13 jir ganacsade ah oo wareeriyey Police-ka Mareykanka? 😁😁😁

  Рет қаралды 39,747

ILEYS

ILEYS

3 ай бұрын

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel

Пікірлер: 142
@ILAYS11
@ILAYS11 3 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/a5a4fnV8Za5jrrssi=NKn-idsDb7r4fLEv Waa kan kanaalkayga 2aad ee SUBSCRIBE asxaabey🙏
@raahomohamed403
@raahomohamed403 3 ай бұрын
Ifiiye show
@moha__berdilacshe
@moha__berdilacshe 3 ай бұрын
Qisoyinka xarfanta iyo qisoyinka carabta 2 wn dawada shabagtu labada dhinac bay itaal lkn aan 5k dhafsiino 0👈 kudara kaliya 50k asxabay 😂😂
@AaminoCabdullahi-yv5kd
@AaminoCabdullahi-yv5kd 3 ай бұрын
Hi
@NimcoCnuur
@NimcoCnuur 3 ай бұрын
Inyow😂😂😂😂
@A-Dirir11
@A-Dirir11 3 ай бұрын
Ifiye Dr shipman naga soo macaanee he killed boqolaal qof intaan lasoo qaban.
@imraankaniini2654
@imraankaniini2654 3 ай бұрын
Qisooyinka noocaan ah markaan arko farxad wlhi 😊😊
@Unknown1249
@Unknown1249 3 ай бұрын
Nio wlhi hada ku search gareynayey waba so baxday thanks pro❤
@user-pp2gi7xm5k
@user-pp2gi7xm5k 3 ай бұрын
Ilayso 1week ee an ka maqanahay chanelkaga waxay ila tahay sanado ano so boqon😂😊
@kdramagirl-kpopgirl
@kdramagirl-kpopgirl 3 ай бұрын
Anaga xaq ulahayn kanaalkaan ifiyow 😭😭😭
@zaki.zk-
@zaki.zk- 3 ай бұрын
Team carabta kanaalkaas aada chanelka xarfaanta la wareegtey😂❤
@abdiqanicumar6885
@abdiqanicumar6885 3 ай бұрын
​@@zaki.zk-usheeg carabta way nawalen chanal kan xarfanta iska leh 😂😂😂😂😂
@HodanHodan123
@HodanHodan123 3 ай бұрын
Qisooyinka danbi baadhista soo badi kuwa ugu jecelahay ani aaway teamkaygii
@SawdoSiraad
@SawdoSiraad 3 ай бұрын
Videoyadaan wan ku seexdaa Wana wataa wll
@user-fu4rj4pf7l
@user-fu4rj4pf7l 3 ай бұрын
Waaan ku salamay ifiye walalo
@KhaalidMohamed-po8bi
@KhaalidMohamed-po8bi 3 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey manta ❤
@hanihappy1421
@hanihappy1421 3 ай бұрын
Aniga ugu hooreeyo waan ba sugyyy ❤❤❤ allah ya cizak ileyzow
@Mushti901
@Mushti901 3 ай бұрын
Ilyes seithy nh wan ku xisyyy ❤
@maxamedqaasim9309
@maxamedqaasim9309 3 ай бұрын
Legend keep going
@nasrayasin1378
@nasrayasin1378 3 ай бұрын
Qisooyinka carabta kma helo lkn waa kuugu sharfy ifiyoow❤😂
@abdiqanicumar6885
@abdiqanicumar6885 3 ай бұрын
Aniga ba kama helo lkn ifiye xal bu keenay chanal kan xarfanta ayuu khaas uyahay 😂😂😂😂😂
@zahrosman297
@zahrosman297 3 ай бұрын
shukran wll
@cabdiqanimaxamed6594
@cabdiqanimaxamed6594 3 ай бұрын
Warkaasi waa dhanyay ifiyoow ileys waa hoyga xarfaanta hlkan wanu shidaneenaa
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 3 ай бұрын
Haduu chanelka kii raga noqday😁
@user-lj7sz6bg5q
@user-lj7sz6bg5q 3 ай бұрын
Sxpow balantii logarithmic sxp ,legend waan kusugeynaa haddan nahnay dhalinyarada ku xirannahay ❤❤❤❤
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 3 ай бұрын
