Awoowayaashay alle haydin naxariisto libaaxyo ayay ahaayeen geesinimadan hada leeny nagaga tag ✨🤲❤
@qarulxira86972 жыл бұрын
Excellent… wll kheyr Eebe hel ….
@saadaatmuuse1115 жыл бұрын
Weligeed ba Habar Yoonis way ceebaysnayde waanay is ogayn.
@nageegirtv64284 жыл бұрын
Fadlan like subisgaraabta hanaga ilaawina
@xirsiamaan Жыл бұрын
marba haduu ka tagay gabaygii Nabadashe ka dul tiriyay marku tumaalku waranka u tumayay iyo gabaygu tiriyay markii la daldalayey xiisii waa ka dilay sheekada
@salmaali38863 жыл бұрын
Maaha qabiil ee taariikh buu ka warramayaa iyo waxii bulshada ka dhex dhici juray