QISADII JABKII IYO JACAYLKII YASIN HALYEEY

  Рет қаралды 10,026

Yaasiin Halyeey

Yaasiin Halyeey

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@user-yg7zh3uz4k
@user-yg7zh3uz4k 4 ай бұрын
Aaamin yarabi willkan ducadiisa ubogay walhi m.a wllky guulayso
@Mudug___Star
@Mudug___Star 4 ай бұрын
ninka saxdaa wax boqnaha qabta ma waayo , meesha nin ka qaadid nin baad uga Tagaysaaaa kaptan waa ku salamayaaa team Yaasin love ❤
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 4 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaasiin halyeey maasha allaah
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 4 ай бұрын
Soo ducee hay khayr alaha ku siiyoo wal muslimiin
@idilmawliid9745
@idilmawliid9745 4 ай бұрын
Yaasinow wlloh. Hooyo aya iga xanunsan iguso duceee wll. Ado mahdsan 🙏
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 ай бұрын
Hooyo mcn alloow caafi abaayo Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin
@khadrahassa321
@khadrahassa321 4 ай бұрын
Soo badi yaasinow oo chanelka qisooyinka inaad soo gudbiso ubadal ❤❤🙏💯
@user-zu9yr3hf3d
@user-zu9yr3hf3d 4 ай бұрын
aamiin aamiin masha alllah yaasiin wan ku salaamay tiima yaasiin boo saso kasoo salaamay
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 ай бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
@rnuura334
@rnuura334 4 ай бұрын
Quraanka Maansha Allaah♥️👌
@user-wm5hi1qg3g
@user-wm5hi1qg3g 3 ай бұрын
Amiin amiin yarab
@user-yw6lp9yi9j
@user-yw6lp9yi9j 4 ай бұрын
Maasha Allah yaasiin
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 4 ай бұрын
First number one ❤like 👍 Sara Comment gan pls Kuboba💙🐎
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 4 ай бұрын
Aamiin Yassiin yagaas
@user-cm9sd2fu4g
@user-cm9sd2fu4g 4 ай бұрын
Amiin
@SleepyRecordPlayer-gw2wi
@SleepyRecordPlayer-gw2wi 4 ай бұрын
Yaaasin halyey magcga io shakhsiyadaadu waa is ledahy ina ader❤
@abdiwali1000
@abdiwali1000 4 ай бұрын
Yaasiin sxb waa sheeko dheer oo somali badan soo martay waqtiyadii tahriibka
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 4 ай бұрын
Yaasiin halyeey ramadaan kariim
@xawowadaadofficial2014
@xawowadaadofficial2014 4 ай бұрын
Aaaaamiiin❤❤❤❤
@ifrahsiciidifrahsiciidhassan
@ifrahsiciidifrahsiciidhassan 4 ай бұрын
Yasiin waa aftahan maasha allah
@ubaxaxmed8257
@ubaxaxmed8257 4 ай бұрын
Waakuu haystaa qisadasda yaasinow😊
@miskicbdi5215
@miskicbdi5215 4 ай бұрын
Nin halyey ah hor usoco wll mcn😊
@baashifilms2163
@baashifilms2163 4 ай бұрын
yasiin halyey gudomiye salam sare adiga iyo asxabtada ramadan kariim
@user-yg9gp7uj6p
@user-yg9gp7uj6p 4 ай бұрын
Rabbi naxariista naxariista hodan❤😢
@bintisharafabdinasir3945
@bintisharafabdinasir3945 4 ай бұрын
Manshaalah qisa aadumacanbadan wiyi
@nastahmaalim1597
@nastahmaalim1597 4 ай бұрын
By the its very interesting
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 4 ай бұрын
Guuleyso wallo yaasiin
@user-ry7kj8kw6d
@user-ry7kj8kw6d 4 ай бұрын
allh noola soo dhakhso wllo
@taqwasomalichannel7670
@taqwasomalichannel7670 4 ай бұрын
Qiso cajiiba wlhi oo macaa qosolkeeda wadata
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 4 ай бұрын
Wa bilaa mooya
@Adde12
@Adde12 4 ай бұрын
Masha alah sxp
@faadumo7646
@faadumo7646 4 ай бұрын
Aamen
@Amal_UK