Waa soo. Saray Taliye ❤ Dadka mukhadiradka gada kkk iimanka by la'yihin 14milyan muu iska qato oo iska dayo Kuli sas by xabsi ugu danbeeyan 30sano xanun weyeh wlhi 65jidh isagoo ah bu so bixin hadii alle nafta u dayo
@MubaaRik1
@MubaaRik1 Ай бұрын
Oo millioner ah
@abdullahi6313
@abdullahi6313 3 ай бұрын
Keep going lipx guuleyso
@Hussein3737
@Hussein3737 3 ай бұрын
After long time qiso xariir 🎉🎉
@bininshaar1044
@bininshaar1044 3 ай бұрын
First comment taageere 1
@maalikibnumaalikmaalik6329
@maalikibnumaalikmaalik6329 3 ай бұрын
Mashllh wll ❤
@Sumayomaxmed
@Sumayomaxmed 3 ай бұрын
Ifiyoow waamaxay waxani
@FaaraxDaahir-xv8qb
@FaaraxDaahir-xv8qb 3 ай бұрын
Waa mahadsantahay sxp
@hanadabdi4698
@hanadabdi4698 3 ай бұрын
Next kasoo dhig alpha
@user-cl2zm1db2u
@user-cl2zm1db2u 3 ай бұрын
So badi xarfanta zxp❤
@Samuelchannel7943
@Samuelchannel7943 3 ай бұрын
Thanks masul Noso badi
@ClaahiQaliif-nn4fw
@ClaahiQaliif-nn4fw 3 ай бұрын
Mahdsnid wllhi zhp from xrfnta
@DaoudgeudiHamda
@DaoudgeudiHamda 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Igaad23
@Igaad23 3 ай бұрын
Noi soo badi ayaantaan wad ilowday dhacista iyo bankiyada pro
@diamondbashir80
@diamondbashir80 2 ай бұрын
My dreams are to be like this ❤
@assadabdi7737
@assadabdi7737 3 ай бұрын
sxb iga so adkeey kanal kan maalmo wxa jirta aan wxba kaa haaynin maalin walbo wan kula socda iga so adkeey goos goos ka iga daa kaapo
@hoodocisman8926
@hoodocisman8926 3 ай бұрын
Alphabay noso gali wllo mhadsanid🙏☺️
@SawdoSiraad
@SawdoSiraad 3 ай бұрын
Hadan ku hayaa Boss
@user-lg8zv3rq2p
@user-lg8zv3rq2p 3 ай бұрын
Ifiyow eaan ku wadanaa
@RajacatuQabaltu-pw3kj
@RajacatuQabaltu-pw3kj 3 ай бұрын
Kanlkayagan waxa zoo gali dee wll.
@user-mg5lm4bf1c
@user-mg5lm4bf1c 3 ай бұрын
Sxb muqaladada so gaabi hadii kale dadka wee cajisayaan thanks
@user-lj7sz6bg5q
@user-lj7sz6bg5q 3 ай бұрын
Ifiyow markaan diyaarsaday cashirada schoolka Ayaan kunastaan akhris nadan kadib.❤❤
@abdisoomaane3034
@abdisoomaane3034 17 күн бұрын
Tan kma yeloo sheko mala awal weyo lkin kuwi hore haa
@moreosman1466
@moreosman1466 3 ай бұрын
Thanks saxib hore u wad
@qali5586
@qali5586 2 ай бұрын
Horta America wxa kujeclhy lguma wydinyo❤lcgta mesha kakenty 😁😁 Europe cml lguguma dawajiro 😅
@MOOZAAN
@MOOZAAN 3 ай бұрын
Karo samee
@NimcoCnuur
@NimcoCnuur 3 ай бұрын
Anagu waxba madiidno ee waxwalba waan daawanaa🤗🤗😋🤪💃
@KaafiboiWllkaween-ik4go
@KaafiboiWllkaween-ik4go 3 ай бұрын
xigasho 😊
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@aadanmaskiinow59
@aadanmaskiinow59 3 ай бұрын
TALIYE CEEBA MIYAA 2 MAQAAXIDABA WAN DAGANAHAY SEEN KU YEELAY MA KU XUMEEYAY 🤣🤣🤣🤣
@sihaam-10
@sihaam-10 3 ай бұрын
Ifiyow anaga wa naag gaabisay meshana aba noo roned labadan haben qisoyinki carbta waba nacde wllow wa ku barane saa hano galin dee😂😭🖤
