Qisadii Al Itixaad Iyo Cabdilaahi Yuusuf | Dagaalkii Boosaaso | (1) Xog

  Рет қаралды 53,613

Qaamuus

Qaamuus

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@maxamedcabdi6670
@maxamedcabdi6670 4 жыл бұрын
Asc. ana ugu horeyey like and cometiga
@rashiidibrahim8076
@rashiidibrahim8076 4 жыл бұрын
Maashaa allaah cilmi baadhis fiican oo taariikhiya. Iyo qaabka masrixiyaddaa ee qoraagu u soo gudbiyay.
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Soo badi ustaad
@AidrossMuhammad
@AidrossMuhammad 4 жыл бұрын
Riyada macnaheeda aaad ayaan u fahmay iyo waxa ay xambaarsantay
@mmcc4347
@mmcc4347 4 жыл бұрын
Qaamuus waad mahadsan tihiin Taariikhdu waa muhiim
@yahyamohamedsheikhnoormoha774
@yahyamohamedsheikhnoormoha774 4 жыл бұрын
M.a sxb noo soo badi dhacdooyinka noocaan.
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Yahya
@jamajabra5290
@jamajabra5290 3 жыл бұрын
Tuulada shide ma ahee wa shire buuga oo aan akhriyay ba qaladkasi ku jiraa
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
Wallee waa jogay maalintii
@boostariigmedia3889
@boostariigmedia3889 3 жыл бұрын
Alitixaad ama wahaabiyo umada Allaha ka qabto
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Abdi bashiir ma waxa weeyaan mxmd xirsi guuleed
@shoolivsshooli7609
@shoolivsshooli7609 4 жыл бұрын
Wd ku mahad santahay shaqada umada soomaaliyed aad uhayso saa ku sii
@hassanrage2840
@hassanrage2840 4 жыл бұрын
Mahad sanid mudane
@baaricaliright7281
@baaricaliright7281 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
Al itixaad in ladaayo bay aheed soomaali maanta saa ma ahateen
@axmadcali5513
@axmadcali5513 4 жыл бұрын
1992 baa dagaal ay ku inqalabeen butlan uu marxum taliyahi ssdf claahi yuusuf kaga sifeyay altixaad iyagoo kooxdaa uu keenay marxum gen maxamad abshir habaan oo gacan saar la lahaa altixaad maxaase ka raacay bal hadeer dhaha altixad ssdf degmo ma laga qabsan karaa hadi lasoo galana maxaa dhaca
@nimcomaxmud8349
@nimcomaxmud8349 2 жыл бұрын
Itxaad waa kuwii al shabaab dhalay taariikh kuma laha waxay riyadaasi ku fasirmaysaa kow inay xaq daro ku socdeen oo jidkii toosnaa ka leexdeen laba inay hogaan doon yihiin madaxnimo iyo wixii ia mida
@anazabdikadirmohamed4009
@anazabdikadirmohamed4009 4 жыл бұрын
tan labaad
@mohamedusaame9832
@mohamedusaame9832 4 жыл бұрын
Taariikhda iyo waqtigu waa goorma? Horaantii sagaashamaadkii waqti cad maaha?
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 жыл бұрын
sannadihii 1991-kii illaa 1992-kii
@faysalcumar5967
@faysalcumar5967 3 жыл бұрын
1993 dii
@hafsamohamed1900
@hafsamohamed1900 2 жыл бұрын
1993
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x Ай бұрын
Dagal danbe ma dhacay 2002 melahaas
@rashiidibrahim8076
@rashiidibrahim8076 4 жыл бұрын
Burcoyo kaftan kkkkk
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Galka Baarista: Intee le'egtahay awoodda Al-Shabaab?
19:42
VOA Somali
Рет қаралды 72 М.
Gen. SICIID DHEERE AL-ITIXAAD iyo SSDF (dagaalkii dhabar-jebinta ee 1992) Qaybta 6-aad.
23:58
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН