Qiso Cajiib ah Hal Milyan oo lacag ah oo laga dhacay Bangi iyo Ninkii Booliska baadhaha ahaa oo is h

  Рет қаралды 56,130

Macalin

Macalin

3 жыл бұрын

Пікірлер: 115
@munahassan8124
@munahassan8124 3 жыл бұрын
walhi macalinku qisa kasta oo uu soo bandhigo oo qof la dulmiyayo way iga ilmaysiisaa . qisadan oohin baan ku bilawday sidaan u ilmaynayay ayay dhamaadkeedii farxad ii noqotay Allah SWT wax kasta oo aynaan ogayn isagaa og oo daalacanaya qofkasta oo la dulmiyona Allah ayaa garabkiisa ah .waana cibro qaadashada Awoodaha illaahay .Macalin adna waxaan kaa faa,iiday Aqoon badan iyo waayo aragnimo badan Allaah Xasanaad badan hakaasiiyo Abaal marintaadana janatul fardawsa hakaaga dhigo Allahuma Aamiin
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Muna qof qalbi jilcan ayathay mku guursada
@user-xh7of8zb9t
@user-xh7of8zb9t 8 ай бұрын
​@@liibaankhaliifa9367qof qalbi jilicsan maxaad ku fali
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 3 жыл бұрын
Shukran Ustaad qiso cajiib ah ayaad nala wadaagtay
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 3 жыл бұрын
Professor aadbad ugu mahadsantahay wakhtigaad noo huraysid si aan wax kaaga korodhsano jazakallah wan ku hanweynahaye hawsha halkaa ka wad
@fardus_
@fardus_ 3 жыл бұрын
Subxanallah whi wan qiirooday ...daacadimahungowdo..mahadsanid macalin
@muhiadinaden5687
@muhiadinaden5687 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا أستاذ
@maxamedcali5011
@maxamedcali5011 3 жыл бұрын
Masha Allah macalin qisooyinkan noo soo badi
@abdirahmanas2583
@abdirahmanas2583 9 ай бұрын
Masha allah ,goor ay qisadan dhammaatay baan garan waayay, mahadsanid ustaad.
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
Subhanallah subhanallah subhanallah
@hamdanuura3960
@hamdanuura3960 3 жыл бұрын
Jazzakallah khayran jazza macalin qiimo badan
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin ilaahay ha ku barakeeyo
@user-ye1yv4kr8k
@user-ye1yv4kr8k 3 жыл бұрын
Masha Allah
@moaliaar2941
@moaliaar2941 3 жыл бұрын
Mansha Allah, Allah ha ku barakeeyo Garyaqaan
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 3 ай бұрын
Mashaa Allah, waa qiso wax ku qaadasho leh, oo cajiib ah.
@qadarkaynanmedia6561
@qadarkaynanmedia6561 3 жыл бұрын
M a wallhi wa qiso a an caadi eheen
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Mubarik aar wuu mahad sanyahay sogud binta qisooyinka cibro qaada shada leh sirma qabe alle ayaa usahana sikasto lagu khiyameyo ilaahay marku kulajiro adaa kaguulaysanaya khayiminta
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 2 жыл бұрын
Mshallaah tabaarakallaah wa Jzklh kheiran jaza 🌿👍
@ismailhawd1544
@ismailhawd1544 3 жыл бұрын
Respect 🙏macalin culus
@user-ye1yv4kr8k
@user-ye1yv4kr8k 3 жыл бұрын
Like ha ila garab marin
@salmaanyarrepro3924
@salmaanyarrepro3924 3 жыл бұрын
Masha Allah macalin Allaha ku barakeeyo wax badan ayaan ka faaidne qisooyinkaaga quruxda badan waaana ka sugenaa intaas iyo inkaloo badan shugran mu,alimo
@boqoradarerka723
@boqoradarerka723 3 жыл бұрын
ManshaAllah huno qissoyinkada wankahelay
