Amiin jizzakalah kheyr lakiin bró shéada part 4 baad ku qaladay, part 5 baad dhahday midaan waa nagu so tá bró hodan allha u naxristo halyeey keep going bro 🙏
@sadam_Abdi9 ай бұрын
Waa caadi wll dhipmale
@ifrahahmed42909 ай бұрын
Lkn plz lasoo dhaqso qisada waa very emotional and entrusting thanks bro
@Ina_cabdidheere9 ай бұрын
@@ifrahahmed4290 interesting dheh wax baaro kama karne Ifrahey 😂
@BahjaAxmed-ut6qr9 ай бұрын
Very emotional Story 😢 Allh Kuxafido wll
@naimaomar14909 ай бұрын
Asc walal yassin wankusalamay salankadib codsi ban wata madama ad jogto beeydki barakeysna walal wiil yara igaxanunsan in muda ah walal igusoducey adigo mahadsan hooyan ahay qalbiga ixanunayo ilahey waxajeceshahay janada uhoreyso hakusiyo jasakalahu kheeyr
@nashaadofficial15109 ай бұрын
Walayaal iisoo duceya muraad baanleyahaye in alle ii rumeeyo😘
@nimomohamed45599 ай бұрын
Hodana wan ka naxay saladna waan ku qoslay kkkkk kuye samra inad dhimatay ahed oo hodan nolato kkkkkkkkkk
@jackywithboiz89049 ай бұрын
Shukri waxay jogtaa 🇬🇧 UK way ka tagtay holland 🇳🇱 Allah u naxariisto hodan
@hibobadal34279 ай бұрын
Amiin Amin Amin ya rabi ❤❤❤❤❤
@amaalmaxamedciwal13389 ай бұрын
Wll yaasiin waa ku tageraa ihaay cimiri dheer iyo caafimaad badan ha ku siyo❤❤❤
@mohamedabdulkadir26009 ай бұрын
Aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@saharwafa75399 ай бұрын
Maadaama aad joogtii makka u soo cimree Hodan. Allaha u naxariisto.
@jackywithboiz89049 ай бұрын
Asc wrt wb wali waad xasuusataa yasiin qof walbo magacisa madan ilowbin aniga waan ka mid ahaa dadkas Allah akbar
Istaahil iyo shukri iyo farxiyo.anigaa aqaano waan isla joognay istanbul lkn waakala harnay, gabadhaas dhimatau izmir baan ku maqlay wey iga horeysay Allaha u naxariisto