustafagedi3772 Жыл бұрын
Best coacher keep going 💪 👏
@ahmedwali3938
@ahmedwali3938 Жыл бұрын
Ustaadi isbadel baa sameyey waana wadaa afaaro naag kuma jiro cos wax barashan ku jiraa. Hori usoco ustaad
@MohamedAdenHassan-i8i
@MohamedAdenHassan-i8i Ай бұрын
Vediogn cwa isoo gareyi wn qaatyi casharkn runtii❤
@abdiazizahmedgurey6737
@abdiazizahmedgurey6737 Жыл бұрын
The best teacher❤❤
@HAMSEMAHAMETT
@HAMSEMAHAMETT Жыл бұрын
Waxaa tahay xaliye legend raga u nool oo aan lagu ogaan doonin daanyeer ❤❤
@abdilahifatah3802
@abdilahifatah3802 Жыл бұрын
Teacher xaliye walahi wax badan ayaa ka faii'day. Waad mahadsan tahay xaliye podcest
@SALMAAN6
@SALMAAN6 Жыл бұрын
Keep going teacher
@maxamedcade9134
@maxamedcade9134 3 ай бұрын
Keep going teacher
@mukhtar274
@mukhtar274 Жыл бұрын
Dr.xaliye runtii markaan kusoo biiray podcast tigaaga waxaan sameeyay isbedel weyn welina waan wada , kaliya legend ayaa fahmaya qiimahaaga ustaad.
@mohodinPliano
@mohodinPliano Ай бұрын
Macalin ❤🤩
@jamilodhiblawe266
@jamilodhiblawe266 5 ай бұрын
Macalin❤
@HAMSEMAHAMETT
@HAMSEMAHAMETT Жыл бұрын
Waxaa tahay xaliye legend raga u nool oo aan lagu ogaan doonin daanyeer ❤❤
@Farhan27723
@Farhan27723 Жыл бұрын
"Naagi nin ay taqaano col ma moodo" waa maahmaah sida ay saxda u tahay.
@MOHAMEDHUNTER-ic2es
@MOHAMEDHUNTER-ic2es 27 күн бұрын
Our teacher..🤝
@Farxanqalif
@Farxanqalif Жыл бұрын
Thanks tr xaliye 🎉❤
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 Жыл бұрын
Keep up the good work teacher
@HAMSEMAHAMETT
@HAMSEMAHAMETT Жыл бұрын
Waxaa tahay xaliye legend raga u nool oo aan lagu ogaan doonin daanyeer ❤❤
@12Taliye
@12Taliye 11 ай бұрын
1:36 Ha ka aqbalin inaad saaxiib la sii ahaato(Markey Xariirkaaga diido) U gambi 4:25 Ha u sameyn Ixsaan. (Adiga oo isleh maalinbey kaa heli doontaa) 6:52 U sheeg u jeedkaaga marka koobaad( Xiriir U sheego, Marka u horeysaba) 8:47 Waqti Badan hala qaadan naag aadan qabin ama aadan Shukaansan(Markasta Available ha noqon) 10:38 Baro Sida loo hadlo, Style-kaagana Sax 12:09 naag-na haka yeelin iney ku dirsado ama ku isticmaasho 13:28 La hadal oo keliya Naagaha ku rabo.. Ha shukansa Naag aan ku rabin. 14:14 saaxiib ha la siin ahaan naag Ex-taadi
@AbdikanKassim140
@AbdikanKassim140 10 ай бұрын
Thanks brother
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Ай бұрын
Mahadsanid
@ClrisaaqsalebanAxmed
@ClrisaaqsalebanAxmed 5 ай бұрын
Macalin xaliye full respect ❤
@Zeynii530
@Zeynii530 Жыл бұрын
Aad iyo aad mucalim xaliye inoo badi xalqooyinka nucaan ah
@abdifatahali8972
@abdifatahali8972 Жыл бұрын
Thanks teacher
@Aadan_ciise
@Aadan_ciise 4 ай бұрын
Ustaadoow arinkaa waa sax wllo,waa in Laga fogaado runtii❤
@Youtubecreaters319