@anababdi3850
@anababdi3850 3 жыл бұрын
I learned a lot of things from it and it was a sad story at the same time
@hwacanxaaji8462
@hwacanxaaji8462 3 жыл бұрын
Walahay waa arin khatara ninkasuna si wacan ayuu kiiska u baadhay
@osmangain7669
@osmangain7669 3 жыл бұрын
nice story
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 3 жыл бұрын
Waa tallo fcn wax in madaxda bileyska ey dawaadan barnaamijka noocan oo kale aha sida wax loo baadho bey wax badan ka faa.iidayaan
@archialleli6516
@archialleli6516 3 жыл бұрын
Macalin alle haku barakeyo wx badanban ka korodhsado wlhi ila yarantina wn ku dawan jiray
@apdisamedyuusuf7922
@apdisamedyuusuf7922 3 жыл бұрын
Mazha allH
@hadancabdi126
@hadancabdi126 3 жыл бұрын
manisha allah
@naajaxplans8915
@naajaxplans8915 3 жыл бұрын
Mahadsanid macalin qiso cibro leh ayay ahayd
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
Masha allah the was happy because he was innocent men subhanallah
@ahmedmukhtaristiila6623
@ahmedmukhtaristiila6623 3 жыл бұрын
Waa Qiso Cajiip Ah Mahad Sanid So Badi Cashirada Nuucaa
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 3 жыл бұрын
Wad mahadsnthy Runtii waa arin cajiib ah
@qatarwahabu3737
@qatarwahabu3737 3 жыл бұрын
Mnzha allh illahy hku barakeyo❤
@ladanabdi5678
@ladanabdi5678 3 жыл бұрын
Thnks ustaad🙏🙏🙏
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Thanks Macalin 👏🏾
@abdihayd3415
@abdihayd3415 3 жыл бұрын
Jasaa kalaah mudane.
@adowhaji3477
@adowhaji3477 3 жыл бұрын
Jazakalah
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@rapperssmoke2209
@rapperssmoke2209 3 жыл бұрын
wow mash Allah 🔥
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 жыл бұрын
Mashallah
@mxmdcmr1751
@mxmdcmr1751 3 жыл бұрын
Macalin aad iyo aad ayaan kugu mahad celinayaa ilaa iyo malintan muuqaladada daawaday wax wayn ayaan kaa faiday
@saredomoh4691
@saredomoh4691 3 жыл бұрын
Subxana allah waa qiso wax ku qaadasho mudan dacadi ma hungoowdo
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Qalad ayu galay marku wx isagalo dhiibay cidkle usiidhiibay allaahu akbar
@mohamedosman2167
@mohamedosman2167 3 жыл бұрын
Shukran Ustaad Cashir waxbadan aan kabartay ayaad isiisay
@nuuraali1972
@nuuraali1972 3 жыл бұрын
mashaAllah tabarakallah shukran, what a beautiful story
@mohamedaden5308
@mohamedaden5308 3 жыл бұрын
Run ahaanti waa Barniimij aad uwanag badan Barnamijka qaxwaha khamiista was badanna laga faideysan karo waxyaaba cajiib ahna aan kabarano
@naasirosmanali2694
@naasirosmanali2694 3 жыл бұрын
Nice history & good directive
@abdirisackamin8360
@abdirisackamin8360 3 жыл бұрын
Allahu akbar
@hadancabdi126
@hadancabdi126 3 жыл бұрын
Allah dacadnimado wanagsana
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 3 жыл бұрын
2 times ayaan daawaday
@ogaanshahacaafimaadka3000
@ogaanshahacaafimaadka3000 3 жыл бұрын
Cajiib waa igu ballan in aan gacan sadexaad aaminin mahadsanid ustaad qaali ah
@samadoonecali
@samadoonecali 3 жыл бұрын
Runtii, waa kiis la-yaab leh! Aad baan kuugu mahadcelinayaa macallin, sida wanaagsan ee aad qisada noola wadaagtay.