@zaki.zk-
@zaki.zk- 3 ай бұрын
Janalkaan xarfaanta la wareegtey team carab janaalkaas kle soo shita😂❤
@Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad
@Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad 3 ай бұрын
Noga soo sheekeey Website kaas
@user-yu5kx4qf7s
@user-yu5kx4qf7s 3 ай бұрын
Qof islaam ah kuma sifoobo, kamana shaqeeyo wax aan khayr ahayn. Markaa Ciwaankaga ka daa 13 jir islaam ah kuna bedel 13 jir curaaqi ah
@hamzamerlino3199
@hamzamerlino3199 3 ай бұрын
Shekoyinkii cabsi cabsida ahayd ayaa rabna sxb ee afaro jiniga ahayd😂😂
@Ahmednor7
@Ahmednor7 3 ай бұрын
Soo dhig wllka Alpha pay
@user-fx3iw5kr1j
@user-fx3iw5kr1j 3 ай бұрын
Ku zaliya nabigena muxamaD sac sac❤❤❤❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@libannur9756
@libannur9756 3 ай бұрын
Ifiye Show masoo baxayo ee Iftiin show ayaa soo baxaya maxaa qaldan?
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 3 ай бұрын
Arimo siyaasadeed baad noo diimeyneysaa qiirada iyo jidhada beenta ah nagala tag
@mohamoudmohamed9489
@mohamoudmohamed9489 3 ай бұрын
Alpha bai ka soo sheeke
@msskhadro
@msskhadro 3 ай бұрын
Wath are you going 👀
@Hassesurvival
@Hassesurvival 3 ай бұрын
14 Million oo bitcoin ahi wa. 647.68 billion Oo dollar Wuxuu noqo. Doona qofka ugu lacagta badan aduunka
@Tsgchs
@Tsgchs 3 ай бұрын
14k bitcoin maahq
@daahir635
@daahir635 3 ай бұрын
asc
@user-qd4lu5yp5n
@user-qd4lu5yp5n 3 ай бұрын
Ifiiyow mar hadda qiso ka sheekeenesid maxa ku didaa😂😂😂
@CaabiShandi
@CaabiShandi 3 ай бұрын
Saas waaye lipaax
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 3 ай бұрын
Kasoo sheeke wll wabsitka alpha pay
@user-lg8zv3rq2p
@user-lg8zv3rq2p 3 ай бұрын
Fiiri alpha pay ngu soo sheekeey
@cawoismail2892
@cawoismail2892 3 ай бұрын
ASC❤MAMO❤
@rmmd1025
@rmmd1025 3 ай бұрын
Sxb mhdsnid lkn next Video nooga dhig qidada dhabta ah ee Chris Watts
@Enissa3713
@Enissa3713 3 ай бұрын
Cida Caanaha Gapadhooda 👋😭😭
@CarabCade-xg3gc
@CarabCade-xg3gc 2 ай бұрын
Gabar kasto qurxoon ninkeda😂😂
@ahmedkhalif2459
@ahmedkhalif2459 3 ай бұрын
Alpha pay please
@huseenabdullahi4190
@huseenabdullahi4190 3 ай бұрын
Kaso hadal sxb 🙏🏻
@NoorAllala-dv6ee
@NoorAllala-dv6ee 3 ай бұрын
Zxp alpha pey soo samey
@SawdoSiraad
@SawdoSiraad 3 ай бұрын
Qisooyinkeeni hadaad keentay
@iammaan6554
@iammaan6554 3 ай бұрын
Kuwii cabsida away waxan marabnee
@haatafohamed3597
@haatafohamed3597 3 ай бұрын
Legenow wxan cml rabnaa ❤😊
@abdirashiidcali4582
@abdirashiidcali4582 3 ай бұрын
Shekadan Baa Na Anfacaysa Dadka Waa Kala Saartay Waa So Dhawenena Taliye Like Waa Iga Heesa
@abdikadirosman-wq4pd
@abdikadirosman-wq4pd 3 ай бұрын
Haa nogashekee
@cabaasmoha5162
@cabaasmoha5162 3 ай бұрын
WAXAAN AHAY VEDEO EDITOR HADII AAD U BAHANTHY IN VIDEO LAGU HABEEYO LUUQA 🔥💫
@user-lu8xu4yz7l
@user-lu8xu4yz7l 3 ай бұрын