@Youtubecreaters319 2 ай бұрын
Thanks mcln. 😊 ❤😊
@ismacilSiciid-l5j
@ismacilSiciid-l5j Ай бұрын
🎉
@ahmeddaacad1282
@ahmeddaacad1282 5 ай бұрын
Senior much appreciated 👏 💐 thump up
@yjaafaajilq7874
@yjaafaajilq7874 Жыл бұрын
Sax waaye Macalin Xaliye
@HarmoMama
@HarmoMama 10 ай бұрын
M.A macalin
@shugrijanagale7130
@shugrijanagale7130 Ай бұрын
Xaasid
@mohameddeeqmire3104
@mohameddeeqmire3104 Жыл бұрын
Professional teacher
@C.Raxnaan
@C.Raxnaan 3 ай бұрын
Asc macalin waad ku mahadsantahay fikradahaaga
@AsmaDayib-p3k
@AsmaDayib-p3k 11 ай бұрын
Thanks xaliye waxaad tahay ninka kaliyee naagnimadayada kor u qaadey
@HAMSEMAHAMETT
@HAMSEMAHAMETT Жыл бұрын
Waxaa tahay xaliye legend raga u nool oo aan lagu ogaan doonin daanyeer ❤❤
@mohamedkaamilofficial5348
@mohamedkaamilofficial5348 Жыл бұрын
Masha allah
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
Keep up ustaad vedou sidi la raby hda usoo sameesa
@HAMSEMAHAMETT
@HAMSEMAHAMETT Жыл бұрын
Waxaa tahay xaliye legend raga u nool oo aan lagu ogaan doonin daanyeer ❤❤
@SOMALIBADBOY
@SOMALIBADBOY Жыл бұрын
Keep up pro
@YaasiinHassan-lf8th
@YaasiinHassan-lf8th Жыл бұрын
Thanks teacher 👍
@Luqmanhassan-gi4ki
@Luqmanhassan-gi4ki Жыл бұрын
M.a fikradadhu wey icajawisey lkn alla wxan kabar yaya isha inuu kawarejiyo
@HAMSEMAHAMETT
@HAMSEMAHAMETT Жыл бұрын
Waxaa tahay xaliye legend raga u nool oo aan lagu ogaan doonin daanyeer ❤❤
@Saluu11
@Saluu11 Жыл бұрын
Ragaw hada isbadal rabtaaan ninkan dawada oo talo ka qaata
@SacidAbdirashid
@SacidAbdirashid 6 ай бұрын
Waat mahad santahay😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊you 😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@saadaqcabdiraxman9715
@saadaqcabdiraxman9715 Жыл бұрын
Of course
@khadarsalle8856
@khadarsalle8856 Жыл бұрын
macalInka Nolosha 💯
@abshirjamac5248
@abshirjamac5248 Жыл бұрын
Macalin wlhi wax kasta Halaga sheego lkn wax ban ka faiday
@MaslimAli-z5p
@MaslimAli-z5p Жыл бұрын
Legend
@LUGEYE1234
@LUGEYE1234 Жыл бұрын
Warniyow waad mahadsantahy
@bashirmaxamedgelle3599
@bashirmaxamedgelle3599 Жыл бұрын
Maclin xalye barfasor xalye
@SamaterRobleh
@SamaterRobleh 4 ай бұрын
Ok
@qaysarcabdiwali7184
@qaysarcabdiwali7184 11 ай бұрын
xaliye waxaatahy nin jira teacher
@abshiraarshe
@abshiraarshe Жыл бұрын
Haye mcalin igu hallee!
@cabdulahiaden448
@cabdulahiaden448 Жыл бұрын
Ustaad taladaada waa qadasho.
@yaxyeboy2506
@yaxyeboy2506 Жыл бұрын
Asc
@iqroaadan1061
@iqroaadan1061 Жыл бұрын
Commments oo dhan wiil le miyaa oo dhhaaayo mahadsanid xaliye ogaada xaliye inuu adigu kale yahy
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 Жыл бұрын
He is our savier😛
@hamdimed2608
@hamdimed2608 Жыл бұрын
Anaga kujecel kwrn ?
