Qiso cajiba gabadh ninkeedii soo dhofisay oo ku badhaadhah❤️❤️

  Рет қаралды 12,772

Luul youtube

Luul youtube

2 жыл бұрын

Пікірлер: 85
@farax6361
@farax6361 2 жыл бұрын
Nabsimaal ayuu raxmaanku siiyay gabadhaa alle ha ubarakeeyo alle haysku daayo insha allah
@AM-jz6vb
@AM-jz6vb 2 жыл бұрын
Anigu waxaan kaaga fadhiya Casha Luulay reeraha aad tiri waxaan umalaynayaa inuu ninkaani wanaagsan kasoo jeeda
@sammie1163
@sammie1163 2 жыл бұрын
Waa nabsi bax mansha allah
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 жыл бұрын
I did the same thing about 26 years ago the brother took me a cheap restaurant call all you can eat in USA 🇺🇸. After that day I told him go a way, and married an African American sweet brother who is Muslim,and still married to him Masha Allah.
@michaelmichael1225
@michaelmichael1225 2 жыл бұрын
We are all not cheap but you could teach the bro to be more understanding.
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Mashaa allaah waa gabar nasiib badan alloow kui barakee xaajigaada🌹💕🌹🌷💕🌹🌷💓💕🌷🌹🌷. Alloow ragoow dhan sidaas ka dhig
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waa wiil wanaagsan Maasha allaah
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 жыл бұрын
Alle ha ubarakeyo lkn intey siisoconeyso lama ogee alle bariga habadiso aniga sikastaba ma ihi qof nin soodhofineyso
@lullul3875
@lullul3875 2 жыл бұрын
Mansha allaah waa nin wax garad ah oo tusaale u ah rageena kale
@malyunhashi5711
@malyunhashi5711 2 жыл бұрын
Manshalaah ilhay haku barkeeyo
@siamabdiris99
@siamabdiris99 2 жыл бұрын
Inamo fiican way jiraan mashala
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 2 жыл бұрын
MashAllah tabarakallah beautiful...quruxdaada iyo deganaantaada waan ka helaa lakin MashAllah ayaan kuu dhahaa ee soo aqriso adkaar abayo meshaan intaadan imaan inshaAllah Allah kaa hayo il iyo cawro...love from Sweden
@OS-db8um
@OS-db8um 2 жыл бұрын
MashaAllah Luul wad ku mahadsantahay talada fiican eed markasta dumarka walalaha siinayso Jazakillahu khairan
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 2 жыл бұрын
Asc walashey waan kusalamay marka hore walaasheen maashaallaah ayaanleenahay allxmd nimcadeeda haqarsato dadka ha iska ilaaliso hablo yeeysan soodhaweysan inantaan aad ayaan ugu farxsanahay nimcadaan illaah siiyay intaa heysanina illaah hasiiyo inta heysatana illaah ha ubarakeeyo aamiin
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
Luley miid anigana igu badhaaha iso raadi inchallah
@zamzamadan2369
@zamzamadan2369 2 жыл бұрын
Maashaa allah sheeko macaanid cod macaanid ayaad kaga dartay alle ha ku xifdiyo
@fifiali9963
@fifiali9963 2 жыл бұрын
Thanks Habo luul tagero buuxda muah 💋 wlhi I love your stories waxay iga noqotoy balwaad dhagaysiga Qisoyinka aad so jeediso 😂😂 plz noso baadi sheekoyinka
@ayanfarah1554
@ayanfarah1554 2 жыл бұрын
Maasha alaah tabaraka rahman ilaahey ha isku qeyro rabi rahman ha is ku daayo insha alaah beautiful waana waajib wuxuu gudanaayo ee dunarka wey dulnan yihiin
@sagalabdalle7076
@sagalabdalle7076 2 жыл бұрын
Maansha Allah, you are a good story Teller
@faadumomaxamed1342
@faadumomaxamed1342 2 жыл бұрын
Masha allahu tabarka llah illaahawo u dhowr oo u xafid
@abdikarimhassan6270
@abdikarimhassan6270 2 жыл бұрын
Masha Allah wiil gobah barakoob💖💖💖💖💖💗💖💖💗💗🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@asisoabdi3573
@asisoabdi3573 2 жыл бұрын
Masha allaha abaayo quruxey
@sammie1163
@sammie1163 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabaarikalaah walaalo qaali hore u soco.
@lullul3875
@lullul3875 2 жыл бұрын