@mukallayare
@mukallayare 3 жыл бұрын
M,a qiso aad uwanaagsan waaye
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 3 жыл бұрын
Mahadsanid.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Qiso Aadu Cajiib Ah ...👍🏾
@cabdikariinshariifali5746
@cabdikariinshariifali5746 Жыл бұрын
Tnx macalin
@ilhammaxamad4478
@ilhammaxamad4478 2 жыл бұрын
Masha Allaaaaah
@warsameyuusuf5011
@warsameyuusuf5011 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@cabdulqaadirawilmohamed9534
@cabdulqaadirawilmohamed9534 3 жыл бұрын
Qisadan mid u dhaw ayaa ila kulantay markii Allaah ii dhamaystiro ayaan kuusoo gudbinayaa hadii alle idmo mahad sanid
@shamzdinmohamud6616
@shamzdinmohamud6616 3 жыл бұрын
Allaha si khayrleh kugu dhameeyo
@cabdulqaadirawilmohamed9534
@cabdulqaadirawilmohamed9534 3 жыл бұрын
@@shamzdinmohamud6616 mahad sanid jisakallaah khayr Allaah hay aqbalo ducadaada iyo taydaba insha Allaah
@suldandugsi5755
@suldandugsi5755 3 жыл бұрын
Alle hakuu fududeeyo wll waa arin murugadeeda lehe
@yasiribrahim3676
@yasiribrahim3676 3 жыл бұрын
Nice
@MohamedHassan-in7rn
@MohamedHassan-in7rn 3 жыл бұрын
Qisas kaaga caqligay dhisaaan jazaakalaah
@EastAfricaTechnicalMedia
@EastAfricaTechnicalMedia 3 жыл бұрын
WAa qiso fiican ee soo badi kuwani oo kale
@libaanaxmed5354
@libaanaxmed5354 3 жыл бұрын
M.a shiqow
@ruqiyamaxmud5642
@ruqiyamaxmud5642 3 жыл бұрын
Waxaa aad ii cajab gelisay in buugga uu macalinku gacanta ku hayo ee safiirka,aan Anna iminka gacanta ku hayo oo akhrintiisu dhex ii marayey!!
@mahamedabdiabdullahi7976
@mahamedabdiabdullahi7976 3 жыл бұрын
Wll igu caawo pdf maii helee
@ruqiyamaxmud5642
@ruqiyamaxmud5642 3 жыл бұрын
@@mahamedabdiabdullahi7976 walaal qaaliya maya pdf kuma hayo asagoo buug ah ayaan hayaa.
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 жыл бұрын
Where ka heli kara ruqiya
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 жыл бұрын
This book
@ruqiyamaxmud5642
@ruqiyamaxmud5642 3 жыл бұрын
Hud-hud books Muqdisho halkaas baan ka soo iibsaday walaal hadaad Muqdisho joogto waad ka helaysaa insha Allah.
@naimastar9366
@naimastar9366 3 жыл бұрын
Masha allah. Wlh wan ka helay channel ka aderkis horay usoco
@qanciyesalaad2065
@qanciyesalaad2065 3 жыл бұрын
ok
@adowahmed9447
@adowahmed9447 3 жыл бұрын
Thanks
@anabqalanjo3381
@anabqalanjo3381 3 жыл бұрын
Denbigu markuu xaqa helo was najaxaa ilaahay was xaqsoore macalinkana was
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 3 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 жыл бұрын
Aax waa qiso nanun badan
@umurowda6887
@umurowda6887 4 ай бұрын
eesh calaa d.baadhe
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Iska ilaaliya gcan sdexaad ikhwani haba laku yimaado kaad wada shaqaynaysen ha aminin
@hadancabdi126
@hadancabdi126 3 жыл бұрын
warun.dacat.mahugoowdo.illahay.madayac
@abdilahiabdirahmanismail7107
@abdilahiabdirahmanismail7107 3 жыл бұрын
Runtii qiso Cajiiba, caadifad iyo emation sameynaysaa sida layaabka leh ee uu Macalinku uga sheekaynayo
@anabqalanjo3381
@anabqalanjo3381 3 жыл бұрын
Macalinka was in wanaagsan MAA.allaah
@caaqil201
@caaqil201 3 жыл бұрын
Sheekadaan intii dhexadda ii mareeysay ayaa shah u soo shubtay kadibna baaritaan ka ayaa qayb ka noqoday qac markii aan ka siiyey ayaa fahamay maamulaha in uu qeyb ka yahay
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 3 жыл бұрын
masnha allaah runtii wax badan baan kaa faaiidey
@jjenko6366
@jjenko6366 3 жыл бұрын
Mashalah, Si fiican baad u sheegtay arintan walal. mahadsanid.