@Amal_UK 4 ай бұрын
Yasin qurux mashaAllah🫅❤️❤️❤️
@SahraCawil-rj5cq
@SahraCawil-rj5cq 4 ай бұрын
Yassin hlyey alle hku barakeyo walal🩵🐎🤲
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 4 ай бұрын
❤❤❤
@luuluemaxamed6326
@luuluemaxamed6326 4 ай бұрын
Yaaab waye
@amranabdikafi3218
@amranabdikafi3218 4 ай бұрын
Caawa qosolaa igu dishay yaasiinow soooomaaliya ku qoslay wadanaadan lahayn dhib badanaa😂😂😂😂😂
@jazerabdi9316
@jazerabdi9316 4 ай бұрын
Chicken iyo wax isiiii😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ninkan waa qosol
@suubanaliquwaax3516
@suubanaliquwaax3516 4 ай бұрын
Sheekada xogaa dheerer hadii kale waa lagu caajisaa Brother
@samiraabdiali7168
@samiraabdiali7168 4 ай бұрын
First 🤚
@SundusCuradaMuhuboHasan-ks8ol
@SundusCuradaMuhuboHasan-ks8ol 4 ай бұрын
Qisada noo sooboobsii yasiinow
@hafsaabdi4232
@hafsaabdi4232 4 ай бұрын
😂ciyaarta nagadaaa yasiinaw xoga so badi
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkk walaahi waad iga qoslisay
@user-uu2fc8tc6y
@user-uu2fc8tc6y 4 ай бұрын
soo dhig plz😢
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 4 ай бұрын
Wcs wllo
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 4 ай бұрын
First
@user-dz9kf5tw7i
@user-dz9kf5tw7i 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 4 ай бұрын
Masalsal shidan baad noowadaa yaasinoow
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 4 ай бұрын
Yaasiinow ciyaar baa wadaa iga walee, maalin walba dhowr eray baad noo sheegta niyow shekada naga dhamaystir see cml😎
@abdalamuhiyadin4426
@abdalamuhiyadin4426 4 ай бұрын
YASIINOW HADE OGOW RUUX MUSLIM AH INAAD DULMISAY KURDIGA AAD BEENTA KA NABATAY DULMIGUNA MAALINTA AAKHIRO DULMIYAAL BUU NOQDAA
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 4 ай бұрын
Dunuubta la yaraysanayo waan la ayaabay bal iftiraa iyo inaad qof miskiin ah dulmisid xumaa
@user-dz9kf5tw7i
@user-dz9kf5tw7i 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-px4wy1hv9e
@user-px4wy1hv9e 2 ай бұрын
Kkkkkk
@NanaNana-vt7vz
@NanaNana-vt7vz 4 ай бұрын
Brother, what do you mean dhaqan carbeet
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 4 ай бұрын
Moyaa mooyaa😅😅😊
@fatushchannel5911
@fatushchannel5911 4 ай бұрын
Yasiinow qisadada waqosol😂
@fardowsamohamed4400
@fardowsamohamed4400 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@Asli256
@Asli256 4 ай бұрын
Oo ninkan asoo qabil qabil ka hadlaya tiktok ku aqaane ma musalsal bubu wada😂
@HoriaAbdiMohamed-hf6ih
@HoriaAbdiMohamed-hf6ih 4 ай бұрын
Wlhi niiki baan ku qoslay😂😂
@Sihamonline
@Sihamonline 4 ай бұрын
Wax mad no dhamestir malinkata wax yar sodaynaysa😊
@mohamedbashirmuse9995
@mohamedbashirmuse9995 4 ай бұрын
Yaska Ex Reer Xida Baan Isla Aheen ... lkn sheekadan Waxan Ka Xasuusta 2010 Marka Kaso Baxay Turkia Waaxa Ila asoocday 2wiil Somali Aah iyo Gabaar somali Aah English Waxa Nogu Badiyeey Wil Dhulbahante Aah Lkn Ani Iyo Gabadha waxan aheen Ciyaal Casiir Kurdi nalo Keenay Bu Miid Somali Aah wuxu Ku Feeray Baskoolad Ani Iyo Gabdhi Baa La Hadalnay Walahi Intu Naa waday Buu Wuxu Na keyeey Jikada Oo Yiri Waxa Rabtan Karsada Waxa Soocday Koobki Aduunka ee South Africa lagu Qabanayeey Inta Cuunto Soo Bisleynay Baan Waxan U keenay 2wiil Oo sidi Oromo Bosaso Joogta oo Kale Aah afka mar mar waa ku caawinaya