Mansha allaah tabaarakalaah ilaahay hau barakeeyo xaajigeeda
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
subhanallah subhanallah
@sameerabacker3978
@sameerabacker3978 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarkallah alle ha isu barakeeyo amiiiiin amiiiiin qoska
@user-vm9qq6hy3x
@user-vm9qq6hy3x 2 жыл бұрын
Maa sha waxweeye hooyo barkaysan bay ahayd
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah she is lucky masha allah
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 2 жыл бұрын
Ala ficana hbo caisha luuley igu duceya adiga iyo asxabtenba leylatukhadar tukan heysta insha allh o diinta yakhanA😀😀♥️💯🙏👍
@sammie1163
@sammie1163 2 жыл бұрын
Alle ha isku xafido.
@wardaclassic8379
@wardaclassic8379 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah tabarakaAllah. Ilahay hauziyadiyo
@zuhurali8697
@zuhurali8697 2 жыл бұрын
Asc wllo luul maa shaa Allah tabarikallah jazakumallahu khary ❤️❤️❤️❤️
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Maasha allaah allaah yaziidak
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll
@awalenuro4947
@awalenuro4947 2 жыл бұрын
Dhaxalka sugayiyo qalbi dhaye hadanhelay 😂😂😂😂😂😂
@naadiamohamud2097
@naadiamohamud2097 2 жыл бұрын
Masha allh alow ubarakey angna nadiinkaso kle ayn ka baryeyna insha allh
@coleeynaima4131
@coleeynaima4131 2 жыл бұрын
edo live your life. love from Canada. i love listening to your stories. 😘😘😘😘😘
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@fadumobaraug2656
@fadumobaraug2656 2 жыл бұрын
Maan sha Allah tabaarakallah 🙏❤🙌
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 жыл бұрын
Masha Allah, I feel the same way.
@awoshire9908
@awoshire9908 2 жыл бұрын
Habo adaa qaaliya 💕💕
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Wan naxi markad tiri arbukibu kasodegi lakin markad tiri labad daban bu kadukadi Ban farxi 💓💓💓💓💓💓💓💓💓💖💖💖💖💖💖
@mumhalimo2396
@mumhalimo2396 2 жыл бұрын
Aamiin yaa alaa
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Waa wiil nasab ah ilaahow khayr sii
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
wcl sis😍
@seynababdile6147
@seynababdile6147 2 жыл бұрын
Masha Allah
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 жыл бұрын
Masha allah 💖 allahuma aamin 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@user-vm9qq6hy3x
@user-vm9qq6hy3x 2 жыл бұрын
Ablaa soomaaliyeed dadyagaa ugu wanaagsan yagaana ugu gobaysanyihiin
@abdimajiidali4062
@abdimajiidali4062 2 жыл бұрын
Caawa warwaynbaaad sheegta😄
@rahmafarah5133
@rahmafarah5133 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
hapo wan oyi
@maxameddahir383
@maxameddahir383 2 жыл бұрын
ASC KAAS OKALETO ANIGA WAAX BADAN DHEER EE GABADHE UDIYAAR AAH ARINTAS IYO KAFICAN ? OK ISOXARIRIYA
@shokriahasan8316
@shokriahasan8316 2 жыл бұрын
Masha alah rabi haku barakeyo wll
@mahamoudx1242
@mahamoudx1242 2 жыл бұрын
Caasha meeshan ma raga ayaa lagu bah dilaa ama lagu caayaa ---mijo baasto mijo xidinxiito. Dumarkuba ragaas baa dhalay mijo baasto aad ku sheegaysan kkk
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 2 жыл бұрын
waaa run wllky lkin dumarka siida ragu u bahdilan raag maa dhalin miiya abaa ay kufsadan soo abe maa dhalin
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 2 жыл бұрын
Amiin allaah isku dhaqo family kasto
@dahabodahir5864
@dahabodahir5864 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@mumhalimo2396
@mumhalimo2396 2 жыл бұрын
Mansha alaa
@hamdiwarsame1862
@hamdiwarsame1862 2 жыл бұрын
Amiin
@wardaclassic8379
@wardaclassic8379 2 жыл бұрын
“Baxsaduu” waa ikow🤣😂😂😂
@aaminayooniz1554
@aaminayooniz1554 2 жыл бұрын
Baxsaduu wale waa qosol