@abdirahmanmowlid2545
@abdirahmanmowlid2545 4 ай бұрын
Dacad alaa faraj u fura waa dhab
@faisahussein1231
@faisahussein1231 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏mashalla Mashalla Mashalla Mashalla ❤❤❤❤
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Mcalin maskaxdayada waad la hadashay wxan ismodaya inan kiisaska badhi karo
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 3 жыл бұрын
Dembi baadhuhu nin daacad ah ayuu ahaa,shaqadiisana yaqaan.
@Nolol_Toosan
@Nolol_Toosan 3 жыл бұрын
Ustaadow noosoo badi qisooyinka noocaan cml
@sahraomar6872
@sahraomar6872 3 жыл бұрын
Zakinimadiisailahay ugugargaaray
@husseinabdi6321
@husseinabdi6321 3 жыл бұрын
Caadi maah qisada
@anabqalanjo3381
@anabqalanjo3381 3 жыл бұрын
Macalinka waas
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 жыл бұрын
😢 story subhanallah
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Mcalin wxaa ila fiican madama aad dhahday qaxwixi khamista sidii ka muuqaty bilawga videogan inad qaxwahaga soqadato kursigagasi qadato qaabka ado ubashalaya no sheekayso wa jawi qurxon same oo nala arag plz mcalin ilahayna haku barakeyo amin
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 3 жыл бұрын
Mahad Sanid 🙌🏻
@cdalemaxamed6230
@cdalemaxamed6230 3 жыл бұрын
cajiib
@saidkhalif617
@saidkhalif617 3 жыл бұрын
Tabiyoow waxaan kaacodsanayaa meel aan kalasooxariro
@hanadali6155
@hanadali6155 3 жыл бұрын
Xafiiska lacagta laga qaadyo miyayna cctv ku ooli ama uuna lahayn..
@aqoonkorodhsi
@aqoonkorodhsi 3 жыл бұрын
Aqoonyhn wax xikmad leh soo gudbiya
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 3 жыл бұрын
ASC
@Lacaso333
@Lacaso333 3 жыл бұрын
Fadlan sheekooyinku meelahay kadhaceen noosheeg Iyo lacagaha magdhawgu ma dollar baa mise waxkle Tnx
@m.xujaalemuqtar8896
@m.xujaalemuqtar8896 3 жыл бұрын
Mahad sanid wll
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
Wxaakalo iicadaty in lcagtana aythay hal milyan dollar wa hadii ayna ahyn dawladi somaliya malyankida kaqalisana malyan dollar imanta ah
@fardus_
@fardus_ 3 жыл бұрын
Somaliya kamaydhicin
@liibaankhaliifa9367
@liibaankhaliifa9367 3 жыл бұрын
@@fardus_ mxaka ogthayta ama mesha ayka dhacday yarta
@ismailhawd1544
@ismailhawd1544 3 жыл бұрын
Macalinka subscribe haloo saaro
@realkoshin
@realkoshin 3 жыл бұрын
Awooda Jidhka Caruurtaada Si Fudud Qiimo Jaban U kori m.kzbin.info/www/bejne/jGHFgZhmq6lkpas
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Aaaaaw very interesting story thank a lot
@abdisalaamabubakar8309
@abdisalaamabubakar8309 3 жыл бұрын
Meher Wacan 👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/poqnomOmrpiHhZY
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 97 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
QISOOYIN CAJIIB AH OO CIBRA QAADASHO LEH || Sh Maxamed Diini
18:22
Daacad Production
Рет қаралды 21 М.
QISO AAD WAX BADAN KA FAA,IIDI DOONTID@ABDIHAKIMPRO
15:02
ABDIHAKIM PRO
Рет қаралды 28 М.
Calooshaada iyo Carabkaagu ha is yeeshaan
22:26
Macalin
Рет қаралды 6 М.
Waa Maxay maamul Daadejin Maxayse Faydo u leedahay Dadka  Garyaqaan Guuleed Dafac
22:09