@user-qi9ky5kx8j
@user-qi9ky5kx8j 4 ай бұрын
Nagada ciyaarta 4 ma jiree 🙅🏻‍♂️🙅🏻‍♂️🙅🏻‍♂️🙅🏻‍♂️
@howdnugaal9607
@howdnugaal9607 Ай бұрын
Meelkasta mooya lataagantahay 😂😂😂
@AyaanAare-ju8xx
@AyaanAare-ju8xx 4 ай бұрын
😂
@user-og9fi3yd3m
@user-og9fi3yd3m 4 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@user-tw9jy4ok2e
@user-tw9jy4ok2e 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Jamiilo21
@Jamiilo21 4 ай бұрын
Oday Turkish ah oo walibo ree baadiye eh somalia ma kasaayo 7 Countries oo an so maray kuwa igu dhehen cunto miya Abidkay ma aqline kuwa u qabo in somalia adunka laga kasaayo cid taqaano malahan believe or not
@nasracdee
@nasracdee 4 ай бұрын
kii feraha waynaa ba calamad saday kulaha😂😂😂
@zamzamabdullahi7820
@zamzamabdullahi7820 4 ай бұрын
Ninka maxad u nabtay kurdish ka ah halyeey hhhhhh
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 4 ай бұрын
War yaa yaasiinoow waxaanku moodi jiray nin caqli badan isgaadhsiisan lkn raga soomaliyeed magaranayo waxa ka khaldan kii aad is dhahdo waa nin rageedba dibuu ka bariiqdaa waxaaan arkayay video aad caytamayso ood kaafi cabdi caayayso kaafi waa iinsaan malaaig ma aha mida kale waligeed bay nin iyo gabadh uu shukaansado isku dhici jireen ama nin iyo naagtiis malihi kaafi wuu saxsanyahay lkn hadii aad arinta kalayso maad si raganimo leh ugashid ood kaafi ula hadashid ood gogol bay ragu kuwada hadli jireene dhigatid ama banaanka kajoogtid maxaad sidii naagihii lacaytamaysaaa aad iyo aad baad meeshii aad iijoogtay ooga hoos dhacday maxaa kaafi waalidkiis kuu geeyay subxaan Allah qofwayn oy diinu kamuuqato baad u egtahay
@user-gy6ic4hq6e
@user-gy6ic4hq6e 4 ай бұрын
Wlhy waan sugi la aa wllky yaasiinaw❤
@fos343
@fos343 4 ай бұрын
Yaasiin inaader sheekadu gaabana, beer qalaow baanu kaqaadnay
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 4 ай бұрын
Abayo beer qalaw maxaa la dhahaa gaajo miyaa
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 4 ай бұрын
Haa gaajo​@@xaliimacali5595
@Unique_girl77
@Unique_girl77 4 ай бұрын
مويه 💦😂
@rahmamohamed5636
@rahmamohamed5636 4 ай бұрын
Qaybtan sibaan udiiday maxay tahay run uma ekee idinko bad dhex marayaa baa donta idinla is tagtay goorma qaraha iyo doni riixa gashen 😂😂😂🙏
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 4 ай бұрын
Ana waa diiday qisada qaar lkn maadaama dadkii la socday uu sheegayo been kama sheegi karo waayo waa markhaati beri dhihi karaa waa beenlow
RAFAADKA RAXAA KADAN BAYNQISADII YASIN HALYEY PART 5
13:08
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 9 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
QISADII JACAYL YASIN HALYEEY PART 1
14:04
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 15 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
JABKII IYO JACAYLKII TAHRIIBTA LAST PART
12:19
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 4,1 М.
QISO NABSI IYO CIIL WADATA 😭
16:05
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 83 М.
JACAYLKII XABSIGA YASIN HALYEEU PART 6
16:08
Yaasiin Halyeey
Рет қаралды 8 М.
Adigoo wanaagsan sababta laguu xumeeyo - ADIGU ISU NOQO
27:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 50 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32