@carafaatcali
@carafaatcali Жыл бұрын
😂😂dan haka dhacdo
@motivatesphere15
@motivatesphere15 Жыл бұрын
Xaliye waa isbadal doon
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Ай бұрын
Naa amus shaqeyso inta nin wax katuugsan Laheed
@self-motivationmohamedahme7100
@self-motivationmohamedahme7100 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣👍👍👍 waan ka fogaanaynaaa
@csalaammaxamedweheliye1503
@csalaammaxamedweheliye1503 Жыл бұрын
Asc
@-qoslaye
@-qoslaye 11 ай бұрын
😂😂😂 Thats true xaliye😂😂😂😂😂
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane Жыл бұрын
SOO DAAA MACALIN WAAN DHAGAYSANAA WALAHI
@mohanxerow156
@mohanxerow156 Жыл бұрын
Ok
@kariwan2482
@kariwan2482 Жыл бұрын
Faida malahane lambarada lagu badsadaaa😂😂😂 oo statuskayda haku mashqusheee😂
@yaxyeboy2506
@yaxyeboy2506 Жыл бұрын
Xaliye noosoo badi
@abdulfattah2090
@abdulfattah2090 Жыл бұрын
The 🐐
@cabdimaanka778
@cabdimaanka778 Жыл бұрын
Macamil waxaan ahaa daanyeer wayna laakiin cashiradaada markaan si dhab ah uqaatay waan ku faaiday waad ku mahasantahay macamil
@aweysyare3196
@aweysyare3196 Жыл бұрын
Lagend waa kuwadanaa kusoco. qabiir dhanka relationship ka rag iyo dumarka.
@SacdaBuraale
@SacdaBuraale 5 ай бұрын
waa beentiiiiisa😊
@HanaBarre
@HanaBarre 5 ай бұрын
Macalinkayga anoo gabadh ah ayaa dhagaysta waxana u qaata taloyinkaaga bil caksi dumar ahan ayaan u isticmala wana ku faaiday
@CkafiMaxamed
@CkafiMaxamed 5 ай бұрын
Nin Kan waa gabdhaha wll kood😅
@abdiraheem7773
@abdiraheem7773 Жыл бұрын
Teacher
@XuseenAxakiin
@XuseenAxakiin Жыл бұрын
Ok mudane taladaada wan qaadanay
@qalbidhayaciirale5808
@qalbidhayaciirale5808 Жыл бұрын
Ninyahaw xaliyow anoo dumara wax badan ka faaiday ustaad
@hooyomacaan3775
@hooyomacaan3775 Жыл бұрын
ᴅᴜᴍᴀʀ ᴍᴀᴀ ᴛᴀʜᴀʏ
@Ashraf128_
@Ashraf128_ 8 ай бұрын
Mxaa ka faiday😊
@the_prince_abdulkadir
@the_prince_abdulkadir Жыл бұрын
Ugenbi ayooowe😂
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
😂Wan qaadaney talada macalin kkkkkk
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Aad iyo aad umahadsantahay macalin casharada nooso badi
@abdiasissheikh9069
@abdiasissheikh9069 5 ай бұрын
Macalin kwrn aniga hadii aanba doorto in an gabdho badan walaal ka dhigto marka laga reebo hal gabar oo jaceyl naga dhaxeeyo
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 Ай бұрын
Hadi aad walal kadhigaTo lacag isodir aye kuledahay iyo suuqa wax iga soqaad sidi ina shaqaalo utahay cmL ugambi awoowe
@100son6
@100son6 Жыл бұрын
Papa cashirka shaley igu dhaca ayad so galisa sidi adoo ila socda ama idaba socoto ood saacado iga danbyso markasta oon dating ka imaado vediga aad so dhigtey wuxu ka hadlaya wixi hada naso kala dhaxmarey thnks lkn wa jeclan laha inaad i horsocoto mid X tyda ahayd aya igu so Noqotey wax kle kama ahayn ee lacag ma siin waligey waxyna Raadinysey lacag arimo ku xeerna si aan uga xaliyo ana wax kle kuma oran wllnimo ayan ku siinaya lkn xiriir kaaga ma rapo dhibta aad sheganyso sidi walshy ayan ku caawin ama qof bini adam ah Lacagta bini adanimo ayan kaga xalinya ee soy Bal miyan ku qaldanhy papa
@Cabdiqanibulshawi
@Cabdiqanibulshawi 11 ай бұрын
😊
@wallalganey2635
@wallalganey2635 Жыл бұрын
Ustaadii waxaad soo samey saa side lagu ogaado gabadha ku jecel ee aan kula hadlin
@Aadan_ciise
@Aadan_ciise 4 ай бұрын
Waxyaabo badan lagu ogaadaa ,waxyaabaha qalpigaada kujira ayay sheegayaaa iwm
@nimcoinacismaan2085
@nimcoinacismaan2085 10 ай бұрын
Xaliye waa broken caadiya 😂😂😂
@aweysyasiin6420
@aweysyasiin6420 Жыл бұрын
Macalin taladada si saxa ayaan uqadan
@hassanfarrah4483
@hassanfarrah4483 Жыл бұрын