Fofkii ugu danbeeyay maanata😅
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 ай бұрын
Anigoon waxba cunin amba cabin miyaanan daawan karin
@Maxamadshaakir-tn5um
@Maxamadshaakir-tn5um 3 ай бұрын
War lagand baa tahy wllah carrabta waaba dhibsade
@luqmaanmuhamed6306
@luqmaanmuhamed6306 3 ай бұрын
Haa kaso sheke sxb
@JHATRANSPORT
@JHATRANSPORT 3 ай бұрын
Slc sxb waxad tahay maclinka tababarka xarfanta joji shekoyinkan waa dhiri galin
@zakiyaw9267
@zakiyaw9267 3 ай бұрын
Naagad ciyarata nio 😂
@waayo__aarag1
@waayo__aarag1 3 ай бұрын
Carabta kama helo sxp lakin tariikhda somalida kuso dar ka carabta
@YaaraCausman2
@YaaraCausman2 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@cabdikaaficabdkaaficali6954
@cabdikaaficabdkaaficali6954 3 ай бұрын
Yees
@abdulrahmanmursal1615
@abdulrahmanmursal1615 3 ай бұрын
Alla muxuu inkaar qabe ahaa
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 3 ай бұрын
IFIYE show doesn't appear boss, Iftin show appears rather
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 3 ай бұрын
Videogan hada kuso dhuftey comment waa wada wilal😂😂😂
@user-vk8qv7vd4b
@user-vk8qv7vd4b 3 ай бұрын
Alphabay next
@Ilkcase
@Ilkcase 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@maskacudka6717
@maskacudka6717 3 ай бұрын
War ifiyow waxaan donayaa in aan noqdo tuugwayn oo somalia caan ka ah ee niow kagaan waxkabilaabaa😊😊
@alijabuuti2922
@alijabuuti2922 3 ай бұрын
Isku team maa nooqona nio 😂
@aragti6702
@aragti6702 3 ай бұрын
Waxan xarfanta ka ahayn ma dawado
@Apduuu
@Apduuu 3 ай бұрын
Ifiyow tliye Team Somali Creminals Ku qor nh Mgaca Chanalka😅😅😅😅😅
@AbdallaShoon
@AbdallaShoon 3 ай бұрын
Sxb alphabet kusoo dar
@waberimdaahirganno501
@waberimdaahirganno501 3 ай бұрын
Ifiyoow maxa cabitan so qata Muqal walbo ledahay wan ku seexda habeen walba sxb..😂😂🙏
@xiyock2419
@xiyock2419 3 ай бұрын
ANUU HALKAN AYAAN JOOGAYAA IFIYOW HADAN KA MID AHAY XARFANTA
@user-de9rc6ef6d
@user-de9rc6ef6d 3 ай бұрын
Inoo soo gali qisada alphbate
@gamesUSA30
@gamesUSA30 3 ай бұрын
Halkan ayaan ku haystaa
@Bahja15
@Bahja15 3 ай бұрын
Ifiyow gormeh kuarkena
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 3 ай бұрын
Libaaax baa tahay
@nashadabshir
@nashadabshir 3 ай бұрын
Waryahesiwalban udurokartonbanagasohorbaxayo
@isxaaqahmed9590
@isxaaqahmed9590 3 ай бұрын
Shiikada hackers inoo soo dhig
@dhaymen1001
@dhaymen1001 3 ай бұрын
Waan saray
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 31 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
073 | 30 | Fanka isdaadraacinta | Sirta qarinta waxqabadyada.
20:24
Sahan Podcast
Рет қаралды 22 М.
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 117 МЛН
Вы так любезны
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 6 МЛН
#реальнаяистория
1:01
Доктор Фрог
Рет қаралды 2,9 МЛН