Qiso cajiib ah o ku sabsan ganacsiga | Mahdi miad

  Рет қаралды 3,200

Mahdi Miad

Mahdi Miad

Күн бұрын

Qiso cajiib ah oo ku sabsan ganacsi oo an isleyahay adiga iyo anigaba fa'ido ayey ino ledahay.
Lets be a friend on:
/ mahdimiad
This is my website:
mahdimiad.com
Previous Videos:
Sideen isku dhiirigaliya | How to get motivated | mahdimiad
• Sideen isku dhiirigal...
5 principals of e commerce
• 5 principals of e comm...
Graphic designer mise software developer keeban bilaba
• Graphic designer mise ...
Maaraynta waqtiga | Time management | mahdimiad |af somali
• Maaraynta waqtiga | Ti...
Waa maxay mobile app development | af somali | mahdimiad
• Waa maxay mobile app d...
Baro sida loo barto | af somali |mahdimiad
• Baro sida loo barto | ...
Wax kasta baro 7 maalmood gudahood | sirta ku jirta lambarka 7 | af somali
• Wax kasta baro 7 maalm...

Пікірлер: 23
@saxafipro5676
@saxafipro5676 4 жыл бұрын
M.A Jack Ma's , waan kasi muqaalo badan oo kuwiisa ah na waan daawadaa🌎🌏
@afnaanonlinemarket9689
@afnaanonlinemarket9689 4 жыл бұрын
Wllo Mahdi masha Allah qof fcnbaatay oo noofaideeyay hada Djibouti ayaan usoo sodcaa waxan jeclaanla inaan kulano siaad waxyaabaha igu adkaada
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Maasha Allah thanks bro
@hafsahalan437
@hafsahalan437 4 жыл бұрын
Waa talo wanagsan mhadsanid walal
@mahdimiad
@mahdimiad 4 жыл бұрын
Adiga ayaa mudan walaal
@abdulahi1800
@abdulahi1800 4 жыл бұрын
Waan kuwataa ugaaz arimaha ganacsiga inoo badi
@mahdimiad
@mahdimiad 4 жыл бұрын
Igu daa inshaallah
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 4 жыл бұрын
Masha Allah wll mahadsanid in badan
@mahdimiad
@mahdimiad 4 жыл бұрын
Adiga ayaa mudan walaal
@mustafeabdi6752
@mustafeabdi6752 4 жыл бұрын
Thanks
@suudi2683
@suudi2683 4 жыл бұрын
M.a pro that's great ideas
@mahdimiad
@mahdimiad 4 жыл бұрын
Thank you
@CaashaCabdi-rx4vj
@CaashaCabdi-rx4vj 4 жыл бұрын
Mnsha Allah wlo wa talo fiican Sid wax wanaagsan nola wadaagtid jazakallahu khyr wlo. waxaan rabaa in aan business online samaysto markaas waxaad no so galisaa sidee gacansi u bilaabi karaa Ani I gaar ah?
@mahdimiad
@mahdimiad 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay, dhawr video ayaan kaga hadlay sida ganagsiga lo bilabo
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 4 жыл бұрын
Waa jack ma
@xzinvincrowd7538
@xzinvincrowd7538 3 жыл бұрын
Mahdi wllo wuu igaqal damay marka miyaan tir tiri karaa si aan ubilaabo website cusub. Mahadsanid
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 3 жыл бұрын
Markii aad tiri talxiis layaashuu wadankiisa ku talxiis gayn jiry ayaan gartay inuu yahay Jack ma great
@maskacade7745
@maskacade7745 4 жыл бұрын
motion designer kaso hadal please
@nimanahmed8465
@nimanahmed8465 4 жыл бұрын
Jack M’a
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 4 жыл бұрын
Wll mahdiyow Wxd noso diyaarisa suuqa malgashiga Robinhood ,acorn. M1 finance Search garee wll waa malgashi aad u ficn somalidu aad uga dhago la dahay SEARCH KZbin FADLAN WLL CODSIGAS NOO TIXGALI
@mahdimiad
@mahdimiad 4 жыл бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay suashada, lakiin anigu faido uma arko waxkaste o ku sabsan (Stock) wayo badana wa baxtiyanasib wax la hubo maha, adiga o iska fican ayaad aubaxda kale kuso kici lacagtadii oo dhadhacday, marka iskuhalayn malaha
@Chanel_1-0ne
@Chanel_1-0ne 4 жыл бұрын
@@mahdimiad haa zx Lkn wll suqa aad buu u haystaa Inaad ogtahay man moodayn Xaraan miya din ahan ana raba inan bilabo Mxd igu la talin lahayd
@mahdimiad
@mahdimiad 4 жыл бұрын
Diin ahaan culamada aya ku wanagsan inay inoo shegaan, lakiin anigu waxaan kugula talin lahaa inaad iska shaftid
SUAL IYO TALO | GANACSI INTERNETKA | FAQ
17:23
Mahdi Miad
Рет қаралды 3,3 М.
SHAQO WALBA KU GULAYSO
14:56
Mahdi Miad
Рет қаралды 4,9 М.
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 349 М.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 233 М.
QISO NIN DHALINYARO GANACSADE AAN LA KULMAY - Business Success story
9:45
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 9 М.
6 ISKA ILAALI WALIGA | mahdi miad
9:20
Mahdi Miad
Рет қаралды 3,4 М.
7 Hab Oo Loo Suuq Geeyo Ganacsiga  Dagaalkana  Loo Isticmaalo
15:50
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 17 МЛН