Sabata wa dayareeda ya soo batay sxb wa inan wada gubna xita markad xariirka u jarto danyar duwoway oo hamble is kaga ah in u ilkaheeda dawado, asagana inta laga marqamaya wey haysta ka dibna waxay lee yihiin abti ama adeer ya soo socdo, canshuurtina wa laga qadintay imisa yan ku arkay ( Uk) waxa iso maray hal habeen labo sac gudaheeda ya waxa ino yimid sadax goor mid qaadki ayu keenay midna qado midki ugu danbeeyey ya ugu darana keenay ,$345 pounds cash money, dee hebeenka waba yana maxa yeelay gobalka ay dsgan tahay yan marti aha umana socon ayada balse nasiib wanag suqa yana iska helansy, xafada yana iska hoyday but I had great weekend MANSHALLAH
@zhaaphicimaafiya1072
@zhaaphicimaafiya1072 Жыл бұрын
War nio wad Naga washay xaliye Lakin nio runta ayad ka hadasha
@hamdimed2608
@hamdimed2608 Жыл бұрын
Nio nolow runa udhimata horey usoco xaliyoow libaxa thy banaabka jooga😅
@abdiqanimohamedadan3005
@abdiqanimohamedadan3005 Жыл бұрын
Xaqiiqatan wa wax Jira mclin.waxan arkay saxiibkey in Laga dhigty walal kadibna aniga la iiso maray si ay Ii shukansato
@jibrilaliadan
@jibrilaliadan Жыл бұрын
Wllhi more than 3 times.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 20 күн бұрын
naag jooji xaliye Hablaha dheh Ma dumarka Ama Haweenka ama gabadha lakin erayga naag jooji sxb waa iga talo
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane Жыл бұрын
SAXIIX SAXIIX WALAHI WAX JIRA MAAHA SHEEKADAAS WALAHI WAA RUNTAAAAA SAX SAX
@imanisse4329
@imanisse4329 Жыл бұрын
Kan mcalemadihi Nairobi ayu u Athan yahy
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane Жыл бұрын
SAXIIX SAXIIX WALAHI BENTAA MAAHA SAX SAX
@deehaismailelmi8778
@deehaismailelmi8778 Жыл бұрын
Ustd wn ugambiyey wll ii noqo ama zxb aan isku ahàno
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 Жыл бұрын
Macalin xaliye 😂👌
@user-Ganacsade
@user-Ganacsade 5 ай бұрын
naagi nin ay taqaana nin ma mooodo true
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 Жыл бұрын
Yaah 😂😂😂
@dalfureinaabdullahi1792
@dalfureinaabdullahi1792 Жыл бұрын
Free qurux kudigle
@YasiinMoomin
@YasiinMoomin 3 ай бұрын
Nagta nin ay taqano nin umamaleyso
@abdialpha
@abdialpha Жыл бұрын
Hada ayaan ku jiraa xaaladan Waxaan dareenay foolxumo ka dib markay naag aan saaxiibo nahay ay igu tidhi nin ayaa xidhidh iga diiday
@cabdisaylicii
@cabdisaylicii 5 ай бұрын
Macaalin taa oo kale waay igu dhaacday😂😂😂
@AbdulkadirAbdulle
@AbdulkadirAbdulle 8 ай бұрын
Gabdhaha kula dhashay uun walaal u noqo mid klena yeey ku boojeeyn warkaasi waa war xalaal ah ilaahbaa nalehe 😂😂
@mohadhoof90
@mohadhoof90 5 ай бұрын
naagu nin ee taqan col mamoodo
Ha noqon Nin la saadaalin karo !
16:21
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 47 М.
Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ?
18:48
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 40 М.
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
7 Dumarku yeysan kaa arkin ha is Dhaawicin Adigu
12:47
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
Dumar ha la murmin sirtan fahan E05
15:52
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 46 М.
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 30 М.
7 Gabar Kasta Uga Xiisa Dhacdo Ragga Qaar ha samayn!
11:28
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 54 М.
Waligaa ha waydiin su'aashan naagaha ?
22:47
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 84 М.
2 Gabar hadaad ku aragtid ha kaga tegin raga badi ma fahansana
12:04
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 67 М.
Dabeecadahan Badal sanadkan 2023
13:43
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 43 М.
Think Fast, Talk Smart: Communication Techniques
58:20
Stanford Graduate School of Business
Рет қаралды 40 МЛН
1 Dumarku ninkay ugu jecel yihiin sirtiisa raga kale ka doortaan sirtiisa
13:44