@ayansalah7729
@ayansalah7729 2 жыл бұрын
Caasha luulay aniga castomer baan kuu ahay
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 2 жыл бұрын
Iskufeker ayaan mahay casha lkn mar mar aya gool lagadhalinayaa midbaa kuleh waxad donto ayan kusinayaa wan kubilayaa markad gursanata kaga baxaya wey igu dhacday aniga lkn wan ariyay
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
habo bilisa nagta ma ficn e waxa kale isticmal
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 жыл бұрын
Kkkk luuleey horta walaal buug ma qortay? Waxaan hubaa hadaad buug qori lahayd laguma caajiseen sheekooyinkaaga. Waxay tiri dhabanadaa dalooshamay kkkk
@AssAss-me9mh
@AssAss-me9mh 2 жыл бұрын
Asc casho walshy waa runtaa wax badn aala arky sanoo kale nin mayaqno gawdhan waxby ku qabty ee dhaqaly magarto waxoba kuleyahy xolhaga anaa leh oo xalal ayuu kadhignaa axsnaa maleh aniga aan waan usoo jogy gawar ninka ushaqso owhadana leyahay anon ku ogayn wax ha ibsan anaa kugeynayo suqs waxow kawadaa lacgta ayey ku ciyaare xolohedi ayuu ku xukumaaa ceb alha asturto hadii ladhoho ceeb ma ssturno nimanka somaliyed ilhay xaqa alha tuso
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 жыл бұрын
Islagarnaaa dhac dhac hhhh
@sahraahmed9696
@sahraahmed9696 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sahraahmed9696
@sahraahmed9696 2 жыл бұрын
👏👏👍👍👌😂😂🤣🤣❤️💞💜💙
@ruqiyajamac408
@ruqiyajamac408 2 жыл бұрын
😂😅😂😅😂😅😂😅😅😂😅
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 2 жыл бұрын
Kkkkk
@muriyaahmed8046
@muriyaahmed8046 2 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@muriyaahmed8046
@muriyaahmed8046 2 жыл бұрын
Asc❤️💛🍒💚💗💕💕🌹🌷💜💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍
@umuraage8617
@umuraage8617 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂Xaga danbe ayaan ku heysaa Xaga hore waan dansanaa oo aan ducada waday rabbi nimcada ha u siyaadiyo qoyskaa hana qarsato nimcada eebe ugu deeqay mida arinka ah ragga waa loo shaqeeyaa waa run oo qurbahan aan joogo gabdho shaqeeya raggooduna ay hurdaan ayaa jira ciilbey kugu dilayaan qoladaa😡.
@suadahmed9126
@suadahmed9126 2 жыл бұрын
Aaway ballanbalka?
@suadahmed9126
@suadahmed9126 2 жыл бұрын
Mar kan milix ma leh sheekadada
@aaminayooniz1554
@aaminayooniz1554 2 жыл бұрын
Baxsadu miyaad rabta waley kkkkkk
@ummuisra6721
@ummuisra6721 2 жыл бұрын
Dumaroow xishooda ragga cayda ka daaya wax u sheega una duceeya
@michaelmichael1225
@michaelmichael1225 2 жыл бұрын
Waa the cheapest dude ever.
@aminahassan8277
@aminahassan8277 2 жыл бұрын
Maasha Allaah u dhaha gabadha wallaayaaloow guurku waa nasiibe
@lulitaali6646
@lulitaali6646 2 жыл бұрын
Amiin
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll
@user-vm9qq6hy3x
@user-vm9qq6hy3x 2 жыл бұрын
Kkkkm
DOWLADA SWEDEN MAXEY ISOO DHEHEEN BALANTII MAANTA
20:35
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 16 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 35 МЛН
OOMAR BAR BAR IYO SIR BADAN OO IDINKA QARSOON
16:21
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 277 М.
Qiso xijaabka iyo dhibka lagu hayo wadamada reer galbeedka
13:13
Gabadhii shaqala u ahayd yey sixun ula dhaqantay
12:28
Luul youtube
Рет қаралды 1 М.
Motherhood, Adoption and Managing Relationships | Hala Kazim 83
1:14:45
The Mo Show | Presented by KAFD
Рет қаралды 191 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 137 М.
Qiso naxdin badan gabadh dhimaty oo soo noolatay!!
16:06
Luul youtube
Рет қаралды 1,1 М.
Wargelinta Menopause-ka / Menopause Awareness
7:14
Barashada Xaawo
Рет қаралды 1 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН